Ilhan Omar oo ka hadashey xafladii Farmaajo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 224

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd1 7 років тому +30

    yaa salaam ilhaan waa wadaniyad dhab ah codkar ah deeqsiin karata dadkeeda hadal iyo deeqba ilaahay ha ku xafido my sister i love you

  • @mohamedabotan9983
    @mohamedabotan9983 6 років тому +21

    I'm going to name my future daughter Ilhaan. Waa balaan!. Keep up the good work sister. Inspire our children to reach for the stars just like you.

    • @barbaram7829
      @barbaram7829 5 років тому +3

      NOT GOING TO HAPPEN . SHE HAS BROKEN TO MANY RULES AND IT IS GOING TO CATCH UP TO HER.

    • @marksmith7374
      @marksmith7374 5 років тому +2

      Might as well name her Hitler ilham is the most hated person in the United States right now!!

  • @osmanidris801
    @osmanidris801 5 років тому +9

    We love Somalia .sister ellihm Allih bless you .🇪🇷😍🇸🇴

  • @eribabygurl
    @eribabygurl 5 років тому +4

    Eritrean here so proud of you Queen, you make EastAfrica look Good-- peace and love to Somalian ppl

  • @keyseahmedhaji2601
    @keyseahmedhaji2601 7 років тому +23

    mashallah illahow soomaali guul uhorseed.

    • @kamdenimran1313
      @kamdenimran1313 3 роки тому

      A tip : watch series at kaldroStream. I've been using it for watching a lot of movies these days.

    • @chrisjude9933
      @chrisjude9933 3 роки тому

      @Kamden Imran yup, been using kaldroStream for months myself :)

    • @armanizayne2364
      @armanizayne2364 3 роки тому

      @Kamden Imran yup, been using kaldroStream for since november myself =)

  • @bethechageyouyouwanttosee1871
    @bethechageyouyouwanttosee1871 5 років тому +18

    I voted for Ilham 2018! thumps up if you are watching Ilham after 2018 elections

  • @AssaDjama
    @AssaDjama 7 років тому +25

    Ilhan God bless you
    We all love u

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 5 років тому +11

    Somalia dal jirah manzha Allah

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 5 років тому +3

    Gabadhan wa Fariid Caqli pdn wlhi Alle hku Xafido wll

  • @asiyaabdi8432
    @asiyaabdi8432 5 років тому +2

    Masha Allah hamblyo sister ilhan Omar

  • @najmaabdullahi5107
    @najmaabdullahi5107 7 років тому +11

    Mshallah wlhi speech fcn baay jeedisa allaha xafido

  • @marksmith7374
    @marksmith7374 5 років тому +4

    National Security Risk!!

  • @iloveyoubuuhoodle7027
    @iloveyoubuuhoodle7027 7 років тому +17

    Mnshallah

  • @feimohammud5470
    @feimohammud5470 5 років тому +1

    Masha Allah

  • @emerlamine8184
    @emerlamine8184 2 роки тому

    We found out some African started walking up thank you everyone for sharing

  • @wadaanisomalijacayl1202
    @wadaanisomalijacayl1202 5 років тому +18

    ilhan omar hada golaha aqalka sare kamiid noqote America wana ku faraxne wlhi inta ila aragte hda

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +1

    Khudbad Ka qiiro badan waligay MA arag hadalo murti leh ayey ku hadalysaa wlhi m. A

  • @abshirraguuzi575
    @abshirraguuzi575 5 років тому +1

    M.a ina Omar gul wacan

  • @عبداللهعبدالقادر-ع5ب

    maa shaa allaah guul allaah siiyo md farmaajo iyo rws/ kheyre

  • @mujibsharif8651
    @mujibsharif8651 5 років тому

    Masha Allah ilhan

  • @shukrimohamed222
    @shukrimohamed222 5 років тому +4

    Kkkkkkkkkk

  • @ayushml5373
    @ayushml5373 5 років тому

    Walale isastur illahe kabaq adunka walakatkayahe

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 5 років тому

    Waxa maanta taagan ayaa moodaa inay maalintaa kadar-daarmaysay war dawladeena aan sugno intay kasoconayso aan samirno guul hawl iyo samirbaa kasokeeya

  • @BusinessIdeasInHindi
    @BusinessIdeasInHindi 6 років тому +1

    Ilhan omar is great or not can u support her

  • @AhmedAbdi-mn5tz
    @AhmedAbdi-mn5tz 7 років тому

    rajadha lee halawadha

  • @lampard8eto9
    @lampard8eto9 7 років тому +23

    Great speech Representative Ilhan Omar.
    Thank you Liban for the work you do.
    God bless

  • @abuyaser6196
    @abuyaser6196 5 років тому +23

    الصومال بلاد الإسلام الصحيح

    • @MohamudAar
      @MohamudAar 5 років тому +1

      Abu yaser 💯💯🇸🇴

  • @khadrahassan1850
    @khadrahassan1850 7 років тому +40

    Maanshaallah Ilhan Omar
    great speech you know why you are my hero and role model for women helping women because you are a child from refugee mom and your daughter is third generation that mean I am a refugee with five kids also woman who was two months pregnant December 1990 and fled to kenya because civil war. Then came to Nairobi May1991 to get delivery for number six and got a second generation of Kenya refugee daughter her name is AWO. Mashaallah My daughter came to USA 1996 and started her education in pre-school and finished her masters and now she is two years ESL Teacher in Minneapolis Public Schools especailly Ann Sulivan and helping Fourth Generation Refugee Kids who born 2013 also had no education but grew up that my tribe is better than the other tribe and we hate Soomalia and Somaliland Subxaanallah Imagine my daughter said I am a Kenyan women and now she is willing to marry any man no matter except no Somali man and I am the one who likes to go back my motherland but worried no kids going back to Somalia with me and they said this is my land because my future and my life was USA, and told me they will come to visit me happy mothers day and fathers day. So Thank you and give me feed back and comment to advise me whether to go back Somalia or stay with my professional children and my grandchildren because day and night thinking to go back my motherland (Somalia) that mean my brain is in somalia and my body is in USA.

    • @khadrahassan1850
      @khadrahassan1850 7 років тому +6

      Mothers go back to our motherland and help single mothers with kids or orphanes we have to work with Farmajo because far keliyi far ma dhaqdo lana wareega xilka hooyanimo sida aqalkaaga oo kale kuna soo biir Khadra Project (Women Helping Women) NO QABIIL BUT SOMAALIYA HA NOOLAATO.

    • @liamfarhan5168
      @liamfarhan5168 7 років тому +2

      KHADRA HASSAN thnks sharing your idea wlalo lkn tell your kids nt abandon our culture n deen blood is thicker than water 💦

    • @ahmedqalinle3690
      @ahmedqalinle3690 7 років тому +1

      mansha allh illh qeer hakusiyo

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 5 років тому +1

      Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa Allaah Xabiibatii waxaad KU Soo qortay ingilish Ana waxaan kuugu Soo jawaabayaa Soomaali,xumana ha iga qadan afsomaaliga ayaan woralkiisa SI fiican u woraa xabiibatii Ilmaha Allaha kuu daayo dhaqankeena Islaanimada Allaha nagu badbadiyo, xabiibatii wadankii was I xiistay tag hadaad jaanis hell kartid isku day horta adiga tag fasax ahan qofkii kuraaci Kara wado fasax ahan wadanka harda was Soo ficnana Amanka Allaha noo hagaajiyo meeshan joognaba Islaanimo Allow nagu Dil Aamina ❤

    • @nooreelay2976
      @nooreelay2976 5 років тому

      KHADRA HASSAN my

  • @تلاواتلأشهرالقراءالعالمالإسلام

    Haddii aad doonayso inay sooli hagaagto wa in loo noqdaa kigaabka ilaahay iyo sunnaha nabiga salalaahu calayhi wasalam.
    Xijaabka wa inaad ku dadaashaa iyo awaamirta kale ee diintu farayso

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 5 років тому +10

    Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa ALLAAH walaashan way iga qiiraysiisay runtiina waa in aan Mar walba noqonaa kuwo qayrka sheegay qayrkana ka qayb qaata🌹

  • @engabdirahmaanahmed7695
    @engabdirahmaanahmed7695 7 років тому +50

    hadal qiiro leh bay jeedisay
    masha allah

  • @abdow4104
    @abdow4104 5 років тому +6

    Mashallah 🇸🇴👍🇸🇴Ilhaan Cumar oo ah gabar soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska Mareykanka.
    Ilhaan Cumar oo 36 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xildhibaan ka noqdo dalka Maraykanka.
    Halkan ka akhriso shan arrimood oo ku saabsan Ilhaan.
    1. Waxay Soomaaliya ka qaxday xilligii dagaalka sokeeye iyadoo 8 sano jir ah
    2. Muddo afar sano ayay ku nooleyd xerada qaxootiga ee Dhadhaab
    3. Waxay Maraykanka tagtay iyadoo 12 sano jir ah
    4. Eryada Ingirriska ee ay taqaanay markii ay Maraykanka gaartay waxay ahaayeen "salaanta'' iyo ''aamus'' oo kali ah
    5. Waxay noqotay qofkii Soomaaliga ahaa ee ugu horreeyay ee lagu doorto Maraykanka.
    Wararka kale ee doorashada
    Xarumaha codbixinta ee doorashada dalka Maraykanka ayaa billaabay in ay xirmaan, warbaahinta dalkaasina waxay billawday baahinta natiijooyinka horudhaca ah ee doorashooyinka xiliga dhexe, codayntan ayaa go'aamin doonta cidda hoggaamin doonta aqalka congaresska iyo qaabaynta ajandeyaashaMadaxweyne Trump.
    Toddobo xubnood oo aqalka Senetka ku matalayay xisbiga Dimuqraadiga ayaa loo malaynayaa in ay difaacdeen kuraastoodii gobollada waqooyi bari, deegaannadaasna waxaa ka mid ah Connecticut, Massachussetts iyo Pennsylvania.
    Aqalka Senetka
    Soddon iyo shan xubnood oo aqalka Senetka ah ayaa dhanka kalana loo loolamayaa, si xisbiga Dimuqraadigu uu u helo aqlabiyaddana wuxuu u baahan yahay in uu ku guulaysto labo kursi oo Jamhuurigu horay u ugu fadhiyay.
    Dhanka kalana Xisbiga Dimuqraadigu wuxuu u baahan yahay ugu yaraan saddex-iyo-labaatan kursi si uu aqlabiyadda gollaha wakiillada u hantiyo.
    Warbaahinta CBS ayaa saadaalinaysa in xisbiga Dimuqraadigu uu kursi ka helay Virginia, Jennifer Wexton ayaana ka guulaysatay Barbara Comstock oo aad u taageerta Trump.
    Gobolka Floridana waxaa ku guulaysatayDonna Shalala oo xisbiga Dimuqraadiga ka tirsan.
    Doorashada badhasaabyada
    Soddon iyo lix gobol oo dalka Maraykanka ku yaalla ayaa sidoo kale dooranaya badhasaabyo. Labada gobol ee aadka isha loogu hayo ayaa kala ah Florida and Georgia. Stacey Abrams ayaana rajaynaysa in ay noqoto badhasaabkii ugu horreeyay ee madaw ah ee gobolkaas badhasaab ka noqota

  • @mauahmed333
    @mauahmed333 5 років тому +6

    Walaal xijaab xiro kaasaa kuanfici
    Diintaadana kamida

  • @unhommequineconnaitpaslatr3785
    @unhommequineconnaitpaslatr3785 5 років тому +7

    Mabruk to our brothers Somalia love and respect from eritrea to Ilhan and Somalia people

  • @Zenatat
    @Zenatat 5 років тому +10

    Hi my dear Ilhan Osman.
    You will be leading the United Horn Africa soon. 100% Eritreans love Somali.
    We Eritreans are very proud of our sister
    Somalia is back, we thank God for this.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 років тому +4

    Masha'Allaah Ilaan Omar Noloow geesiyad Aqliga ilahay hakuu barakeeyo, amiiin Gabdhaha Somaaliyeedna habarakeeyo' amiiin💖👏👍💙👈😍🤗

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 7 років тому +24

    Mansha Allaah somaliya guul

  • @gabadhasoomalinimadajacel4575
    @gabadhasoomalinimadajacel4575 7 років тому +31

    Ahmed hirsi iyo ilhaan Omar guuleysta walaalahey

  • @mohamedabdi430
    @mohamedabdi430 5 років тому +5

    Maanshaallah Ilhan Omar
    great speech you know why you are my hero and role model for women helping women because you are a child from refugee mom and your daughter is third generation that mean I am a refugee with five kids also woman who was two months pregnant December 1990 and fled to kenya because civil war. Then came to Nairobi May1991 to get delivery for number six and got a

  • @mrzain1745
    @mrzain1745 7 років тому +17

    masha allah ilhaan guuleeyso waligaa

  • @abdidhereeofficial1765
    @abdidhereeofficial1765 5 років тому +2

    Waa ducesantahay wlhi qof ducesan baa her gaaro waa xaqiiqo abyo hdana shacabka Ku duceyay nollow ilhan wxan rajenayaa inan kula garabgalo an dalkena wax u tarno I.A wan dadaali I.A

  • @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727
    @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727 5 років тому +4

    Mansha Allaah go head for eve 😗😍✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @boqormire8852
    @boqormire8852 6 років тому +15

    farmaaajo libaax

  • @aadanhasan9850
    @aadanhasan9850 5 років тому +5

    Masha allah waa gabar aftahanad ah

  • @mahadmohamedadhan8634
    @mahadmohamedadhan8634 5 років тому +3

    Great speech Ilhan Omar, guuleyso abayo, keep going.

  • @nimcoahmed2900
    @nimcoahmed2900 7 років тому +7

    Ben Franklin,
    u understood her speech!!
    great!!!

  • @nassiradem596
    @nassiradem596 5 років тому +39

    I am eritrean and so proud of somalian people

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed2894 6 років тому +7

    Maashaa allaah ilhaan wadaniyad

  • @ummoshahinaaz4522
    @ummoshahinaaz4522 7 років тому +6

    Masha allh

  • @mohamedmohamed614
    @mohamedmohamed614 5 років тому +2

    Maasha allah waa gabar kheer qabta wallahi ninka qabana naag buu helay walahi cadiim

  • @umubasramohamed4674
    @umubasramohamed4674 6 років тому +19

    Waligay farxad siyaasadeed uma ooyin ilhaan abaayo guul baa gaartay waxaan rajay nayaa caalamka inuu hoos noo eego guul abayo

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 років тому

      Muqdisho 5km oo Ka mid ah Dawlad iyo Nabad midna kama jirto Maanta maalin ay ka xuntahay ma jirto

    • @sameerayasir3277
      @sameerayasir3277 5 років тому +1

      Inuu kor noo eego dheh....Hilmaan hadal kuma jiro❤

    • @ayanhashi3384
      @ayanhashi3384 5 років тому

      farxad.iyo.nolol.xayati.alha.ku.xafido.adiga.famelkga.quruxda.badan

  • @mohomedabdule7336
    @mohomedabdule7336 5 років тому +1

    waan ku kujeclahay Ilhaam Omar hoer u soco xabiibti

  • @sahromohamed3315
    @sahromohamed3315 5 років тому +3

    Welkm to Somalia @Ilhan Omar

  • @xaawokiin5538
    @xaawokiin5538 7 років тому +7

    masha allah

  • @nimconima2318
    @nimconima2318 5 років тому +1

    msha alah ilhaan cumr qodbd aad u qurx bdan nolow wlshey talo ficn

  • @abdikarimaxmed666
    @abdikarimaxmed666 6 років тому +10

    Mashalah ilham

  • @ifraxaxmed4927
    @ifraxaxmed4927 7 років тому +5

    💙💙💙💙💙💙💙👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍

  • @zakariyecabduqadir4109
    @zakariyecabduqadir4109 5 років тому +1

    masha allah runtaa shekty wlhi cunuka hala sugo insha allah Asaa garayeee somalia hanalado

  • @mounirasulaiman1082
    @mounirasulaiman1082 5 років тому +2

    ماشاءاللہ

  • @faaisoahmed8394
    @faaisoahmed8394 7 років тому +10

    mansh alh

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 4 роки тому +1

    Wayada daadka aweey badhanaya laahag a

  • @wabariyoussouf2959
    @wabariyoussouf2959 5 років тому +1

    Allah akbar
    Maaacha d'Allah *Ilhan
    Viva formajo
    Viva somalia j ss somalie

    • @abdullahhussaingedi7497
      @abdullahhussaingedi7497 5 років тому

      Man sha Allah ilhan Omar, very good speech delivered thanks all about your ambition ahead.but dear sister mine in faith & blood together wear (Hijab) it's a mandatory to our Muslims ladies put on over Hijab to avoid external force&respect to you as a respecfu l lady like you dear.thanks.

    • @mohamedabdi5910
      @mohamedabdi5910 5 років тому

      Allhu akbar

    • @mohamedabdi5910
      @mohamedabdi5910 5 років тому

      Allhuakbar

  • @سماسيد-ر6ر
    @سماسيد-ر6ر 5 років тому +1

    fake u faqashata

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 7 років тому +10

    well done Ilhan

  • @calicismaancabdulqaadir795
    @calicismaancabdulqaadir795 5 років тому +1

    hhhh waxaan kufaraxsanhay kulahaa intaan oo culumaa oo meeshaan isugu timid waaa yaab wlhi
    somalia haguuleesato

  • @mohaharet8746
    @mohaharet8746 6 років тому +2

    Sunnada iyo islaamnimada waxaa kamid ah xijaabka iyo asturnaashaga ee gabadha (ilhaan) haisasturto cod ahaan iyo badan ahaanba

    • @elizaar9424
      @elizaar9424 6 років тому +1

      argagixiso ayaa tahay quluub taada hagaaji oo afaareheeda ka bax akhlaaq dewda haku deeqdo aanay ahayn amaan hakaa hesho

    • @mauahmed333
      @mauahmed333 5 років тому

      @@elizaar9424 hhhhhhh walaal masidanaad islam kutahay ilaahey haku soo hadeeyo

  • @cc7782
    @cc7782 5 років тому +3

    Is she representing US citizen or citizens of Somalia????.??

    • @1000ZXCVBN
      @1000ZXCVBN 2 роки тому

      She is not representing both( US or Somalia)

  • @mohamedabdirazak5032
    @mohamedabdirazak5032 7 років тому +6

    mansha allah ilhan

  • @alquranmediasomali4314
    @alquranmediasomali4314 5 років тому +1

    Khudbad maxumo lkin wll xijab khaado hadaa muiminadtahy allah kabaq

  • @armandoradd6795
    @armandoradd6795 2 роки тому +1

    Masha’Allah

  • @asiyaabdi8432
    @asiyaabdi8432 5 років тому +2

    Gulayso abayo

  • @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
    @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 роки тому

    siyaasi bancawl iyo siyaasiyad ilhaan way isku soo bixii lahayen burco viva habar jeclo

  • @radiomogadishu
    @radiomogadishu 5 років тому +1

    MASH ALLAH

  • @AhmedAhmed-rq9yb
    @AhmedAhmed-rq9yb 5 років тому +1

    مبروك ماشاء الله تبارك الرحمان الله يوطوال عمرك ويحفظك من كل شر

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 років тому +2

    Ilhaan omar ❤️❤️❤️👏ILove You

  • @farxiyonitaaafunymxaamedta2553
    @farxiyonitaaafunymxaamedta2553 5 років тому +5

    funy ✍😂😂😂

  • @hassanjonje7432
    @hassanjonje7432 5 років тому +1

    Raboow dadkena lakala dilay isku keen 🇸🇴🇸🇴

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 7 років тому +4

    gre8t

  • @fatimamacalin7083
    @fatimamacalin7083 4 роки тому +1

    Turkey's

  • @xarago1960
    @xarago1960 7 років тому +8

    yarka iyo yartu gaalkacyo nabad ka keena

    • @Libanwolf
      @Libanwolf 7 років тому +1

      J X labad dhinac ayey ka so jeedan, nabad Keena dheh kkk

    • @elizaar9424
      @elizaar9424 6 років тому

      Gaalkacayo waa nabadewaana barwaaqee Qodax iyo dhagax liq liq

    • @hassanadde4155
      @hassanadde4155 5 років тому

      Mash alh ilaahn cumr aabaad umahdsanthy wll

    • @hassanadde4155
      @hassanadde4155 5 років тому

      Somaaaliyey israaac gacanta isqabsa

  • @mounirasulaiman1082
    @mounirasulaiman1082 5 років тому +1

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @feisalfaraj44
    @feisalfaraj44 2 роки тому

    Aslm my sister afalbugulk has wahakuchokaheyy

  • @saladoahmed6808
    @saladoahmed6808 5 років тому +1

    Ilhna I love you so much you are the bast

  • @hargeyzawidhalad2238
    @hargeyzawidhalad2238 5 років тому +1

    Mazha allh alle haydin xifdiyo allew qabyaaladanbaas Naga dhexsaaar yaa rabi

  • @israjohn2443
    @israjohn2443 5 років тому

    Somali waligeda matoseso ileen yeey baa joogto sax been yaa leysu sheegin qawiil baa waligina ku socotan dalmajiro dadmooye yeey baa siyaad bare uu ugu tagay

  • @mattluft1874
    @mattluft1874 5 років тому +1

    speek English

  • @juleth3739
    @juleth3739 6 років тому

    why do you always blame other country its 100 percent somalis fault in z start every country had the same opportunity started from nothing but because of our fault we are where we are we could have been the ones who had extra land from kenya and ethiopia like seriously grow up

  • @addoontiialle5019
    @addoontiialle5019 5 років тому

    ILLAAHAY RAXMAANKA WAXAAN KAAGA BARYAA ILHAAM CUMAR CADOWGAAGA ALLAHA KAA QABTO UGU SAREEY SOOMALIYA DUMARKOODA ILLAAHOOW QEEYR BADAN KU SII YAA RABI RAXMAAN DARAJADAADA ADDUUN IYO AAQIRO ALLE HA KUU SIYAADIYO AAAMIIN

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +1

    Maasha Allah soomaaliya hanoolaaato

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 7 років тому +21

    wlh wey hadshay 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Congratulations liban yare thanks

  • @nuurdhaantoyoutube8799
    @nuurdhaantoyoutube8799 5 років тому

    Maanahaa Allah wllo qaali ilhaan Hore u soco Mar Walba guul iyo Gubanimo
    #Subscribe ilke igu qabta

  • @sucadomohamed7180
    @sucadomohamed7180 5 років тому +1

    farmajo waa nin ka ugu xun madaxawaynaha waxaan kaxumay farjo waxaa kafiican xasan shikh maxamuud

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 років тому +3

    Xaaskeyga qaaliga ah wuu yiraahdo waxaan soo dhaweynayaa Ilhan kuyiii kkkkk

  • @delphinebrooks9506
    @delphinebrooks9506 4 роки тому

    May peace ☮️ and blessings 🙏🏽be upon you all now and always much love 💕♥️

  • @mikefleck7659
    @mikefleck7659 5 років тому +1

    The enemy

  • @hanadlp9305
    @hanadlp9305 6 років тому +1

    kaas ma mirada la dhumanyo mxa ka qaldn😂😂😂

  • @abdifitahmohamed3947
    @abdifitahmohamed3947 5 років тому +3

    Masha allah somali ha is raacdo insha allah 🤲🏼🤲🏼✅

  • @shugriaomar
    @shugriaomar 5 років тому

    Abaayo guuleyso, horana u soco. Cadowgaada Cagaha hoostood. Farxad ku noolaw

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 5 років тому

    Illhan masha allah gabar wadaniyad ah allow ku xafid wlh waan laqiiroday hadalkaga madha allaah