Ilhan Cumar oo loo dhaariyay xilka Aqalka Golaha Wakiilada ee Minnesota

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 143

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 23 дні тому

    VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 ilhaan cumar SOMALIA 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @user-fm2wy1zr8b
    @user-fm2wy1zr8b 5 років тому +22

    Ilove you ilahan from Ethiopian🇪🇹Muslim

  • @hasangobanimo2759
    @hasangobanimo2759 5 років тому +2

    Mashallah Ilahay hakugu Asturo Xilkaas. An Example of American Revolution.

  • @annlovley185
    @annlovley185 5 років тому +8

    Ma asha allah ilhan allah ku xafido 🇺🇸❤️💋😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸💋🇺🇸❤️❤️💋😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍💋💋🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️💋💋😍😍😍😍🇸🇴😍😍😍😍🇸🇴😍🇸🇴💋💋🇺🇸❤️💋😍🇸🇴😍😍❤️🇺🇸🇺🇸❤️💋😍😍🇸🇴🇸🇴😍😍💋❤️🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸🇸🇴👍🇸🇴👍❤️🇸🇴🇺🇸🇸🇴🇺🇸😍🇺🇸😍🇺🇸😍😍😍💋

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +14

    الله اكبر macag Allah aad ayuu u culusayahy Ku dhaarshadiiis. Allh u salho oo u fududeeyo hawshaasa kitaabka ciyaaraa maah HI.

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Місяць тому +1

    Waa gaalo ilhaan

  • @maxamadjulluc6089
    @maxamadjulluc6089 5 років тому +1

    Iam very prourd ilhaan cumar

  • @samsamabdi7526
    @samsamabdi7526 4 роки тому

    maasha allaaha maansha allaah tabarakallaah illaahaay haku dhawro ilhaan comar cadawgana illaahay haka diifac aaamiiin aaamiiiiin yaa raabii

  • @ciisefaraxgutaale717
    @ciisefaraxgutaale717 29 днів тому

    Hambalyo ilhaan omar

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 років тому +1

    culmada gabdha may xijaabka faraan ilaahayow u xifdi diinteeda

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 5 років тому +2

    Xaqaa allah wajiib weeye ilham waxa kamaqan kaliiya xijaabka iney asturto jidhkeeda qaliiga ah waa gabadh karti leh mansha allah guushaadaa waa guusheena dhamaanten ilhaan ruux yaqaana haa oshego iney asturto jidhkedaa

  • @naziralhadaadi5301
    @naziralhadaadi5301 5 років тому +3

    Hambalyo ilhan omar runtii weyna qiiro galisey guushaada hadeyno nahnay bahweynta umadda somaliyeed anagoo wadankii joogna waxaan filayaa in neecaaw xurriyadeed uda'day communities ka somaliyeed ee kunool dalweynaha america 👏mar labaad iyo mar seddexaad hambalyo ilhan we are🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saamiyayuusuf9108
    @saamiyayuusuf9108 5 років тому

    Ilhaan ilaahay ha kuu fududeeyo dhaqanka iyo diinta ku dadaal

  • @jussefjassef1669
    @jussefjassef1669 5 років тому +4

    Machallah my Allah bless you we muslim love you and support and stay behind you llhan 💙💙💙 from comoros 🌙🌙 🙏🙏✋

    • @silverjones2317
      @silverjones2317 4 роки тому

      You mean the allah who's the best of the deceivers. Good luck

  • @wazgoin6926
    @wazgoin6926 5 років тому +2

    Mashalah mashalah Ilaahayow kudaaa hambalyo hambalyo.

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 5 років тому +5

    gabadhii ugu Horaysay maraykaNka xiLka Ka qabata

  • @kacaanfamily1505
    @kacaanfamily1505 5 років тому +1

    Mashallah huno sharafay conguratulations keep going quruxaay we love your so much ❤❤❤❤❤

  • @mohameddeeq4645
    @mohameddeeq4645 5 років тому +1

    Kitaabka korkiisa ayeey naag gaal ah ka salaamee

  • @ifeel4298
    @ifeel4298 5 років тому +2

    MA asah allha 👍👌👏💕❤💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdilahifaraah1015
    @abdilahifaraah1015 5 років тому +1

    guul iyo gobnimo ilhaan Omar

  • @fouzeyahyousef9034
    @fouzeyahyousef9034 5 років тому +2

    MASHALLAH GUUUUUUL

  • @ibraahimxasanabdi6918
    @ibraahimxasanabdi6918 5 років тому

    Wxa iga kacay jararaco masha allaah wxa cadeyday somalinimadada iyo muslinimadaa sicadna kor uqaday dintena sharafta badan allah hakula garab galo wxa noqotay qofki ugu horeyay oo somali ah olagu dhariyay kitabkena munasalka

  • @mauahmed333
    @mauahmed333 5 років тому +1

    Ala maxaan aad ufarxi lahaa walaashey iyadoo diinteena kor uqaadaysa oo xijaab xidhata
    Ilaahey xilka hakugu asturo
    Insha allah waan rajeynaa inaad xijaab weyn xirato

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 років тому +1

    Maansha allah hore u soco walaal

  • @khadromax8345
    @khadromax8345 5 років тому

    ilhaan manshaa allaha wllo hanbalyo hanbalyo waxa aad tahay gabadh soomaloyeed oo muslim ah illahay xilka hagu asturo lkn waxa aan ku oo dhanlahaa waxa aad tahay hooyo ama aan I dhaahado gabadh muslim ah waxa aan ku oo leeyay waad qurxu badantahay ee wllo xijaabo oo qari qoorta isku xidh dharka gaadh sii laabta xijaabka wll waa nad madasantahay good luck

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 5 років тому +1

    ماشاء ألله ألله يحفظها ويكثر أمثالها يارب العالمين.

    • @silverjones2317
      @silverjones2317 4 роки тому

      It will only increase number is women in the Islamic hell

  • @meyambouissa2930
    @meyambouissa2930 5 років тому

    Ma chaa allah 🙏

  • @SajidKhan-jg8bk
    @SajidKhan-jg8bk 5 років тому +1

    Love from the UK Ilhan

  • @hodoayaan8788
    @hodoayaan8788 5 років тому

    masha allh ilhan omar

  • @atofagad3695
    @atofagad3695 5 років тому +1

    Masha Allah

  • @essiahassan2584
    @essiahassan2584 5 років тому +1

    Masha Allah congratulations sis

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi7205 5 років тому +1

    Mnsha Allah Hanbalyo
    Guuuul kuu Rajaynaaa Abyoh 💟💟💟💟😃❤👈

  • @ramlab2331
    @ramlab2331 5 років тому

    Asc abaayo hadaad Hesho fariintaan waxaan ku Oran Lahaa awalan hanbalyo taaniyan gushaada wa guysheena wanna ku faraxnay abaayo hadaaldu hooy hakuu noqoto muslim iyo galoba cadaalda marsii diintaada ku dhex cijaabkuna wa Muhiim ee dhowr oo ilaali guul iyo gobanimo

  • @user-py5dw8wm3x
    @user-py5dw8wm3x 5 років тому +1

    ماشاء الله الله يرفع قدريك قدرنه في كل مكان 🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @silverjones2317
      @silverjones2317 4 роки тому

      As for your own Hadith, woman lack intelligence and religion

  • @MahamoudHousuf
    @MahamoudHousuf 29 днів тому

    Guull❤❤❤❤❤

  • @guuleedibraahim2716
    @guuleedibraahim2716 5 років тому +3

    Masha aallh

    • @cyrusnoe6709
      @cyrusnoe6709 3 роки тому

      I realize Im kinda randomly asking but do anyone know a good site to stream newly released series online?

    • @aldenezra7277
      @aldenezra7277 3 роки тому

      @Cyrus Noe Flixportal :P

    • @cyrusnoe6709
      @cyrusnoe6709 3 роки тому

      @Alden Ezra thanks, I went there and it seems like a nice service :) I appreciate it !

    • @aldenezra7277
      @aldenezra7277 3 роки тому

      @Cyrus Noe No problem =)

  • @abwaanshucaybosman8132
    @abwaanshucaybosman8132 5 років тому +1

    Mnsha AllaH wllshy

  • @princessisra3201
    @princessisra3201 5 років тому +2

    Mashallah ilhan abyo congratulations👏👏👏👏

  • @mohamadalmakki9855
    @mohamadalmakki9855 5 років тому +1

    Tan islaamnimadeedu waa liidataa allah ha soo hadeeyo

  • @raxmaxasan8994
    @raxmaxasan8994 5 років тому

    Subxana lag isastur wall ilhan

  • @mohamedbarrack6648
    @mohamedbarrack6648 7 років тому +6

    congratulations Ilhan Oman

  • @abubakarabdikarim1280
    @abubakarabdikarim1280 5 років тому

    Mnsh Allah ilxan omar congresswoman

  • @jawahirweyrah8153
    @jawahirweyrah8153 29 днів тому

    Nagtan qaniisyada taageerto

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 роки тому

    After 4years( 2021 January 15)
    You became a senator but
    You lost Most beautiful Thing that is your family 🥲
    How sad it’s 🥲

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 років тому

    cngrutalon ilhaaan Omer

  • @bmb8251
    @bmb8251 5 років тому +4

    Illahay kacabso walal is astur aduunku waa balmo

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 5 років тому

    Mama malyun next time candidates Minnesota

  • @ahmedroble7991
    @ahmedroble7991 5 років тому

    Guul Walaashen Naga Waabi
    Dadkaan dubka Cad

  • @ibraahimxasanabdi6918
    @ibraahimxasanabdi6918 5 років тому

    Hambalyo

  • @madiinashiiq9882
    @madiinashiiq9882 5 років тому

    👌

  • @ولتكرنطعدا
    @ولتكرنطعدا 5 років тому +1

    الله يسعدك

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 5 років тому +6

    M malyuun ayaa jagadan si fiican u qaban lahayd.

  • @muhalarpubg3256
    @muhalarpubg3256 5 років тому +1

    Mgceyna ay kor u qaaday 🇸🇴

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 28 днів тому

    Dhilada ilhaan maxaa dhaarin waa hooray xadka ka baxdee,?

  • @axmedaar1644
    @axmedaar1644 4 роки тому

    Oo maxaa laga dharinayaa kitaabka sowtii gaalk guursataya

  • @fanyeabichuwadaje1952
    @fanyeabichuwadaje1952 5 років тому

    ماشاء الله تبارك الله الله ياحفظك يارب

  • @hamdiahuseein5035
    @hamdiahuseein5035 5 років тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdulqaadirxusenkampala6162
    @cabdulqaadirxusenkampala6162 6 років тому

    Madaxeda qaawan kitaabna wey ku dhaaraty wa aaqir zamaan wllhi

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 5 років тому +1

    Allah Keeps You

  • @maryanmuuse5752
    @maryanmuuse5752 5 років тому

    mzhllh ilahan cumar go forword

  • @issaahmed2921
    @issaahmed2921 5 років тому

    Give credits where it deserves
    Haters thumbs down lol

  • @bisharosheikhabdullah7347
    @bisharosheikhabdullah7347 5 років тому

    Mashallah congratulation ilhan my Allah help u fulfill ur duties

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 24 дні тому

    Gaal ayaa ku qaba Ilham muslim matihid.

  • @normakassim8688
    @normakassim8688 5 років тому +2

    *MasyaAllah* #Congratulations #IlHAN #Omar for being successfully elected to the highest office of Minnesota and to represent the voices of the common small people in Congress.
    #We all share this proud momentous occasion with all believers of the world in the ONE TRUE God ,ALLAH SWT the Supreme All Mighty that bestows His abundance to humanity and all His creatures on the planet.
    #May Allah swt grant greater rizk that one day we pray the great possibility that you'll be the first muslim Prez of USA insyaAllah .
    #Our warm wishes to you and your team for taking good care of the populace within your ambit in good and bad times ahead.
    #Allah swt will always be with you and so will your supporters in US and the wider world at large.
    #Alhamdulillah, #Ameen3x
    #Yaa Rabbal Alamiin🤗😍😘🤔😀🙆💪👨‍👨‍👧‍👧👩‍👩‍👦👨‍👩‍👦‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧👩‍👩‍👧👨‍👨‍👦‍👦👪👨‍👨‍👧‍👦👩‍👩‍👧‍👧

    • @user-xm5le5ok2r
      @user-xm5le5ok2r 5 років тому

      Norma Kassim Don’t mind if she becomes the first Muslim president. Just remember it wasn’t Islam that made this country great and allowed you to be able to run for office.

  • @fahemfahem7159
    @fahemfahem7159 5 років тому

    Masah allah jazakm

  • @maxamadjulluc6089
    @maxamadjulluc6089 5 років тому

    Congralation ilhaaan

  • @khadijamohamed1500
    @khadijamohamed1500 5 років тому

    Ma fahmin wey nala habonaty sey kula habonan kartaa waba dintadi waba kalamki ebe weyne waba caqidadadi salimka ahede hada xijabki turty kitabkina kula habonady illah hakugu hadeyo o gabadh muslimad ah o dinteda ku fanta alle haka digo intad gal ka farxi ledhy ado alle ka farxiyaaa ku kher ron illahna waxan kaga baryayaa mid islamka garab qabato inu kaa digo o dinteda xojiso inshalah .....Asc......

    • @singingbanana8004
      @singingbanana8004 5 років тому

      Khadija Mohamed axx jaahilnimadaan goormee soomalida ka baxaayaan!!!! War kaalay yaa ku dhahay, xageysa diinta kaga taalaa in qofka hdii xil loo dooranaayo inuu kitaabka quraanka ku dhaarto???!!! Diinta waxba xiriir ah kalama dhaxeyso arintaan. Khaliifkii u horeeyey iyo kuwa ku xigay ee islaamka lama dhaarinin, xitaa afka kama dhaaranin intey kitaab soo qabtaan iska daayee. War ma ogtahy arintan in kitaabka lagu dhaarto ay bilaabaty goor dambe aysan wax xiriir ah la laheyn. Runtii wax kaa cilmi badan xag walbo wxaadba isku maleysaa qof cilmi badan. Marka hore diinta soo baro. Hadaad xil qabaneyso muhiim ma ahn inaad dhaarato, kaliya wxaa la dhaarshaa qofkaa lagu kalsooneen afka ayaana laga dhaari karaa oo muhiim ma ahn inaad kitaabka gacanta saartid. Anyway waxaan ka xumahay inaan waqti ku bixsho inaan wax u sharxo jaahiliinta isla weyn.

    • @khadijamohamed1500
      @khadijamohamed1500 5 років тому

      @@singingbanana8004 xabibti cid wax isharax ku tiri malahe bal adu dintada xoji adaba jahli nimada isku tilmamaye

  • @hindamohamad9706
    @hindamohamad9706 5 років тому

    ugu tuur cimaaamada

  • @IlhaanibraahimIlhaanibraahim
    @IlhaanibraahimIlhaanibraahim 5 років тому

    Masha Allah good job

  • @hindamohamad9706
    @hindamohamad9706 5 років тому

    yaaawaaye deer adiga

  • @farhiyaabdullahi9313
    @farhiyaabdullahi9313 5 років тому

    Diintii islaamka wey kafogaatey ilaahow nasoo hadee waa maamo

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 18 днів тому

    Muslimka qabiil la sheegto miyaa

  • @yankabilzakiofficial2416
    @yankabilzakiofficial2416 5 років тому

    Fadlan subscribe inoo saara walaalayaal. Many Thanks.

  • @cherfarhan7596
    @cherfarhan7596 5 років тому

    Machallah je suis très Tan-Tan pour Ilham Omar

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 років тому

    Congratulation mash Allah Hambalyo

  • @boodharirashiid2625
    @boodharirashiid2625 5 років тому

    Dhaartani ayaaba qalad ah
    Ilen isma qaadan karan
    Waxaan ku dharanaya dastuurka mareykanka iyo kitaabka islaamka waayo lid bay isku yihiin

    • @nasserio1045
      @nasserio1045 5 років тому

      Boodhari rashiid walal dadkan kitaabka quraanka formality buu uyahay markaa ka muslimku quraanku ku dhaaran kristankuna bibleka laakin siida aan u maleeyo qoftan diinta muslimka si fiican uma aaminsanaa

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 18 днів тому

    Maxaa kitaab loogo dhaarin waa naag qaa wan ku dhaaro piple munafaqad

  • @hassanmohamedvlogs9990
    @hassanmohamedvlogs9990 5 років тому

    Inad xijbka ka tgto bulsho dhaxdeda mkula habonthy

  • @jawahirweyrah8153
    @jawahirweyrah8153 29 днів тому

    Kitab beena waa mari jireen

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 23 дні тому

    Kitaabka yan labahdil

  • @quruxlydajigjigayar8364
    @quruxlydajigjigayar8364 5 років тому

    Gabdhaan xildhiban uun weeyan maxay la waaweenenayaan

  • @halimobana3565
    @halimobana3565 5 років тому

    Allah Hm Help Her

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 років тому

    Oo qofta dhaarinaysaa waa gaaleee bisinkeee meesha bisinke maxaa qalad yaacaysaa

  • @IsmaelShueyb
    @IsmaelShueyb 5 років тому +3

    I am not satisfied of this women,
    Because she swore by the holly qur'an.

  • @naadiyohussein1932
    @naadiyohussein1932 5 років тому +8

    Daadka mgc leh ama jcyl inee aduunka laga aqoon sado walibo gabdhaha somalida mxa uu diday xijaabka 3yardi oo xijab.eh wey awooda inee soo toloto lkn wey iska weyn thy soryy 😭😭😭😭xijaabkeyna walaa inkirow hya illhow na astuur 😭😭😭😭

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 5 років тому +3

    Wanaageed ayaad maqashaan ilhaan omeree
    Miyaad maqasheen xumaanteda
    Wxy udoodaa iney labada nin ama labda naagood iskuursadan
    Anigu kuma nacsiinayo

  • @whodis628
    @whodis628 5 років тому

    Lmao

  • @arulapanstephen4673
    @arulapanstephen4673 5 років тому

    Omar she is cobar muslim, Christian lost to the devil,brothers n sisters whre is Christian Faith,you give in 2 to the devil cobara,shame of you USA

  • @user-xz8py2my3s
    @user-xz8py2my3s 5 років тому +1

    اعوذ بالله من الشيطان الرجيم waxaa layaab ah in quraanka kariimka ay ku dhaarato waxay ugu dharanyso ma ahan wadan muslim waa wadan gaal oo aan aqoon saneen diinteena iyo nabi muxamed csw hadana waxaa layaab ah in naag gaal ah ay u dhaariso kuna dhaariso kutubka waa kaaf iyo kala dheeri aniga wxn dhihi lahaa intay goori goor tahay hala iskaga guuro wadan gaalo loomana aadi karo aduunyo jaceel % 80 waxay ubadan tahay in aad ku simbiri rixato

  • @allnineandsix9457
    @allnineandsix9457 5 років тому +3

    Kitaab lagu dhaariyay maxay soo kordhin ,iyadaba kuma dhaqanto,waa uun halagaa sheego

  • @adanabdi8971
    @adanabdi8971 5 років тому

    midka lagaroonaha ah ee agtaagan ee astaanta islaamka kamuuqato bal daya

    • @sharafcaligeedi5421
      @sharafcaligeedi5421 5 років тому

      War wiil ka nolashuu kujiro u quur adi ma aadan siin alaah ayaa siiyah

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 5 років тому +2

    Xoogaa cuntada badso dhakhtarka ilkahana horay u aad abaayo hana ceebaynin

    • @dekofarah3627
      @dekofarah3627 5 років тому +2

      Kkkkk ina adeero caatada waaa fiican yahay qofki alle uu caafimad ugu daro,somalida meelna uma roona haday buurnaan lahayd waxba laga sheegi lahaa so just chill.

    • @istahilhusseinmuse5007
      @istahilhusseinmuse5007 5 років тому +1

      Mawlid Rashid hhhhh malayo wax kushegtay

    • @nasrohussein3476
      @nasrohussein3476 5 років тому

      😃😃😃

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 5 років тому

      Mawlid Rashid
      Adigo kalaa buurnida cfmd iyo qurux mooda adiga lee is naaxi cayil Gorme laga tagay wax aam cfmd daro ahen kagama maqna ee Gabdha hakaa nabad gasho

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 5 років тому

    Cadaan bayi smooday kawaran

  • @siciidamiir5278
    @siciidamiir5278 5 років тому +3

    War tolow ma weyso qabaan teeda kale nagtan kale ee cadanka ah shekha kitabka ka ilaali dheh

  • @bellaxaaji111
    @bellaxaaji111 5 років тому

    Slimline clinic and the

  • @xaraaf1144
    @xaraaf1144 5 років тому

    naagta kitabka ma waxey ugu dharatay iney qanisnimada iyo dadka isku jinsiga ah iney isku galmodan iney difacdo
    wayab naag an iskam ehen aya hadana kitabka kudharineysa wayab!!

  • @kh_nazrivlogs3854
    @kh_nazrivlogs3854 5 років тому

    Masha ALLAH

  • @ayanitaayan2998
    @ayanitaayan2998 4 роки тому

    Masha Allah

  • @fidaakabiiwaummi4456
    @fidaakabiiwaummi4456 5 років тому +1

    Masha Allah