SAAXIIBTAY NINKAYGA AYAAN UGUURIYAY WAANA ISLA OGAYN QIYAANADA ANIGA IYO NINKAYGA MAXAASE IGA RAACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #

КОМЕНТАРІ • 183

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  Рік тому +27

    Waa kan pejkayga saxda ah asxaabta facebook.com/profile.php?id=100070059287245&mibextid=ZbWKwL halkaas ayaad iga heli kartaaa

  • @Macaaney44
    @Macaaney44 Рік тому +5

    Habar yar ayaaney asxaabtaada ha I so duceyaan imtixaanka dowlada ayaa mar dhaw I soo bixi rabo ee inaa basso isoo duceeya😢😢

  • @munoomar24
    @munoomar24 Рік тому +5

    Qli qurux cafimad taam ah allh ku siiyo xalay dhan wan ku sugayay lakin wax waliba cafimadkaga noogu muhiimsan allah idin xifdiyo adiga iyo reerkaga ❤❤❤

  • @NimaHassan-q3q
    @NimaHassan-q3q Рік тому +1

    Alleh hakaa dulqaado culayska Ayaan cadayeey🎉🎉🎉

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +9

    Caajiska Allaha kaqado Abaayo🤲🤲🤲❤❤❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +6

    Qof qayaana badan qasaara mooye faaido maleh😢allahu akbar

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 Рік тому +9

    Alleh ha kaa dulqaado culayska ayaan cadayeey ❤🤲🤲

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому +4

    Mashallh wilka iyo gabdhas allha isku barkeyo nagtas klena wey ku ficntahy

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i Рік тому +4

    Alle hakaa qaado caajiska abaayo adkaarta ku dadaal inasha allah faxfax iyo farxad ku noolow

  • @Saara__08
    @Saara__08 Рік тому +5

    Wllhyga aan team ayaan isla nahay isoo duceeya wlallaheyga dhanka salaada culeys iga saaranyahy ❤
    Ayaan abyo adigane illaheey hakula garab galo howshaada firfircooni kuu rajeeyna waaku jecelnahy inaa naga maqnaato ma rabnee🥰

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +2

    Ayaaneey wxad akhrisataaلا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير caajisku wuu kaa ba aa i.a5

  • @Bushriina
    @Bushriina Рік тому +6

    Alla sheekado waa qiso xanuun badan 😢

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Рік тому +2

    Soodhawaaw ayaaneey caajiska sidiisabawaacayuunalahakaadulqaado dadaalnawaalamahuraane akhriso ayaatilcayn dhagaysona Ruqyatucayn fijismiwalgamaal walxifti inshaallaah

  • @nuuriyoxamse584
    @nuuriyoxamse584 Рік тому +4

    Habar yare waanku jeclahay Allah kucaafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fridasson848
    @fridasson848 Рік тому +3

    Ilaahow ku xafid firficonidadii ilaah hakuuso celiyo

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому +2

    mnsha allaaah xbbt alle hakuxfido caajiska rabbi hakaa dulqaado

  • @rashkacabdi5214
    @rashkacabdi5214 Рік тому +2

    Illahay ha ku xafido culeyska allaha ha kaa dulqaado walaashey

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +2

    Nabsigu xumaa xumaa allahayoow😢bal eega aadmiga rabi quluubtooda wuu gedgediyaa sida wiilkaa uu qalbigiisa rabi u gediyey uguna arxamay gabadhuu utagay❤tii kalee laqdabada wadayna aduunku ilaa hada welhinaayo allah hakuu gargaaro wlshy nabsigana cafis ka dalbo gabadhaa qiyaanada la rabtay si'aad unasato noloshaada dambe😢

  • @NaciimoCabdullahi-y4s
    @NaciimoCabdullahi-y4s Рік тому +3

    Abaayo ilaahey cafimad taam haku siiyo ❤❤❤

  • @Nasro283
    @Nasro283 Рік тому +5

    Wcs hapo cafimaad ayan ku rajeynaya insha allah qeer❤❤❤

  • @Xamday143
    @Xamday143 Рік тому

    Asc ayan sethy abyo alle haka dulqado qur.aanka badso mcnt

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Рік тому +4

    Quraan isasaar Ayaan Yareey Caafimaad Taama❤

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 Рік тому +2

    Indhoweyney is adkeey hpppti alllha ka dulqadee cajiska ❤❤❤

  • @shamsoahmed203
    @shamsoahmed203 Рік тому +2

    Abaayo allha kubarakeyo caajiska na allha kaqado wlhi qisadan waa sugi waye qeybtedan shala ilaa xalay 5 jeer wafiriyay inaa sogalisay iya inkale

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 Рік тому +1

    Allaha ku caafiyo macanto anigana igu so duceya nuunahey yara xanun ka baxa la allow caafi inta xanunsan oo muslim ah Aamiin ❤❤❤❤

  • @sumayodahir2910
    @sumayodahir2910 Рік тому +1

    Naayaa guriga ha iifadhiwanaanine qisada lasodadaal😅😅😅😂

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 Рік тому +1

    Subxanaa Allah ninkaaga ama ninkale naag bar ii qiyaan kadib anagaa isku dambeenee.
    Waa doqonimo qalbiyadu Alle ayaa abuuray inay wax jeclaadaan

  • @raxmarose4385
    @raxmarose4385 Рік тому +2

    Abaayo qli dumaray xalay dhan wan kusugayay xbbti cajiska allaha kadul qado ayan hadanan kudawan howshaba wan kacajisaa

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Рік тому +3

    Abyo ilaahey caafimad taam ah haku siiyo abyo ❤❤❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Рік тому +4

    Caafimaad taama ilaahay ha ku siiyo abaayo 🥰🥰

  • @pricess1772
    @pricess1772 Рік тому +2

    Xalay wllshay ikawadinesay ila dawan jirty waxaan dhahay maskiinto wadashay siyado noqo taan umalenyah kudhay😂😂😂😂

  • @ayaandheeg-mb8kl
    @ayaandheeg-mb8kl Рік тому +6

    Wll.ayaan gobdoon ilahay ha ku fudaydiyo.hawlaha wll.kawaran gabadheeni sawado eed hada ka hor qisadeeda aad noosoo gudbasay wll aad ban udanaynaya inad nooga waranto xaalkeda❤❤❤❤sac❤

  • @Cabdalachanneloffice3052
    @Cabdalachanneloffice3052 Рік тому +4

    Alaha kucaafiyo abaayo❤

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому +2

    Ee hada nus ka nus wa sheko kale qisadi kala bara ka bilowdaye😢😂

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Рік тому +2

    Wcs abayo qali hormar wacan OO wanaagsan Allah haku yasiro howlahaada iyo ku wa aad noohaysaba Allah haku barakeeyo hana ku xifdiyo abayo qali ayan qalbi wanaag ❤❤❤

  • @DayaxSaciid-i3n
    @DayaxSaciid-i3n Рік тому +1

    Allaha ku caafiyo walashey waa jecel nahay qisoyinka aad noso geliso

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 Рік тому +1

    Ilaahi hakaaqaado culayska❤❤❤ macany 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @iqlasmaxamed7972
    @iqlasmaxamed7972 Рік тому +1

    Ayaane ilahey haka qado ani shaqeeya ku dhageesta hanaga cajisin

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed Рік тому +2

    asc abaayo alla cafimad taam ah hakusiiyo

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +6

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +3

    Juma hilwa ayaaniita❤❤❤xlay waan kusugaayey🎉🎉🎉🎉

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug Рік тому

    Wallo ayaaney alle haka feydo culeyska iyo juujuuca aniga maanta ducada igusodara alle iga feydo murugta ina xanuusan alle hacaafiyo

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 Рік тому +1

    Xanuun baajire rabi ha ka qabto xasadka

  • @sahrujomacalinahmedmacalin3293

    Abyo mcn saliga nabiga badso ❤ wlhi wax kasta fudeyd kunoqonayaan ❤ abyo

  • @HAWAALI-g6l
    @HAWAALI-g6l Рік тому

    Ayaan chaaraf wan Ku salamayaa from Djibouti alle haa Ku hifdiyoo

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +1

    m.a ayaaney illahow aan lugu waayen waa lagugu tashtsa howqalada badso waa fududaanee mcnto❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 Рік тому +1

    Illahay hakaa qaado wllo il bani aadam ayaa laga yaaba inaykugu maqantahay ee adkaar iyo Ruqyatulcayn isku akhri insha Allah waad kaboodi

  • @bushrobilicsanmire4879
    @bushrobilicsanmire4879 Рік тому +1

    Masha allah xapptii culeyska ilahey hakaadul qaado❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Рік тому +1

    m.a ayaaan jsklh kheyr allah haku caafiyo pls qisooyinka dulmiga laxariira noo soo geli inshlh

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 Рік тому +1

    Alle haka korqaado

  • @XamdiqaasinXamdiqaasin-kj5tc
    @XamdiqaasinXamdiqaasin-kj5tc Рік тому +4

    Asc ayaaney anaa u horee❤❤❤

  • @SagalSiman-xe6xp
    @SagalSiman-xe6xp Рік тому

    Ilaahey ha ku siiyo caafimad taama

  • @ikraancalimuuse3698
    @ikraancalimuuse3698 Рік тому +4

    Mahadsanid abaayo hore usoco❤❤❤🎉

  • @fartuuncabdirisaaq1520
    @fartuuncabdirisaaq1520 Рік тому +1

    Allah càjiska hakaa qaado abaayo mcn

  • @kaariezuhra5585
    @kaariezuhra5585 Рік тому +1

    Ayaaneey gaari waydaashay shaqada kalaa kabadan❤ plus UA-cam ilaah iigumadaro

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +1

    Ano indhaha i xanunayan ku dawanayaa wllshey ayan qurux nala so gaar yaqay shekada

  • @ceyshoali507
    @ceyshoali507 Рік тому +4

    abayo alaaah ha kadulqado culeyska

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому +2

    Wcs my abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan udhownahay inbadan

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 Рік тому

    Ayaaney adunyadu waa iska noocyo badan tahee qur aan isku aqri waa iga talo culeyskana allaha kaqado

  • @sadcaxasan9743
    @sadcaxasan9743 Рік тому +1

    Caafimaad taama illhy haku siiyo abaayo mcn ducada badso😢

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 Рік тому +1

    Ilaahi caafimaad taam ah hakusiiyo ❤❤❤

  • @halimaabdallahi3450
    @halimaabdallahi3450 Рік тому +3

    Al Ayan san ku sugaya lee😂❤

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 Рік тому +1

    😢😢😢😢 bahdilkii ugu dambeeyay qiyaanoolay waaxid

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 Рік тому +1

    Wcs ayan qurux xabibti solabashadada wanku farxay alx

  • @Bushriina
    @Bushriina Рік тому +6

    Jumca wanaagsan ❤
    Manta anaa u horeeya😂😂

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 Рік тому

    Ayan indho waynee ilhy haku cafiyo qli aniga bal so duceya gaws xanuun laygu saliday wji😢😢😢

  • @nimconfg
    @nimconfg Рік тому +1

    ❤❤❤❤wallaashey igayarey adkaarta badso.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Рік тому +2

    never give up sister

  • @hamiishqaali
    @hamiishqaali Рік тому +1

    Illahy haka dulqaado xabibtii

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +1

    Wcs ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤👏🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @ceyshoali507
    @ceyshoali507 Рік тому +1

    Ayaaney san kuu sugey xalay ❤❤❤❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 Рік тому +1

    Ilahey faxfax hkaa dhgo mcntoo ❤

  • @FarhiyoMohamed750
    @FarhiyoMohamed750 Рік тому +1

    Allah culeska nah ha kaa qado abyo

  • @wanakaadunkashidehish168
    @wanakaadunkashidehish168 Рік тому

    Ayaney hòoyo allaha ka dul qado cajiska
    Mcney quran aqriso adkarta afka ha ka qadin wan ku jecelahay

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 Рік тому +1

    Hpo mcn Allha ha u xafido 🥺🤲🏻🤗

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 Рік тому +1

    Ilahey haku caafiyo hana kufutudeyo ayaaney wlhi waan kuu xiisnay ❤❤❤❤

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 Рік тому +1

    Culeyska allaha ka qaado abyo

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Рік тому +2

    Wakusugayay walhi❤

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Рік тому +2

    ✋asalaamacaleykumayaaneey✋subaxwanaagsan✋asc team ayaaneey✋mooryaantakomantiga✋subaxwanaagsan😂😂😂😂😂🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @FarhiyoMohamed750
    @FarhiyoMohamed750 Рік тому +6

    M.a abyo mahdsnd,🥰🥰🥰🥰

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому

    Alle haka qado cajiska iyo dhibkasto atabaneyso mama

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh Allha kaqado culesk abyo inshallh

  • @IkranAli-pl4ym
    @IkranAli-pl4ym Рік тому +1

    😢alaah hakaaqado anagana sidoo kale

  • @khadraapdirasaaq7896
    @khadraapdirasaaq7896 Рік тому +1

    Ilahay caafiyo

  • @aminoqurux2032
    @aminoqurux2032 Рік тому +1

    Cafimat tam ah alaah kusiyo abayo

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 Рік тому +2

    🎉🎉🎉🎉🎉❤️💋🩸

  • @roodamohamed4570
    @roodamohamed4570 Рік тому +1

    Aaammin wllo allah ha ku xafido wllo qaali

  • @asmaaragsan2785
    @asmaaragsan2785 Рік тому +1

    Ayaaney xbbti aad ban ku sugeynay❤

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Рік тому +1

    Dibbood dhaxdin waa af-soomaaligii saxda ahaa Ayaaneey hhhhhh

  • @warsanguuled2592
    @warsanguuled2592 Рік тому

    Habsryar Alle Wayne ha ku barakeeyo laakiin xayi iska dhig

  • @quruxleyabdi3859
    @quruxleyabdi3859 Рік тому +1

    Alaha culayska iyo caajiska ka qaado ayaney

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 Місяць тому

    Ayaaneyy wlhi markaa xanaaqsanahay aanku daawado waa qoslaa 😂😂naagti xnqsaneed mba ihi alle hku barkeeyo hbo mcn❤😊

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому

    Way dhacdaa Ayaan mar mar inaa caajis ama daal ku qabto

  • @Maymun315
    @Maymun315 Рік тому +1

    Allaha. Kuxafido. Abaayo.

  • @deeqocali5386
    @deeqocali5386 Рік тому +1

    Kkkkk😂😂😂😂😂 shekadii diimo iyo rafiif camal waaye tan

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 Рік тому +1

    Cajiib bohoshii ayla rabtay gabadha iyadii bayku dhacday

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Рік тому +1

    Ayaney ayanta wanaga cajistay

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh Рік тому

    Abyo alaah ha kaa dulqado culeeska

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r Рік тому +1

    Asc ayaan cadeey wanku xiisnay abyo rabi hakaa qaado caajiska iyo culeeyska ❤❤