Waa lala raagay taariikhii (snm) waayo dad badan baa u haaysta inaay nabadeenu ku timi dhayal dhayal hadaan iskuulada lagu dhigin oon buugaagta lagu daa bicin Dhlinyarada aan halgankii ogaaynin Waxaay la tahay sheeko Wasaarada waxbarashadu hala kaashato mujaahidiin teenaa Allah( swt) uu soo gaadhsiiyey guusheenaa quruxda badan Allah cimrigooda ha dheereeyo caafimaad na ha ugu daree halaga faaiideeysto Allah (swt) janatul fardawsa hakau casumo mujaahidiintii inoo shahiiday🤲🤲💚🤍❤ Guul iyo gobonimo jamuuriyada s/land.
Cabdi duse hadal dhaxalgala ayuu iftiimiyay oo xambaarsan qiimaha iyo culayska uu lahaa lixle oo ay qirayeen madaxdii ciidanka uu ka tirsanaa wakhtigaa,muj Lixlana ilaahay ayaan naxariistiisa uga baryayaa dadkan goobta qiimaha badan fadhiyaa miyaanay aqoon in la aamuso oo lays dhagaysto marka ay goobahanoo kale soo buuxiyaan malaha uma yimaadaan inay wax korodhsadaane inay ku kulmaan ayauun bay u yimaadaan
Taariikhda wadanka waa in laga dhigaa maadad asaasi ah oo lagu dhigto dugsiyada sare iyo jaamacadaha. Ardayga ka gudbi waaya waa in aan shahaadada la siin Hadaan jiilasha danbe taariikhda baran waxa suuragal ah in cadawgii shalay albaabka ka baxay uu daaqada iyo daarada dib uga soo galo.
Waa ceeb in la baro carurta taariikh dhaxmartay somali. Qudhunkas ha latirtiro Prof Maxad aqoonyahan ku tahay. Ruwaanda tusaale ha inoo noqoto oo gaalo u badan. Inagoo Muslim ahna carur xidid noqon kartaad kala fogaynaysaan
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda, saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa. yaa dillay JACEELKAASI ? yaa idin CAWIREY ?
Waar jacaylka iyo waxaad ka sheekaynayso nala dhaaf ha ku deeqdo adiga Xanuun yahaw lugaynayaa OROD meesha kuu bahan ka tali oo Amisom izka Saar neefyahaw cudurkii
Muj lixle you are our hearts ...🥰😢
Ilaahow u naxariiso lixle oo jano fardowsa gee kuwa noolna sharaf iyo cisi maanta calankaa towxiidka ahee aynu hadhsanayno soomaaliland guul cabdi duse sharaf ku noolow
Raabiga weyne waxodki dhamaantod baa intii KU diimatye haalgankii muujahidanntan naxaristi gaano Allah haa kaa waarabiyo innta noolna cimridhr Iyo cafimad Allaha haa kuu maanysto
ilaahay hawnaxariisto dhamaan intii shihiiday
Waa lala raagay taariikhii (snm) waayo dad badan baa u haaysta inaay nabadeenu ku timi dhayal dhayal hadaan iskuulada lagu dhigin oon buugaagta lagu daa bicin
Dhlinyarada aan halgankii ogaaynin
Waxaay la tahay sheeko
Wasaarada waxbarashadu hala kaashato mujaahidiin teenaa Allah( swt) uu soo gaadhsiiyey guusheenaa quruxda badan Allah cimrigooda ha dheereeyo caafimaad na ha ugu daree halaga faaiideeysto
Allah (swt) janatul fardawsa hakau casumo mujaahidiintii inoo shahiiday🤲🤲💚🤍❤
Guul iyo gobonimo jamuuriyada s/land.
Cabdi duse hadal dhaxalgala ayuu iftiimiyay oo xambaarsan qiimaha iyo culayska uu lahaa lixle oo ay qirayeen madaxdii ciidanka uu ka tirsanaa wakhtigaa,muj Lixlana ilaahay ayaan naxariistiisa uga baryayaa dadkan goobta qiimaha badan fadhiyaa miyaanay aqoon in la aamuso oo lays dhagaysto marka ay goobahanoo kale soo buuxiyaan malaha uma yimaadaan inay wax korodhsadaane inay ku kulmaan ayauun bay u yimaadaan
@layla Elays waa runtaa walal laakiin waxa haboon inay dadkeenu bartaan samirka dhagaysiga iyo ixtiraamka qofka hadlaya, sawaxan iyo salaan aad moodo inaanay hore waligood u kulmin ayay markaa ba bilaabaan xataa kuwii saacado ka hor wada joogay ayaa is waraysi goobtaa ku bilaaba waxaad moodaa in samirku inagu yaryahay
Ummad aan taariikhdeeda qorin oo aan baran oo barin waxay noqotaa ummad gudcur jibaaxaysa oo lunsan oo marba booraan ku dhacaysa oo aan jirin. Taariikhdu waa abtirsiimada ummadaha. Taariikhdu waa iftiinka iyo hugaamiyaha ummadaha.
Dhalinyaroy hadaanad Tariikhda badan maxaad u sheegi donta hadii qof ajanib ahi wax ka weydiyo tariikhda dalkaaga iyo dadkaaga?
Taariikh yaraantu waa ta keentay in Afweyne Madaxweyne wadaniya la mooday isagoo taariikh diisu ahayd Fashiiste
Taariikhda wadanka waa in laga dhigaa maadad asaasi ah oo lagu dhigto dugsiyada sare iyo jaamacadaha. Ardayga ka gudbi waaya waa in aan shahaadada la siin
Hadaan jiilasha danbe taariikhda baran waxa suuragal ah in cadawgii shalay albaabka ka baxay uu daaqada iyo daarada dib uga soo galo.
Haa laa guu daaro maanhajka dhuugsiyda
Faaqashtu waa kaa naaxan
Maxay ahayeen dadkan aan ixtiraam ka lahayn odayga dhagayst
Dadka meesha fadhiyaa qaylo badanaa may dhagaystaan
Abniwasalama
Abi,wasalama
Waa ceeb in la baro carurta taariikh dhaxmartay somali. Qudhunkas ha latirtiro Prof Maxad aqoonyahan ku tahay. Ruwaanda tusaale ha inoo noqoto oo gaalo u badan. Inagoo Muslim ahna carur xidid noqon kartaad kala fogaynaysaan
Naacaltala caalaga maa taarimkhdayda Iyo guushyada ayaad quudhun kuu sheegysa gaaxbadye uuryesa Abaaha Iyo faaqasha waase xoiidh afkaga uuryaa oo kaa baaxa diilye WAAN kuu
@@safiajama5565 mad kusoo dhufatay caawa kkk
yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?
HHHHHHH IBNU HAAD INA AMIZOM
IBNU AABA UKURA INA DHEERE DHERERE AANQAW
LAX DHUKANI ABAARMOOG ARINKAGU
habo faqash wali ma nagu dhex wareersan tahay goorma ayu walac somaliland ka ba'ya
@@arawelo4324
waa dhamaatey macaankii iyo raaxadii aad ku haaysateen Xamar iyo Koonfur.
saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
@@libaaxaafrika9259 saxarahaas no amaan geliya intas ayanu rabnaa
@@arawelo4324
Cabaad Weyn.
Xamar haddii aan nahay xataa wadahadal ma rabno.
alxamdu-Lillaah.
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
mana HADLI kartiin.
.
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, ilaa Degmada Afgooye, oo degaan ahaan Xamar u jorta 30 kilometer, waxaa Gudoomiye Degmo ka ahaan, nin ka soo jeeda reer Hargeeysa.
yaa dillay JACEELKAASI ?
yaa idin CAWIREY ?
Laxfi afrika sotan meshiiba xaarka buuxisay belo kudagtay 😂😂
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
mana HADLI kartiin.
Duqsiga Afrika maad la baxdid
Adiga waa lagu haystaa oo waxaa ku haysta ammison waxaad ku jirtaa Adoonsi 100 wadan oo kale jaadjaada ah xor markaad noqoto ayuu hadal kuu banana yahay yaa xayawaan
Dekedii waxaa haysta Turki
Madaarkii waxaa haysta hayado iyo Turkey
Dawladii oo dhan waxaa ilaaliya ciidamo waxaad tahay qof la haysto
Wax hadal ahi kuuma banana sababto ah dee qof xor ahayn lala hadlo dib jeedso eeg bal halkaad joogto iyo xaaladaad ku jirto
@@maxameddaacad1258 hala sheekaysan wallo dad gumaysi haysto uducee uun waayo isku mentalitet ma tihidin waa nin ciilan
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
Wixii aa dhisteenoo dhan anagaa haysana imikana amison baa idinka haysata xagaa ucaradheen abaayo oo dhawaan idinka qaadaysa sidaanu idiinka qaadnay waliba futooyinkiinana kudarsanaysa
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
Kkkkkk
Siyaad bare ka hir iyo ka diba way heleyeene
Wax ka hadal
Qoxootigii waqooyi la dejiyay
Sidii la rabay may noqon dheh
Maalak
No! No!! jacayl uma cid kasta oo naga dhex saaraysa soomali inteeda kale
Soomaalinimadu waa isir loo dhasho,maaha wax la galo ama laga baxo ee waxaad ka hadleyso fahan.
Somalinimoda iyo waxad ka sheekaynayso qaado aduu bal oo heer ku gaadh waxaan wax izu falayn oo dhintay ba tahee
Maxaad kahaysaan maanta aan qolo qolo ayaad isu haysataan
Beenta aad isugu sheekeyneysaan iska daayo daayeero ayaad tihiin
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, Ambaashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda, saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa.
yaa dillay JACEELKAASI ?
yaa idin CAWIREY ?
Waar jacaylka iyo waxaad ka sheekaynayso nala dhaaf ha ku deeqdo adiga Xanuun yahaw lugaynayaa OROD meesha kuu bahan ka tali oo Amisom izka Saar neefyahaw cudurkii
Kaadib al akbar
Goorma yaay ahayd
Car soo sheeg after 1969