Wcs xaaladu waa fara kabax aniga waxaanba jeclahay qofka dhiifoon o sidii inuu sas qabo u dhaqma gaariba ma aragtay mey sidii wax waaalan u orrodo ax yaa allaah laga soo dar Waar soomaaliyeey waddankiina imaaada o solo walbaa Gobolkoda ha camirtaan Saan xayaato ma aha
ustaad' somalida lama qancin karee annaga ayaa fahmeyna arrinta aad ka hadleyside' wexeey rabaan in la dhaho nin somali oo carab ah' iyo 2bo nin oo afrikaan ah' 🤣😅😂
Taas waan kaadiiday SOOMALI KENYIAN KA AFKA GAALAS NOOCYADIISA KALA DUWAN AYEY KU HADLAAD SOOMALIDAANBSOO GALOOTIGA AH WADAN KOODA HAUSOO LAABTAANO SHEEKO XARIIRRADAAS MARABNEE SOO LAABTA NACLAAD LA QARAX BADANBTIHIINE KAALAYA SOO LAABTA
Waa xaqiiq, asal kaga waligaa kaa ma dhaqmaayo, anigu waa ku koray America ilmaheygana ku dhasheen, wey ogyihiin Somali iney yihiin. Sikasto wadan ugu dhalo ama qarniyo joog waxaa tahay Asal kaagii
Wcs dadka dhahaaya kenyanka iyo somalida kenya hakala soocin caqli ku filan maleh Why SINJIYAD DADKA KALA SOOCDA DAL. WAA DAL SINJI.WAA SINJI KALA SOOCA
War ciyar baa wadaan Ee dadki badbaad shay gari iyo dadki police ka mala war gelshay gariga mala qabtay mesha mala sheegay dadki hashim iney ladagalaman marabaan
Wallahi nid madaw ah aya maalin igu dhahay waryaa is waryaa you are same guys maxaan inku kala soocnaa kulaha saan dhahay kala sooc maba rabno diintena iyo dhaqankena ayaa na mideeyay saa ku ye edeb darrada iyo musuqmasuqana isku mid ayaad ka tihiin😂
War aaadan Casey Tisa haynin haso gudbinin waa iga talo wad kuxirmeysaa wadankan hayada sirdoon ayu leyahay ee is illaali jaahil ba thy views Ka yusan Mel xun kulagalin
Itoobiyaan ayaad tahay ma anan beentaada ka yaabin war ka zheekee itoobiyanka markii somliya laga satay siday u carareen iyo sida loo laayay Balaya abeeso god ku jirta kula egaatay
Anigu waan idiin soo qoray Haashim kaliya ma samayn karo waxan oo dhan ee waa Shabakad Haashim hadii lasoo Qabtay Qaar badan baa ku jira magaalada
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah soo badbaadiyay quraanka Allah ku asturey
Allahuma Ameen
Waad saxantahay bro ninka kenyanka ah iyo ninka somali kenyanka ah wa kala duwanyihiin ,ku soco bro
Somali wa Somali xakala sarin.Shanta xidiga calanka Somali watgaran.dad modow dex Kenyan.
❤s❤c❤w❤ allhu❤❤akbar❤❤illhow inaga badbaadi dhibato kstaba yrabbii mgntada ina geli😢
Waa in taksiilayaasha Soomaali ku yimid baadhitaan lagu sameeyaa.
Ilaahow no xifdi caruurta dhaman somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bimilahi YAA WARA DHIBA BADANA MEESHI WAA HALADAY ALLOOW NAGA BADABADI
Bismi allahi raxmani raxiim.
Xasbiya allah wa nicmal wakiil. Illahow dadka inoo badbaadi.
Maansha Allah waa sax
Thanks for the update brother...maxasinit
Maanshaa allaah❤
Arintu waa,asal iyo farac waad kusaxantahay erayga Somali 🇸🇴 iyo kenyan
Waa shabakad isku xirriirsan allaah hasahlo
Gabadhu haday xataa 30 ama 35 jirto ma NIMAN ISKA CELIN KARTAA 😭😭😭
Waad ku mahadsantahay warbixintaada qiimaha badan
Waa tusaale wanaagsan
Subxaanallaah Illaahoow naga Badbaadiyo Mar Walba
✊الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
Waaawareeeey Waba cabsi cabsi meeshu
Sax you are right brother
Waa ku sax santahey how baxin
Allahu akibar 😢😢😢
warun ta masha alaah su ali ayaanahay
Alx ilaahay baa bad baadiyay
wad saxsntahay somali wa Somali
Khayrbadan Aleehakusiyo waxad tahaay wiil wanagsaan
ASC bro anig islii waaby iga hortimi malinkassta islii wxan kadhacay waba meel dhimatay alle waligay imakeeno
Kitabka Allah ayay kubadbadayi
amiin amiin to your Dua
Naagtii sumeesay Reerkii soomaali ma aheen ayaa ladhahy waa keyan ayaa ladhahay walaal
Caku hooyooyinka soomaaliyee karleyska ah naxariis daranaa
Subxanalah wey ino cadahy somali is ilaliya dadka aya kilyaha iyo berka iyo xibno badan aya la ibsada ogada qofna ya la Aminin labo lama ha lesku raco
Aaway gariga hadii ayruntahay away garigii malaqabte
Waa run arintaan guriga aderkay ayay kadhacday 😢
Waa Shebekadii Haashim Ayaanu Malaynaya … Nimankani!
Wcs xaaladu waa fara kabax aniga waxaanba jeclahay qofka dhiifoon o sidii inuu sas qabo u dhaqma gaariba ma aragtay mey sidii wax waaalan u orrodo ax yaa allaah laga soo dar
Waar soomaaliyeey waddankiina imaaada o solo walbaa Gobolkoda ha camirtaan
Saan xayaato ma aha
Supxanalha
😮SAXIIB WARKAN RUN UMA EEKA GABADH WAYN MAXAY TAHAY DA.DEEDA MAXAAD U SHEEGI WAYDAY IYO MAGACEEDA IYO DUGSIGEEDA MIDA KALE POLICEKA MAXAA LOOGU SHEEGI WAAYAY XAALADA ISLII WAA LA OGAA BARYAHANE
WAXAAD ITIRAA WAA BARAARUJIN
Ninkan warkiisu sax maaha been buu soo gudbiyaa horeban u arkay
Meeshu mahaa nairobi waa garissa
😮😮😮😮haashim ila doqonsan waba la qabtey ma badbaadayo mu shego group maafiyada muxu Ka qarina dambiga we wada galeen
Shekedan saad uwarinayso Zambia bay kadhacday darad😢
🎉🎉🎉🎉
Asww❤❤❤❤
Amaa guryaha la is ugu soo galaa ilaahow naxafid😂
Allow ubad noo badbadi yaa Allah
ustaad' somalida lama qancin karee annaga ayaa fahmeyna arrinta aad ka hadleyside' wexeey rabaan in la dhaho nin somali oo carab ah' iyo 2bo nin oo afrikaan ah' 🤣😅😂
😂😂😂😂
Taas waan kaadiiday SOOMALI KENYIAN KA AFKA GAALAS NOOCYADIISA KALA DUWAN AYEY KU HADLAAD SOOMALIDAANBSOO GALOOTIGA AH WADAN KOODA HAUSOO LAABTAANO SHEEKO XARIIRRADAAS MARABNEE SOO LAABTA NACLAAD LA QARAX BADANBTIHIINE KAALAYA SOO LAABTA
Yaan lagu wareerin solidarity meel pasta ay joogaan marabaan mana jecla soomaalinimo sidaas malooga bixi karaa
Allah Hana badbaadiyo
Walaaal reerka sun ma cabin naagta waa lagu qabtay ee warka iska hubi waxne ma aysan xadin
Waa maqlay eragaas iney dhihi jireen, waliba wadada warshadaha ayay ahayd, Towfiiq dhinaca miisaanka inta ka soo galaney layn jireen dadka, maxay ubad agoonteyeen! Isbartiibadana dadkay ku dhamayn jireen markay bexeen waa laga yaabay waxa yiil
Benta ma ahn xsuus.xun ahyd wagas silc dadka udili jitreen xtaa way jajabin jireen inta xafadaha ku faafaan ayey so qabn qabn jiren dili jiren😢
Waa xaqiiq, asal kaga waligaa kaa ma dhaqmaayo, anigu waa ku koray America ilmaheygana ku dhasheen, wey ogyihiin Somali iney yihiin. Sikasto wadan ugu dhalo ama qarniyo joog waxaa tahay Asal kaagii
Saaka arkaayey naag shaqaalo ah oo sadax cunug loosoo dhiibty walahi niyada ka dhahy alla calol adkaa mida sadax cunug ku aaminty naag shaqalo ah
Wcs dadka dhahaaya kenyanka iyo somalida kenya hakala soocin caqli ku filan maleh
Why SINJIYAD DADKA KALA SOOCDA
DAL. WAA DAL SINJI.WAA SINJI KALA SOOCA
warkaas xaqiiqa maahan, sxb cadeyn keen hadii kale been baad nosheegi. mise views miyaa dooneysa hungry for money.
bisinka bisinka bisinka aloow naga badbaadi
Ku soco waxaa qaldan kuwa dhaha dadka keenyaankaa modow sidii in ay somalidu tahay cadaan oo kale
Waynaan BAY sheegan Qof wÖi ardaya m.waynaan baa jirta kii roon hadba galeen
Marki gari qasab lagu gashanayay mesha dad kama dawen miyaa mise ayadu mey qeylin weyday ilen mesha duur cidla mahane Allahu aclam iney runtahay lkn media waxad kuso tabisaan 99% waa views raadis ee benta iska ilaaliyo bentu waa xaraam
Masiibo.idin heshay DAROOGO IYO QASHIN BAY RABAAN IN AY QASHIN KU CUNAAN
Macalimkan hadlaayo magaciisa moxo ushegi waaye؟
Xasbiya llaah wa nicma wakiillan
Wariye waad saxantahay cidna haraali galin qof diciifa oo asalkiisa kafaanaya kenyana wax tari maayo soomaalina wax ugumayaal Bal waydii soomaalida ethiopia jooga waa noolyihiin qoomiyad a'haan bay unoolyihiin oo soomaalinimadu kama dhiman maxay yihiin waxaan qurunkaa oo asal dooriskaa somalida America baa jirta somalida Canada somalida Uk 🇬🇧 baajirta mana katagayaan asalkooda waligood waxaan xunee qurunkaa sinuugaa maxay la'niic leeyihiin
Somali waa hal qoys meel walba uu joogaba
War ciyar baa wadaan
Ee dadki badbaad shay gari iyo dadki police ka mala war gelshay gariga mala qabtay mesha mala sheegay dadki hashim iney ladagalaman marabaan
Maya wallo waognahay inan somali nahay melwalbon tagno cidna naga badalimegeyso somali nimo lkn dadkan ata ah laftoda way kudhageysanayan waxay ufahmayan qabyalad ahan iyo inad wax xun kashegeyso marka madow iska dheh badal hadalkan
Who is a Kenyan?.
There is need to diffentiate between Race and citizenship.
Qof somali sijui ah waxaa shegeysey masameyn karo so sohubso meshu ka imaadey
She is 14 onliy
Saxib. Somali kinyatti aya jiran.
Somalida somaliya ka yimid hala wacyi galiyo. Ayaga dibatooyinka wadan. Kinyaatiga iyo madoowga wey is fahmayan. Halgaan dheer aya lasomaree. Sidaas darteed, waxba lagama qadayo somalida kinya. Somaliida somaliya qaladooyinka ha iska so sahaan.
Sidaas hadii lawayo dowlada kinya wey kalasocii karta. Hala dhigtonado.
Taas wuu sheegay, Sikasta ahow Somali Lee tahay. Adunka meeshaa rabtid ku dhalo. Maxaa ka wadaa madowga iyo kinyatiga wey isfahan sanyihiin?
Somalida wax dhar dhaqan ka weyn aya ka dhaxeya wa dhiig iyo shogor dhig iyo dhogorba dhaqan madaboli kalo aisey donan hu labostan somali wa somali
Police malo ripotgeyi
Walle Somaliloosoogel🫢
Wallahi nid madaw ah aya maalin igu dhahay waryaa is waryaa you are same guys maxaan inku kala soocnaa kulaha saan dhahay kala sooc maba rabno diintena iyo dhaqankena ayaa na mideeyay saa ku ye edeb darrada iyo musuqmasuqana isku mid ayaad ka tihiin😂
Social media and lies 😊beenta
Habar yarteey oo Nairobi joogto Ayaa galabta iisheegeeyse Allah Ayaa og xaqiiqda
Beenta naga dhaaf Ilaahey ka baqa
Dhcado kaste video geeda keen hadal badan ma rabnee beenaale 😮
Been badana
War aaadan Casey Tisa haynin haso gudbinin waa iga talo wad kuxirmeysaa wadankan hayada sirdoon ayu leyahay ee is illaali jaahil ba thy views Ka yusan Mel xun kulagalin
Sirdoonka ha soo qabtaan dadka criminal ka ah..
Itoobiyaan ayaad tahay ma anan beentaada ka yaabin war ka zheekee itoobiyanka markii somliya laga satay siday u carareen iyo sida loo laayay
Balaya abeeso god ku jirta kula egaatay
Of pasta oo aye cadahay inuu soomaali yahay marnaba ma noqonayo Kenyan iyo itobiyan iyo cidkalaba somalidii intay hanjabtay ayey wax walba sheegteen
Aaway Sheekadaa wadday Maxay tahay badda Gashay?.
Dad iyagii is ugaarsanayo ma wax laga qabankaraa.dhibka waxa wado somali .nairobi ma degeyso ilaa somali laga saaro.dhibkana wuu ka siidari.