Waad mahadsantahay waa ilaah mahaddii hadduu waddo yeeshay kiiskan axmed Rashid ha la Soo celiyo dadkii dacweeyey ee isku sheegayey xaquuqul insaan waxay ahaayeen dad doonayey in xaafadda soomaalidu iridaha loo laabo oo nabad xumi looga cararo Iyo dad soomaali ah oo qabiil Iyo xanuun qaba markaan saa leeyahay hadda anigu ogaadeen ma ahi laakiin waxaan ahay qof doonayaa in xaafadda islii horumarto oo hoggaanka U hayso Nairobi nabadna Ku seexata oo Ku Soo toosta
Ayadoon la dilin soo lagama yaabo iney ogaatey inuu dilaa yahay maadama uu xiriir kala dhexeeyey ka dib uu sidaas darteed u diley hadeey dilaa kale eheyd maxaa ku sababi karo inuu ayadana dilo weeyba baxsan kartee mana sysan sheegteen waayo hadeey sheegto ayadaaba baxar gali leheyd waa sideey ila tahay maantey ayadu ma hadli karto isma difaaci karto Alle uunbaa og
Kufsi isagoo daroogo Aad u xun Haduu isticmaalay kufsi uu xoog U adeegsaday una gaystay dhawac kadib Si aysan u sheegin Inuu U Dilay Dadkii ogaa Inuu kexeeyeyna Si aysan u sheegin maadaamo uu yahay Caddaw dilaa ah Way noqon kartaa Illaahay Ayaa xaqiiqada dhabta ah og
Hal milyan kenyaa momey ah aka saxo bro wa just like 10k dolars not 800 or 900 o dolar okey kusoco bisinka iyo saliga rasulka scw na kuso gal su kanalkada kugu bar kowaa by the way wariye m.a aya tahy o dadka ben ka shegin edepna leh dadkisa na wax walbo dalka e jogan ka dhaco uso baro waxne so bartay
Maan Raac,ma taqaan micnaheeda looga jeedo,mise qeligaa afka suugaanta ma baran,Maan raac waa fikirkaaga raac ama fikirkaaga kaasho,ama Maskaxdaada Raac,xikmad Raac,afsomaliga waa qani waa maana magic fiican bay la baxeen Maan Raac ,markaa buugaaga badan akhri ama podcast badan dhagayso si afsomaliga saxda ah ubarato.
@@zammohammed856 xasan maanta iyo berri iyo saadambe reerkayga iyo meel ay degaan diriro dhexyada ah maahee waxba kuma samayn karo kuwa adoonta ahaa ee la raran jiray hadana rararkii doonaya ee xasan u wado sidii loo rararilahaa waa idinka suga rarka
Waxa u shegayo in ay been u badan yihiin hadalkiisa aya is gaf ku jira wixu dhahay dilka lacagta lagu bixiyay wa 1m kenya shilin kadiba wuxu yiri dollar ahan wa 900$ ninki aqli leh wax fahmi kara Canada u dhaxeysa 2 lacag mida kale wuxu deep wey ogeed in dila yahay side macquul ku tahay in ayado og in dila yahay in ay raaacdo waxan kuli wa wax been ah 100% 1 ayey run ka shegan kuwan views raadiska ah
SubhanAllah😢 allow kani oo kale hana tusin marxuumintiina rabiyow u naxariiso😢
Aamiin 🤲
Amiin
❤L@@hamdihasan4743
Alle ha unaxaristo inta dhimatay
Waad mahadsantahay waa ilaah mahaddii hadduu waddo yeeshay kiiskan axmed Rashid ha la Soo celiyo dadkii dacweeyey ee isku sheegayey xaquuqul insaan waxay ahaayeen dad doonayey in xaafadda soomaalidu iridaha loo laabo oo nabad xumi looga cararo Iyo dad soomaali ah oo qabiil Iyo xanuun qaba markaan saa leeyahay hadda anigu ogaadeen ma ahi laakiin waxaan ahay qof doonayaa in xaafadda islii horumarto oo hoggaanka U hayso Nairobi nabadna Ku seexata oo Ku Soo toosta
1 million Kenya shilings waa 7720 US $
❤❤❤❤❤❤❤❤
800$ buu yiri ma sidaas baa
Wlh alaahu aclam
حسبنا الله ونعم الوكيل
War dadqalkaan 4 haween ah kaligood ma dilin dad badan buu qabaa oo cuney Ee si fiican ha loo baaro.Waa dadqal caadi ah.
Sadix caruur iyo xaaskiisa horay u soo dilay
Gabadhii Danbe Ee Uu Bacaha Mad Madow Maydkeeda Ku Waday Deeqa, Waxaa Cad Inay Ladishay Sadexdii Dumarka Ahaa Ee Halka Qoys Ahaa. God Walaal Haqodin Waligaa
Ayadoon la dilin soo lagama yaabo iney ogaatey inuu dilaa yahay maadama uu xiriir kala dhexeeyey ka dib uu sidaas darteed u diley hadeey dilaa kale eheyd maxaa ku sababi karo inuu ayadana dilo weeyba baxsan kartee mana sysan sheegteen waayo hadeey sheegto ayadaaba baxar gali leheyd waa sideey ila tahay maantey ayadu ma hadli karto isma difaaci karto Alle uunbaa og
😢Maanta Sidey Dareemayaan Maanta Ehelkii Marxuumiinta uu Laayey Qaatilkaan Hala Marayo Xaqa😢
Yaah adeer dolar qaybintiisa miyaa kudhibaysa
Kulahaa 1m Kenya
Oo udhiganto 700 ilaa 800 USD
Hadii lagala baxay kilhaha waa hey ado khas ah hadii xubnohodii kaamil yihiin dadka ulaaye waxa kadambeyankara qof dumar ah balse kama hordhaceyno
naxariis laaa subxanallah 😢
Mama waris iyo gabdhaheeda sidu u dily xagee ku dilay
Sheekadi waa sheeko dheer rerka deeqo iyo kuwa Hashim ba hala baaro
Subxanlahi
Kufsi isagoo daroogo Aad u xun Haduu isticmaalay kufsi uu xoog U adeegsaday una gaystay dhawac kadib Si aysan u sheegin Inuu U Dilay Dadkii ogaa Inuu kexeeyeyna Si aysan u sheegin maadaamo uu yahay Caddaw dilaa ah Way noqon kartaa
Illaahay Ayaa xaqiiqada dhabta ah og
allahu naxarito😂😂😂
Wankaxumay😢😢😢
Wankaxumay😢😢😢
Wankaxumay😢😢😢
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
Inallillah wa ina Ileyhi Rajicun
Waa dhacdo xanuunbadan lkn arinkan Family ga marxumada ayuu kusodhamanayaa sidaka muuqta
inaaga beelo araagnaay galadana berka iyo kilyaha miyu ka ibsan jiraay imaanki alee ka qaad
Subxanallh subxaanallh
Jigjiga ayey joogaan dadkuu ushaqaynjirey haashim shaqadiisii ugu horaysey jigjiga ayuu kabilaabay waydiiya xamdi cabdile oo reer bookh ah iyo walaasheed bishaaro cabdile gaab iyohooyadood hodan jamac iyo maxaned xasan geesey oo habargidir sacad reer tanzaaniya daaru salam hadase magacii iyo qabiilkii iyo wejigiiba bedeshey waana taajir xaafada 7aad degan gaar ahaan masjidka geelayaasha 20 guri oo ku wareegsan iyo suuqa masjidka kuwareegsan isagaa leh dadka jooga oo dhana waa shawaalihiisa wuxuu usheqeeyaa sidii dawlad oo kale aad buu u tababaranyahay maraykanka ayuu u xirnan jirey TZ waana laga masaafuriyey tansaniya waa qiso dheer tani oo aan ubixiyey ninkii jaxiimada ahaa afduubka kufsiga qoomaluudnimada iibka xubnaha dadka lafaha iyo maqaarka fidinta HIV sida hayado samafal oo been abuura isku dirka qabiilada xaasaska caruurta iyowaalidka IWM💀💀💀💀💀💀
Ninka aa kahadashay asaga maa ushaqeyn jiray Mise dadkaas aad sheegtayna wuu dilay
Inta war soo qortey mafahmin
Waaba nin aakhiro wanaag oodhan ujirin oo ubareeray naar ilaahoow hanacadaabin
Ninkad ka.hadashay masagaa wll
Subxaanalaa
Run sheeka
Ma dhiig ba qarsoma sikasta uqari isleedhy waki sobaxa
Walale nin kan wuxuu ogyahay in somaalida ay kahadlaheen lacag inuu qaatay. Sas darteed asagana uuka faaideysanayo warka somaalida sifa uu kiiska iskaga qafiifiyo..taasi waa fikirkeyga...laakin dhiig maqarsomaayo
Oo seeh uga qafiifayaah
🎉🎉🎉😊😊
Ninku laf waynaa🤔
Aaway qirashadu inder😂
News ka kenya laguu so qoray inuu qirtay ee asago hadlayo lama kenin
Wa soomaali wa vpl
Hal million maha $800 ee waa 10000$
ilahaya ha unaxriist dhamatada
Bakhti nijaasa weeye
Filimaanta uudaawanayo ayu kudhaqmay. Nacas cadowah
Warkas naga kala jojiya ee ninkas hala dilo hadad run shegey saan intaan maba laheyn leheen hadaba oktihin inuu waxdilay
😱😱😱😱😱😱😭😭😭😭😭
Waxaa isu kay qaban la deeqo 24 bishaa lawaayay 29 bisha na supermarket bay jeegtay war dadka xokta soo gudbinayaw warka soo dhameeya
23 kii bisha ayuu u yeertay oo maalintaas ayaa reerkeeda ugu danbaysay. 24kiina reeku way report gareyen inay waayeen. Reerkoldanacodad bay usoo duubaysay. Intaasna asagayla joogtay. 29kii supermarket ayay uga adeegtay kadibna u tagtay, kadibna maydkeedii 31 kii buu soo tuuray
Wax afartan qof max unolyahay
Ehelkeeda waxba kama ogaan karaan sababtas ninkana markay ogaatay deeqa inuu dilaa yahay ayuu dilay şi aysan u sheegin .
10 kun oo dollar miyaa wax weyn lanoqday dadqal nimada han yarid aya udheer, "a cheap killer" kenyaniinta muslimiinta ah waxay kumahmahan " marhadii aad khansiir cunaysid mid shilis cun"😢
Muxu face mask laxiranyahay hhhh karfantisa wuuba watayeee mala toogto
Deeqa dhagar qabtey aheed waxana ku dhacay wa ku macaan tahay
Hal milyan kenyaa momey ah aka saxo bro wa just like 10k dolars not 800 or 900 o dolar okey kusoco bisinka iyo saliga rasulka scw na kuso gal su kanalkada kugu bar kowaa by the way wariye m.a aya tahy o dadka ben ka shegin edepna leh dadkisa na wax walbo dalka e jogan ka dhaco uso baro waxne so bartay
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ayado oo oog inu gabdahas dily miyay intay qarisay hadana gurigesa aady
Walee dhagar qabe ma badbaado aduun iyo aakhiro
Xanu maqabo waa dila
(Maan raac ) maxaad ulabaxdeen maanraac ma mulxidiin baad tihiin
Maan Raac,ma taqaan micnaheeda looga jeedo,mise qeligaa afka suugaanta ma baran,Maan raac waa fikirkaaga raac ama fikirkaaga kaasho,ama Maskaxdaada Raac,xikmad Raac,afsomaliga waa qani waa maana magic fiican bay la baxeen Maan Raac ,markaa buugaaga badan akhri ama podcast badan dhagayso si afsomaliga saxda ah ubarato.
@@amalabdisamed7761 Muslimku waa diin raac waa Alle raac waa nabi raac
Gaalada iyo mulxidiinta ayaa maankooda raaca
8000$
Waxaat qarisay in naak lala qabay ey kafambeysay. Mar Mar dambe Ma rumey saneyno
Haday oguid inu dilaayahay way ku fucniid inoo jarjaro
Guryaha iyo suuqa ma haashim baaleh
Xasan toorta gooye xabadii $30000buu ku qaataa beri dhowayd shaah xayaysiis buu qaatey balse boqorkii dalkaas baa lacgtii shirkada xasan ka qaadan lahaa siiyey oo yidhi anaa ceeboobaya oo lay odhanayaa madaxwaynaha dayacan ee somaliya ma abaartaad kaga faaiidaysatay xasan xaraash xasan habaar xasan qudhunside xasan xaaraan xasan xabaalo qode xasan mayd cashuure xasan xasanow dibadda iskeen hadba borta fori sanbalooshe iyo galaaliyo kii walaashiis wasi jiray cali cosoble xasan eedadii naagihii buurkaroole bay ka mid ahayd xasana lacag buu u doonanjiray markuu oodhfanadii afgooye ku jiray eedadiiiyo dhowr dhilooyina waxaa ilaalin jiray sanbalooshe
Yaab badana waxaan hada m caya mase waali bad qabtaa xasan caay iyo amaan midna lacg kuma dhiibo ee dhuusadan isku celi
@@zammohammed856 xasan maanta iyo berri iyo saadambe reerkayga iyo meel ay degaan diriro dhexyada ah maahee waxba kuma samayn karo kuwa adoonta ahaa ee la raran jiray hadana rararkii doonaya ee xasan u wado sidii loo rararilahaa waa idinka suga rarka
Allah yarabi weli wuu nolyahy xita naxdin umadiman nacala waxaa thy iyo arxanlawe athy kuyal dowladan wan nacey mey qarajiyan eygan an naxriss lehen illahayow adiga ayaa weyn oo waxba an ka qarsonen amurta dhan adiga ayaa og illahayow qabdhas unaxriso amiin amiin
1million Kenya shilling sidee ku noqotay 700 oo dollar