Xanaan Shidane Wareysi 4/4 - Waxaa leygu inkiray gabar hadda qaan gaar ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @falismohamud233
    @falismohamud233 Рік тому +70

    😢😢😢😢😢 qaybtan oohin bay igu dhamatay team beerjilic 😢 ilahy hoyo ha u naxaristo strong women ❤

    • @ducaysancabdi6817
      @ducaysancabdi6817 Рік тому

      Me too2 walhi wllo😢

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Рік тому +3

      Kkkkkkk marna waankugu qoslay marna anigaa is fiiriye wlh beentey maahan wlshy markaan is fiiriye indhaheyga waan jiifay barkinta dhabankeyga ilin baa wlh dareereysay aad ban oga xumahay gabadhan qaaliga ah in dhibkaan la mariyo lkn Allah ba la jiraa dhib ma arkeyso

  • @hargeisawiofficial1686
    @hargeisawiofficial1686 Рік тому +112

    Dumarka somaliyeed waa Dumarka aduunka ugu awooda badan❤. Wlhi anigo hoyaday ayaan qof ku ahay. Wlloh xanaan rabi janada hakuugu abaal gudo ‏آمين يا الله

    • @almaasmohamuud5266
      @almaasmohamuud5266 Рік тому

      Waayoo DNA udalban weesay noo weedii suaasha

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому +1

      @@almaasmohamuud5266 islaamka wax DNA la yidhaa ma jiro ilmuhu hadduu meher ku dhasho ninkaas ayaa iska leh. Hadduuse diido cid ku khasbeysaa ma jiro

    • @said1498ify
      @said1498ify Рік тому

      ​@@taqwalaah5911 Dna Waxa laga wadaa ninka ku inkiray waa lagu ciqaabi lahaa waayo waxa joogtaa wadan horumaray oo xoog xaquuqda ilmaha looga qaadayo.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому

      @@said1498ify dhinaca Islaamka guurku wuxuu ku ansaxayaa weliga gabdha iyo laba markhaati intaa haddii la helo wax la inkirayaa ma jirto tan wadamada reer galbeedka haddii aan hooyada iyo aabuhu isla ogoleyn inay DNA iska qaadaan cid khasab kaga dhigeysaa ma jiro. Khasaaraha qudba sirada iyo wixii la midda ayaa waxan laga dhaxlay

    • @said1498ify
      @said1498ify Рік тому

      @@taqwalaah5911 Waa runtaa walal qudba siro waa dhibaato natiijadeedana waa la arkaynaa.

  • @crotchetjunior
    @crotchetjunior Рік тому +122

    Sorry Sister
    You are a real mother infact.
    You are the kind of woman this world needs. Thanks Sister

    • @NasraAaran
      @NasraAaran Рік тому +3

      Zorry wllzhyy😢😢😢😢

    • @ShukriMursal-st4zt
      @ShukriMursal-st4zt Рік тому

      @@NasraAaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 Рік тому +24

    Ducada waalidku waa liibaanta aakhiro iyo aduun Illaahay hanaga dhigo kuwii ka faaidaysta 🥺❤
    Xanaaney waligaa ha iilan 🥰👸

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Рік тому +7

    Xanuun kasto oo ay xanaan ka sheekeynayso aniga oo ilintu iga qubanayso waxaan ku halmaamaa halka mar ay dhoolo cadeyso…😭😭😭❤❤❤❤

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Рік тому +85

    Waxan naxay markee dhahday ani aaba naxariistisa ma arkin 😢 ilmaheykana meesan arag 😢 so sad wlhi subhanallah war ilahey uka baqa dumarka waliba kuwa tabarta yar oo aanan waxba awoodin 😢

    • @ifrahhersi7554
      @ifrahhersi7554 Рік тому

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Рік тому +1

      Ani laftarkay aabo naxariistii ma arag
      Lkn qisadedu waa murug wllhi Allah hanoo sahlo nolosha danbe

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Рік тому +2

      @@Maria_mlpzn-0 kalay igu nafis qli 😢

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Рік тому

      @@gabarbarichannel9804 micnahaa qisadayda kaga shekeyo iyo sababta lkn qlli wali nolashii danbe ma arag qofku wax uu kashekeyaa dhibkiisa ilaa yaran tiisii iyo dhalin yaranimadisii wixii ku dhacay lkn anuu wxan marayaa da ihii ay xanan shidane inantedii hore ku dhalaysay nololi hadii lanolanayo way danbeysaa kolkaa dhaw iyo toban jirban ahy. ...qisadadu wa in ay dhmaystirnataa somaha wakaas

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 Рік тому

      @@gabarbarichannel9804 wana mahad santahy wllshey sharafeey m.a wad qalbi fican thy🥰🥰

  • @faisajama2714
    @faisajama2714 Рік тому +29

    Runtii Dumarka Wanaagsan inta badan nolosha way ku imtixaaman yihiin hadaan farxad bay isku dayaan inay marwalba iska qoslaan inta badan dadka farxada badan waa dadka dhibaatooyinku hadheeyeen Walsh xanaan shidane guul baad joogtaa illaahay haku xafido Amiin yarabii ❤❤❤❤❤

    • @sacdiyoyusufahmed6103
      @sacdiyoyusufahmed6103 Рік тому

      Xaqiiq qosolka we isku bor qariyan really ilaalahow farxada dhab noga dhig

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      sabata maad fahmeysaa illahey waa cadil qofka dhibaan waa qof illalahey jaclayey mid akale illahey haduu isku beeega nin wanagsan iyo gabdh waangasankuwii xumaa yaa guursnayaa waa in imtaxan isu noqono

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 Рік тому +131

    Xanaan Shidane waa qof aad u cajiib ah oo Allah ku manaystay awood iyo adkaysi kheyrul caadiya.
    Runtii aniga shaqsi 23:47 aad bay shekadaan ii tabatay.
    Aad iyo aad baan uga xumaaday raga Somaliyeed oo araga raga lahaa oo soo xumeyey qabadhaan uu Allah quruxda ku maneystay.
    Xanaan shidane anigoo matalaaya raga wanaagsan oo Somaliyeed waxaan hawada kuu Soo marina raali galin.

    • @zamzamchannel9863
      @zamzamchannel9863 Рік тому +3

      Alla rbiyow i amanso waba sabat guurka uga baqo ila xada

    • @jamacaxmed4681
      @jamacaxmed4681 Рік тому +2

      Waa sida aad shegtay dhibka ee so mariyeen ragaas xun waxan ale u baryayaa ugu janadiisa ku awaal mariyo walalshen xanan shidane guuleyso oo ale haku siiyo zoj wanaagsan oo wanaagaga garta inshlh 😢😢

    • @jamacaxmed4681
      @jamacaxmed4681 Рік тому +6

      @@zamzamchannel9863 walal waxba kala baqin guurka wax walbo waa calaf adigana mar walbo Waxa Ale ka rajeysaa zoj wanagsan oo wanagaga garta ilmaha kula korsada inshlh waadna heleysaa niyada qeyr u sheg mar walbo inshlh ❤❤

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Рік тому

      Allaah raali hakaa ahaado walaalo. 🌹🥰♥️🥰♥️🌹🥰♥️🌹

    • @mohamedgacamey4331
      @mohamedgacamey4331 Рік тому +1

      @@fatmasugule9969 Allahuma aamiin
      Barakallah fiiki Fatma Sugule waa ku mahadsantahay ducadaada miisanka wayn.

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +78

    😭😭 Walee qof Kii wax fahmaya ama dhag wax maqasha leh Inuu Xikmad badan ka dhuxayo Qisada Duceysan! Manshallah Illahay Waxan u weydinayaa Inuu xifdiyo iyada iyo owladeeda ba 🤲🤲……Umadeena qaar waxay raban iney Gabar duceyaan ay shah ku Sii caban…..oy Views ku Sii radiyaan Walee qof duceysan kabtisa ma gareysan oo ceeeb yeelan maayee allaha idinku duwo Wada saxda ah israaqad ka kalana idin sahlo…..Also 💯 Thanks to our brother….sida aad ugu istagtay Inta Dhib ka iyo dhawaca la nool ama la soo noleyd ka hadalkooda Alalha kugu abaal mariyo izraaqad barakeysana ha kugu siiyo had Iyo jeer 🤲💯👍👍👍 keep going and I owned you Hero Cup🏆🏆👏👏👍👍👍👍💯💯💯

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Рік тому +10

    I haven't been cried since my mum passed away 2years ago till ive hear hannan story, long life hannan an both her girls an grand kids aamiin yaarab

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 Рік тому +307

    Adkaysigii,dulqaadkii,halgankii,dumarnimadii, baarrinimadii oo qof ah weeye gabadhani, ilaahay cimri dheer iyo caafimaad suubban allah ha siiyo.

  • @hanadafraxow2040
    @hanadafraxow2040 Рік тому +127

    Wllhi qof baari ah adunyo madhibto gabadhaan bari nimadeda bey meshaan kuso gartay hooyone Alla ha unaxariistay abaayo😢😢

  • @kadargedi9844
    @kadargedi9844 Рік тому +257

    Ayanlow, waxaan ka bartay waxyaabo badan;
    1- haweenka Somalida waa full of heroes like Xanaan Shidane
    2- Raga somalida waxaa ku jiro niman aad u xun
    3- xanaan Shidane waa qof aad u wanaagsan
    4- Somalida badanaa qof wax haasto ayey wax ooga daraan
    5- I am very sorry what Xanaan has experienced and no one deserves this kind of experience. I am so sorry!!

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Рік тому +7

    Rabbi ha u naxariiso hooyooyinkeena iyo aabayaasheenaba . Xanaan Shidane walaasheey adiga caruurtaba ILAAH ha idin naxariisto aaduun iyo aakharaba.
    Runtii dumarka soomaaliyeed waan kuwaan ku baxsanay gartidooda iyo dulqaadkooda .
    Rabbiyoow dumarkeena noo xafid ,cadowgana ka ilaali.
    Aamiin .
    Mahadsanid wariye Ayaanle howsha aad noo hayso ILAAH hakuu fududeeyo .

  • @hibako872
    @hibako872 Рік тому +8

    Dad badan ayaa gabadhan ku dhagan dhibta intaa leeg soo martey soomaali sinaba looga amaan heli maayo wlhi.
    Way iga oohisey wlhi in badan sheekadeedu maadaama oon aniguba ahey inan agoonimo ku soo kortey hooyana sey ugu dadaashey garaneysa😢
    Alle ubadkaaga hakaaga dhigo kuwa aad ku nasato oo baariyaal kuu noqda.❤

  • @waasac114
    @waasac114 Рік тому +62

    Waxaan ka bartay labo cashar oo ah ka warqabida gabadhaada ninka guursanaya iyo axsaanfalka waalidka mahadsanid xanaan casharkaas waan qaatay mahadsanid ayaanle

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  Рік тому +253

    Waa mahadsantihiin dhamaantiin… Maxaad ka kororsatay Barnaamijkan?

    • @farxiyomaxamuud95
      @farxiyomaxamuud95 Рік тому +25

      Ayaanke Walhi qisadan xanan qisooyin ka xanun badan ayan garana oo gabdho kujiran ayadoo 2023 lugu jiro ,somali dhaxdeda dulmi badan aya kajira dadka leh gabadhan waa beenteed waa dad an wax badan ogayn saan fila.

    • @BilanQorane
      @BilanQorane Рік тому +6

      Wax badan wlle dhib xanaan dad badan ayuu ku dhacey lkn wey qarsadaan

    • @ayaanlecadeabdullaahi1754
      @ayaanlecadeabdullaahi1754 Рік тому +13

      Wlh sami qisadan wey wada tabaty somalida damiirka leh kuwo aya ku diganaya ilinta gabadhan bashal ka dhigty lkn nabsiga ay galayan wey kaso baxeysa koley qofki aysan calool xumeyneynin dhibkeda yusan ku diganin ileen wa aduune

    • @asmaasheikhersi2584
      @asmaasheikhersi2584 Рік тому +4

      Micnaha birul walideeyn

    • @habonugaas656
      @habonugaas656 Рік тому +1

      Walaalkeey sheeko walbo 2ba waji ayay leedahay. Yurubna DNA ayaa laqadaa qofkii inkira dhashiisa allaa naga og.

  • @ashalul565
    @ashalul565 Рік тому +119

    Ilaahay waxaan kaaga baryin in sidii aad hooyadaa ku ahay in ciyaalkaaga kuu noqdaan, Inshallah

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 Рік тому +5

    Hooyo markay tidhaahdo ee ay ilmadu soo dhaaftaba waan la ooyay oo ilmada igasoo daadanaysay Ax 😭sorry walalshay hanaan waad guulaysatay mar haddaad waalidkaa ka ducaysatay allle ha unaxariisto wll Hooyo 😭❤️anigana hooyaday iigu duceeya walal inuu ilaahay unaxariisto iyo dhammaan hooyooyinka soomaaliyeed

  • @SumayoSimran-sw4tr
    @SumayoSimran-sw4tr Рік тому +15

    Xanuun badan way aragtay Lkn Ducaadii waalidkeedii bay heerkaaan kusoo gaartay m.a xanaan Inta kuu dhiman wax ku dhiba alle kuma tuso runtii 😢waan ilmeeyey intay qisadu socotay Lkn Mida ugu weyn ee laga baran karo aya ah in aadan Xalad walbo aad kusugan thy aadan hilmaamin waalidkaaga ❤allow iidaa labadeyda Waalid Cimri dheerna Iisii 🤲

  • @hassanmohamutt3815
    @hassanmohamutt3815 Рік тому +160

    Marka arko qof hooyo mcn ka geriyote Wan iska ooya😭😭😭😭
    Yarabi hoyadey mcn iyo dhaman hoyoyinka Muslim ka ah cimri dheer iyo cafimad nosii Ameen🤲🤲inta geriyote na u naxariiso🤲🤲

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Рік тому +66

    Yaa Allaah yaa ladiif yaa daljalaali wal ikraam. Somaali haddaanahay qofku markuu jilicsan yahay ma caawino balse waa imtixaan! Qofkana waxeey utahay imtixaan iyo in uu noqdo qof adag. 👋👋👋💕💕💕💐💐💐🥰🥰🥰 Allaah haku xifdiyo walaalo 🤲🤲🤲

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +79

    Somaliyey please gabarta beri dhibkeeda haku caayina😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @hilalladan5740
      @hilalladan5740 Рік тому +3

      Cay ma mudna xanan shidane cayna maleh balse wlhi wa gabadh qalbi wngsan o adag

    • @ubax7758
      @ubax7758 Рік тому +4

      ​@@hilalladan5740 sax abaayo lkn mangabka inagu badan😢😢

    • @HYSh2023
      @HYSh2023 Рік тому

      ASC HANAAN CAAYBA MA LAHA MAXAA LAGU CAAYAA WAA GEESIYAD SHARF BADAN.

    • @hilalladan5740
      @hilalladan5740 Рік тому

      @@ubax7758 beenta mha

    • @habonali9734
      @habonali9734 Рік тому +1

      ​@@Hashipodcast iso boqo

  • @ILHAANAXMED-qq1qe
    @ILHAANAXMED-qq1qe 7 місяців тому +1

    Allah ku dhowro aduun io Aaqiro🥺❤

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Рік тому +8

    Walaahi WAA iga sii oysiisey xanaan sheekadaada qaas ahaan markaa hooyo ka sii sheekeysey Si fiican aa yeeshey. Illaahey ducadeeda ha kuu aqbalo. Aniga hooyadey sanad ka hor iga dhimatey. Illaahey ha u naxariisto waalidiinka oo dhan inta dhimatey. Inta noolna Illaahey caafimad ha siiyo. ❤

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 Рік тому +35

    😭😭😭😭 murug badana qisada gabadhan nolosha inta ku hadhay farxad ku noolow sister quruxey

  • @azuz1698
    @azuz1698 Рік тому +43

    What a poignant story. It made me cry. Walal, I hope Allah heals you from all the pain you endured. Allah tests those He loves. Inshallah you will be rewarded both in this world and the next. ❤

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi Рік тому +24

    Xanaan shidane nolosha inta ku hartey musiibo dambe ilahey haka hayo adiga iyo carurtadana farxad kunolada insha allaah ❤❤🎉

  • @ibrahimbillow8014
    @ibrahimbillow8014 Рік тому +6

    Mummy don't cry you break my heart for any reason coz I love all somali mothers may Allah bless you

  • @samsamhaybe9738
    @samsamhaybe9738 Рік тому +22

    Waxn kaga rajanayaa sidii aad hooyada u ahayd inay u badkagu ku noqdaan inshallah 😢😢

  • @gacaloxassan2606
    @gacaloxassan2606 Рік тому +34

    Markasto aan daawado xanaan waxn qalbiga ka dareema murug waana oyaa 😢😢 yaaa allaaah noo gar gaar

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 Рік тому +74

    Xaqiiqatan gabadha qisadeedu waa cashar iyo cibaaro wax lagu qaadan karo haddii inna dheguhu waansamayaan😢

  • @mssnujuum2020
    @mssnujuum2020 Рік тому +22

    Strong Women💪❤
    Alla Qurux Badanaa Xiriirka ka dhaxeyo Hooyo Iyo Gabadheda Marke Wax Waliba Isla wadagan.😢😢

  • @jeydhi
    @jeydhi Рік тому +7

    Qalbiyadeenu aday kula jiraan walashey
    Markasta hore u soco gadaal ha fiirin
    To be strong 💪 😪 #hooyoxanaan ⭐⭐

  • @gabadhiqalpigalagajabiye7011
    @gabadhiqalpigalagajabiye7011 Рік тому +23

    Sheekadan marka dhageystay teydii oo aan la oyn jiray 😢 ineyba tan ka daran tahay 😮 Alhamdullah iniga ninkeyga aso iqabo oo ilmihisi igu soo dilmeen oo iga tagay ilaahey ayaan ku dhaafay yarabi adaaa kugu dhaaaf 😢😢😢😢

  • @arashiidahmedfarah4799
    @arashiidahmedfarah4799 Рік тому +119

    So emotional story wish you long life and health our mom's 😢

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Рік тому +20

    Masha'Allah Sister Hanan I am very proud of you never let the struggle time to let you down there is a lightning after long darkened tunnel Alxamdullillaah stay strong thanks for you are sharing with us your past. your life story is very touching and emotional May Allah Swt increases your Iiman and guides you with his blessing

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 Рік тому +20

    Ilaheyow hooyodey iyo hooyo walba oo dintay u naxariso Amin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Codayev
    @Codayev Рік тому

    I told everybody I know that Somali women are the strongest women in the world and this is the proof. I lost my father when I was 7yrs old in the middle of the worst Somali civil war, we were 9 kids and all we have was my mom, she was the toughest woman that I know she work really to make sure that we will never sleep empty stomach, we always have roof over our head, dress well and thank to allah she put us through school, college, and finally Alhamdulilah we all turn out to be good and half of us married with kids and still she makes sure that we have to be tight as family. My allah grant her most prosperous life and after. Gabadhaan wlaasheen ahna Illaahay jeclaado, she is looks very decent human being. Ayaanle thank you Wlaalo for sharing with us this painful and happy ending story

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Рік тому +1

    Allaha u naxariisto Hooyadaa. Geeridu waa xaq. It’s great to hear that you have fulfilled your mother’s dream. That put smile of your face.

  • @EidNairobi
    @EidNairobi Рік тому +3

    Wlaahi waxay cadaysay in dhamaan dadkii xiligii DHOOFI jiray ay xaasidiin ahaayeen,
    1-may jeclayn inay cid kle Soo dhoofto
    2-qofka cusubna wey ku adeegan jireen
    3- may jeclayn in wax la qabsan karo, lkn waxay jeclayen inad ku hoos noolato
    ALHAMDULIAH waxa baabiyey dhalinyaradi tahriibtay oo mid kasta mid kle gacan qabtay

  • @Sacda-wg9ct
    @Sacda-wg9ct Рік тому +27

    We love you walalo xanaan. insha'Allah jannah ayaad ku galaysaa. Hooyo fiican ayaad tahay. Qofka wanaagsan ayaa la imtixaamaa. We support you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadarjilbo
    @khadarjilbo Рік тому +24

    Waxba igama galin inay runtahay iyo inay beentahay? Inay sidan udhacday iyo qaab kale ahayd yanna waxba igama galin? Se naxariis la’aan, dareen la’aan, caqli xumo iyo si aan dadnimo lahayn in loola dhaqmay inantan duruufuhu ku kulmeen ayay muujinaysaa sheekadu.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +2

    Runtii wa qiso xanuun badan waxa ku dhacay xanan shidane Somalidu ma dhawa xaga ilbaxnimada wa dad qalafsan oo wax walbo xoog ku raadiyo kuna xalliya
    Waxa tahay qof ducaysan hadiiba aaad hooyadaa meedkeeda gacantaada ku dhaqday
    mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 Рік тому

    Strong woman waxaa xaq u leh inee sheegato Hanan Shidane Keep going Habo ku dayasho baa mudantahay wlh kaligeed boqorad 👸❤️

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 Рік тому +7

    Mnsha allaah wlshy wxad tahay qof aad u qalbi fiicanay thank you ❤❤❤❤

  • @taajir8491
    @taajir8491 Рік тому +4

    😢😢😢 qiso aad u xanuun badan, alle garabkaaga ha galo walaal, hooyo alle ha ku gargaaro

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +110

    Qisada gabadhan kudhacdey runtii waa Dhacdo xanuunkeeda wadata waxana jira gabdho qisooyinkas iyo kuwo kadaran ku dhaceen oo waayey cidey u sheegtan..Allah dhibta haka saaro Dalkeena oo dumarkana Ha xifdiyo ragow Dumarku waa janno aduunyo wana walasha ha fara xumeyn oo sharafteeda ilaali..

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 Рік тому +2

      halayeye 🧑‍✈️🧑‍✈️🧑‍✈️🧑‍✈️🥰🥰🥰🥰

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 Рік тому +2

      Nimanka Dan sidadi camal wax umafansano wlky dumarka walonaxarista bcz marnah waa hoyada marnah waa gawadadi marnah xaskadi marnah waa walasha allow dumarka cadowga kaqawo

    • @nadhifoali3220
      @nadhifoali3220 Рік тому +3

      Wlhi aniga Aya ka kow aah ila hadana qaf lama wadaagin 😢

    • @shukri8964
      @shukri8964 Рік тому +2

      Aaad iyo aad dumarka waa jano aduunyo

  • @amiiratulahlaamabdalla6002
    @amiiratulahlaamabdalla6002 Рік тому +2

    Ilaaahy ha xagido gabadh walba oo soomaaliyeed oo iyadoo soo murugootay ilmo soomaliyeed korisay hooyo ilaahay haku xifdiyo

  • @haboonmire2307
    @haboonmire2307 Рік тому +3

    Alle waxaa kaaga baryaa sidaa hoyadaa baari ugu aheed inee ilmahaada baari kaaga dhigo abyo 😢🤲

  • @abdirizackmohamed4426
    @abdirizackmohamed4426 Рік тому +12

    Wallhi billahi waan la ooyey arinta hooyo iyo naxariista iyo baari nimadaada 😢😢😢😢😢😢😢

  • @sandheerediini-xr4rj
    @sandheerediini-xr4rj Рік тому +37

    Ilaahow waa kugu mahad isiiyay awlaad iyo xaasba 20 sanaa xaas lee yahay walahi oo bilahi shaqo qof ka shaqeya waa usoo marey xaskayga anaa umusha kasaran jiray waridkayna waa ka ducaystay nimankana alaha tuso inay xaaskoda u naxariis tan waligay hadal xun ma dhihin kama xanaqin xanan waa arkay Snapchat keda Ayadoo ku Farax san oo la joogta oo la Faraxsan ilaahow u naxariiso hooyoyinka

    • @nimoshire7372
      @nimoshire7372 Рік тому +3

      Ilaahay waxan kaga baryaya inuu farxada idin siyaadiyo waxad tusaale utahay aabayaasha wanagsan wilasha somaliyedna waa wanagsan yihin in yaraa xun ayagana allaha soo hadeeyo

    • @Yourstrulyyybabe
      @Yourstrulyyybabe Рік тому +1

      MashaAllah

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Рік тому +1

      Masha alh tabaraka laaah ilaahay hysu kiin daayo dhamaantiin

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 Рік тому +1

      Manshaa Allah walal alle haidinaiyo ur amazing husband mansha Allah alle waxan kabaryaya ilxasiid ilcadow intabaa alle halaqabtoo

    • @sandheerediini-xr4rj
      @sandheerediini-xr4rj Рік тому

      @@quruxsan70 Aamiin Aamiin walashay

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +229

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😥☝️

  • @hipoabdilaahiibraahin8868
    @hipoabdilaahiibraahin8868 Рік тому +3

    Maansha allah ducada hoyadeedbay halka kuso gadhay iLahay inta nolosha kuhadhay farxad hakugu badalo walashayeey❤

  • @nasra268
    @nasra268 Рік тому +6

    Inalilaahi wa inailyhi rajacuun wlo illahay hooyo Ha u naxariisto walhi waan ilmeyey
    Adna illahay nolshada inta ka dhiman meel quruxbadan haku geeyo😢

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 Рік тому +24

    So emotional fascinating and sad story as well. Thanks Hanan for sharing 😍

  • @boodka3
    @boodka3 Рік тому +4

    Walhi waan oyay oo waa iscelin waayay ee ducada walidka khaas ahaan hooyada ducadeda Alle hana waafajiyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Anony2
    @Anony2 Рік тому +14

    Yaa kaloo ooyay
    I did cry😢

  • @ugbadhassan1856
    @ugbadhassan1856 Рік тому +1

    Wlh ilimada waan ceshan kari waaye sida ay hooyadeed baariga ugu ahyd masha allah

  • @user-dh2jw9vb1h
    @user-dh2jw9vb1h Рік тому +35

    Waa gabadh baarrinimo kamuuqato, allaah hakaa aqbalo, baarrinimadaa , carruurtaada ayaad kahelaysaa baarrinimadaa - inshaa a allaahu tacaalaa - se wlle xijaabo, oo cawradaada qarso, gabadh wanaagsan oo siifin baatahay sida kaamuuqata, waxaan allaah karajaynayaa inuu qaadashada xijaabka kuwaafajiyo .

  • @abdijama3527
    @abdijama3527 Рік тому +8

    Respect HAnan, your story made me cry

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 Рік тому +8

    Xanaan duceysan Ilaahey ha ku barakeeyo adiga iyo owladada ❤ waxaan Ilaahey kaga barya in uu Ilaahey kugu bedelo dhibka aad soo martay farxad, Allahuma Amiin

  • @hamdicabdulle2214
    @hamdicabdulle2214 Рік тому +59

    Allaha Kula garab galo abayo caruur la isku dayaco Wan arkay xanunka ay ledahay 2 caruura an heysta Aniga mahane qof kale la heyn 😭😭😭😭😭

    • @hiboabdishakur1547
      @hiboabdishakur1547 Рік тому

      Sorry quruxey

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 Рік тому

      Ilaaheey ha kula koriyo walal

    • @Ummacooking2023
      @Ummacooking2023 Рік тому +1

      Korso abaayo ilmahaaga wey kuu kurayaane

    • @ifrahhersi7554
      @ifrahhersi7554 Рік тому

      Ilaheey hakula koriyo badanaa raga qaar hooyada markey furaan caruurta ayey la furaan 😭😭😭😭😭😭😭

    • @nasramohamutmohamed7514
      @nasramohamutmohamed7514 Рік тому

      Ilaah Haa kula koriyo wll saamir xaalku sidan ma ahaan doono wanaag bdan baa ku dambeya ilaah inuu ku soo degdejiyo ayaana ku rajeynayaa mcnto guuleyso laba daroodba😢😢❤❤❤❤

  • @mohanadow5995
    @mohanadow5995 Рік тому

    Wareysiga qarniga walh aad baan uga xumahay❤😢😢

  • @zuzaanaahmed3350
    @zuzaanaahmed3350 Рік тому +1

    Afarta qayb waxaan ka bartay wax badan Xanaan qisadeeda way iga ilmaysiisay😭 run ahaantii xanaan waa Hooyo adag waana gabar ducaysan waxaan alaah Ha unaxariisto Hooyo iyo aabo ba adana aduun iyo aaqaraba alaah kuu naxariisto ciyaalkaagana baari alaah kaaga dhigo

  • @asrar_saad8027
    @asrar_saad8027 Рік тому +5

    😢😢😢😢😢hooooyo qisada qeybta hooyo ayaa ugu xanuun badan wlhy 😢😢 subxaanallah dadka hoooyodod OO nool aan la xariirin oo fariin dhan uu jawaabin Alloow Soo hanuuni😭😭😭

  • @deeqdeeq0
    @deeqdeeq0 Рік тому +36

    Qof kastaa oo daawado siduu rabo hayskaga hadaaqo lkn gabadhaa xanuunka gaaray waxaa dareemi kara qof walba oo luqada soomaaliga ku hadla oo damiir nool ku dhex jiro xaqiiqdii guulayso abaayo mcn .

    • @DeeqaAli-t9h
      @DeeqaAli-t9h Рік тому +1

      Haa waa xaqiiq lakin manta gabadha eey dhashay dhib ayey u horseday waayo somali waa dad aan xiahoon gabadhi la inkiray ayey ku caynayan in eey i

    • @hilalqnnn2932
      @hilalqnnn2932 Рік тому +3

      @@DeeqaAli-t9h oo mexe uku horseeday inlee Somalia majogte come on 😅 mentally horaa kugu jira sis lol. Maanta inaa soo qortee eheed aabihi gabadhas quruxda bdn inkiray nasiib darnaa not inaa dhahdo gabar qurbaha jogto manta ninkee rabta heleso ayee dhib uhorseday waxas war ma ahan anaga qoral kaada aragnee ee asoo hdla dadka haula hortakin by

    • @nuhliban3831
      @nuhliban3831 Рік тому

      Maxaad garta u siisay? Maada waraystay dhinicii kale? Allaah baa inay khalad leedahay iyo in lagu kgaldamay

    • @hamdihaji7298
      @hamdihaji7298 Рік тому

      ​@@nuhliban3831 dhinac kale mow so hadlo hadow qalad laheeyn yaa afka haayo

    • @saidodahir5086
      @saidodahir5086 Рік тому

      ​@@DeeqaAli-t9h ilmaha igiriska kudhashay afsomali mayaqaanan nin walidked ogaa oo walaalked kuxiray cay mal kagalimeyso

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Рік тому +8

    Marka arko qof hooyadii dhimatay murg fara bdn bn drema😢😢 allh ha unxrsto hooyoyinkeena intii noolna allh ha inoo daayo❤

  • @AbdinasirHashi-cr2yu
    @AbdinasirHashi-cr2yu Рік тому +1

    Wallhi gabadhaan Qisadeeda part one markaan dhageystay
    Waan ilmeeye kaligey anigoo Ah ilaahey janadii Haku geeyo wall Hanaan shidane AAMIN 🤲

  • @AbdilahiYusuf-w4w
    @AbdilahiYusuf-w4w Рік тому +2

    Waa qiso murugo leh oo aad iiga ilmeysiisay 😢 duco waalid waa dahab iyo derejo dheeriya 🤲🏻🥰 waa duco qabto aad u adag xanaan shidane👌Rabbi haku xifsiyo abaayo 🤲🏻

  • @mohamedjirde.
    @mohamedjirde. Рік тому +84

    It's not easy being a women 😢, the cry of any somali mother for whatever reason always breaks my heart 💔😢😢

    • @fadumosahraahmedrashid9223
      @fadumosahraahmedrashid9223 Рік тому +4

      THANKS BRO PLEASE TAKE CARE OF THOSE WOMEN IN YOUR FAMILY WOMEN ARE VERY HUMBLE AND VERY GOOD HUMAN IF YOU TREAT THEM FAIR

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 Рік тому

      Bless you Mohamed

    • @hamdi9313
      @hamdi9313 Рік тому

      Bless you brother

    • @mohamedhassan3970
      @mohamedhassan3970 Рік тому +1

      Xanaan is not easy

    • @thegalabs
      @thegalabs Рік тому +1

      Me too walahi. Niyow olol ayaan dareemaa markaan oohin inan arko ama maqlo. Waa Dareen aad u xun walahi. Waxaan filaya in sidayda hablo kula dhasheen halkaasa qalbigu ka dhibsanaya... I can kill someone for that walahi. I hate to see it.

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому +8

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah,Xanaan waa gabar ducaysan hooyadeedna ka ducaysatay, illaahay hanaga dhigo kuwo ka ducaysta waalidiintood Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw❤.

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق Рік тому +247

    اللهم زوِّجها بزوجٍ ثالثٍ خيرٍ ممن
    سبقَ و احفظها و احفظ بنتَيْها
    وارزقها ذريةً صالحةً تنفعُ الدينَ
    والبلادَ والعبادَ وارحمْ أمَها وارحمْ
    جميعَ موتىٰ المسلمينَ والمسلماتِ
    برحمتك يا أرحم الراحمين آمين

  • @aishoabshir8838
    @aishoabshir8838 Рік тому

    Ilahy ha u naxaristo hooyo abyo intan dawanayay sheekadan wax badan bn ka bartay xanuunka ina walidka ka foganshihiisana qof ay zo marta ama ku jira dareemi kara xanan
    Thank u wllo adna so gudbinta quruxda badan

  • @abdomoussa5142
    @abdomoussa5142 Рік тому

    god bless you hanaan , waad duceysantahay , ALLE ha ku xafido aamiin

  • @fartuunruush8001
    @fartuunruush8001 Рік тому +9

    Xanaan qisadeeda waan wada daawaday qisoyinka kle wllhi waxba igama badalin lkn markay hooyo tiraahdo ilintaa iga dhamaatay😢
    Ilahow naga yeel kuwii waalidkood ka faaidaysta intay nool yihiin🤲🤲😭😭

  • @أحبكربي-ك4ط
    @أحبكربي-ك4ط Рік тому +10

    سبحان الله... موفقة مباركة.
    الله يحفظك حبيبتي. دلوعتي امك ورفعتي مكانها... أسأل الله أن يرفع شأنك وجعلك من الصالحات المصلحات❤❤❤

  • @khadramohamed7528
    @khadramohamed7528 Рік тому +4

    wlhi wan ooyey marki aan ilaa iyo 4 bej aan dawadey waa ku cibri qadasho kafa ideysta waalidkaaka intu kunolyahay ragane waxaan faraya iska ilaaliya xaaskaka xaqa uu kuku leyahay bariba laa laga taga adunkan xisaabna waad lakulmi ❤❤

  • @asmamuse9535
    @asmamuse9535 Рік тому +1

    ilahay naxariista jano haka warabiyo😭😭

  • @najahayaanabsiye3303
    @najahayaanabsiye3303 Рік тому +1

    Masha'Allah wll xanaan qof fiican baad tahay lakiin qalad baad gashay ma qaldamana waa Allah.. inaad inantaada yar nasabkeeda dayacdo may ahayd wax kastoo dhaca inaad ninkaa shaarubaha dhulka ugu xidho ayey ahayd oo aad ka aarsato dna aad qaadid wadan hormaray baad joogtaaye waa khalad inaad magaca aabaha inantaada siiyo waana xaaraan

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 Рік тому +24

    Waxn la ilmeeyey gabdha hooyadeed indho beeshay oo ay bulacada ku dhacdey ilhy hanuxariisto mamadaas 😭😭😭😭

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Рік тому +7

    Naxariista hooyo lagu daray Karti,dulqaad iyo samir .❤
    Mahadsanid xanaan saa qisadaada noola wadaagtay wax badana waan ka faaidnay illahay haku sharfo.

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 Рік тому +25

    Nin kasta oo hooyo somaliyeed caruur ku dayacay xisaab aakhira sugeysa dhibka ay la soo maraan ilaahey oo kaliya ayaa og 😢

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Рік тому

    Qiso hoyonimo udaaya
    QISO GABADHNIMANA ANAA IDIN HAYA INSHA ALLAAH 🎉🎉🎉❤

  • @aynaboahmed7509
    @aynaboahmed7509 Рік тому

    Your story made me cry 😭😭

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Рік тому +36

    She is strong women 💪❤️

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin Рік тому +44

    Ninkas gabdha ilmaha ku dafirey waa ina gumeed gabadha shanwiil waa qofweyn hada murug soo ma dareemayso wllhi waa cajiib😢

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 Рік тому +3

      Dabcan hore ayay u ogayd wayo wa qof wayn magac ay wadato ayaaba fahan ugu filan hooyadeedna xalada la socodsiisay ba macquul ah

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 Рік тому +1

      Off course waa xanuun aad u weyn gabar weyn oo aabo laheyn waa dhib weyn wallahi

    • @luulaabdi3796
      @luulaabdi3796 Рік тому +2

      Maxay u dareemaysaa hooyo Qaali ah bay haysataa umana baahna aabo xunoo Qashin ah Allaah ayaa la xisaabtamaya dayaca gabadhiisa!

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 Рік тому +1

      @@luulaabdi3796 adiga ma dareemeysid anagaa qurbo joogno wacel waayay ayaa lagu ceynaa xitaa nin hadey guursato. Si kasta hooyo fiican u heysato inaysan sheegin bey aheyd oo aysan public ka dhigin ileyn hada ceeb mooyee dhaxal kale uma reebin gabadheeda wallahi

    • @luulaabdi3796
      @luulaabdi3796 Рік тому +1

      @@shukrimahamed2146 wecel waaye cunigayga Qof public ka sheegaya waligaa ma aragtay mise maqashay?! Wecel ma aha ninka dhalay isagaa dafiray mana ubaahna oo hooyo iyo aabe ducaysanaa u ah Nin guursadana waayi mayso oo Allaah siiyey Qurux, Nasab iyo Maal! Qofkii caqli lehna wuu fahmayaa waxay ka hadlayso xanaan kii kalana dee ha Ciyo Eygu!!

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed6413 Рік тому +48

    Allah ha u naxaariisto ,HooYo iyo dhamaan umada islaamka,
    Adigan ilahay, haku siiyo waxad ku faraxdo, wllo iyo nin kheyer leh, oo booska waalidka ku biixiya , amiin amiin. 🤲🤲🤲

  • @abdulladen5729
    @abdulladen5729 Рік тому +1

    Wlhi she made me cry 😢 😭

  • @ceeblaxuseen690
    @ceeblaxuseen690 Рік тому

    Walaahi waa barmaamujkii iigu saamaynta badnaa
    Xanaan shidane waxaan leeyahay qof adag baa thaya hore u soco

  • @Mohamedabdirizak5919
    @Mohamedabdirizak5919 Рік тому +10

    Ninka lagaroonahaa wuxuu ahaa ducadii hooyadaa waayo waxaa laga yabaa ineey kuugu duceeysey muslim iyo gaalba hooyo iyo aabo allaha kaaga dhigo

  • @saeedadem4205
    @saeedadem4205 Рік тому +5

    Walaaahi waan ooyay ilaa hadana waannilmaynayaa 😢😢😢😢
    Xanaan shidane wll qalbiga eebe hakuu qaboojiyo waadna ducaysan tahay. 😊

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Рік тому +12

    Xanaan Shidane labo arimood baa iiga baxay 1-waa gabar Ilaahay u dhaliyay karti waxaana kagaranaysaa sida aay ugu dabaalatay dhibka badan ee aay soomartay. 2-Waa gabar baariyad ah gaar ahaan Dareenka kabixinaysay hooyadeed. Xanaan Shidane waxaan u rajeeynayaa mustaqbil kasii wanaagsan midka hada aay haaysato.

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Рік тому

    Aqli iyo ad,adeeg mashallah tabaarakalaah

  • @nezmaupdi77
    @nezmaupdi77 Рік тому +1

    Allow hooyadey😪😪😫i daaH🤲ta nasisa allow iga dhig iso duceeya wllyal

  • @abdikey6255
    @abdikey6255 Рік тому +41

    I have listened to all four episodes. I have learned a lot of lessons regarding what Hanan has been through throughout her life, beginning with the date her father was killed in Somalia by the civil war. She has been denied contact with her children's biological fathers. She should not have experienced such horrific acts.

    • @khalifdahir9121
      @khalifdahir9121 Рік тому +4

      Yeah and it's unfortunate that some of our ladies go through awfull lot of burdens.However,don't forget this is one sided story and i find it there is some malice.We can't say all what she says is true.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Рік тому

      Her father was killed long before the civil war by the dictator's military called aka MOD

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Рік тому +1

      ​​@@khalifdahir9121 its all true as long she is the few who come out.98% of victims of domestic violent don't speak up.also 75% of the victims never leave due to the fear of loosing face in the community,loosing children,loosing financial support or ultimately their life.
      I'm so sad to read our people comment and lack of knowledge about domestic violent and the marriage between grown man vs vulnerable /minor and orphan girls
      I didn't understand why you have doubt about her or blaming the victim....

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Рік тому +1

      @@haveaniceday365. wllo dad muslimiina ayaynu nahay shariicadda ayaana ina faraysa in labada dhincba la dheysto waana sida cadaaladdu tahay. Tiro koobkan ayaad soo ban dhigtay waa mid gaalo qorata oo aan muslimiinta khuseyn. Allah ayaa xaqiiqada og gabadhan warkeeda been iyo runtoona kuma sheegi karo waayo dee goob joog maanaan ahayn.

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Рік тому

      @@taqwalaah5911 hadii soomalida la xisaabsho way kasii badan tahay percentage.
      Laakin ulla jeedada wariysigaan waa mid soomaaliya la isku mashquulinayo.

  • @khadratufaaxo7678
    @khadratufaaxo7678 Рік тому +5

    Qisada inta hooyada ka shekaynaysaa waxa dareemi kara qof uu ku banan yhy booska hooyadu Alle haw naxariisto qabrigana haw nuuro hooyaday mcn

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +5

    Hannaan wa Hooyo strong ah masha allah Nolosha wa wajiyo badan tahay inaad adkeysi Geesinimo dulqaad amusnan karti muujiso intaas isku tagay ayaa lag raba Raga somaliyeed dumarka ha u naxariistan Xannaan ilahey haku xafido abaayo ❤

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 Рік тому +1

    Xanaan walahi manta waa iga oysiisay walashey intaa nolashada kahortay allaha farxad weyn aduun iyo aqoro allaha kusiiyo

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Рік тому

    Walaal shen ka rooney raga soomaaliyeed waa dayuus mideeda kale waxaad ka dhalatey dad soomaali ugu magacadheer ugu qiimo baden uguna geesisisen geesi nimadii habergidir baad leedahay.sadex rag kaqiimo baden baa tihiin 300 sadex boqolood baa tahay reer gaalkacyo asal ah guuleyso walaaley ❤❤