Sidee Ku Imaan Karta Dalka Qatar 🇶🇦 ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Side ku iman karta dalka qatar.
    Hadii aad nagu cusub tahay ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dheh si aad ula socoto muqaalo xiisa badan mahadsanid.
    ..................... ........................... ..........................
    I N S T A G R A M: eng_hamse1
    F A C E B O O K:
    ..................... ........................... ..........................
    #nolosha #banglanews #dhaka #subscribetomychannel #final #kanaalka_ogaansho #qatar2022
    #qatardoha #qatar #xaqiiqoyinka
    #qatar #final #asiacup2023 #nolosha #qatar2022 #qatardoha #subscribetomychannel #liibansane #kanaalka_ogaansho
    #qatar #qatardoha #subscribetomychannel #nolosha

КОМЕНТАРІ • 29

  • @sundusabdikadir1
    @sundusabdikadir1 7 місяців тому +3

    xfidakallah Engineer 🤲🏻

    • @IMHamza1
      @IMHamza1  7 місяців тому

      Shukrn ❤️🙏

  • @SalaxMohamed-n5x
    @SalaxMohamed-n5x 7 місяців тому +1

    Mahadsanid sxp sare wax badan yaan kaa faa.idnay noo soo badi anag shorta ayaan kuugu ddaaleynaa

  • @Cabdisalan-l4b
    @Cabdisalan-l4b 7 місяців тому +2

    Masha Allah sxb guuleryso❤❤❤❤❤

  • @maxamedCabdullahi-k2r
    @maxamedCabdullahi-k2r 16 днів тому

    Wll vesa qadar intelagahale❤❤❤

  • @mohamedabdullaahiahmed9915
    @mohamedabdullaahiahmed9915 7 місяців тому +2

    Horumar wacan sxb mcn

  • @FarhanJaMa123
    @FarhanJaMa123 7 місяців тому +4

    War arsaaq ilaahay waydiiso

  • @Abdulahihassan-gc8
    @Abdulahihassan-gc8 7 місяців тому +2

    Sxb shaqooyinka ugu badan ee wadanka laga helo noo soo sheeg adoo mahadsan sxb
    Aniga oo bartay public administration shaqo maka soo raadsan karaa wll noo soo sheeg

  • @princeabby51
    @princeabby51 7 місяців тому +2

    xagee ka iibsan karaa fiisada shaqada? waxaan qorsheynayaa inaan imaado inshallah

  • @Ali-k4e
    @Ali-k4e 28 днів тому +1

    Wan kusalamay sxb qali waxan raba in Aan Ku imado visa dalhisa wax qarasha mahaysto Marka Malaga yaaba inan hello qof an Ku dago intan kahelayo shaqo nuc walba ay thy😢

  • @Safiyocadar
    @Safiyocadar 7 місяців тому +4

    Guryaha kiradooda waa imisa inan uso guran rawaye walal

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 7 місяців тому +1

    Isoo duceeya walalayaal waa xanuunsanahee❤❤

  • @deekbashiir1459
    @deekbashiir1459 7 місяців тому +2

    Sidee lagu xaraystaa scholarship kooda saaxiib ?

  • @xikmaawiproduction1967
    @xikmaawiproduction1967 7 місяців тому +3

    Zxp waxad noo soo samaysaa sida scholarship yada loo xaraysto wadanka qadar
    Waad mahadsantahy

  • @RoodoXuseen123
    @RoodoXuseen123 Місяць тому

    Wadanka sidu ahaa 2022world cup ka ma ahn miyaa wxy wdn kn wada cidlada eh😮

  • @HibaakAwel
    @HibaakAwel 2 місяці тому

    Wllo ano scholarship kuu imaan Maa dhigana Garin Jamacadahooda

  • @poom5180
    @poom5180 7 місяців тому +1

    Gabdhaha shaqo maka helaan 🇶🇦

    • @IMHamza1
      @IMHamza1  7 місяців тому +2

      Qofki wata shahadoyin waxba barty wu ka hela haddi Allah U qoray wll, waliba gabdhaha cafimdka barty way jirn Gabdho Ku shaqenya nersing, shaqoyinka hoosena way jiran. Thanks 👍

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 7 місяців тому

    wllow ado rliya jamacado diiniya ma iga soo ogan karta qofka quran xafidka ka soohadl dadka diniga bas barty sidy ugu nolan karan mahadsanid wllo

  • @SaidHeerQaran
    @SaidHeerQaran 6 місяців тому

    Mandiqadaa 9 Sano ku noola faaiido maleh carab
    40 Sano caribou noolshahy
    4 Sano oo wadanka ugu lita yurub ku noolata dhaanta

  • @mohammetthassan7526
    @mohammetthassan7526 7 місяців тому +2

    Inuu sheeg shaqooyinka qabka lo helo iyo sida loo dalbdo walal

    • @AbyanAbdulkadir
      @AbyanAbdulkadir Місяць тому

      Wll wxa rjyna jwbtadan inar heshy hdeesan dhicin wxa jirta furasd link o Qatar 🇶🇦 eh o shaqo da rbtid ka dalbanesa so wxa rjyna iney ku afci doonto wll🙏🥰

  • @FarxiyoCabdi-u9s
    @FarxiyoCabdi-u9s 6 місяців тому

    Hadii aan visa ku imaado see kujogi karaa Qatar micnaha iqaama miyaa la iiga baahanyhy

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 7 місяців тому +1

    Gabdhaha shaqo maka heli karaan walal isoo jawaab plz

    • @IMHamza1
      @IMHamza1  6 місяців тому

      Wllo gabadho ka shaqeya way jiraan oo shahadoyin sita Kuna shaqeya cafimdka nursing

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 6 місяців тому

      @@IMHamza1 nursing ma baran walal shaqo kale ma jirta miyaa

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 7 місяців тому

    Sida scholarship loo xarysto ama waxa lagagbahnyhy maxa ka mida zp 🎉

  • @Maxamudshekhcabdi
    @Maxamudshekhcabdi 4 місяці тому

    Ardaynimo seen oogu imaadaa