DOHA-QATAR SHAQOOYINKA SIDA LOO HELO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Місяць тому +1

    Qatar 🇶🇦 samir ayey ubaahantahay Hadal iyo dhamaan Nin Ragga ahna Axdu ceeb ayay ku Tahay Dhalinyaro dhamaanteenba sxb Ciidanka ayeynu Aad Urajeyneynaaye ilaahey Ha Inoo Sakhiro

  • @abdirashidkhadar643
    @abdirashidkhadar643 3 місяці тому

    Maclumad ficn weyan thanks bro

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW 4 місяці тому +3

    kusali Nabi Mohamed ❤🎉

  • @maxamedabdi1448
    @maxamedabdi1448 4 місяці тому +5

    Waxan halkan ka cadaynayaa in qadar waxaba yaalin
    Ee ninkan fuyusbuuka raadinayaa soomaaliyeey
    Yaan laydinsoosirin ha aaminina

    • @MOHAMETTBIN
      @MOHAMETTBIN 4 місяці тому

      😅😅😅😅😅😅

  • @Abdikafi252
    @Abdikafi252 4 місяці тому +4

    Qatar wax YaLo MaLaHn somaLiYeY DhuLkiNa imansada

  • @daarta_sheekooyinka
    @daarta_sheekooyinka 4 місяці тому +2

    Zxp waan ku salaamay wllo waxaan ku waydii deeqa wax barasho ka soo waran 🎉🎉

    • @MohamedAbdullahi-mq4mu
      @MohamedAbdullahi-mq4mu 4 місяці тому +1

      Sxb aniga xita deeq waxbarasha karawa qatar 🇶🇦 isku teama nahay nio

  • @mohamedadenqawaaf721
    @mohamedadenqawaaf721 4 місяці тому +1

    Qofka shahaado haysan shaqooyinka ugubadan ay wax kahelayaan inoosheeg sbx

  • @Maxamadnuurcabdiqaadir
    @Maxamadnuurcabdiqaadir Місяць тому

    Asc Wll waxaan haysta shahaado macad diiniiya.marka shaqo.maheelaya isoojawaab❤❤❤

  • @faaraxwardere1823
    @faaraxwardere1823 Місяць тому

    Wll anigu gabar hda jamacad dhameen rabta ahay waxaan bartaa kitab sunnah mrka shaqo makuhela qof hadaan ka aqoon ama qarabo ijogin side kunolaan kara❤

    • @dr1171
      @dr1171 18 годин тому

      Ma deeq waxbaraha heshe

  • @AbdibileAbdi-oi9ou
    @AbdibileAbdi-oi9ou 4 місяці тому +3

    anagaa qadar joogna sanad iyo dheeraad waxaan ku haynana majiro license xiitaa waan qaadanay ee soomaaliyeey lacagta aad ku imaanaysaan qatar ganacsi kusamaysta #walee ninka iskusoo lugooya maalin aan maanta ahaynbaad ka shalaynaysaan#nin ceel galay isagaa laga waraystaa

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 4 місяці тому

      Askarnimada zxb kwrn ayan dhawayd xamar jogay ban maqlay askar la wadayo kedibna way istagtay bal kwrn zxb xaalkeda

    • @zahuuraddowaddow1715
      @zahuuraddowaddow1715 4 місяці тому

      Anaga xitaa wilaa no jogo shaqaneh wuka layahay warunta walaga deriyay qadar sida locally nayay manoqon illh illahey hausahlo sahqo qeeyr qabto inta kunol qadar

    • @dr1171
      @dr1171 18 годин тому

      ​@@zahuuraddowaddow1715muu helay shaqo hadda?

  • @hilowsheikh9133
    @hilowsheikh9133 4 місяці тому +2

    Asc qadar xageban you maraa markan joga kenya balse Tabliq makutagi kara

    • @cisseabdimustaph6372
      @cisseabdimustaph6372 4 місяці тому

      Tabliiq nimo qatar ku imoow kadib shaqo raadiya ilahow ha ii kasin😂😂

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 місяці тому +1

    Sc bashiir shaqada bus driver Ka ama taxi ga mala helikaraa please. ??

  • @AbdiasisMawlid
    @AbdiasisMawlid 4 місяці тому

    Zxp kawaran dirawalnimada

  • @ox134
    @ox134 4 місяці тому

    Waan ku salamey bashka salaan kadib waxaan rabaa inaan imaado dalka qadar marka arin ayaan kaa rabaa pro🙏🙏

  • @hamdamuuse7611
    @hamdamuuse7611 4 місяці тому

    Waxba mayalane haso lugunina pls

  • @riyokastamarbayrumowda8656
    @riyokastamarbayrumowda8656 4 місяці тому +2

    Meshaz aniga ka shaqeyn jiray waxba mayalan kan yusan idin waalin

    • @thearmanahmed_
      @thearmanahmed_ 4 місяці тому

      Sxp sidee shaqa laaan miyaa wadanka

  • @MaxamedGreen
    @MaxamedGreen 4 місяці тому +1

    Dadka hasooo lugayn inaaadeeer

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 4 місяці тому

    Qatar shaqana malaha guryahana waa qaali

  • @cisseabdimustaph6372
    @cisseabdimustaph6372 4 місяці тому +2

    Video kasoo duub oo ah sidaan qatar uga bixi laheyn dhiiqadana waba so galnaye😂😂

    • @mahad-nd4zl
      @mahad-nd4zl 4 місяці тому

      Sxp askarinmo kwrn hada isku daydid maheleysa

  • @cabdiqanixiisofficial2989
    @cabdiqanixiisofficial2989 4 місяці тому +1

    Adigu maxaad ka shaqaysaa ? Waar anagaa joogna qatar oo kusoo lug go,nay ee meelo kale ka raadiya wlhi shaqo ma taalee dadka hasoo lug goyn

  • @bksooja6773
    @bksooja6773 4 місяці тому +1

    Sxp kawar lesinka south africa hadan Hesto maley badalikara lesinka qadar,??

    • @MOHAMETTBIN
      @MOHAMETTBIN 4 місяці тому

      Wllkey mel wngzn ba jogta hada leesin ka heysato alxm dheh wlhi qatar sxb anaa jooogo ciil iyo stress baa ku DILAY

    • @MOHAMETTBIN
      @MOHAMETTBIN 4 місяці тому

      Wllkey meshan haku so sirmin wlhi hada lesin South Africa heysato adaa na dhaamo meshan waxan stress iyo cill aheen ma yaalo iska daa haku fikirin

    • @MohamedAbdullahi-mq4mu
      @MohamedAbdullahi-mq4mu 4 місяці тому +1

      ​@@MOHAMETTBINsxb waba ku bahan ilaso xairir suala ku weydin rabaye

  • @salmaanyare8225
    @salmaanyare8225 4 місяці тому

    Asc wll waxa ka raba boqorka qadar mala kulmi kara o mala heli kara si an shaqo u wedisto

  • @abdallanadara6344
    @abdallanadara6344 4 місяці тому +1

    sidee ku imaanka raa qadar doha

  • @FardowsaAwer
    @FardowsaAwer 4 місяці тому

    Asc wll mxan joga kenya hadan waxan barte culumta diniga en hadan rabo inan jamacad ku imatho ano aq risanayo man shaqeysan kara

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 4 місяці тому

    Haa wll fikirkaasi qofkii sharciga ka dhaco si loo caawiyo in sanduuq la sameeyo guruub marba markuu qof ka dhaco loo cusboonaysiiyo waa muhiim oo muhiim in la sameeyo guruub wax wada qabsasho wax isku darsasho waa muhiim

  • @ZagaroCabdi
    @ZagaroCabdi 4 місяці тому

    Wallo anaa waba anaan waxbaraniin askari magalikaraa

  • @inasaciidsaciid-wr9rr
    @inasaciidsaciid-wr9rr 4 місяці тому

    Leesanka somalia malaga aqbalaa bro.

  • @HaruunAlRashid
    @HaruunAlRashid 4 місяці тому

    Visa Qatar wan helay Lkn salary gooda yaar so company wadanka ii Keene Kama taagii Kara company kale maradsan Kara ugaaz
    Kenya Ayan jooga ugaaz Bank gee fican ee Qatar ku fican

    • @MOHAMETTBIN
      @MOHAMETTBIN 4 місяці тому

      Sxb warqad laga qataa jirto oo magaceedu yahay [la manaco] midaas hadey ku ogaladaan ood ka dhameysato waad adi kartaa company kale

  • @FaaraxYare-r6p
    @FaaraxYare-r6p 4 місяці тому

    Asc wll
    Anigu waligeey
    Man aadin
    Ee seen ku heli
    Karaa halkas

  • @LiibaanCabdulaahi-q7n
    @LiibaanCabdulaahi-q7n 4 місяці тому

    Bashiir bashkoo agency lacag badan ayuu ka qadanaa marka fiiso dalxiis raqiis ah marka ku imaado shaqo ma ka bilaabi karaa saxib😢

  • @ahmeday34
    @ahmeday34 4 місяці тому

    Wll si private ah halkee lagag soo xidhidhi karaa

  • @lama__huraanchannel1401
    @lama__huraanchannel1401 4 місяці тому

    6 bilood ka hor waxaan ka mid ahaa dadki comantiga ku so qori jiray siden ku imaan Kara Qatar
    Shaqoyinkan u shegayana inan ka war Keeno kadip wan imi qatar shaqo wax La dhahaa ma Yaalan mel kasta Hadad marto od sidad rabto u radiso

  • @KhadarcabdiMaxamed-tt9hz
    @KhadarcabdiMaxamed-tt9hz 4 місяці тому

    Thanks zxp bashaka wllhi baan ku dhartee goor Roon ayaad ku soo biiratay youtubeka waayo waxaan ka faaiiday kuma soo koobi karo ee waxaan ku leeyahay waxaad uqalantaa 2M 💯👏

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 4 місяці тому +3

    Beenaale iyo mid kamida kuwa dadka soo luggooya maxaa yalla 2 sanno ayaan iska fafhinnaa oo kiro iyo Cunto iyo magaalo joog ba nagu socdaa bil walbana 200 doller nagu baxdaa qolkana 10 qof lagu degenyay dhul Carbeed waxba ma yallaan ee yaal laydin soo lugoyn.

  • @AbdikadirAhmed-n5g
    @AbdikadirAhmed-n5g 4 місяці тому

    War illahy Ka Baq Dadka Haso Lugoynin Meshan Wax Shaqo Ah Oo Yaalo Malahane Adiga UA-cam kaas View ga Aad Helayso Aya Ku darane Beenta Umada Ka Daaa 😢

  • @Mudan659
    @Mudan659 4 місяці тому

    Wll dumarka see u tahay iga so warn adoo raaliya shaqo ma ka helaan

  • @abdishakurxuseen2730
    @abdishakurxuseen2730 4 місяці тому

    Sida looga baxo qatar soogali

  • @HaruunAlRashid
    @HaruunAlRashid 4 місяці тому

    Askari niimo Ayan rawa side ku qoorta ugaaz Visa security guard Ayan heele Ina kudan gaaro Ayan rawa intee adaa anka qorta

  • @Suheyb639
    @Suheyb639 4 місяці тому

    Masuul kaar qaxooti Malaga qaataaa qatar

  • @ox134
    @ox134 4 місяці тому

    luuqa iga soo qabo

  • @maxamedsahal7392
    @maxamedsahal7392 4 місяці тому

    War waa beenti ha aamunina

  • @KhadijaNur-r4e
    @KhadijaNur-r4e 4 місяці тому

    Wlcme back