Somaaliland 1959 ayaa la ictiraafay uma bahaana ictiraafkale ciday doonto ayey heshiis lagalaysaa bal hala cadeeyo meshay koonfuri xoriyada ku qaadatay
Ingiriis dhulkaan maleh ka hor ayay ka jirtay boqortooyadii ADAL ee zaylac marka dhulkaas ingiriis ka hor ayay caalamka aqoonsanaayen ee meel fariista adinkaa Ingiriis ku daba lumay waar xitaa sool iyo sanaag Ingiriiska wuxuu uyaqaanay Biritish somaliland marka sheekadas iska ilooow oo gumayste ka hor nolol ayaa jirtay la soco😂
Waa Labo Orom oo riyoonayo waxaan Somali maahan ee yaan lagu kad soo min bal sifiicn ufiiri ninka hadlaa waji giisa ma ninkaas ayaa Somali ah dhiig Somali maleh waa Oromo Somali ku hadlo dad kii asalka ahaay ee reer somaliland qaad iyo qamro ayaa xabashidu ku baabi say oo waa mar eey qaad cunayaan iyo mar eey jiifaan dalkoodina xabashi ayaa TV-yo ka dhax furatay oo saan u hadloiyo
Shacabka somaliland marnaba ma aqbali doonaan in nin caadifeysan oo xadkii somalininada ka baxay in uu cadowga soo jireenka ah in uu saldhig military iyo bad uu siiyo waana khaa'inul wadan
Waa lagu kala kacayaa shirkaa turkiga ,waana la saxeexayaa MOU ,waxaana aduunyadu iyo dawladaha daneeya arimaha omalida , laga rabaa hasan sheekh in ay xal keento aan ahayn sheegasho afka ah oo kaliya ,Dawlado kalena uma dagaalami karaan in ay caawiyaan mooyee ,Dalka ay sheeganayaana in aanay shaqo ku lahayn iyo dawladnimada somaliland waa la ogyahay ,
Erayo qalad ah bay weryiyaashu isticmaalaan: WOQOOYI iyo KOONFUR. Taasi waxay dhammaataa 1988kii markii ay koonfurtu ku soo duushay ee ay baabi'isay ee ay bombaysay magaalooyinkii woqooyiga iyo 1991 markii lagu dhawaaqay Somaliland. Markaa waxa ay ila tahay in erayada woqooyi iyo koonfur lagu bedelo Somaliland iyo Somalia.
qolada duulaanka ku ah dal layiri xoog ama xeelad ayaa bad kaga rabaa waa dagaal lama hurayo meesha ugu xoogan oo lagu dagalamayana waa dhulka soomaaliyeed gar ahaan soomaali galbeed iyo soomaali waqooyi hadeysan ka hortagin ama aysan ka sii gashaman dhibka ugu weeyn ayaguu garayaa kolee Ethiopia cunaqabateen ayaa la saray somaliyana waa laga qaday waa la isku hub aruursaday shakada mana awalka 9 bilood wuu mira dhali layahay hadii Ethiopia wax saxa mesha ku heso maxeey u war wareege mey soo dhaqaaqdo
Jaahil aqoon daran oo afkii isaaq ku hadlaya Awdal marnaba ha ku tashan cidda hadda Ethiopia kalla hadle meynan aheyn Somali midda kalle qabilka dhexe miyaa la aqoon Sankara cidkastaba way ogtahaye Ethiopia waxay u socota waa iney ku qabsato Kuna adoonsato , Berber baad u dhistee maxay ku diideysa iney wax kalla Soo dagto saw adiga marabto iney ku qabsato ma awood bad ledahay , harti ayaa ka Soo carartee
Somalia cid waraysanaysa majirto waa La ogyahay in nacayb reer woqooyi ay wado oo ay riixayso, aduunyada waxba maka qarsoona wax somalia la yidhaahdo majirto koonfur ayey ku koobantahay waaLidan ee runtaa loo sheegayaa waana Layska raacayaa
Itobiya dariqii ay yuguslafiy martay ayay cagta sartay wayna kal gogoaysa waxan u qabanayna bil gudaheed hadayna ka soo horayn dabadhilfyadu halkay maryan ta is waydiiya
This guy talks about Ethiopia as if it's some kind of superpower. What a shill! . Somalia will survive this and will be united. It's not a question of if, but when, and hopefully that will be sooner rather than later.
Hadanu mamul gobaled nahay waxaniba may yimaden mida kale Somaliland iyadon somalia faderal noqonin o mamul gobaledoba jirin ayay somalia ka go,day meel ay mml gobaled kunoqotay o faderalka kaga qayb noqotayna ma jirto
Hhhhhhhh Dr Axmed Saki Ma Finel Stage Buu Marayaa MOU?. Golayaashii Somaaliland Muu Marin Oo Lama Arkin, Madaxweyne Muuse Biixi Sharciyan Ma Bixin Karaan Dhul iyo Bad Midna.
yaa is gaaray dad badan oo afsomalia ku hadlaayo ayaa itoooboya ku difaaci doono aragti iyo siyasad hada ninkaaan waxa uu ku hadlaayo dhan waa hadalao la rabo in shacabka somaliyeed qalqal lagu furo dooladoodana la nacsiiyo
Dood itoobiyan udhiibay ayuu naac laleeyahay masar dal xur ah ayey laheshen maxaa itoobiya ka galay Waa badaw maxaa somaliland la yiraa? Where it is? War yaan dalkiina laqaadan Itoobiya anaga oo aan dowlad laheyn ayaan ceyrinay
Aniga Aragtidayda Ethiopia marka somaliya lagudaheda ay noqoto Way kaga awod badan thay masar wayo ethiopianku inbadan ayay somaliya jogen dhulkay sifican ugaranayan dalkodina waa udhawyahay gurmad ahaan takulada dhankasta muqdishona dawlad adag kama jirto way ku dumaysa haday masar Iyo Ethiopia ku dagalaman
ninkaani waa intoobiyaan meelna somalia kama soo galo hadaladiisa dhan waxaa uu ku difaacayaa intoobiya sidaa ogtihiin burburkii kadib waxaa aad loo qalabeeyay loona shaqaaleesiiayay dad badan oo itoobiya quudiso
Je vois pas comment ce mémorandum d'entente entre l'Éthiopie et le Somaliland peut aboutir sans le consentement de la communauté internationale, arrêter de rêver l'Éthiopie ne peut pas envahir la république fédéral de la Somalie pour construire un port militaire navale. L'Éthiopie devrait développer ses infrastructures sociales pour sa population en construisant des hôpitaux, écoles ,route au lieu de rêver de construire un port militaire navale en mer rouge alors que l'Éthiopie est un pays enclavé .Ce projet est dangereux pour toute la région. Je pense que M.Moussa Bihi Abdi et M.Aby Ahmed se sont suicider politiquement avec ce mémorandum d'entente pour un port en mer rouge pour l'Éthiopie. La communauté internationale est contre ce mémorandum. Pourquoi ce projet n'avance pas après bientôt 10 mois après sa signature ? La réponse est simple il y a un droit international l'Éthiopie doit respecter l'intégrité territoriale de la république fédéral de la Somalie point final. Arrêter de rêver cher somalilandais.
😂😂somalia way khalkhal santahy maxa ka galay masar oo waligis cawin somali.etobia wa kii alshabab ka difacay somali.mida kale masar oo ugugajeysan carabta aya la soodhawysany.somaliland naceyb loo qabo awged
False analysis sided with Ethiopians.Ethiopian will back off MOU because there is no such Ethiopia country Ethiopians are fighting each other as hell. So Where are Ethiopians you are talking about...stop cheap propaganda...Somalia will win in their territory with attacked by aggressive Ethiopians.
Yaab ayan aragnay dhalanted io inad naftada been u shegto kama daashan ethobia hadey idin aqoonsaneyso heshiskana hirgalineyso mey ku dhaqaqdo maxa wadahadal io badas galiyay ii sheeg hdey dhacdo in ku dhaqaqdo jabhdadi samaroon io ciise wa diyaar jabuuti xageda ayey kaso galayan owdal waa ku deysay ama so dagal gal ama iskada dagal hada so gashana ssc wey so dhaqajineysaa ceerigaaabo io sanag wey ka bilaabaneysa marka awalna wa ciilaneyden hadana hada amxar u yeeraneysan sidi io si ka daran ba lidin ciilaya cuqdadiina u dhinta waxkalo somali idin dhahdo maleh ama caadi iska dhiga wa un labadas
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
isaqo waleee waxan galjecel way dhaftaay
War nin kaa waa itoobiyaan anigaa aqaana 😮😮
😂😂😂😂😂😂 maraqa cab
Muxuu ku hadli malasoo diray.
Rer abtigey qashin walba oo itopian waa wareesanayan 😂😂😂😂😂😂
weenaale yaa ku baray
@@TogdheerBurco-x3p adiga xitaa itoobiyaan ayaa tahay waxa aad soo qorta lama fahmayo
Somaaliland 1959 ayaa la ictiraafay uma bahaana ictiraafkale ciday doonto ayey heshiis lagalaysaa bal hala cadeeyo meshay koonfuri xoriyada ku qaadatay
Ma shaydan ba ic tiraafe
😂😂😂😂 riya waa free 😂😂😂
Is call day dream
Ingiriis dhulkaan maleh ka hor ayay ka jirtay boqortooyadii ADAL ee zaylac marka dhulkaas ingiriis ka hor ayay caalamka aqoonsanaayen ee meel fariista adinkaa Ingiriis ku daba lumay waar xitaa sool iyo sanaag Ingiriiska wuxuu uyaqaanay Biritish somaliland marka sheekadas iska ilooow oo gumayste ka hor nolol ayaa jirtay la soco😂
😂😂😂
Waa Labo Orom oo riyoonayo waxaan Somali maahan ee yaan lagu kad soo min bal sifiicn ufiiri ninka hadlaa waji giisa ma ninkaas ayaa Somali ah dhiig Somali maleh waa Oromo Somali ku hadlo dad kii asalka ahaay ee reer somaliland qaad iyo qamro ayaa xabashidu ku baabi say oo waa mar eey qaad cunayaan iyo mar eey jiifaan dalkoodina xabashi ayaa TV-yo ka dhax furatay oo saan u hadloiyo
adna waaad tahay uraag uraysa
hooyadaa baa khamri lagu baabiiyay uraageey uff uff reer Somaliland ma rabto faqsh iyo Soomaaliya
Ahmed cali, adigu ina Amisom ayaad tahaye xishood. bal miyaad caruurtaada iyo hooyoyinkaa ka badbaadisid.
Nacas Nacas dhalay oo hurda!!!
Shacabka somaliland marnaba ma aqbali doonaan in nin caadifeysan oo xadkii somalininada ka baxay in uu cadowga soo jireenka ah in uu saldhig military iyo bad uu siiyo waana khaa'inul wadan
Kkkkkk, somaliland ta aad af- hayeenka u tahay waa tee????!
Anakaa siinayna insha’Allah.
Maxaad ka hadlaysaa 10 kun oo cidamo ah oo Itoobiyaan ah ayaa hada gudaha ugu jira oo haysta e.
Somaliya waxaa leedahay anakaa siinayana 4 dakadood oo ay somaliland ka mid tahay.
“Wax la waayey wiilaw ninkii waalan baa u duda”
@@abdulraven4970 Waxas Qadadweyn Ka ahaw adigu
Waa lagu kala kacayaa shirkaa turkiga ,waana la saxeexayaa MOU ,waxaana aduunyadu iyo dawladaha daneeya arimaha omalida , laga rabaa hasan sheekh in ay xal keento aan ahayn sheegasho afka ah oo kaliya ,Dawlado kalena uma dagaalami karaan in ay caawiyaan mooyee ,Dalka ay sheeganayaana in aanay shaqo ku lahayn iyo dawladnimada somaliland waa la ogyahay ,
marqanland 35 yrs dream
Itoobiya 2020 ilaa hada waxa ku dhintay 2 milyan oo ruuux waxaana
Gaajo iyo dagaalo ayaa la socda
Waa tabar beeshay oo amxaarada jabhadeeda aya 300 malin walpa maxaabiis uga qabato
Shacabkii oramada waa kuwa hargaysa iyo boosaso ka dawarsada itoobiya waa dowlad sii dhimanayso ee haku daba lumina
1998 xiligii ay ugu awood badnay ayay xeebaheedii ku waysay dagaalki ay la gashay Eritrea 🇪🇷 labo dakadood ayaa xoog loga haystaa
😂😂
Erayo qalad ah bay weryiyaashu isticmaalaan: WOQOOYI iyo KOONFUR. Taasi waxay dhammaataa 1988kii markii ay koonfurtu ku soo duushay ee ay baabi'isay ee ay bombaysay magaalooyinkii woqooyiga iyo 1991 markii lagu dhawaaqay Somaliland. Markaa waxa ay ila tahay in erayada woqooyi iyo koonfur lagu bedelo Somaliland iyo Somalia.
Waa chanelkii tuuga illig u fureen kooxda khawaariijta nacalaa saxaafadooda ku yaale ha la xidho chanalada mmtv saab,astaan,sahan iwm
👍👏💯
❤❤❤ hanbalyo
CADOWGAGA , CADOWGI , WA SAXIIBKA
somiland waaba lailoobey😂 waayabee maxey Somaliland saxixdey
Waa somaalilan
Ethopia haddii ay awood leedahay gobolada laga heysyo ayay qabsan lahaayeen
Exactly 💯🤣
Awood maleh itoobiya 1998 xiligii ay ugu awood badnayd ayaa dekadheedi iyo xeebaheedii waxaa xoog laga qaatay Eritrea 🇪🇷
Maanta itoobiya way tabar darantahay mana awoodo inay cid weerarto
Kkkkkk, Itoobiya iyadaa ku ilaalisa e maxaad ka sheegi.
ethiopia waxay keeni makanisad, khamro iyo dhilooyin. Ma intasu rabaa jaahil kani
Lidka diyaarada io taangiga weynu heysana adeer ethobia wa ku dhaceyna
qolada duulaanka ku ah dal layiri xoog ama xeelad ayaa bad kaga rabaa waa dagaal lama hurayo meesha ugu xoogan oo lagu dagalamayana waa dhulka soomaaliyeed gar ahaan soomaali galbeed iyo soomaali waqooyi hadeysan ka hortagin ama aysan ka sii gashaman dhibka ugu weeyn ayaguu garayaa kolee Ethiopia cunaqabateen ayaa la saray somaliyana waa laga qaday waa la isku hub aruursaday shakada mana awalka 9 bilood wuu mira dhali layahay hadii Ethiopia wax saxa mesha ku heso maxeey u war wareege mey soo dhaqaaqdo
Khabiirada rer waqoyigas waxan miya😂 baba jey
😂😂😂 way isku eegyihiin lkn laba wado ayay kala hayaan
Guul Somaliland, inshallah
Goormay barlaman la horgeeyay?
Jaahil aqoon daran oo afkii isaaq ku hadlaya Awdal marnaba ha ku tashan cidda hadda Ethiopia kalla hadle meynan aheyn Somali midda kalle qabilka dhexe miyaa la aqoon Sankara cidkastaba way ogtahaye Ethiopia waxay u socota waa iney ku qabsato Kuna adoonsato , Berber baad u dhistee maxay ku diideysa iney wax kalla Soo dagto saw adiga marabto iney ku qabsato ma awood bad ledahay , harti ayaa ka Soo carartee
💯💯
War dagaalku waxaw kadhacaa burco iya hargeeso.
Reer dowlad ma noqdaa taa bal meel sara
Jabuuti sowta ah Xamar kuwa dowlada sheeganaya wa qabiil
@@nuurnuuraan8624 qabiil iyo qaranimada Waa laba
Wuu burburey wada hadal kaasi. Somali wey ka quusan laadey Somaliland baa la aqoonsadey. Waagaa ku beryey wey yaaban yihiin.
Illlahay inu idin aqoonsado ayaa idin khayr badan itoobiyan ciidankeedii malin walpa 500 maxbuus ahaan jabahada amxaarada uqabato miyaa rajo ka sugaysaaa😂
5 million ayaa kudhimanaa walee iida ayaa ukasaara badan
Itoobiya waa jabtay 😂😂😂
Somalia cid waraysanaysa majirto waa La ogyahay in nacayb reer woqooyi ay wado oo ay riixayso, aduunyada waxba maka qarsoona wax somalia la yidhaahdo majirto koonfur ayey ku koobantahay waaLidan ee runtaa loo sheegayaa waana Layska raacayaa
Sxb Naga Rali Noqo filankada wan fahanay ahmed zaki
Itobiya dariqii ay yuguslafiy martay ayay cagta sartay wayna kal gogoaysa waxan u qabanayna bil gudaheed hadayna ka soo horayn dabadhilfyadu halkay maryan ta is waydiiya
This guy talks about Ethiopia as if it's some kind of superpower. What a shill! . Somalia will survive this and will be united. It's not a question of if, but when, and hopefully that will be sooner rather than later.
War isaaqow hoyadiin naga wasna mamul goboled jabhad ah batihin arimaha somaliya waxba kama ahediin
Kkķkkkkkkkk bye bye failed state
Hadanu mamul gobaled nahay waxaniba may yimaden mida kale Somaliland iyadon somalia faderal noqonin o mamul gobaledoba jirin ayay somalia ka go,day meel ay mml gobaled kunoqotay o faderalka kaga qayb noqotayna ma jirto
Waxaa nigu filan in fly Ethiopia magici niga badashay qushashalaan
@@AhmedMohamed-cn7xn
Itoobiya waa dal sii dhimanayo kkkk jabhada amxaarda ayaa 300 maxbuus ahaan uqabato ciidankii dowlada itoobiya
Waa dal meel walpa gaajo iyo jabhado ka jiraan
Dadkeedii oramada wakuwa hargaysa iyo bosaso ka dawarsada
Itoobiya awood maleh maxa yeelay 1998 xiligay ugu awood badnayd ayaa Eritrea 🇪🇷 xoog kaga qaaday xeebtii iyo 2 dekadood
Dalka noocaas miyaa somali la dagaali karaaya
Xita jabahada Tigreega waxay xiriir la sameysay Eritrea 🇪🇷
Iska iloooowa itoobiya waa dal dumaye
Kaw niyaw dadkan waa layaabaysa hadal baa haysaa wlaahi innnaaanu soo noqonayn waliba adigga lagugu darsanaya .
Madaxda soomaliyed maaha in inyar dhulka ka midda bixiyaan way baqanayaan xoogbay ku siinayaan
Somaalia waa magac waxba ka tarismayso jabhado ayagaba fila lagu ilaaliyaa qof guriga lagu ilaaliyo oo iskadaye muqdisho aan wada xukumini wuxuu isku sii roorinayaan xadhiga markaa hadal uunbay latasganyihiin
Itoobiya oo ciidankeedi maxaabis ahaan jabhada amxaarad uqabato boqol boql maalin walpa
Xitaa adis Ababa meel udhaw ayay jabhada oromada dad ka affuubataa waa wadan sii dhimanayo dadkiisii ayaa hargeysa iyo bosaso ka dawarsada
Xiligii ay awooda lahayd itoobiya 1998 ayay dakadeedi iyo xeebteedii awood iyo dagaal kaga qaadatau Eritrea 🇪🇷
Hhhhhhhh Dr Axmed Saki Ma Finel Stage Buu Marayaa MOU?. Golayaashii Somaaliland Muu Marin Oo Lama Arkin, Madaxweyne Muuse Biixi Sharciyan Ma Bixin Karaan Dhul iyo Bad Midna.
Isiqeeq
Dowlad soomaaliyeed oo xaqiiqo ah baa jirta. Siguudna umaamusha dalka oodhan. Itoobiya kuma soo xad,gudbikarto badda soomaaliyeed.
War midowga sufiyeetibo waxay raageereen xabashida
yaa is gaaray dad badan oo afsomalia ku hadlaayo ayaa itoooboya ku difaaci doono aragti iyo siyasad hada ninkaaan waxa uu ku hadlaayo dhan waa hadalao la rabo in shacabka somaliyeed qalqal lagu furo dooladoodana la nacsiiyo
Dood itoobiyan udhiibay ayuu naac laleeyahay masar dal xur ah ayey laheshen maxaa itoobiya ka galay
Waa badaw maxaa somaliland la yiraa? Where it is? War yaan dalkiina laqaadan
Itoobiya anaga oo aan dowlad laheyn ayaan ceyrinay
SOMALIYA WAXEY BADBAADINEYSAA JIILALKIINA DANBE MARKA BEENTA KA DHAAFA
CARUURTIINA.
Kuwani wax ka doqonsan waligay ma arag
ninkan ruuN ahanTiii waa RuunTi😮 🏃
War ninkan ma itobiyanba mase wa muse bxi sida u uhadlayo afkii aby ayu kuhadlaa kano kale lamadhagesto wa nin bah tilaN Ninkaan
Hada maan la dhiman doqon yahow ninkii malagiisa galey wuu dhimanaa
War ninkan waba nin xaqiqada ka fog ethopia waligeed arki meyso bad niyow somali land waa somali,
Kkkkk wa Nin sas dheh lagu yiri kkkk kkkk
Aniga Aragtidayda Ethiopia marka somaliya lagudaheda ay noqoto Way kaga awod badan thay masar wayo ethiopianku inbadan ayay somaliya jogen dhulkay sifican ugaranayan dalkodina waa udhawyahay gurmad ahaan takulada dhankasta muqdishona dawlad adag kama jirto way ku dumaysa haday masar Iyo Ethiopia ku dagalaman
ninkaani waa intoobiyaan meelna somalia kama soo galo hadaladiisa dhan waxaa uu ku difaacayaa intoobiya sidaa ogtihiin burburkii kadib waxaa aad loo qalabeeyay loona shaqaaleesiiayay dad badan oo itoobiya quudiso
Somaliland may maamusha dhulkeedo dhan
Sidaan miyaa falanqeyntiinna waa af hayeen Ethiopia ninkan meesha soo fadhiisiseen
Muse bixi muxku hadli itobiya burburtay ma orm buu noqon
لعنة الله على كاذيبن heer waxaad gaarteen xataa adinks hadlaaya aad is rumerysan weeysaan hadakiina waa daaca qudhun
Isaaq Oromo waa diideen ogaadeen iney Oromo noqdaan. 😅😅😅😅😅
Je vois pas comment ce mémorandum d'entente entre l'Éthiopie et le Somaliland peut aboutir sans le consentement de la communauté internationale, arrêter de rêver l'Éthiopie ne peut pas envahir la république fédéral de la Somalie pour construire un port militaire navale. L'Éthiopie devrait développer ses infrastructures sociales pour sa population en construisant des hôpitaux, écoles ,route au lieu de rêver de construire un port militaire navale en mer rouge alors que l'Éthiopie est un pays enclavé .Ce projet est dangereux pour toute la région. Je pense que M.Moussa Bihi Abdi et M.Aby Ahmed se sont suicider politiquement avec ce mémorandum d'entente pour un port en mer rouge pour l'Éthiopie. La communauté internationale est contre ce mémorandum. Pourquoi ce projet n'avance pas après bientôt 10 mois après sa signature ? La réponse est simple il y a un droit international l'Éthiopie doit respecter l'intégrité territoriale de la république fédéral de la Somalie point final. Arrêter de rêver cher somalilandais.
Warka aqoonsi waka badanyahay😂😂 horta maxaa idin sii jeediye
Kan waa ethoopiaan doqon
Ethiopia adeerkaa ayaa soo xambaaray oo lahaa waa ehlu janee bal is qabadsiii
Waa runtaa waa oromo ey mesha noso istaajoyen 😂
War aqoonsi xabash miyaa micno leh.
Maxad la walaneysaan hadanu micno lahyn
Muse Bihi controls not beyond Hargeisa and Abiy Ahmed has no control over Ethiopia most powerful regiond Amhara and Tigray! 😂
Dough Ethiopia control Somalia, have their troops on the ground. Whereas xassan can’t travel not only to other cities but not even in Mogadishu
Beenta jooji muqdisho amison majoogto
He was sleeping ep guy as holl
Aqoonyahan askari kuli isaaqi qiyaaliga ka mideysanyihin ethobia hdey u aragto somalia iney xukumin somaliland mey ictiraaf siiso maxey heshiiskii u hirgalin la dahay
Beenaale itopia ma joogto mogdisho
Idaacadda somaliland beenaalayaal
Waa laba nin oo ithopian ah ooo sheekeeysanaaya kkkkk
Hhhhh isaaq wuu marqaansan yahay Ethiopia ayadoo intan ka awood badan 2006 ayan meydadkooda dhulka ku jiidjiidnay Tigrayna way ku dhaceen Orom gabdhaheena ayaa ka adag. manta oo cuna qabateynta nalaga gaaday adis ayan ku shirbeynaa
Kani wa jaahil aqoona shaqa kumale, dhul muslim ayu raba in qaalo lasiiyo
guul qaranka soomaaliland
Beenta qof ka kawareesanayo . Qof wax og maaha.
Misgiin kkkkk
Siilkii hooyadaa miyaad Ethopiya u saxeexaysaan kkķkkk
Ethopiya tidhi kkkkkkk
Abiyaa yidhi kkkkkk
Siilkii hooyadaa u saxeex Ethopiya kkkk
Idoorka falanqayn xumaa. Dadka somaliyeed way ka dagyiihiin Ethiopia wayna iska celinayaan haduu dagaal dhaco
Nabada gobolku cid,walba,danbay utahay ,masara waa,danaysato
Beenta jooji gedo uunjoogaan
هل انتم تصلون وتسجدون لله. الكذب حرام
hal qabiill mel ay degan yihiin miyaa dal noqonaayo
chanal kaan kaan waaa in hawada lugu cunaa unsubscribers la dhaha halagu yaaco
İsaaq been ay iskadhaadhicinayaan waa balan markale laidin xasuuqi doona sababtoo ah waa joogi weyseen
Faqashay soo soco suuli ayunbaad ku bakhdiyin
Ethiopia way inna laynaysaa sidda falastiin ayaan noqonaynaaa iskama cellin karno sxp difaaca dhulka aff ku difaaca intaanay imaaaan hadii kle finish wAAYE ISKAMA CELLIN KARNO ADUUNKA OO DHAN AYAA LA SOCDA KALIGOODA MAAHA SXP TAAGEERO AYAY HAYSTAN WAY NA NECEB YIHIIN INAKA WADAMADA AFRICA WALIBA KENYANA INTAY DOONAYSAY WAY HELLAYSAA BALAHA LAGA YAA CAYA SXP .....
😂😂 Oromo xuun baatahay we not scared let them come
Been ta ethiopian ma joga muqdisho
Wabeenata dadka kajooji
Oh oh dad buko badana isaaqlan lafo badan wad xambarsanesan insha allah
Hoyada Ayaa HIV udhimayay kahadal
Nacalaa kugutaal galyahow xabashkaa
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂somalia way khalkhal santahy maxa ka galay masar oo waligis cawin somali.etobia wa kii alshabab ka difacay somali.mida kale masar oo ugugajeysan carabta aya la soodhawysany.somaliland naceyb loo qabo awged
False analysis sided with Ethiopians.Ethiopian will back off MOU because there is no such Ethiopia country Ethiopians are fighting each other as hell. So Where are Ethiopians you are talking about...stop cheap propaganda...Somalia will win in their territory with attacked by aggressive Ethiopians.
War doqon yahow somali miyaa maanta iska dhicin karta tayo ama tiro ama hub.aqoon baad sheeganaysaa jaahil baa tahay
Yaab ayan aragnay dhalanted io inad naftada been u shegto kama daashan ethobia hadey idin aqoonsaneyso heshiskana hirgalineyso mey ku dhaqaqdo maxa wadahadal io badas galiyay ii sheeg hdey dhacdo in ku dhaqaqdo jabhdadi samaroon io ciise wa diyaar jabuuti xageda ayey kaso galayan owdal waa ku deysay ama so dagal gal ama iskada dagal hada so gashana ssc wey so dhaqajineysaa ceerigaaabo io sanag wey ka bilaabaneysa marka awalna wa ciilaneyden hadana hada amxar u yeeraneysan sidi io si ka daran ba lidin ciilaya cuqdadiina u dhinta waxkalo somali idin dhahdo maleh ama caadi iska dhiga wa un labadas
Beenaale
Mawaxaad ledahay ithiopia haqaadato bada somalia ee iskadaaya
Qoflani caadi maaha difaaca dalka soomaaliyeed was waajib aan cidna laga baryayn
Somalind waa gobol karisan somalia
Fiqi iyo gur gurti talabo waa inay ka qaadan somaliland iyo itopiya waa laba munfaq u tuug ah
🤣
❤❤❤❤❤
Isiqeeq