Mohamed Kadheeri ft Malyun Maanka, Nasiib Ali & Iqra Indhodeeq | Bari hore waxa jiray | 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2022
  • Bari Hore waxa jiray | Xasustii Maxamed Jamac Joof & Maryan Mursal
    Codadka: Mohamed Kadheeri, Nasiib Ali, Iqro Indhodeeq & Malyun Maanka
    Music: Zibzib
    Filmed & Edited: Fahad Abdi
    Directed: Khadar Laksh
    All Rights Reserved
    ©️2022 Fahad Abdi Production

КОМЕНТАРІ • 569

  • @bigbro4864
    @bigbro4864 2 роки тому +202

    Wooow 🔥 styleka100% codka100% duubista100%

  • @abduwelixareyd
    @abduwelixareyd Рік тому +49

    Hadal Afkaaga kasoo baxa ugu wanaagsan Saliga nabiga Sallaahu caleyhi wa salam

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +27

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 2 роки тому +117

    Dumashideen malyuun manka mashalah gbar akhlaq ina tahay waa ka muuqata asturnanteeda ❤️❤️❤️

    • @hamdidagan5408
      @hamdidagan5408 2 роки тому +4

      Ragaa burburiyay dinta sanadadan ragow isbarqabta idinkun

    • @xasanfanax9845
      @xasanfanax9845 2 роки тому +1

      @@hamdidagan5408 aaaaaaaaaaAaAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎♡︎

    • @saharailaysofficial7680
      @saharailaysofficial7680 2 роки тому

      @@xasanfanax9845 Kkkkkk

    • @NuurCabdi-pq1em
      @NuurCabdi-pq1em 5 місяців тому +1

      😂😢😮😢😮😅😊🎉

    • @NuurCabdi-pq1em
      @NuurCabdi-pq1em 5 місяців тому

      ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @xareedaxmed7808
    @xareedaxmed7808 2 роки тому +124

    Eryada: ex xildhiban abwaan dheeg
    Laxanka: axmed cali cigaal
    Codka:joof iyo maryan mursal
    Hobaldii: waaberi
    Sandkii :: 1973
    Ciyaal xusa dadkii heestan ku soo tiir iyo tacab beelay
    Xusid abwaan dheeg xanuun baan ku ogahay allow caafi

    • @shaadiyosharaf5443
      @shaadiyosharaf5443 2 роки тому +2

      Abwaanka allaha caafiyo wll adiguna sidaad u xustay taariikhda heesta ku mahdsanid ma dadki waagaas ay so baxday joogay ba ahayd

    • @user-nast
      @user-nast 2 роки тому +4

      Inta form two kusoo qadaty is muuji

    • @ubahudgon4952
      @ubahudgon4952 2 роки тому +3

      @@user-nast waa ikan🖕😂

    • @saidanuuh9421
      @saidanuuh9421 2 роки тому

      ❤️

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 роки тому +3

      Ex xildhibaan Maaha ilaa hada waa xildhibaan Golaha guurtida Somaliland Xil dheeg allaha caafiyee

  • @munakayse9815
    @munakayse9815 2 роки тому +16

    Malyun manka iyo maxamed kadheri halkeday dhigen🤞 qoftan walane is walaqaysa iyo kan kale wxba kuma hayaan mesha😎

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Рік тому +7

    Wlhi ayagoo dhan malyuun maankaa kasidata❤️❤️❤️❤️

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 2 роки тому +23

    Wooooow!!!! Legend Mohamed kadheeri and Najiiib Iyo labada gabdhoood waaad isku sooo baxdeeen dhan walba

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 роки тому +50

    Team gabdha is mujiyah❤️❤️❤️

  • @Mustafa-jd2io
    @Mustafa-jd2io 2 роки тому +5

    Mashaallah malyuun waa qof xishoonaysa mar uubuu allah kaasoo jeedini biidmilaah 🥰🥰🥰

  • @safaabashiir3804
    @safaabashiir3804 2 роки тому +14

    Malyuun maanka waxba lagama qaban karo M.A 100%

  • @hamzeifankaofficialchanel2852
    @hamzeifankaofficialchanel2852 2 роки тому +12

    Kaadheeri iyo Malyuun manka labadasbn wataa cod iyo tilmaanta gacmaha ay bixinayan jaas loogama baahna ader meesha

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 2 роки тому +10

    Dumaashiday cod baa ku jira🥰🥰🥰

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 2 роки тому +9

    Cadi maha runtii malyun manka codka✅✅✅

  • @dhowradhisa4587
    @dhowradhisa4587 2 роки тому +25

    Maanka Cod macaanaa masha Allah😍😍😍😍😍😍😌

    • @shalowman2320
      @shalowman2320 2 роки тому

      Legend kadheri but malyun😃🖐️

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 роки тому +9

    Malyuuun. Lovely Voice ayeey leeedahay wooooow Malyuun maanka

  • @amiirayuusuf8345
    @amiirayuusuf8345 2 роки тому +23

    Marwada madaxweyne fanka waa shidanatahay 🔥🔥🔥

  • @nasteexoabdi2231
    @nasteexoabdi2231 2 роки тому +2

    Ragna waa ragii hore

  • @sucadahmed169
    @sucadahmed169 2 роки тому +1

    Masha allh malyuun maanka cod qurux asturnaan iyda ku daawanayaa heestan qoftan allh ku arsaaqo mid fiicn amin

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 роки тому

    Ereyadii abwaan xildhiban qaran dheeg ilaahay caafimadka iyo mirigaba haw dheereeyo aamiin aamiin

  • @hothen777
    @hothen777 2 роки тому +3

    Tan timaha qawan ma ciyaarta u cusub heestu jaas badan lomagama bahnee kaliye tilmaam miyey bixiso rermiyi uurle weye malyuun ayaa si walba ka sidataa ❤

  • @muslimlady4981
    @muslimlady4981 2 роки тому +9

    Malyun manka codkeeda 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @nmahmed6063
    @nmahmed6063 2 роки тому +48

    Kadheeri he’s still on top 🎤

    • @AhmedAxmeey
      @AhmedAxmeey 11 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

    • @SadamBaraka-kp6hm
      @SadamBaraka-kp6hm 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @izmaiza4369
    @izmaiza4369 2 роки тому +32

    Iqro indhodeeq 😍with an amazing style of dance 💯

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Рік тому +1

    Soowtaad baarkana nagajafeesaaan maalinkasta ragoow maad isbarqabataan gabadha wallaahi dadkooda wey udhintaan laakiin jaah ragoow maadiskadeysaan 😭😪💙🇸🇴💙✌️

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 2 роки тому +5

    Erayadiii . Abwaan dheeg
    Laxankii . Maxamed kulluc
    Cadadkiii. Maryam mursal .iyo nafar kale😄
    Hobaladii wabari..
    Xasuus hore

  • @halimasadia7221
    @halimasadia7221 2 роки тому +18

    Mashallah malyuun manka cod baa ilahy siiyy😍

  • @hassanozmanabdi4270
    @hassanozmanabdi4270 2 роки тому +4

    Kaadheeri legendka legendadii hore noo badely💯 bozz❣️👈

  • @mohamedbarre6721
    @mohamedbarre6721 2 роки тому +2

    Eryadii Xildhibaan Abwaaan dheeg Iyo Laxankii Ahmed cali Cigaal Codadka Maamo Maryan Mursal Iyo Maxamed Jaamac joof snadka 1973 Dad Waa Dadkii Hore
    Ustaadayaaal Like Isoodhaha Soomaalinimo

  • @feikowpmb1906
    @feikowpmb1906 2 роки тому +41

    I am from sweeden .... This song Has emotional

    • @sihaamali9120
      @sihaamali9120 2 роки тому +7

      Yaa från sweden 🤪 side ku ugaatay iney emotional hees tahay

  • @asmaabokor4417
    @asmaabokor4417 2 роки тому +12

    M.a dumaashi malyuun maanka codka 100%❤istelka100%😘asturnaanta100%

  • @mohadekabdirizakjr2185
    @mohadekabdirizakjr2185 2 роки тому +2

    I like iqra's energy kadheri wuu cod macaan yahy ee cayeerta ayaa kamaqan musiga laraac

  • @seidseid2201
    @seidseid2201 2 роки тому +2

    Mnsha allah inanta asturan cod macaan deganaan baan u hayaa ta kale herstart iyo say isu walaaqAysaa ismaba leha

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 роки тому +2

    Waaw heesta waa the best song teamkina wa ka baxsaten 🤚🤚

  • @yazirahmed3392
    @yazirahmed3392 2 роки тому +3

    NIO DAR ILAHAY INANTAA IQRA INDHO TAAGEERAN UHAY BECAUSE DANCE-GEDA CAADI MAHAN MUSIGA WEY LA HAYSAA👑🔥🥰❤

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 роки тому

    waaw eeshcalaa xusuus hore heestan oo uu leeyahay abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg oo ay qaadeen heestan maxamed jaamac joof iyo maryan mursal allaylehe xusuus wacan

  • @fayzaomerali938
    @fayzaomerali938 2 роки тому +6

    maansh allah.woow mohmed ka dheeri❤

  • @jimalejey6743
    @jimalejey6743 Рік тому +3

    Everyday I watch this song wlh😥😭I love you meh nme c iqra indodeq❤️❤️

  • @qurxaneoffical5910
    @qurxaneoffical5910 2 роки тому +10

    Malyuun maanka what amazing a voice

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 роки тому +8

    Keep going Mohamed nasib malyun iqro 🥰❤❤

  • @xajiyowabdi8046
    @xajiyowabdi8046 2 роки тому +4

    Malyun manka iyo nasib iyo Mohammed khaderi and iqro keep going

  • @ShafiQarasta
    @ShafiQarasta 2 роки тому +4

    wax kle wlh heestan fananin wayweyn isugu tagay❤

  • @marionjr3479
    @marionjr3479 2 роки тому +29

    Malyun Manka the only One with Headscarf proud of you Sister 💞

  • @maddestkiddmaddest9943
    @maddestkiddmaddest9943 2 роки тому +12

    Nasiib ali landhere legend hore usoco 🙌

  • @muxsinismaaciil7965
    @muxsinismaaciil7965 2 роки тому

    Msha Allaah waa hees cilmi xambaarsan wllhy

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому +13

    Malyuun qurux iyo asturad Masha alaah

  • @aroyanovic5769
    @aroyanovic5769 2 роки тому +19

    ♥️🇸🇴💯💪m.a malyuun sweet voice like the one of faarxiya fiiska

  • @hamdisaid3005
    @hamdisaid3005 2 роки тому

    Mahamed ka dheeri legend horay u soco 🥰

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 2 роки тому +1

    Nio kan la leyahy hebelkaa kadheeri fanaan maaha mixer baa aakhiro loogu diray!! Wuu soo lugo'ay

  • @adankheirabdi5305
    @adankheirabdi5305 2 роки тому +124

    Malyun ur voice is so nice and very interested...

  • @nasteexoabdi2231
    @nasteexoabdi2231 2 роки тому +4

    Malyun maanka baa shidan MAASHA ALLAH tan kale waa reer baadiye xishoon oo dhaqan xun leh

  • @sacdiyamaxamud9810
    @sacdiyamaxamud9810 2 роки тому +1

    Waaaw 4 qof oo an kala dhicin mansha allah

  • @bashiirsaciid3934
    @bashiirsaciid3934 2 роки тому

    Heestan way iga gadantahay walee♥️♥️

  • @maliboydrip744
    @maliboydrip744 2 роки тому +6

    Iqro dance is another level walhi, Iqroy ciyartada malin 30 jeer kuso ceshceshta for real

  • @qadrinabbe6822
    @qadrinabbe6822 2 роки тому +1

    Mansha Allah abti iyo ader❤️

  • @MohamedAbdi-vt8sp
    @MohamedAbdi-vt8sp Рік тому +7

    Malyuun iyo khadeeri amazing fantastically 💞❣️💞❣️

  • @nuurdiinmaxamed11
    @nuurdiinmaxamed11 2 роки тому +4

    Keep gooin my brother 🙏💪💯💙❤🙏💪💯💙❤

  • @maxamedmahad115
    @maxamedmahad115 2 роки тому +1

    malyuun maanka waa inan aad u cod macaan laakin meel eyey qaladey
    ilaahi bad iyo biyo hooda qeybshee eyey aheyd iyaduna waxey ka dhigtey ilaahii bad iyo wabi biyo hooda dhaarshee wey qaladey inta kale waa sax

  • @abdihakimmahamed5804
    @abdihakimmahamed5804 2 роки тому

    Maxamed khderii keep going bro 🥰

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 роки тому +1

    *Woow 🌟 so nice keep rocking guys*

  • @hodanahmed8961
    @hodanahmed8961 2 роки тому +3

    Qofta timaha qawan heesta ideey ku socota 🤪

  • @sumayoabdiqadir9128
    @sumayoabdiqadir9128 2 роки тому +2

    Woow kadheeri qosolo baa igudidhaye ruunidii

  • @sacdiyocabdiwali6168
    @sacdiyocabdiwali6168 2 роки тому +1

    Xasuustii maryan mursal ciise iyo maxamed jaamac joof🔥🥰🥰🥰

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 2 роки тому +3

    Nasib ali iyo.malyun manka ku leh heesta hoganka u haya

  • @abdikalif1354
    @abdikalif1354 2 роки тому +6

    Keep going legends 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @muzamilhassan3889
    @muzamilhassan3889 2 роки тому +9

    MashAllah gabdhahaa qurux badana oo cood macaana

  • @abyanahmedofficial4504
    @abyanahmedofficial4504 2 роки тому +18

    An other level 🥰🤟

  • @abdikarimhurdaaye8633
    @abdikarimhurdaaye8633 2 роки тому +13

    Brilliant voice malyuun manka

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 2 роки тому

    Iqra waxeeda aflagaado miidhan weeye, maxamed kabaha ayey kula dulmartay 😇

  • @alianuria8137
    @alianuria8137 2 роки тому +7

    malyun maanka your have nice voice,👌👌👌

  • @hawohussein9495
    @hawohussein9495 2 роки тому +8

    Malyuun maanka is the best one voice

  • @ugasjanagale2621
    @ugasjanagale2621 2 роки тому

    Wow legend maxamed kadheri

  • @kaka-zu3cm
    @kaka-zu3cm 2 роки тому +4

    The one and only malyun manka codkiyo qof ah

  • @Armansmicer
    @Armansmicer 2 роки тому +5

    Iqro indo dheq brilliant dance great 😍🥰🔥👍❤️💙

  • @abdishakurhussein6777
    @abdishakurhussein6777 2 роки тому +4

    malyuun maanta wadata codka axsan wlhi 🥰🥰🥰

  • @jamalabdi8259
    @jamalabdi8259 2 роки тому +11

    Music perfect 🥰
    action perfect 🥰
    voice perfect
    everything brilliantly work...keep going all....i am fan number one

  • @axmedmaxamuud1204
    @axmedmaxamuud1204 2 роки тому +2

    Waxan leeyahy inanta asturan stylka adigaa haysta iyo asturnaanta iyo degenaanta

  • @aminaali75
    @aminaali75 2 роки тому +2

    Kaadheeri io malyuun manka the best voice 🥰⚘😘❤❤

  • @muhazmohamed2331
    @muhazmohamed2331 2 роки тому +9

    Cool 👍 song Somali people keep going you guys

  • @albarako9850
    @albarako9850 Рік тому

    Mahamed Kaadheeri
    Another Level

  • @asadsimba9470
    @asadsimba9470 2 роки тому

    Kadheeri cod gold ah 🙏✌️

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 роки тому +1

    Heestan Waxa iska Leh adeerkay Xildhibaan Dheeg alle cimriga ha udheereyo

  • @zainhuzain103
    @zainhuzain103 2 роки тому +5

    Malyuun manka gbr asturanan iyo cod mcn isku darsatay🤩🥰

  • @saedismail2339
    @saedismail2339 2 роки тому

    heestani waa hees Hore oo wakhti hore laqaadwy

  • @abiibakaxmecdaahir9727
    @abiibakaxmecdaahir9727 2 роки тому +2

    Legend nasib ali inta tagerta ismuujiya

  • @shorowibrahim5004
    @shorowibrahim5004 2 роки тому +5

    Kadheeri and malyuun on top of all!!

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +1

    Dad waa wayn baa Kulmay🇸🇴❤🥰

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 2 роки тому

    Bari hore waxaa jiray inan timaha biiftoo waye hesaha yaan lagu ciyaarin .

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому

    Music uun ayaa heesta ka jiifa sida kale waa topp

  • @noorspain3389
    @noorspain3389 2 роки тому +1

    ALI-NOOR Mohamed. Wajeer.... Mohamed kadheri

  • @abdirahmanyussufhulbale369
    @abdirahmanyussufhulbale369 2 роки тому +3

    Malyun manka keep going bloooody soooo sweet

  • @cabdicaziizsayidaxmed3725
    @cabdicaziizsayidaxmed3725 2 роки тому +27

    Malyuun manka what a voice!

    • @ikraancumar3203
      @ikraancumar3203 Рік тому +3

      Masha allah. Malyuun manka ilaahy haku barakeryo dhamystiran 100❤❤❤❤❤

  • @kingpepe7735
    @kingpepe7735 2 роки тому +9

    Legends keep going

  • @HusseinAli-my6cc
    @HusseinAli-my6cc 2 роки тому +13

    Best song ever ,big up guys .watching from Johannesburg

  • @adamali9736
    @adamali9736 2 роки тому +13

    Iqra killed it though💯⬆️

  • @abdirazakmohamedsygan3895
    @abdirazakmohamedsygan3895 2 роки тому +1

    Malyuun maanka vs mohamed kadheeri perfect

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 роки тому

    Kaaa dheeri jiliinka thw best waaye

  • @zamiiroholand9410
    @zamiiroholand9410 2 роки тому

    Waaaw all waan idin jecel nahay🥰🥰✌

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 2 роки тому +1

    XGA GABDHAHA MALYUUN MAANKA CODKEEDA AYAAN KU HYSTAA
    COD AYAA KU DHAN🥰🥰🥰👍👍

  • @farxiyajeylani5449
    @farxiyajeylani5449 2 роки тому +1

    Waaw jawab fican waye wax kabaxsada wilishina