Insha Allah waan ku xasili doonnaa, waanna ku heshiin doonnaa, cadaabka rabaaniga nagu habsaday OO u sabab ahaa , dunuubteena oo faraha ka batay, Ilaahay tawfiiqda hana waafajiyo❤🤲🏾
Allah ha sharfo raysalwasaaraha ,arin wanaagsan oo aan la ilmeeyey buu shalay ku dhawaaqay,d culumadii Allah dartii loo dilay oo qaraabadayda dhow ku jirtayna cudurdaar buu ka bixiyey,waa markii iigu horaysay ee aan maqlo masuul dawlad oo raali gelin ka bixiyey denbi dawladu gashay shay lagu diirsadana ugu abaal guday culumadii somaliyeed ,Allah khayr ha idinka siiyo khayrkaa aad u soo kordhiseen ummada somaliyeed iyo culimmadooda.
GURI LA DHISAY WAXBA MA SOO KORDHIYO WASAARADA DIINTA IYO INTA HOOS TIMAADAABA HADA WAX MA QABTAAN. Fasaadka diiniga ah oo Xamar ka jira kali ah ayey wax ka qaban waayeen. Ilahay ha soo hanuunsho
Sheekh Maxamdow waa run, Lkn maaha inaad wadada oo dhan aad is raaciso, oo qaar wngsan iney jiraan lkn kuwa xun oo umada isku dira keliya maaha, dad wngsan oo dacwada iyo cilmi ga fidiyey, culinada Allaah ka dhigo in loo dhiibo dad cilmi leh oo ka fog qolo qoleysi… Illaahey dad cilmi leh oo diinta daacad u ah oo Illaahey iyo Umada u adeegaya…
Inan meel dhisno berina alshabab qarxiso khasaare ma ahe faiido maleh marka hore aan argagixisada cidhib tirno si aan u sameysano wax kasta oo horumar ah
Sida ay u fududahayna oo aanay dhiba ugala kulmeen,hal reer oo isdhalay isku nasab iyo diin ah qaraabo qabiilka ka dhow isu wada ah, daacad baan laga ahayn in dhiigooda iyo khasaaraha ay ku jiraan laga qabto, jaahilka haliilaya ee qabiilka diin loo dhinto ka dhigaya ,ee dhalintii dal ka dabar goynaya layska qabto.
Xasankii baqdinta ku suuxay abii liidnimada cagaha ka dhunkanayey daawo wadaad ee baqdinta badda u baxshay ee 2laba hadalaha ah xasan 2laba xasan kala qabo adigu laftaadu
Halaga fogeeyo Wadad fican maaha wajiis Xataa in uu wax ka furo ma istaahilo uma dhaqma sida diintu iyo alle ralli ka yihiin waxa ka xoog wayn qabiil iyo wax ka daran iyo nin u hillin Ma istahili in wadad loiga dembeeyo diinta dhinicisa waa la jiifiyaa banan UDPvbu ugu adeega In uu wadad run diinta alke u fahamsan yahay kuwo badan oo sheeg in ay sheeg tan she tuig waa lagu imtixamo diin oo ay u qaatan shado run ah qof maanta waxuu rabin sheegtaa waana in dib loo qiimeeyo garadada askartan in ay leeyihin aqoon iyo khibran u leeyihiin
Meshan kuwan la kenay miya wadado dihi amus nio away culimdi la aqanay shekh.umal.sh Mustafa sh xusen ju sh abdirashid Sufi away culimdi dinta dacada ka ahen kuwan waa kuwo culimo shegto aan mesha ku arko
Aqi maxuma balse far aya kujirta oo quf aya lo xiray oo waa nas numis weyna cadahay ma kuwi hantidda bobayay ayaa wax qabana waa maya marka aqi waxba haku dalin kuwan xarash qaran lamagac baxay asc
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Dhibaatada soomaaliyba wexey ka timi culamaa.udiin is gaalaynaysa ilaaho quluubta culamada isu dun
mashaa allaah illhow dadkena iyo dalkenaba inogu so gargar oo cuqubada inaga korqad adaa awoodlehe yrabbii islmka gulee❤❤
Mashaallah bravo very very excellent work with Allah’s help somalia will have strong security
Maanshalaah waawixii ugu fiicnaa
Ee doowladanu ku dhaqaaqdo
Aloownoo XASILI DALKEENA
Maasha allaah somalinimada hasareso
Masha allaah tabarakallaaah illheey faraj ha ino furo kuwo diinta islamka ku dhaqma alle ha inka dhigmo
Muqtaar Rooboow cafis ma weydiistey waalidiinta ilmahoodii oo qalin jibinaayo uu ku laayey Hotel sheemoow. 😢
MAANSHAA ALLAH TABAARAKA ALLAH GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SOMAALIYEY USOO HOYATAY INSHAA ALLAH QEER AYEY KU DANBEYNEYSAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲AAAMIIN
Illaahow raxmaanoow raxiimoow waxan kaa baryaya ruux kasta oo smli ah oo jecel smli inaysan kala sarayn isku xaquuq noqdaan nabad buuxda helaan qabiilkastana farxad hanuun kunoolaadaan illaahow raali kanoqo aduunka kubarwaaqee aaqirana jannatul fardowso geeh kii fidno smli kuwada jecelna qabiilkiisu inuu kuwa kale kasareeyo illaahow hanuuni haduuna hanuun lahayna kaligiis dhibka kukoob Aamiin Aamiin
Insha Allah waan ku xasili doonnaa, waanna ku heshiin doonnaa, cadaabka rabaaniga nagu habsaday OO u sabab ahaa , dunuubteena oo faraha ka batay, Ilaahay tawfiiqda hana waafajiyo❤🤲🏾
Inta xasan shiikh somaliya joogo somaliya hormar gaari mayso allah Hana dhaafiyeee
Allah ha sharfo raysalwasaaraha ,arin wanaagsan oo aan la ilmeeyey buu shalay ku dhawaaqay,d culumadii Allah dartii loo dilay oo qaraabadayda dhow ku jirtayna cudurdaar buu ka bixiyey,waa markii iigu horaysay ee aan maqlo masuul dawlad oo raali gelin ka bixiyey denbi dawladu gashay shay lagu diirsadana ugu abaal guday culumadii somaliyeed ,Allah khayr ha idinka siiyo khayrkaa aad u soo kordhiseen ummada somaliyeed iyo culimmadooda.
Somali.mashallah.umdy islmak ay ❤musilmk.ay alle ha mideyo ha xafido amin
GURI LA DHISAY WAXBA MA SOO KORDHIYO WASAARADA DIINTA IYO INTA HOOS TIMAADAABA HADA WAX MA QABTAAN. Fasaadka diiniga ah oo Xamar ka jira kali ah ayey wax ka qaban waayeen. Ilahay ha soo hanuunsho
Maashaa, allaah illaahay runhakadhigo waa, arinta loogu baahibadanyahaye.
Maanta amaan halagaa helo sheikh dulmi diidow.
MAASHA ALLAAH SOMALIA GUUL ADUUN IYO AAKHIRO
Mashallaha Somalia weyn Midnimo Waa muhiim Khilaafaka iskaaye Muslima
Waa wixii, ugu horeeyay ee, ay dawladani qabato.
MAASHAA ALLAAH ILLAAHAY CULUMADA SOOMAALIYEED ALLAAH HANOO MIDEEYO, IYAGOO DOOD DIIMEED AYKU MIDAYSAN YIHIIN DADKA U JEEDIYAAN OO AYKA SOO QAYB GALAAN DHAMAAN ALLAA WAYNE CULUMADA WAA WEYN EE SOOMAALIYEED AYKA HADLAAN, WAXANA MEESHA KA BAXAYA KUWAN REER GALBEEDKU UMADAHA ISLAAMKA KA DHEX SAMAYSTAAN EE DADKA JOHOLADA AH LAGU QALDAYO MAASHAA ALLAAH WAA SIDII UGU WACNAYD INSHA ALLAAH.
Amiiiin
Mashalah aad iyo aad baan ugu farxsanahay
Shuikh caki wajiis oo qabyaaladayste siyaasi ah.baa wasaada kujira kuwaaso kale waa Juba danaystayaasha diinta kuqaraabta😊
Rux magaciisa hasoo qorin.
Maanta wax fiican soo gudbisay adigane masha Allah guul
Masha Allah Maanta Wllhi Farxad Ayan la ilmeey Wax badan Ayaan Ka Fikiri Jiray . SU Aashan Maxa ino Diidan Inaan Marjic Ka Dhigano Diinteena Suuban. M.A SIDA KHAYRKALE RAXMANOOW SOMALIA GUUUUUL IYO GOBONIMO HOREMAR WACAN INSHA ALLAH 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
adeer waad wacantahay xasan duufle xamse iyo caliwajiis wax som uwanaagsan kama shaqeeyaan baddii meeday abii cagaha ka dhunkade xasan munaafaq
🎉❤🎉❤🎉❤ Mashaa Allah
Jazakallah Sheikh Dulmi Diid ❤❤
Sheekh Maxamdow waa run, Lkn maaha inaad wadada oo dhan aad is raaciso, oo qaar wngsan iney jiraan lkn kuwa xun oo umada isku dira keliya maaha, dad wngsan oo dacwada iyo cilmi ga fidiyey, culinada Allaah ka dhigo in loo dhiibo dad cilmi leh oo ka fog qolo qoleysi… Illaahey dad cilmi leh oo diinta daacad u ah oo Illaahey iyo Umada u adeegaya…
Msha allaah tabaarakallaah illaahow nooga dhig sidaanka rajaynayno insha allaah
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Sheikh Insha Allah wee rumoweysaa
Shakiga Naga dhaaf
shiikh waxaan culimo ma ahan waa col adiga dulmi diid baan ka wait wisay in aad ka mid tahay colka somaliya dhammeeyey
Gacantii Daahir ah ayaa wax Daahirisa. Gacan ku dhiigleyaal miyaa Diinteenna Suubban Jihaynaya maanta. Tan kale, Qaatilkii Roobow iyo Xamze miyaa soo kordhinaya midnimo.? Waa gaf iyo meel ka dhac weyn. Shiikh Maxamed Dulmi-diid is toosi.
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤❤❤
Ilaahoow Aamiin Yaa Rabal Caalamiin
Masha Allah hambalyo hambalyo
Allahu Akbar waa guul iyo farxar wayn
Jazakallaahu kheyran
Guri ladhiso oo hoosta kamaran waxaa dhaama adoo dad dhisa.
Masha Allah ❤❤
Roobow maa dhagaxdhigay kheyr maleh
Maansha allah ❤
InnshaAllah khayr ❤❤❤
BRAVO. BRAVO. WELL DONE...🎉
Waaguul wayn midnimada culimada soomaaliyeed inlawaayo culimo ishaysata oodanbe
Masha allaah
Allah huma amiin amiin amiin
Mudane 🤎🍂 Xamze abdi Baare namasomari doon masallh
Waxed Arkaysid run ma ahan
Adiga waa soo halaabiosaa maalmahaan, Shaki iyo cuqdo aa kaa muuqato
Maasha allaah
Masha allha ❤❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Mashallah
Somalia oo dhan ha odhan. Kaanfuta Somalia uun bay dhibtu ka jirtaa Allh hanaga saaro hada nahay somali
Alhamdulillah
Dawladii hore xataa culimaa u sabab ahayd inaydunto kuwaa ufityooday inlalaayo culimadii kuwaanaga ilaaliya
Daarul iftaa oo qarashkeedu bixinaayo mareekan ama imaraadka maa noo xayeysiineysaa
Bravo
Anigu waxan leyahay taa waxan in lagahormariya kafiicneed madaxweeynah iy رءيس الوزراء iyo barlamaanka inaai kudhawaaqaan inkitaaka quraanka wadanka lagu xukumaayo garsoora -yaasha maxkamadana culamada kitaabka Allah aqoonta sare uleh ahaanayaan, markaa kadib aan aragna cidii arintaa diida okuqanciwaayso lakin inta kahoreyso khaladka waalaguwadajuraa , dowlada ayaan kow ka,ah
Alxamdulilaah
Inan meel dhisno berina alshabab qarxiso khasaare ma ahe faiido maleh marka hore aan argagixisada cidhib tirno si aan u sameysano wax kasta oo horumar ah
Amiin yaa rabbi
WALEE WAAYAAB MASIDII SACUUDIGEY XASAN UGU FADWOONAYAAN
Manshallah ❤
Maxaan bishaaro leedahay sheekh nagadaa riwaayada
Somalia waliged wadadad aya difacayey marka meel ay culumda arimahoda ku xaliyan Somalia diinta in lo labto ayu xalkeda ku jira
❤❤❤
Asc Bismilaah, waayaabayee culimadana ma 4.5 beeyku midoobayaan?😂😂 waayo dalkeena maanta waxaa lugtaku dhagan micnaha ah 4.5 weak up Soomaaliyeed
wixi raba inay diinta ilaahay sudaytahay uga hadla war banaankina jooga wayo madax an shareecada islimka rabin culimaday raadinayan wa nooce
Culumada naftoda ayaa bari 4.5 ku dhaqayo mesha Somali Waa wada qabiil ama siyasi ama ganacsade ama wadad dhinaca rabtid u dhig
بالتوفيق 🎉
Adiga waxan dhicin maxad meesha ukeeneysa😢
اتفاءل خير.
SHEEQOW SOMALI HADEEY RABTO WAA IS CAFIN KARAAN OO WADANKA WAA DHISAN KARAAN
Sida ay u fududahayna oo aanay dhiba ugala kulmeen,hal reer oo isdhalay isku nasab iyo diin ah qaraabo qabiilka ka dhow isu wada ah, daacad baan laga ahayn in dhiigooda iyo khasaaraha ay ku jiraan laga qabto, jaahilka haliilaya ee qabiilka diin loo dhinto ka dhigaya ,ee dhalintii dal ka dabar goynaya layska qabto.
Xasankii baqdinta ku suuxay abii liidnimada cagaha ka dhunkanayey daawo wadaad ee baqdinta badda u baxshay ee 2laba hadalaha ah xasan 2laba xasan kala qabo adigu laftaadu
Soomow iyo Cali wajiis Dhex fariisan doono
Midaynta culumada waxa ka horeeya qabyaalada in la yareeeyo.
Hada dhismahaas Abgaal ayaa oron Unukaaa leh kkk
KOLEY DANTOODEY KU WATAAN LAAKIIN ABUU MASUR IYO INA CARIIF WAX LAGA SUGA MAAYO AAWEY QABUURIHII DHULKAADA IYO XAMKII DADKA LAGU DHACAY
Sheeq maxamed allha ku sharfo horta wadadada waa sax ilahey ayaa wafajinta leh lkn halka lagu mideynaya oo madaxda ah iyaguba paftooda waaba tugee tuugadaa miyay unoqon donaa mid ku fatwooda taa ayaa ka halis badan
WAA MACQJL
iikh Mahamed waa arin fiican lkn Mw hassan shiikh wax fiican laga filimaayo
Culumada meesha taagan kolay qaarkood hadeer bay xasan shiikh ufad woodan ee ayaa aaminaya war dad kale oo loo qaadan karo meesha hala keeno
Meelkasta. Khilaaf wuu. Jiraa. Laakiin. Soomaalidu. Ma xishoidaan
Waa fiicantahay lakin maxkamada maladhigi donaa kitaabka quraanka iyo mihaajka misi wali qodob hebel qodob hebel ayaa jiridonta
Waxaa dhib aad ubadan kajiraa waxaad kadigeysoo ah ineey sikale dawladu u adeegsato waayoo culimadaan waa mushaari u sheqeysa dawlada mana khilaafi karaan manhajkaaa dawlada waxeyna shaqo kala dhexeeysaa baar lamaanka oo asna hawlihiisa la ogyahay lkn waa arkeynaaa
M.a
Oo ma rooboow culimo qarxiye iyo calawi qabuura qote miyaa diin dad u sheegaya
culimadu midoobi maayan weligod wa sunno ilaahay oo kooxdi shirki iyo bidco diin kadhiga wa in lakhilaafo tan labaad muslimku raali kuwada noqon maayo bidco iyo shirki iyo siyaasi laraaligeliyo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
☝🤲🏻🤲🏻😭😭❤❤❤🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🙏
Waxaa iiga sii farxad badnaan lahayd iyadoo somalia Hal manhaj laga hir galiyo shaaficya
Isla shiikhan hada soo gudbiye clip kan ayaa bari hadane soo gudbi donors markii lesku qabsado
Sheekh waa sax lkn Xataa Somaaliya markii Madax wayne Siyaadbare uu yiri Raga iyo Dumarku waa simanyihiin Culumaa ufadwootay oo Dawladu Mufti Caanahay lahayd Marka ma aha wax Ku Cusub Soomaaliya Ee Hawshaan mid khayr ah Allaah Hakadhigo Oo saad sheegtay wixii Shara Allaah Hainaga badbaadiyo Diinteenana Dad Daaca,u,Ah Allaah Ha,inagadhigo
Dowlad loogu fatwoon sida sacuudiga
Waxaa is khilaafsan culumo iyo caamo culumo lamooday.
Culumadu shaqadooda waa cilmi daka lagaarsiiyo. Qabyaalada waa qurun ee halaikadaayo beynayiraahdeen. somaaliyey ma iskadayneysaan qabyaalada? Haa misee mayya.
Halaga fogeeyo
Wadad fican maaha wajiis
Xataa in uu wax ka furo ma istaahilo uma dhaqma sida diintu iyo alle ralli ka yihiin waxa ka xoog wayn qabiil iyo wax ka daran iyo nin u hillin
Ma istahili in wadad loiga dembeeyo diinta dhinicisa waa la jiifiyaa banan UDPvbu ugu adeega
In uu wadad run diinta alke u fahamsan yahay kuwo badan oo sheeg in ay sheeg tan she tuig waa lagu imtixamo diin oo ay u qaatan shado run ah qof maanta waxuu rabin sheegtaa waana in dib loo qiimeeyo garadada askartan in ay leeyihin aqoon iyo khibran u leeyihiin
Meshan kuwan la kenay miya wadado dihi amus nio away culimdi la aqanay shekh.umal.sh Mustafa sh xusen ju sh abdirashid Sufi away culimdi dinta dacada ka ahen kuwan waa kuwo culimo shegto aan mesha ku arko
Aqi maxuma balse far aya kujirta oo quf aya lo xiray oo waa nas numis weyna cadahay ma kuwi hantidda bobayay ayaa wax qabana waa maya marka aqi waxba haku dalin kuwan xarash qaran lamagac baxay asc
Al Al Al is ku timit waaye culimo ma aragno xage culimo ku midowbeen
Masaajidada aad kaxoogeysaan culimada qaarkood aadna kukalaqeybineysaan ion idin ognahay walee meeshaan waxey noqon doontaa meel siqaldan diinta loogu adeegsandoono daarul diraar ayuu noqon doonaa waad arkidoontaan
Diinta islaamka iyo Axaadiithti suubanijii nabigeeni Mohamed ibnu Abdullah SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW intii laga wariyey iyo kitaabkii quraanka ah ,Bes okaliyeh Sunah wal jamaaca 73 firqo iney ukalo qaybin doono muslimiinta taas okaliyeh--- Shaafiyada wax aheyn odalka Somaaliyed lagu dgaqi karaa bes?? Orunta diinta islaamka iyo axaadiithti Rasuulkii kalimatul xaqna loo sheegi dadka iyo dalka soomaaliyeed in lsgu dgaqo bes wa salaam
War mooryaan miyad adnatahay ma caliwajiis iyo Xamza oo dadka lahaa qaarbadan oo ahlunaar ah baa hee?😢War tag block qaado😮