Muuqalada safarkaga ilaa koonfur africa wa soo wada fiirsaday ilaahey nabad hagugu geeyo, laakin wax yaabaha aan ka heley waxa ka mid ah in dalalka aad hada martay dhamaantood dhulkooda wa wada dhir iyo cagaar halka soomalida maalin kasta e isku disho dhul abaar an xitaa laheyn geedo nacfi leh xitaa dhulka soomalida dagto e Kenya waa saxaro cml aan dhir badan laheen soomalida meel kasta e joogto geedihii a lagu diray. Ilaahey caqli e dhirta nooga nabad gasho ha na siiyo. Mahadsanid saaxib muuqaaladaada quruxda badan waa kugu bogaadinaa howsha aad heysay nabad ahoow mar walba😊
Africa Koofurta naga xigto marka laga billaabo Xadka Soomaalida aay Kenya ka degto illaa iyo South Africa dhulka waa cagaaran iyo Roob, wadamada qaar sida Zimbabwe haddii aad geed qoyan jartana waa 6 bilood oo Xabsi ah! Safar salaama
Mashallah. Mahadsanid Faysal walal. Malawi waad na bartay wana ku faraxsanahay si nabad ah inaad kusoo gabagabaysay socdaalkaas. waxaan kuu rajaynayaa socdaalkaas mid ka wanaagsan inaad kala kulanto Zambia I. A.
Waxan ahay Qofkii.1aad ee muuqaalka Faisal sxb safarkan aad ban ujecladay waxan joga south africa insha allah markan kulabto wadankii safar iyo mooto Iyo camarado ayaD igu ogtHY iyo dalxiis qrx bdn gulleyso pro saxibayal idinkana =like iiissaaraya. sona boqda Chanel keyga .
Faisal sxb horta zambia 🇿🇲 shidaal yari sida malawi kama jirta xiliga roobka ayaa lagu jira marka sxb waxaan ka rajeenaba wa magaalda lusaka iyo ndola ay somalida aad u joogan adigana allaha ku amaamsada
Faysal sxb waan ku salaamey Sxb wadan kasta markaad ka baxdo war bixin koban soo galidii wadankaas ilaa ka bixitaankii reacions war bixino gaaban nooga samee waa codsi akhyaar ha loo codeeyo
Full information vedio hal wadan oo lagu soo koobo 1 vedio waxey xal u noqon dadka taxanihii oo wakhti u helin in uu daawo 1 vedio xog lagu soo kobobey adigoo isku dara vedio aad soo qaadato iyo adigoo falaqeynaya Thanks bro
Socdaalka ad ku marayso africa waxabu iila muuqday wax fudud sida sahlan eed u soconayso dhib la aan waba cajiib africa waxan u haystay inay sidan ka halis badan tahay 4 wadan ood ka gudubtay hore u soco sxb
I think you will be the first brother to Zigzag this enormous continent like this😊 keep going brother may Allah SWT bless you and keep you safe for the rest of your journey anywhere .
Walaal nabad qab ayaan Alle kaga baryaya meel walod marayso. Waxaan ahay qof jecel safarada noocan oo kale ah waxaan ku rajaynaya horumar wacan peace and love

Lilongwe maaha magaalo dalxiis ama xitaa amaan ah habeenki. Hotelladuna ma cunto fiicno. Last time I was there I didn’t like it as well. I wished you checked the city of Tete on the other side of the border with Mozambique which is about six hours of drive from Lilongwe. In Tete, you could visit the suspension bridge over the Zambezi river. Buundadan waxey shabahdaa buunto ku taala magaalada San Francisco ee gobolka California.
South africa marka tagtidne next west africa isku mar step three North African taariikh ayaa dhigi doonta uu qof somali dhigin inta la ogyhy guuleyso sxb safe journey and take care 🙌
Qalbiga ayaan Kaala Soconaa pro meelkasta Oo aad Cagta saarto Insha Allah Illaahay haka amaan sado Muuqaal Qurux badan Oo aan ku barano Wadamada Aad ku Travel garaynayso Ayaad noo soo gudbisaa wax badan Ayaan Kaa bartay Run ahaan tii Keep going My pro
Muuqalada safarkaga ilaa koonfur africa wa soo wada fiirsaday ilaahey nabad hagugu geeyo, laakin wax yaabaha aan ka heley waxa ka mid ah in dalalka aad hada martay dhamaantood dhulkooda wa wada dhir iyo cagaar halka soomalida maalin kasta e isku disho dhul abaar an xitaa laheyn geedo nacfi leh xitaa dhulka soomalida dagto e Kenya waa saxaro cml aan dhir badan laheen soomalida meel kasta e joogto geedihii a lagu diray. Ilaahey caqli e dhirta nooga nabad gasho ha na siiyo. Mahadsanid saaxib muuqaaladaada quruxda badan waa kugu bogaadinaa howsha aad heysay nabad ahoow mar walba😊
Africa Koofurta naga xigto marka laga billaabo Xadka Soomaalida aay Kenya ka degto illaa iyo South Africa dhulka waa cagaaran iyo Roob, wadamada qaar sida Zimbabwe haddii aad geed qoyan jartana waa 6 bilood oo Xabsi ah! Safar salaama
Kan hada safarkii 2aad miyaa
Dhirta waa lagubeeray waana la,ilaaiyaa Somaliyabo saan waalaga dhigikaraa haddii ladadaalo
@@Moali003 dhulka Soomaalida degto reer guuraaga ayaa dhirta baabi'iya oo markii aay meel cusub degaan waxaay jaraan dhir badan oo aay xooluhu ku ootaan, asbuuc kadibna waay guuraan oo meel kale ayaay sidii yeelaan!
Haaaa kii kale ilaa jacuzzi buu ahaaa oo baskiiil uuku safrayey@@AdanIssak-tz7xw
Tiktok ka imaaday wakula socdaa safarkaga boss alle haku fududeyo waxee katurjumee socdaalka nabada africa kle taalo iyo somalia 30km kuma safri karti sinabad ah allow nabad nasii
Kaliga safar ma tihid, waanu kula safrin thanks sir
Mashallah. Mahadsanid Faysal walal. Malawi waad na bartay wana ku faraxsanahay si nabad ah inaad kusoo gabagabaysay socdaalkaas. waxaan kuu rajaynayaa socdaalkaas mid ka wanaagsan inaad kala kulanto Zambia I. A.
Faysalow dad qaarkod balwado ee leeyihiin halka aniga balwad ii noqotay videos-kaaga waa ku mahadsanthy sida quruxda badan aad noogu soo gudbiso
Faysal marka aad magaalooyunka dagto vlog nooga soo duub like saara qoraalkayga si muuqaalo qurux badan aad u daawataan asxaabay❤❤❤❤❤
Haan ku salino nabigeena mohamed scw❤❤❤❤😊
صلي الله عليه وسلم
Salalaahu calayhi wasalam
Scw
ALLAHUMA saala alla Mohamad
Scw scw
Duco wax ka weyn ma jiraan alle safarka hakugu nabad yeelo. Bro,
100k waa nagu dhereseen asxabta let's go
Mnsha allah dalxisaga ugu weyn qomiyada somalida hore usoco wllo
Mashallah,Muqaladad kenay to Somalia, Kenya to Koonfur Africa wa la socda hadi aan arkin muqalka wa ka walwal Illahay meel walba ha kugu nabad geeyo.
Waxan ahay Qofkii.1aad ee muuqaalka Faisal sxb safarkan aad ban ujecladay waxan joga south africa insha allah markan kulabto wadankii safar iyo mooto Iyo camarado ayaD igu ogtHY iyo dalxiis qrx bdn
gulleyso pro
saxibayal idinkana =like iiissaaraya.
sona boqda Chanel keyga .
Wan kugu dhiirigalinaynaa sxb 🎉
Haye sxb.
Guuleyso.
Wll feysal wlhi muqaladadha wn jeclahay, hal imaa dhafo ❤😊 guleyso iiff iyo aqirabaa😊😊😊
Saaxib Nin ilaahaye la jiro aa tahaye wax dhib ma arkeesid in shaa Allah 😊
Mahadsanid bro 10days hospital ku jiray muqaladada wahel inoqday xanuunka iyo caajiska ma dareemin 🙏✌️❤️
Ilahay ha ku cafiyo walal
Manshallah U r communication skills is amazing may Allah bless you brother
Masha Allha muqaalo xiiso badan soo gudbisa sxb Allha ku Amaansado safarkaga quruxda badan
Feysal guul iyo gobonimo wll somalinimo ah
waa idoor somalinimo aaaa 😂😂😂😂
Iidor kulaha nin kan wa nin ogaden ah@@marvellousmarvin6127
wanka dhismo qurxoonahy wadankeena lakisa nadafad kuma garno inta kale Alhamdulillah
Muqaladaaa Wankuraheysana dawashadoda wlhi gesi somaliyet bataheee horii usocaaa wahkudubaa Allah kumatusa brthr ❤
Maasha Allah adigana waad qurux badan tahay
Faisal sxb horta zambia 🇿🇲 shidaal yari sida malawi kama jirta xiliga roobka ayaa lagu jira marka sxb waxaan ka rajeenaba wa magaalda lusaka iyo ndola ay somalida aad u joogan adigana allaha ku amaamsada
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️💗💗💗💗💗
Scw scw scw
Aad iyo aad waale horay u soco hno allh haku xafiido
Faysal sxb waan ku salaamey
Sxb wadan kasta markaad ka baxdo war bixin koban soo galidii wadankaas ilaa ka bixitaankii reacions war bixino gaaban nooga samee waa codsi akhyaar ha loo codeeyo
Full information vedio hal wadan oo lagu soo koobo 1 vedio waxey xal u noqon dadka taxanihii oo wakhti u helin in uu daawo 1 vedio xog lagu soo kobobey adigoo isku dara vedio aad soo qaadato iyo adigoo falaqeynaya
Thanks bro
Socdaalka ad ku marayso africa waxabu iila muuqday wax fudud sida sahlan eed u soconayso dhib la aan waba cajiib africa waxan u haystay inay sidan ka halis badan tahay 4 wadan ood ka gudubtay hore u soco sxb
I think you will be the first brother to Zigzag this enormous continent like this😊 keep going brother may Allah SWT bless you and keep you safe for the rest of your journey anywhere .
Walaal nabad qab ayaan Alle kaga baryaya meel walod marayso. Waxaan ahay qof jecel safarada noocan oo kale ah waxaan ku rajaynaya horumar wacan peace and love
Heel zxp alle haku nabad geeyo waxaan safarkaga ka soo raacay Malawi 🇲🇼 guul insha Allah
Feysaloow the way you report I admired but try to extend the minutes 🫡👍
Alright. Thanks sxb
@FaysalShaik1 more than 25 will be boring. Salam from mombasa. Stay safe
Poor ba ha ahaadeene waa safe mar hadaan lagu boobayn
Bootada fadhiga isbuunyo iska xiji yeysan dabada kaa dhameyne😅
No way Bro Enought 25m🙌🤣@@FaysalShaik1
Best UA-camr guulayso bro faysal sheekh muuqaaladaadu waa cajiib.
The Goat of Adventure.....🎉 We feel calm for your Advantures
Maashaa. Alaah. Safar. Fiican buu. Ahaa. Sicadaalkaaga. . Waxaa. I. Xiiso. Galiyay. Sheekadii. Adiga. Iyo. Sargaalka. Booliska. Idin. Dhax. Martey😊
Thanks sxb faysal sii daa heesta hadman dadab galeyna
My walalkeyga qaali feysal alle haku amansado melwalibo aad joogto save jaan
Guul.wacan sxp waa. Kugu xiran nahay lkin vedioka soo badi markuu iga dhamaado waan ka xumadaa soo badi tame vedioga guulayso legend
Safarka hakuu wacnaada sxb waan kula soconaa kaamaan 👍
Full information vedio hal wadan oo lagu soo koobo 1 vedio waxey xal u noqon dadka taxanihii oo wakhti u helin in uu daawo 1 vedio xog lagu soo kobobey adigoo isku dara vedio aad soo qaadato iyo adigoo falaqeynaya
Thanks bro
Faysalow waan raagsadaa muuqaaladaada sidaa ay tahay ma noo soo badin kartaa uploading ka brother 👍
Mahadsanid sxb adigana safar wanagsan ku rajenayaa
Sxp alle Hakugu amansado Safarkaga quruxda badan
Sxb duco wax ka weyn ma jiraan alle safarka hakugu nabad geeyo
Lilongwe maaha magaalo dalxiis ama xitaa amaan ah habeenki. Hotelladuna ma cunto fiicno. Last time I was there I didn’t like it as well. I wished you checked the city of Tete on the other side of the border with Mozambique which is about six hours of drive from Lilongwe. In Tete, you could visit the suspension bridge over the Zambezi river. Buundadan waxey shabahdaa buunto ku taala magaalada San Francisco ee gobolka California.
Our UA-camr
Feisal sheikh ❤❤❤❤
Feysalow saaxib meelaha qaar aad istaageyso iska fiiri, safar wanagsan
Guleyso sxb safe journey and welcome to Zambia. 🇿🇲
Hore usoco zxp ilaa safarkaagii ilaa Kenya to dijubuoti ayaan kula socday ee bicycle ka alleh haku nabad geeyo
Zxp wadamada africa wax aqabo
Mala kulantey
insha allaah waa kuu soo duceynaa
Safarkaaga nabad kuu rajeenaa
EPISODE 29 ilaa 35 ayaan hal fadhi ku daawaday, waan kula socdaa sxb sare
All the best 👍 safar nabd galiyo
I always watch your videos and prefer 😊
Mobile heer u i deeqi Wayo ban maryaa tv bn hda ka dawan I love muqladaada wllo keep going ❤ilh hku amansado
Isku mid ay nahy ani xita Tv aya ka dawada
QADDAR RABBI AYAAD KU TMI QADDAR RABBI AYAADNA KAGA BAXAYSAA INSHAA'ALLAAHU
South africa marka tagtidne next west africa isku mar step three North African taariikh ayaa dhigi doonta uu qof somali dhigin inta la ogyhy guuleyso sxb safe journey and take care 🙌
Great man, Lanional, we'll not forget your support.
Sow beautiful wllkey aad io aad bad u mahadsanthy sida qurux badan ee noo dalxiisisey Allah haku sharfo ❤
Feysal dalxiiska waan kula soconaa aniga iyo reerka oo dhan from Canada keep going never give up.
Muuqaaladaa aad baan ugu xiranahay sxb guulayso
Qalbiga ayaan Kaala Soconaa pro meelkasta Oo aad Cagta saarto Insha Allah Illaahay haka amaan sado
Muuqaal Qurux badan Oo aan ku barano Wadamada Aad ku Travel garaynayso Ayaad noo soo gudbisaa wax badan Ayaan Kaa bartay Run ahaan tii Keep going My pro
Safe journey bro 👊🏿 big legend big time keep going isha allhu
ALLAH hakuu yasiro.
Dalmar soomaali
صلوا على النبي❤
Masha allha waa wadan qurux badan
M.a video aad uqurux badan buu ahaa keep going❤❤🎉
Faisal itchy boots waa naga bareejaysay sxb wish you a good journey.
Asc wllky + sxpky faisal
Duceyso wll ducada ha ilaawin marka aad magaala kasta ka dhaqaaqeyso i.a
First comment maanta
Manshallah I like the way you report you journey keep posting the remaining days
I was waiting for you brother 🎉go forward 🤝✊🏾✊🏾💪🏾💪🏾
Somali hadan nounahay wan u bahanahaye safarka Feisal bilaabay. Félicitations brother Feisal. Allaha kuxafido oo ugedadana kufudaydiyo. Amin
This Man is very Brave, I hope to reach his point 💪👏💯👍❤️
Muuqalada marka ka daawada youtube hab fikirka ka heysata africa kale 🥬 way is badashaye wllh mel fursado badane yalane
Safarka xigaa gawarii ayaa kusafraynaa inshll ❤🎉congratulations 🎊
❤from Mogadishu sxb ilaah hakuu sakhiro safaradaada oo dhamaan
Zambia waxan somaray 2023 bishii 7 waxan kagalay dhanka tz tunduma zmbia waxan kuzasusta cunto macan❤
Hadda wadan kee joog taa
Hada xageee jogta were bixin koban igasiii zxb
Mansha alah wa dhul doog ah o qurux bada anagan dalxiska wan kula qadaneye
Masha allah faysal ducada dhaqaaqa safarka ha ilaawin allah aya ku difaacaya
safar+aqoon dal barasho ah alle ha ku garab galo guuleyso brother👏👏👏
you are hereo man , keep going.
Allah ha ku Xifdiyo. Wll Feysalow
Safarka & socdaalka Faysal ima dhafan África ayaanba u Kala bartay
MOZAMBIQUE WAA WADANKA UGU JECLAHAY AFRICA 🇲🇿 MARKA LAGA SOO TAGO SOMALIA 🇸🇴 WAN SUGEYNAA MOZAMBIQUE NEXT TRAVEL
Feisal walal waa kuugu xiranahay video yashada ima dhaafan aniga oo dalxisay ayey iga dhigan tahay wll nabad ku tag south Africa 🇿🇦
Insha Allah kahor intaadan wadanka kale dhamayn waxaynu gaadhi doona 100k
All movies nice I like it but part one part two part three part 4❤
LIONEL thanks for helping Feysal❤
Aad ban u jaclhy safaradada aad ku mareyso africa wad mahadsan tahay faysal wan ku nasta fiirsashada videoyada aad halka soo dhigto
Maasha allaaah meesha u socoto allaaah ku nabad geeyo sxb
Safar wanaagsan Faysal, waxaan kaasoo salaamaa Chicago, Illinois
Mshallah walal Faysal guul badn ku rajenaya allah xaku fududeyo safarka kujirtid Allah wadankenaa nabad hanoga dhigo 🤲🤲🤲
Asc sxp maanta ducada waad I lowday ee xasuus now insha Allah xamar kaa soo salaamayaa
Wuu akhristay sxb markuu shidaalka qaatay kadib
Zxp alle haku sharfo ee hore soco legend ba tee❤
Wa barnamij qurux badan, lkn walalkay shaqo kawayn ba inotala IF iyo Akhiraba! Inan moto kuwareegno!! Allah macak, have a nice journey 😊
Masha Allah ad aya u mahdsanthy video 25-30 minutes ✅ ok safarkaga wax badan ayan ka baranay
Fasal we supporting all the way. From hargeisa
Thank you lionel for helping our guy
Keep going brother ❤
Never give up my brother
Ow I was traveled I remember japati Zambia 🇿🇲 1997 feysal brother
Faysalaw waa lagu wayay gaabis ayaad tahay saxiib hor usoco
Safar guuleysta insha'Allah sxb faysal
Illahay hakulajiro wllo
Faysalka👏