saalax qaasim naaji iyo heestii gobsanaa hablahayagu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • hobolkii qaranka soomaaliya saalax qaasim naaji iyo heestii gobsanaa hablahayagu dhagaysi wacan

КОМЕНТАРІ • 177

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 роки тому +4

    Riwaayadii Xoriyo Nin Gayaa Ha Guursado
    Ereyadii Abwaan Maxamuud Cabdullahi Sangub
    Laxanka Saalax Qaasim

  • @AhmedAhmed-ez6nz
    @AhmedAhmed-ez6nz 5 років тому +13

    Xishood aan gaboobayn
    Qurux aan gadoomayn
    Maariin casaangalay waa midab ugaaroo gobsanaa hablahayagu
    Jecliyaaa hablaheena
    Soomaaliyeed 🌷❤️❤️❤️❤️❤️

  • @daadir9435
    @daadir9435 6 років тому +32

    Ragii hore sidaan bay gabdhaha soomaaliyeed ugu faani jireen Rageena xiligaan joogana waxaan ula dhaqanaa si sharaf dhac ah aduunkii waa is badalay

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 5 років тому

      Saahin ina ader gabdhaha oow fananka amaana hada lama helo wlhi waliged ma dhicin nag ninkeda maxkamad saare UK ka hor

    • @omaribrahinm1724
      @omaribrahinm1724 4 роки тому

      Xaasha wllo madaxa baad noo saaran tihiin waligiin ba mid liita ee hablaheena xumeeya inama ma talo.

    • @CabdulahimaxamudA
      @CabdulahimaxamudA 4 місяці тому

      ​@@abdullahiabdisaxane8989😊

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 11 років тому +10

    Waayo waayo. Gobsanaa hablahayagu. Bravo Salah Qasim.Thanks for your golden voice

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 місяців тому +2

    Hees xusid mudan AHUN Saalax Qaasim.

  • @adenibrahim8164
    @adenibrahim8164 3 місяці тому +2

    maannta oo tariikhdu tahy 26/4/2024 ayaan dib ugu soo laabtay heestan Alla ya cizak

  • @tagsantayasiir1691
    @tagsantayasiir1691 6 років тому +14

    Waa maadayskii la magac baxay (xoriyo nin gayaaba ha guursado) mid ka mida heesihii ku jiray midda ugu quruxda badan waxaana ku farayaraystay maadayska iyo heestanba abwaankeennii waynaa Allaha barakeeyee Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Sangub)

  • @kinginhate7771
    @kinginhate7771 7 років тому +32

    gobsanaa hablahanyagu waa runtiis the best in the world somali girls

  • @hindaismail1526
    @hindaismail1526 8 років тому +14

    Saalax Qaasim cizi iyo sharaf ku noolow one of my favourite singer.

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068
    @wanaagsansidiihooyadeedwan3068 5 років тому +13

    gob sanaa inamada❤
    yaduna idinma wayno😍 ✋❤
    14.10.2018

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 4 роки тому +4

    Masha Allah hablaha Somaliyeed gobsana oo qurux badna 👌👌👌☀️☀️☀️👏👏♥️♥️♥️👍👍👍💪💪💪

  • @FunnyGuy353
    @FunnyGuy353 8 років тому +86

    Baxsana hablahena halyeeysana wiilashena

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 8 років тому +5

      Mahadsanid wlaal sidaad wiilasha Somali u amaantay

    • @alltheway2931
      @alltheway2931 7 років тому +2

      Amira Ali thxs amira

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 7 років тому +3

      Amira Ali Marka guudka loodabo
      Timaha gadafta looxidho
      Tirsadaan Gu, qaangaadh ................................
      Gobsanaa hablahayagu

    • @daadir9435
      @daadir9435 6 років тому

      Amira Ali sharaf baa leedahay

    • @mohamedhassanmohamed5375
      @mohamedhassanmohamed5375 6 років тому

      Amira Ali
      Thnks wllo

  • @CyberLx
    @CyberLx 6 років тому +10

    Walahi gob wey yihiin hablaha Somaliyeed. Allah ya cisak fanaan weyn oo qiimo badan iyo hees u qalanta gabdhaha soomaaloyeed.

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 роки тому +3

    Erayadii ilaahay hau naxariistee Abwaan maxamuud cabdulaahi ciise singub

  • @bashirmohamed240
    @bashirmohamed240 3 роки тому +1

    Wa mirihi aun abwan singub kabanka iyo luuqda macan e salax qasim.naji

  • @Xaabzade
    @Xaabzade 5 років тому +14

    ❤️Gobsana HablahaYagu.❤️ Hees qiimo badan Wlhi dhagaysigeeda kama daaalO🌹❤️

  • @adamalpha7881
    @adamalpha7881 4 роки тому +5

    ADEERKEY AYAA DHAGEYSAN JIRAY HEESTAN ANOO YAR , adeer wuxuu la fal galayay ereyada quruxda badan halka anna ahaa midka iska yar aan garaneyn micnaha iyo muga ay ku fadhiyeen ereyada lkn guud ahaan waan xusuustay codka iyo qaafiyada ay heesta ku socoto

  • @adnaashkir8666
    @adnaashkir8666 8 років тому +5

    Waaaaaaaw caadi maaha heestan waa gaari nolol wacan lagusoo hirtaaye gobsanaa hablahayagu nice wolds 👍👍👍👍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍😍😍😍😍😍👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 місяців тому +1

    Maansha Allah Ssc Guulwacan

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 4 роки тому +3

    Heesaha ka turjumo dhaqankeena Somaliyeed 🇸🇴 udaa abwaan SANGUB!!! AUN

  • @aishaabdi6634
    @aishaabdi6634 7 років тому +3

    woooow hees aad u xigmad badan iyo salax qasin o aad iyo aad u cod macaan aad ban u jeclahay heesihisa

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +2

    Gobsanaa hablahayagu🥰👌

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 5 місяців тому +2

    Erayadii abwaan singub AHN

  • @burhaanmahdi5055
    @burhaanmahdi5055 6 років тому +3

    Waan kufanaa hablaha somaaliyeed jiroo jooga baayooyin

  • @HassanHassan-fs8xj
    @HassanHassan-fs8xj 8 років тому +7

    waa erayadi abwan sangub mahadi haka garte

  • @alikiik3051
    @alikiik3051 10 років тому +2

    hada lama heli karo mana lahelaya nin fanan ah omanta laharay dhaxalki fanka somaliyed

  • @omarN
    @omarN 11 років тому +3

    Saalax qaasin waa abwaaniintii ugu waa weyneeyd- THE LEGEND LIVES ON.

  • @guullanemedia
    @guullanemedia 5 років тому +4

    Xishood aan gaboobeyn qurux aan gadoomeyn mariin casaan galay waa midab u gaare gobsanaa hablahayagu waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshe gobsana hablahayagu

    • @guullanemedia
      @guullanemedia 5 років тому +1

      Marka guudka loo dabbo timaha gedefka loo xidho tirsadaan gu qaan gaadh geyaankoodu soo baxo ee geedka loo galo wada hadasho guurtidu gacan qaadku uu dhaco laga keeno guunyada gibladiyo ciyaaraha la gingimo aroosee waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshe gob sanaa hablahayagu Xishood aan gaboobeyn qurux aan gadoomeyn mariin casaan galay waa midab u gaare gobsanaa hablahayagu waa gaari nolol wacan lagu soo gardaadshe gobsana hablahayagu

  • @rahmamuhyadin6237
    @rahmamuhyadin6237 5 років тому +11

    One of my favorite singer ♥️🎶🎵

  • @mubaarikkanadi3181
    @mubaarikkanadi3181 4 роки тому +2

    caawa ay bishu tahay 15/12/2019 ayaan dhagaysanayaa Heestan yaa salaam

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 4 роки тому +1

    waa run ayuu kasheegay gabdhaha somaliyeed gobsanaa hablaha yagu 18/9/19 Rotterdam NETHERLAND

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 місяців тому +1

    My Dream Coming Treu Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 5 років тому +2

    Walee aman uqalanta hablaheena soomaliyeed iga dhe tolow yaa igu cawiya abwaankii heesta sameeyay

    • @aamiiking3278
      @aamiiking3278 5 років тому

      Waad u qalantaan hablahayaga somaliyedow

    • @awxasan8855
      @awxasan8855 4 роки тому +1

      waxa sameeyay sangub

  • @kilohajir9248
    @kilohajir9248 9 років тому +3

    Nice song life long salax qasim

    • @amiridow6440
      @amiridow6440 8 років тому

      killo Haye nin CULUS ka shekey

  • @ahmedsaid5931
    @ahmedsaid5931 8 років тому +2

    Woow man sha allaah gobsana hab lahayagu xasuu iguqaliya istar xaaad

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 років тому +1

    woooow abwaan sangub iyo saalax baa ku farayaraystay noolada

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed1038 5 років тому +1

    Saalax libaax waa runtaa gabdheheenu waa Gob

  • @faraxmaxamad6603
    @faraxmaxamad6603 9 років тому +1

    allaaya cisag gobsanaaa hablaha yaga fan waa kii hore

  • @abshirkhalif5376
    @abshirkhalif5376 7 років тому +2

    Mariin casaan galay waa midab ugaaree gobsanaa hablahayagu.
    walal midankiina fahma waakane "the best part"

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 місяців тому

    Rahman Yuusuf Quuje iyo Rahma Yar Of Ssc of Soomaalia

  • @asmaimaan2548
    @asmaimaan2548 7 років тому +4

    🌹ManshaAllah wa hablahii hore 👍Amani wa💕dhamtay🌿good

  • @jallebotan7698
    @jallebotan7698 8 років тому +3

    wada Guurtidud Gacan Qaad Uu Dhaco Esh Qiyaasak All time Fanan

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil 12 років тому +1

    Mariiin Galay - Waa midab u garee - Gobsanaa Hablahayagu woooowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww... i Love it

  • @haybekarie2711
    @haybekarie2711 9 років тому +1

    Alaa meey kudaysadaan fanaanka qaranka somaliyeed fanaan niinta Somaliyeed

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому +1

    WAA ERAYADII ILAAHAY HAU NAXARIISTEE ABWAANKII ABWAANADA MAXAMUUD CABDILAHI CIISE SINGUB

  • @maxamedibrahim9368
    @maxamedibrahim9368 11 років тому +3

    i love this song(good lucky salax qaasimow)

  • @user-qq4my4zc2t
    @user-qq4my4zc2t 5 років тому +2

    Heestan aad u jecllhy wallhi❤❤

  • @faisalabdi9029
    @faisalabdi9029 8 років тому +4

    fanki hore walee fam buu aha

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 4 роки тому +1

    Erayadii AUN maxamuud clhi ciise sangub

  • @iidja5246
    @iidja5246 8 років тому +14

    ayaan daro quruxdasi iyo xishoodkadi yurub ayu ku dhintey

  • @almaba755529
    @almaba755529 12 років тому +2

    woow caadi mahaan inaba

  • @abdulladdow
    @abdulladdow 11 років тому +1

    mansha allah waxas aya hees kaa ah

  • @mohamedabdi3353
    @mohamedabdi3353 3 роки тому +1

    Mash llh gabdhaheena Mar waliba wey u qalmaan amaan lkn ragii hore waqti ayaa ka hiiliye raga maantana waqtiga ayaa u hiiliye inkastoo Wali dhaqankii uu jiro qudbo sirana wey jirtaaa

  • @mohamudmustafa2570
    @mohamudmustafa2570 2 роки тому

    Caawa oo ay tariikhdu tahay 27-01-2022
    Waxan jooga mugdisho inta iila dhageysaneysaa love iigu soo qabtaa xishood aan gaboobeyn quxun aan gadoomeyn mariin casaan galay waa midab heee inta harsan ku dar adi

  • @abdirahmannour9719
    @abdirahmannour9719 7 років тому +1

    Marka guudka loodabo timaha gadabta looxidho waa dhaqanka hablaha soomaliyeed waw

  • @ramloabdi7095
    @ramloabdi7095 8 років тому +4

    gobsanaa hablahaygy xaqiiq

  • @hiiraanbile1664
    @hiiraanbile1664 10 років тому

    waah waah waa nin culus oo codmacaan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 місяців тому +1

    Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 років тому +47

    fuck fuck kuwa dislike saaray tolow miyey walan yihiin mise somali baanahay ahayn oo fahmi maayan qiimaha heestan TOLA,AY 😭😭😭😭

    • @user-qq4my4zc2t
      @user-qq4my4zc2t 5 років тому

      Wa oromo malaha wasqda

    • @farxanwadani.2433
      @farxanwadani.2433 4 роки тому +2

      @@user-qq4my4zc2t Hhhhhhh sxb oromo halkan ma jogto malaha waa kuwan hadda soo baxy ee ku heesayaa isaar kadag rux....

    • @user-qq4my4zc2t
      @user-qq4my4zc2t 4 роки тому +3

      @@farxanwadani.2433 kkkk wa faladagn iyo fartuun balbarka kuwiii daawan jiry

    • @abdullahiomar544
      @abdullahiomar544 4 роки тому

      Soomaligey garaneen

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому

      Nin murqaan ku dhagaysatay baa garanaya micnaheeda iyo macaankeedaba. Basharka dad xun oo wax walba dhaliila lagama waayo.
      Boqortooyo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Hees Qiimo badan💙

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 роки тому

    Yaa alifey hestan

  • @farxanwadani.2433
    @farxanwadani.2433 5 років тому

    Wax u sheega kuwa hadda dhashay oo heesahan ku tilmaamayo kuwa muqayilinta, runtii heeso waa kuwan iyo abwaano maskax iyo eryo lagu raaxeysto oo anshaxa aan ka baxsaneen

  • @mohamedmohamudahmed2093
    @mohamedmohamudahmed2093 7 років тому +3

    ddka heestaan dislike saray malaha somali mahan maxay ahayeen
    marin casaan galay
    waa midab ugaree
    gobsanaa hablahayagu
    wa gaari nolol wacan
    lagu soo gardad shee

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity1 7 років тому +13

    old is Gold!!

  • @saidyusufmohammed2461
    @saidyusufmohammed2461 6 років тому +2

    Hees mano leh.

  • @khadarsayid4889
    @khadarsayid4889 7 років тому +36

    marka guudka loodabo timaha gadafka loo xidho tirsadaan gu qaan gaadh gayaankood kusoo baxo ee geedka loogalo wada hadasho guurtidu gacan qaadku uu dhaco laga keeno guunyada gibladiyo ciyaaraha la gingimo arooskii waa gaari nolol wacan lagusoo gardaadshee gobsanaa hablahayagu

    • @hassanosman5241
      @hassanosman5241 6 років тому +1

      khadar Sayid thnks sxb qaliyah ,, full respect wlhi

  • @maxamed.xuseenmaxamed.xuse2507
    @maxamed.xuseenmaxamed.xuse2507 5 місяців тому

    Waxasa mar qana

  • @balack761
    @balack761 12 років тому +3

    wow
    waxas aya ka ah midho fanan wa nucaas oo kale lakiin hada maxa na helay dhalin yarada cusub oo hees naag ledahay nin qadayo tii ninka laha naag qadeyso alla maxa wali nasoo weraray wa kharan jabay iska bililiqeyso dhan kastaba
    xitaa hablahii heestan lo qaday meyay manta maxa ku dhacay?????????????????????

  • @mukhtaarxuseencumar5574
    @mukhtaarxuseencumar5574 2 роки тому

    Xasuus heestan anoo yar ayaan abahay ka maqli jiray ilaa hada ma ilaawo

  • @fatimahusain7453
    @fatimahusain7453 8 років тому +2

    maxamed naaji maa dhalay waa su aalee

    • @inaahmed1428
      @inaahmed1428 2 роки тому

      My fannkan waxa la dhahaa Saalax khasiin Naaji

  • @mohafarahabdi8434
    @mohafarahabdi8434 6 років тому +1

    wcanaa haplhyguh best

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waa hees qiimo badan

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 5 років тому

    Raggii hore sidan bay hablaha u amaaneen kuwana xaar bay cun siiyeen

  • @idirisalba4432
    @idirisalba4432 4 роки тому

    Riwaayadii xoriyo,wow

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 роки тому

    Hestani waxey ku jirtey Ruwayadi xoriyo Nin gaya ha gursado waxa Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub waxan ku dawadey National theater hargeysa wayo wayo waxay Aheyd Riwayad Qaliya

  • @mohamudkediye9623
    @mohamudkediye9623 12 років тому +2

    wow

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 8 років тому +6

    heestaan miraheeda waxaa leh maxamuud cabdulaahi singub

  • @axmedabdalla9005
    @axmedabdalla9005 4 роки тому

    2020 daawanayaa

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому

    Illaahana o'mara waxay Ka mid tahay Gabdhaha Geesida ah we somaliyeed Guul allahayow somalian Poeple wt

  • @walalahaunited1585
    @walalahaunited1585 3 роки тому

    Mariin casan gala
    Wa midab u garaah
    Gobsana hablahayagu

  • @cumarcisman3343
    @cumarcisman3343 10 років тому

    Tolow dadkii hore oo iskudubnidi iyo fanki quruxda badnaa iyo agwanti rugcadaaga. Ah cml mala arki doonaaaaaaaa somalaaaaaaaaaaay

  • @abdirahman2257
    @abdirahman2257 4 роки тому

    Wagari nolol wacan gobsana hablahayagu
    Afkaga caano lagu qabo

  • @abdikadiralibade9074
    @abdikadiralibade9074 8 років тому +1

    Heeso nuxur xambaarsani waa kuwii hore.

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 5 років тому

    Gobsanaaa hablayguu hees iga dheh habloow liketa

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 5 років тому

    Gabadhaha somaliyeed waa gob lakin nin somaliyeed baa gumeyay I feel sorry for them wallahay

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 2 місяці тому

    ❤❤

  • @hamseali5162
    @hamseali5162 4 роки тому

    Good song reality

  • @shekeyelove184
    @shekeyelove184 5 років тому

    Allow inoo daa hablaheeena

  • @mohamedhussein58
    @mohamedhussein58 11 років тому +2

    hes sidan u qaad ama iskaba daa

  • @khaliphsirdique623
    @khaliphsirdique623 4 роки тому

    Raggii hore sidaan bay sugaantu ugu amaani jireen hablaha
    maantana waxaa soo baxay kuwo
    bac kasii iyo kataabo salaax iyo waxyaalo kugu ridaayo anfariir lasoo indha adag
    innagu baa aragnay wax aanu kasheekeeno

  • @mahamedhuseen8551
    @mahamedhuseen8551 10 років тому

    waaaw nice song

  • @ciisesaleban6833
    @ciisesaleban6833 3 роки тому

    Ao

  • @abdiasiisjaama9878
    @abdiasiisjaama9878 7 років тому +1

    the best part is
    ee geedka loo galo wada hadasho guurtidu gwcan qaadku uu dhaco

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 8 років тому

    axsanu soowt yaa qasim

  • @nasrayusuf1552
    @nasrayusuf1552 7 років тому

    alla ya raxmak

  • @jabartiwaranwar7473
    @jabartiwaranwar7473 11 років тому

    asal weye heestani

  • @ayanabdulle5207
    @ayanabdulle5207 5 років тому

    Salaax qasim

  • @ahmedmahamoud1340
    @ahmedmahamoud1340 6 років тому

    mash allh

  • @haybekarie2711
    @haybekarie2711 9 років тому

    WaXa

  • @saidhashi4719
    @saidhashi4719 11 років тому

    nice song