Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "DHUYAALL"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому +6

    Heeso waa Kuwii hore Dadna waa Dadkii Hore,Waxaan leeyahay Khadra Daahir Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin Saalaxna Long live!!.thanks.

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 7 місяців тому +3

    Anoo 10 jira 1978 ayaan maqli jiray Heestan galaaska 3 aad ayaan ahaa sheekh Ibrahim hoose dhexe burco waayo waayo

    • @hodhare961
      @hodhare961 5 місяців тому

      Maashaa allaah waa waagaynu dadka ahayn. 1984 baan dhashay.

  • @jabaqsheegmedia9948
    @jabaqsheegmedia9948 2 роки тому +5

    Wa Mirahi: Abwaan Maxamed Aadn Dacar
    Laxanka: waa Salaax Qaasim Naaji
    Codka: Salax Qaasim Naaji iyo Khadra Dahir Cige

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 роки тому +1

    Waayo Waayihii halkaas ka wada saaxibayaal. Runtii aad baan idiinku bogay sida u soo noolayseen heesaheenii hore oo sidoodii cod iyo music FASEEEXA. AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN

  • @abdinurismailanshurismacil8777

    Hees macaan oo classic ah yaa salaam , waa xusuusihii wakhtigii wacnaa allaha idin ciseeyo.

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 роки тому +7

    Yaa salaam
    Abwaanka iyo riwaayadana raaci
    Koley dacar kama fogee
    Haday dhaaftana mustafe

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 роки тому +6

    Album khadra daahir iyo saalax qasim ku jiran ayaad haysan jiray. Markan itixan galaayo ama shaqo culus aan qabanayaba Aan dhagaysto.

  • @geel-qaadabdi4538
    @geel-qaadabdi4538 4 роки тому +10

    Waa riwaayadii Dirqi maha jaceylku, Codkii: Saalax Qaasim iyo khadra daahir.Eraydii Dacar iyo laxankii Saalax qaasim iyo Axmed cali cigaal oo saaxiibo ah.

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому

    Anoo yara maqli jirey xasuus Hees waa kuwa hore Allah ha unaxaristo labadaba🤲

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 3 роки тому +1

    Asc saalax qasim iyo khadra daahir waan idin salaamayaa marka hore mar labaad waayo waayo thanks saalax iyo khadra best Yusuf jama uk Birmingham

  • @daahirqorane806
    @daahirqorane806 2 роки тому +1

    Ilahay haw naxariisto maamo khadra godkana alle how nuuriyo...

  • @AhmedMadhiin
    @AhmedMadhiin 3 місяці тому

    Saalax. Iyo. Ilaahay haunaxariisto. Khadra daahir wakhtigii wacnaa good old days

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 роки тому +5

    Fananiintii qaalida ahayd wa saalax qaasim iyo khadra dahir wayo wayo aloww ni dowr ( maxan ku dhabaray mmmmmmmmmm) mahadsanid sxbayal 👍👍👍

  • @nimcaanmawliid11
    @nimcaanmawliid11 4 роки тому +1

    Waa ruwaayadii dirqi maaha jacaylku abwaan dacar waana ruwaayadii ugu heeso macaanayd run ahaantii

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +11

    Maxaan Kaa dhuuntay
    Kaa dhuuntoo
    Intaan dhabo kaaga leexday
    Shanta dhaban dhaban qabsaday
    Maxaynu is dhaafnay dhaafnoo
    Xagaaga la iga dhirbaaxoo.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +2

      Marka 2da qof , qof qofka kale si waalan u jecel yahay, bay tan oo kale dhacdaa, one way love baa la yidhaahda oo waddo xidhan uun buu ku dambeeya iyo gidaarka oo madaxa lagu dhufto

  • @samahisaxaq748
    @samahisaxaq748 4 роки тому +2

    Waaaaaaaaaw wale fan idinkamu danbayiin🤩🤩🤩😍😍😍💯🙏

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +11

    WAAYO WAAYIHII WACNAA waliba waa riwaayadiisii caanka ahayd ee la magac baxday Dirqi Maaha jacaylku

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 4 роки тому

      yaa alifay wll heestan

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +3

      @@aadanecabdi4486 abwaan maxamed Aadan dacar

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 4 роки тому

      @@cabdiqaadirayaanle8382 haa gartay Mahadsanid wll

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому

      @@aadanecabdi4486 adigaa mudan wll

    • @xuseencabdilaahicabdilaahi7405
      @xuseencabdilaahicabdilaahi7405 4 роки тому

      Xuseen Cabdilahi Cumar xuseen Cabdilahi Cumar xuseen http to and from their homes for the other day that the world cup in Brazil and the world cup in Brazil and the 9may are you

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 роки тому +3

    Yaaa salaam Waayo Waayo hees aad u
    Macaaan. Thanks Sxb

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +5

    Abwaan waa reer waqooyi iyo baabah.

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 4 роки тому +2

      Qabiilka dusha saaro weligaana ha iska dejinin

    • @najmaahmedhussen8347
      @najmaahmedhussen8347 4 роки тому +1

      Wax ku tar akhiro

    • @abdilaahihussencg9169
      @abdilaahihussencg9169 4 роки тому

      Waaqoyii qabiil quudh maa daago
      Lakin waxan kaa markacaya
      Waaqooyi iyo somali galabeed ogadeniy ineey ku fcn yiihin dhiinac halbuurka
      Lakin somalid oo dhami waa dad suugant yaqan oo jecel

    • @youngboy5293
      @youngboy5293 3 роки тому

      Qabiil qabriga ha kula galo

  • @MohammedAhmed-py4rk
    @MohammedAhmed-py4rk 2 роки тому

    Saalax Qaasim ma helin tixgelintii uu mudnaa.

  • @mohmudjama121
    @mohmudjama121 2 роки тому +1

    Heesta aan salax qasin ugu jeclhy weye heestan

  • @yaasiinaadan2469
    @yaasiinaadan2469 Рік тому

    Heestan waa heesihii igu horeeyay eeaan dhagaysto
    Waxaan dhagaysan jiray anigoo yar 1994

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 3 дні тому

      Aduu 94 ayaad dhagaysatay ana ruwaayada tiyaatarki hargaysa ayaan ku galay lacagtuna 10shilin ayaa lagu gali jiray

  • @Adoontiialle236
    @Adoontiialle236 2 роки тому +1

    Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 роки тому +3

    Of hestani Anigu ad iyo ad ayan dhageysiged u jacel ah saalax Qasim iyo khadra dhol hestani waxey ku jirtey Riwayadi Dirqi maha jacey ee u sameya maxed Aden (Dacar, ) Dacar iminka wuxuu degen yahay hargeysan

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Рік тому

    Allow kuu Naxariiso khadro dahir cige

  • @ahmedguled9567
    @ahmedguled9567 4 роки тому +2

    yaa ila dawanayaa codka halaasinkaa ee laga samri wayay fanan la sin mana la wayay iöa hada 09.06.2020

  • @hibonuurhibonuur9361
    @hibonuurhibonuur9361 4 роки тому +2

    Waa igu socotaa m.a

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +5

    Heesihii hore ee macaanaa ❤❤

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 3 роки тому

    Saalax iyadoon Waaberi jirin ayuu Fanaan ka ah Hargeisa

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +1

    Dhuyaaaal saalx qaasim naaji iyo khadra daahir ege

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp Рік тому

    Heestan laxanka waxaa u sameeyey Cigaal erayada waa Dacar. Saalax qaasim heestan laxankeeda muu sameeyn.

  • @MawliidKhadar-us7pl
    @MawliidKhadar-us7pl 5 місяців тому

    Mawlid khadar

  • @saleebanabdi6911
    @saleebanabdi6911 2 роки тому

    Allaha unaxariisto qabrigana haw waasiciyo khadro daahir cige

  • @salmaansuleiman4303
    @salmaansuleiman4303 Рік тому

    Heeso wakuwii hore ❤

  • @liibaanbaraf5687
    @liibaanbaraf5687 4 роки тому +2

    "Hadda dhinacayga joogto, Jacaylka la dhuuman maayo."🔥

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Hadaan dhinacaaga joogo sidii ruux yaroo dhaleen ah
      Bal maad ilmo dhagac la siisid

  • @mahamedmahamudyasiin325
    @mahamedmahamudyasiin325 11 місяців тому

    Waa xasuuus

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +4

    Ereyaga Dhuyaalay Awagaa.
    Imika waxaa ereyga dhuyaal badalay Tahriib.

    • @aminafarah3676
      @aminafarah3676 4 роки тому +1

      waaan maqlaa dhuyaaal mana fahan sani ii faa'iidee ado mahad san wll💗

    • @nabilfarah4106
      @nabilfarah4106 4 роки тому

      @@aminafarah3676 dee waa tahriib sawka kuu sheegay xageed ka dhahoontay ma orombaad tahay

    • @nabilfarah4106
      @nabilfarah4106 4 роки тому

      Sorry inaad gabadhtahay ma eeginbee

    • @nabilfarah4106
      @nabilfarah4106 4 роки тому

      Dhunkaalna maad garanaysaa inbti

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 4 роки тому

      Dhunkaal waa xanuun xoolaha ku dhaca.
      Waar dee inanta ha maagin

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 4 роки тому +1

    wwwww yasalaam hees iyo badh ika dheh

  • @museweston1303
    @museweston1303 2 роки тому

    Heestan waxaay kamid ahayd heesihii riwaayadii dirqi maaha jacayl waxaa lahaa erayada abwaan dacar dhanka laxanka waxaa leh Cigaal markii hore waxaa qaaday cigaal iyo khadra

  • @naciimoxasan3059
    @naciimoxasan3059 4 роки тому +1

    Fan wa ki hore

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 роки тому +1

    Waaaaw inaba cadhi maaha, heso wakubi hore

  • @abdiwahidsaid465
    @abdiwahidsaid465 3 роки тому

    Riwaayadan original Waa cigaal iyo khadra

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +1

    Dhuyaaal 🖤🖤

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Місяць тому

      Miyaad fahmasaa midhaha heesta ?

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому

    Dirqi Maaha jacaylku abwan Dacar ,zaalax,kh.Daahir allow dhowr.

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +6

    Hees macaan ❤

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 4 роки тому +1

    Caleeg waxii maqalkiisu ku deeqo.
    Waad u dareen kacdaa.midhaha laxanka iyo codadka. Xusuus iga dheh.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 роки тому +10

    Qaabka lotumayo cajiib ah noolow www

    • @hassanilmi9335
      @hassanilmi9335 4 роки тому +1

      Nkp,🥑🍲🌭🔞🛅🚺⚠️🚾🚾⚠️↖️↖️✡️↕️⬆️⬅️🐅🐺🌼🌺🌿🌸🥑🍓

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 роки тому +2

    Codka iyomidhaha iyo musikada midna lamaheli karo

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 4 роки тому +3

    Classic Song

  • @Ahmed-ud1rh
    @Ahmed-ud1rh 4 роки тому +4

    Yaa salaam
    Wll hadaad hadaad erayada (lyrics) usoo sameyn karto wan kaaga macad celin laheyn, waa clear lkn dhalinta qaarbaa erayada qaldaya

  • @MohammedAhmed-py4rk
    @MohammedAhmed-py4rk 2 роки тому

    Hees aan aad u jeclahay!
    2022 April 17 Axad. Habeen

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +2

    😍😍

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому

    Calanka Soomaliyeed

  • @saleebanabdi6911
    @saleebanabdi6911 2 роки тому

    Riwaayadii Dirqi maahan jaceyl

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +2

    sxb heesaha dacar qaado laftirkooda inoo soo gali

  • @kamilaahmed3260
    @kamilaahmed3260 2 роки тому

    Caawa 🥺🥺🥺😢😢11 may 2022

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 4 роки тому +1

    Heestan markii waxaa la qaaday cumar xasan rooraayee

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому +1

      Hees kaluu la qaadayaa khadra rooraaye isaga qamar cabdillahi harawo ayuu jeclaa ruwaayada khadrina rooraaye ayay jeclayd saalax qaadine khadra

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 4 роки тому

    HEESTAN WAXAY KUJIRTAY riwaaayaddii biyo sare tagay

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 4 роки тому +1

      noooo dirqi maahu jacaylku. anigaa burcu ku galay xilli aan labadaada waalid ee sharafta mudani dhalan. ka daa saqaafada ciyaarta.

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Dhaayo=ayo.......had.....dhuuuni=uun.hid.hiig.humaag.......

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 роки тому

    Dhafooor.deber.dhgan.nuurada.ilmo.soodeyaha.masku.isyicmaalo.mu..jaa
    Maha
    Heetani.caayar.best.love

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 3 роки тому +1

    Alloow yaa kaa dhiga>>>Dha-dhaab iyo DHGAX- DIXEED aan dhoollaha QOSOL caddayn!!...! 😳 ... gabdhuhu cadowsanaa YAABAYE!! 🤔

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 3 роки тому +1

    Mcn ❤️🙏🙏

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waa hees xusuus mudan

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 роки тому

    saalax qaasim iyo khadra daahir cige ex waabari

  • @cumarj1226
    @cumarj1226 4 роки тому

    Waayo wayo

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 роки тому

    Eesh-Qayaasak cajiib!!

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +2

    Maxaan Kaa dhursugayoon
    Inaan dhaayaha Ku saaro
    Ku dheehdo doonay
    Maxaan Kuu dhabar adaygoon
    Habeenimo kugu dhadhabayoon
    Dhuuntiyo laabta Kaa dhex baadhay
    Raxmaanku haw naxariisto Labadaba 🤲

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 роки тому

    Eesh Calaa. Afku dinma go,o hees macaan dheh..

  • @ruqiyocabdullhihaaji1833
    @ruqiyocabdullhihaaji1833 3 роки тому +2

    💞💞💞💞💞😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @maxamuudcabdi-yi1pq
    @maxamuudcabdi-yi1pq 4 роки тому

    wahes macan

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Yaasiin.aburaas

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 роки тому +2

    Weli diidmadaa diidmo kafog ama sidaa
    Qof loogu daysiyo ma arag
    Waaba jiboutiyan
    Oo kale bahasha saas looma fogeeyo
    Jibouti
    Maad noqotid biitoo
    Iyo dhagaxa buuraha
    Inuu beerku kaa noxo

    • @zakiboy1991
      @zakiboy1991 3 роки тому

      kaaga darane waa ilmo abti sidey ku matelayeen riwaayada diidmo iyo digasho bey usiu dartey

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 4 роки тому +1

    Heesaha hore ee aad soo galisay ayaad igaga heshay subscribe

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 3 роки тому

    Riwada waxa Alifey maxad Aden (dacar)

  • @mustafecabdi7192
    @mustafecabdi7192 2 роки тому

    KHADARA DHOOL REERKII JACAYLKA LOOGA HADHAYE

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 роки тому

    Dhiiga.dhaooor..siwal.isukaaa.tusey.ilndhola.aan
    Garawshiyo.lam
    Aan.yaan.usheegaa.ifahmaaya.yasun

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 4 роки тому

    Ereyada dacar laxanka Ahmed cali cigaal iyo salaax qaasim iyo waliba nin kale oo la sameeyey ma xasuusto magaciisa waliba cigaal Wuu la qaada khadro heestan

    • @aflaxflash9863
      @aflaxflash9863 4 роки тому

      Cigaal sxb riwaayadan shaqo kuma lahayn ee waxaad ku qaldaysaa riwaayadii jini iyo jacayl

    • @abdullahihersi1188
      @abdullahihersi1188 4 роки тому

      Axmen Hassan waa Runtaa Riwaayada waxaa markii hore jilay Ahmed A Cigaal oo weliba ka dhigay Gobalada Waqooyi. Waana la helayaa isaga oo la qaadaya heestaan, Aniga ayaaba heyn jiray. Laakiin Dacar oo Abwaanka ahaa ayey isqabteen baan maqlay deedna sidaas ayuu uga baxay Riwaayada waxaana bioskiisii galay Saalax Qaasim oo ka dhigay Muqdisho, isaga ayeyna u hirgashay.

    • @creamylazass2987
      @creamylazass2987 3 роки тому

      @@abdullahihersi1188 ismey qaban ee waxaanad hubin dadka ha u gudbin arimo kale darteed ayuu saalax usoo galey fanaaniintii hore ismey khilaafi jirin dad isku dhiiga oo isku naf ah ayey ahaayeen

    • @zakiboy1991
      @zakiboy1991 3 роки тому

      @@abdullahihersi1188 ismey qaban inuu cigaal dhaawacmay oo dibada loo qaadey baan ku maqley mase hubo

  • @zakariayousouf427
    @zakariayousouf427 2 роки тому

    Zakaria Youssouf

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 4 роки тому

    isaaaq heeskan saaalax qaasim reer koonfura uma daaawanooyaan khadraa isaaqa ayay udawaanooyaan cajiiib

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 4 роки тому

      cuqdad baa ku haysa, saalax qaasin waa fanaaniinta somaliland loogu jecelyahay. maxaa isaaq keenay waa heesaha dadka af soomaaliga ku hadlaa ku raaxaystaan. adiga oo kale ayaa soomaali sheeganaya, xitaa u malaynmaayo in aad erayada fahmayso. noocaagaas ayaa dunida ku nool. oo somali sheeganaya

    • @saafihassan2300
      @saafihassan2300 4 роки тому

      Hhhhh maya wll sidaasoodhan Hanoo caayin Soomali dhan waa wll
      Waana Dad is jecel siyaasada Kasaar Khadra iyo saalaxna waa fanaaniin Khadra hargeusaan ku arkay dhawaan Saalax qaasim waligay ma arag hadana soomalinimo waa adeerkay

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 3 роки тому

      jaahil bad tahay dookhu malaha qabiil

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 3 роки тому

      Saalax Qaasim waa Yameni iska hubso

  • @maguled
    @maguled 4 роки тому

    Rooraaye baa heestan la qaaday Khadra Daahir markii hore, baan u malaynayaa, mase hubo.

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 роки тому

      maguled may heestan waxa wada qaaday Khadra iyo salaax qaasim.

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 7 місяців тому

      Waad saxantahay se Rooraaye aun ma ahayn ee Cigaal ayaa la qaaday marki koowaad

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Share

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor3217 2 роки тому

    Www

  • @umismail8037
    @umismail8037 3 роки тому

    Salax qassim luxu ku dambeyaay? Ma nolyahay ya waar uhaya walal iso sheeg. Waan tageera100%

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 3 роки тому

      Geeridiisa ma maqal
      Germany buu joogaa baan maqlay

    • @ibrahimhassan1748
      @ibrahimhassan1748 3 роки тому

      Haa waa noolyahay lkn fanka iyo suugaanta waa ka fadhiistay
      Khadra xitaa waa ka fadhiistay
      Isaga ingiriiska ku noolahay
      Iydana woqooyi galbeed soomaaliya hargeyssa

    • @aminabdisalem3401
      @aminabdisalem3401 2 роки тому

      Salah qaasim wuu nool yahay wuxuu joogaa England ama UK.

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Music.seynis
    Maacaan.dalkeyga.hooyo.u.hurey.feedhaha.....√√..aan.dhoola...vvv....cadeeyo...dhadhaab.???...,dhagax.dixeed.maxaa.loo.soo.qaatey..wa.muhiiim....ha.ka.fogaan.baadh.era........To..raadyow.hargeysa

  • @ibrahimhassan3800
    @ibrahimhassan3800 4 роки тому

    Ibrahim

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Facebook'S

  • @mustafeabole7991
    @mustafeabole7991 4 роки тому +1

    waabari. madasho

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Facebook

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    ✍️✍️✍️🌄🌄🌄🌄🌄🌄sugey////

  • @jaamacmaxamuud8379
    @jaamacmaxamuud8379 3 роки тому

    Cabdiqadirjubo

  • @ibrahimgjama7369
    @ibrahimgjama7369 9 місяців тому

    X

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 роки тому

    Jaceyl..maldahan....dhuuun....~~~~~~~~~♡♡♡.....qarsooidi.=m.kaa.dhuuntey..qashaafatoo..eeg.sidii.ruux.yar..ok.dhalaan..=mal...daah......dhabar..=rabadh..A???🔑🔑🔑meetings.muftaax..vvvV..dhiiig..&..uuus...O...maan.bodishon....era...
    To...BBC........cnn......nbc