Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2021
  • Hanoolaato media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions, Hanoolaato is media that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. Hanoolaato will cover some aspects of social media with it's positive effect on particular fields like business, education, society and youth.

КОМЕНТАРІ • 454

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 роки тому +50

    Shuruud mawato kaliya dad nimadaada iigu saar😍

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 роки тому +48

    The program of hanoolato is the one of greatest somalia history we had,, good job sir Mr ayaanle.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 роки тому +16

    Maashaa allah marka koowaad waa ninkii iigu horeeyay ee xaqiiqdii iyo dulmigii dalka kadhacay si sax ah usheegay ilahey cimrigiisa hadheereeyo sababtoo ah waa taariikh nool midakale ayaanlow dib ayaad usoocelisay kalsonidii aadku weysay husen shire qabiil jecel wareysigiisii ee ninkaanoo kale ayaan ayan ubaahanahay mahadsanid

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 роки тому +1

      Ayaanle markuu ilma ceeb jecel wax mooday qalad waynbui galay, waxaanse filayaa inay imika wax badani u kordheen insh tcaalaa,,,

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 роки тому +3

    Ayaanle you are asset to the Somali people. This is what a clean Somali journalist do. INFORM and EDUCATE your people. Those who did not learn from their history are condemned to repeat.
    Great job Ibrahim too. You touched the untouchables of the Somali history

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 3 роки тому +41

    Dowladii kacaanka dad ayaa ku raaxeeystay dadna waalagudulmiyay sababtaas ayaa keentay anaga oo muslim ah inaan dhibaatoono

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 3 роки тому +1

      Yaa kuraxay sanayay yaase ku dhibtonayay ????

    • @Haybe75
      @Haybe75 3 роки тому +1

      Zhukri Jama ma in laguu iftiimiyo ayaa rabtaa lol

    • @Haybe75
      @Haybe75 3 роки тому +1

      Anab Abdi waa runta.

    • @zhukrijama7989
      @zhukrijama7989 3 роки тому

      Haa walal

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 3 роки тому +6

      @@zhukrijama7989 reero gaara ku raaxaysanayay waanay is og yihiin...reerihii dadkaa dhibaateeyay maantana iyagaa ugu nolol liita in diyaarado qaraacaan ilaa maanta in xagjirku maamusho in tuulooyin lagu bakhtiyay ku nool waa cuqubooyin kii ay galeen baa ilaa maanta laga jarayaa

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 3 роки тому +10

    thank you for refreshing my memory.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому +1

      WAA TAARIIKH DHAB AH OO AY TAHAY IN WAX LAGU QAATO

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 роки тому +11

    Run badanaa ninkaan Ilaahow cimrigaaga dheereey Mudane.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 3 роки тому +10

    Somalia cuquba kudhacday oo dictatorship noogeestay,,, ilaa maanta dadki iyo dalki waadagi layahay..

  • @siciidmaxmuud7544
    @siciidmaxmuud7544 3 роки тому +17

    War dhegaysta sababtaa godka ugu dhacdeen si aydinaan mar labaad ugu dhicin

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 3 роки тому +5

    Xaqiiqdii oo caadi ah buu noosheegay ninkaan subxanallah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 роки тому +4

    Ileen Jeel ogaden waligii wuu jiray. Somali way is dhibtee ALLE ha daweeyo

  • @sahalosman9811
    @sahalosman9811 3 роки тому +4

    Ku kasta o ka gubanaya xaqaaiqa iyo waxyaabaha laga sheegayo siyad bare wa cayayaanki waalidiintood ku noolaayeen dhiiga umada somaliyed e lagu jaqayay magaca iyo qabiilka siyaad bare e lagu dhalay xaaraantii tawrada ama ka dhex shaqaysanayay. Ilaahay cadaabta haku fogeeyo siyaad bare iyo wixi la dhiig cabay.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 роки тому +3

    Weren't you part of the system? Did you resign and sought asylum elsewhere? Yes, you're entitled to recount. No, you should be held accountable too.

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Місяць тому

    Jaalle siyaad barre allaha u naxariisto, horumar ayuu gaarsiiyey ummadda soomaliyeed.

  • @fay6834
    @fay6834 3 роки тому +10

    Somalida Hada Joogta Majeerteen Dhibkuu Soo maray ma Oga, ISBARTA
    Waase ALXAMDULILAAH

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 2 роки тому +1

      Dhibtii shalay aan marnay gobanimada maanta aan ku nool nahay iyo sharaftaa hayso ayey no dhashay baayo 💪💪✌️✌️🙏🙏🙏

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 роки тому

      Majeerteen oodhan maaha qayb Cumar Maxamuud ah iyo siyaasiyiinta Cismaan Maxamuud baa dhib soo gaartay, laakiin Xassan Abshiro, Mire Awaareyaal iyo Cabdimadoobayaal iyo Geeleyaal iyo Moorgano iyo kuli Kacaan bay ahaayeen. Ninkan hadlaya isagaa 18 sano u shaqeynayay xabsiyada hadana oohintii yaxaaska weeye wuxuu sameynayo! Wuxuu ku leeyahay waxaan jeclaa labiska iyo darajada inaan xirto! Cajiib!

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 3 роки тому +12

    Xagaad toban sano u wada siinaysaa miyaanu odaygu ogayn 1971kiiba in saraakìshii ciidanka la laayey 1974 culumadii lalayyey sidaana lagu waday ilaa laga soo gaaray

    • @osmanmusse
      @osmanmusse 3 роки тому +2

      Sxb waxaa isu Soo haray qaaraan xasuusan ilaa 40 jir iyo qaar aanba ogayn waxii dad Somalieed lagu sameyey
      Somalia waxaay burbursan tahay 50 Somalia jabhaddo Mey dumin,ee waxaa burburyey qoladdii xukun boobtay, hadda oo aysan lugu ku taagnayna qaar baa doonaya in ay boobaan.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 роки тому +1

      @@osmanmusse 100%, sarta halkaas bay quruntay, bilowgeedii.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 роки тому +6

    Those who ignore their history good or bad are prone to repeat it again, history is what guides the societies, but cover up and denials are not the remedy of broken society

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому +1

      Somali uga badall mise anaa isku dayaa
      Kuwa dafira tariikhdooda wanaag iyo xumaan waxa hubaal ah in ariikhadaasi soo noqanayso tariikhada waa hagaaga mujtacma lakiin qarinta iyo dafirada dawo uma ah dad maa mujatcam ama wadan burbursan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому

      @@abdullahiomarali5241 Mahadsanid Cabdullahi si fiican baad u tarjumtay

  • @siciidmaxmuud7544
    @siciidmaxmuud7544 3 роки тому +15

    Maagis ma ahee waa taariikhe!!!

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 місяці тому

    Walaal jacel channel......
    ....❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 3 роки тому +5

    Farmaajo ilaahey ayaa naga qabtay oo halkaas fooshaxun ayuu noo waday, ciidanka badnaado qaran mahadsanidiin

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 3 роки тому +6

    War ninkaan ha la weeydiiyoh Abaheey Jamac Salad Takar aniga oo gabar yar ah baa abaheey ugu tagay. Dabadeednah loo dilay qabiil 1991, oo aan qabri laheey. Aniga oo kale see Somaali ila heshiin karaah?

    • @abuuyaasir1663
      @abuuyaasir1663 3 роки тому +2

      Adugu aabahaa qabiil baa dilay ee sidee lagu heshiisiin karaa dadkii waalidkooda iyo caruurtooda ey dishay dowlad soomaaliyeed 1984 iyo 2017 ilaa 2021 taasi ayaan jawaab looma haayo balse waa lagu kala tagi karaa hadeynu doono eynu noqon 7 dowladood iyo kabadan ama kayar

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому +2

    Mansha Allah

  • @user-im4zb2cf8t
    @user-im4zb2cf8t 3 роки тому +7

    Ayaanle waxa tahay macalin umada wax U iftiimiya
    Waana kaaga mahdinayaa

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 3 роки тому +5

    Cabdullahi yusuf, caydiid, dad fiican bey ahayeen.

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad 3 роки тому +2

    Ayaanle Husswin Cabdi Bbc Beledwayne long Time Ago

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 3 роки тому +3

    Ha noolaato hore usoco

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 2 роки тому +2

    Waxaas mar marsiino ayaa la dhahaa
    Aniygu
    Oron maayo
    Wax xu dadkaas dhintay
    Lkn wale somali qofkii ilaahy xukun ugu dhiibay in kaaar baaa u sugnaatay

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому +1

    Mahadsanid Mudanayaal.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 роки тому +2

    Somalia failed due to tribal tension and mistrust, poor leadership and governance, widespread corruption .Same problems that led the nation to collapse are still fully in place.

  • @ahmedhussein6899
    @ahmedhussein6899 3 роки тому +1

    Been baa Sheegtay nabi muxamed scw si loo ciilay oo tolkiis qaar kamid ah uciileen waliba magaaladi oo jeclaay looga saaray oo la dhagaxyeey oo waliba uus iyo wadaq loo korsaaray il maha lagu dalbaday waa laogayahay cadaabna madalban mana loo dulqaadan karo cadaab waliba illah ka magan kali jiray ee ninoow qoraal ka meesha saaratay inaa ka qaadid ayaa kuu qeyr badan cadaab aaaa yaa allah

  • @yaxyecigal2345
    @yaxyecigal2345 3 роки тому +4

    Very good point weeyi maxaa keenay somali in ay burburto oo ay is nacdo. Inta le wixii dhacay maxaa la iska weydiinayaa khuwaasi dariiq madow ayay socdaan xalna iman maayo hadee wixii tagay laga hadli waayo quraankeenu 3 meeloodoo 2 ba waa qisas iyo wax dhacay si uu ka joogaa ugu cibro qato

  • @adenabdi933
    @adenabdi933 2 роки тому +1

    Very good news in somalia

  • @diabetesbitch9267
    @diabetesbitch9267 2 роки тому

    Asc
    The biggest mistakes siyaad Barre did
    Was to build Mogadishu
    And ignore rest of the country.

  • @mahadhersi21hersi70
    @mahadhersi21hersi70 2 роки тому

    Guuleyso mr Ayaanle Tooshkii guushaad noo sidaa.

  • @khadar0524
    @khadar0524 3 роки тому +8

    Gari laba nin kama qosliso waxaad keentay wareysi fiican lkn sxp fix da tittle ka, rageeda hana ujoojin adigoo soo gudbinaya fikrado kala duwan!!!!!

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 роки тому +14

    Astaqfurullah maahmadan waa danbi ha adeegsan walal cadaab Rabbi ayan ka magangalne

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 роки тому +2

      Kkk dhalinyarta sbnkn jogta inta wax fahmysa yaraa , hbryr hdydaan afsomliga iyo maahmaahyda xikmda iyo ujedada loga danleyahay aydn fahmayn iska amusa mesha mskx kuma hysne ka shekeeya " tiktok iyo instgrm 🤣😂

    • @mohamudishak9994
      @mohamudishak9994 3 роки тому

      Walal ujeedka waa in ragga wax ciil ooga daran inaysan jirin, waxayna isku dayaan hadii ay dhacdo in wax walba sameeyan si ay uga baxaan xumaan iyo ama samaan.
      Ee ma ahan in cadaab loo biro tumanaa

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 роки тому

      @@mohamudishak9994 kk sxb xikmda looga jeedaa waa in Raggu ka doorto in la ciilo inay wax u dilaan dhagarna u galaan oo ka doortaan inay wax dilaan in la ciilo waayo illhy baaba jeclayn Raggu iny ciishodaan mrkaa wd fhmty filyaaa

  • @strongergiijaz9859
    @strongergiijaz9859 3 роки тому +2

    Aun claahi yuusuf

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 8 місяців тому

    Inaalillaahi wa Inaa illeyhi raajicuun. QAMTA AABAHAY IYO ABTIYAASHAY BAA KU JIRAY.
    20 JIROW ABTIGAY AYAA KU JIREY 11 SANO.

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 2 роки тому +1

    Oday abdulaahi yusuf xukun buu rabay
    Ale haw naxariisteee
    Lkn dawlad muuusan rabin

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 роки тому +3

    aduunyadii bay qaribtay kacaan ku sheegii balayada ahaaw umadii soomaaliyeed ileen dhibaato farabadan baa loo geystay wawaxan manta layabanahay😭😭😭😭

  • @siciidmaxmuud7544
    @siciidmaxmuud7544 3 роки тому +5

    Somalida maxaa haystaa la leeyahay dad ay dhibayso in taariikhdii dhibka keentay looga waramo iyagoo qabiil ama aabe iyo adeer baa ka mid ahaa xeerinaayo see guul u gaarayaa

    • @rimaaseey
      @rimaaseey 3 роки тому

      Taariikhda si sax ah ha usheegaan

    • @abuuyaasir1663
      @abuuyaasir1663 3 роки тому

      Inta khaladkii hore laqarainaayo xataa lees salaami maayo iskadaa in qaran lanoqdee

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 роки тому +2

    Dadkii aan waxba ogeyn ee qabiilka loogu xasuuqay muqdisho ka sheekee maalin soo qaad

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 роки тому +1

    Su'aalaha bdn jooji inta uu kaaga jawaabayo su'aasha hore

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +9

    Barnaamijkaaga waa kuwa ug qiimo badan ee soo qaatay TAARIIKHDII IYO WIXII KA DHACAY DALKII MARKA WAA LOO BAAHAN YAHAY SXB

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +1

    Mahadsanid sxb ayaanle xuseen abdi

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 3 роки тому +2

    Mahadsanid tarikhdu way fcn tahy

  • @diabetesbitch9267
    @diabetesbitch9267 2 роки тому

    I grew up small village
    No healthcare service, no clean water, no electricity

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 3 роки тому +7

    HANOOLAATO MAANTA AYAAD JAAHILNIMADII UGU WEYNEYD KEENTAY SUBXAANA ALLAH CADAAB NIN DOORANAYAA MA JIREE ILLAAHAY U TOOBAD KEEN

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 роки тому +1

      Xikmada iyo ujeedada maahmaahyda hdnd aqoon ama fahmayn dulucda maahmaahda ifahansiiya dhe mxa loga jeedaa , adaa jahilnimo ka hdlinysaa

  • @dubaiwatches
    @dubaiwatches 6 місяців тому

    Waa labdii nin ee wadanka ethiopia u soo raacey in ayey burburiso wadankii Somalia la odhsn jirey

  • @faysaltimacade670
    @faysaltimacade670 3 роки тому +2

    Adeer waa runtaa waxaad sheegeysid laakiin maanta nafdhan ayaa lagoynayaa

  • @abdirisakbile7572
    @abdirisakbile7572 3 роки тому +2

    Ilaahay baanu ka magangalnay caddaab ,erayadaasuna waa gef aad u weyn oo kuwo uur ku gaalo ah sameeyeen dadkana diinta looga fogaynayo. Ilaahay ka baqa wax xun ha faafinina.

    • @abubokor0628
      @abubokor0628 2 роки тому

      Allah cadaab waanka magan galay lakiin mararka qaar ayay waxaasi kugudhacayaan

  • @arafoffcguumays6596
    @arafoffcguumays6596 3 роки тому +4

    Ayaanle wad mahadsan tahay sidaa taariikhda uga tagaysid

  • @mohamedfarah8683
    @mohamedfarah8683 3 роки тому +7

    Waxa yaab leh dadaas cadaabta ah
    Dad ayaa raba in ay dib ay nogo ceshan
    Waa mesha farmaajo iyo nn ay no wadaan, dadku waxa ay dhawaaq
    Dheer ku leenahay maya maya

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 3 роки тому +2

    Siyaad bare 21 sano dhibkii uu somaliya u gaystay 4ta sano iyo dhawrka bilood ee uu farmaajo haystay yaa uga dhib badnayd somaliya taariikhda dhib soo mara waa markii ugu horaysay ee ciidamo somaliyeed xamar isku dilaan madaxweyneyaal hore xabad lagu eryado

    • @hassan6692
      @hassan6692 3 роки тому

      Haa madaxweynayaashii hore ee qabqablayaasha noqday miyaad sheegin?

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ MAHADSANID adeer

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 роки тому +2

    Kan hadlayaana xaqiiq ha sheego laakiin shalay markuu dawladdii maraqeeda dhuuqayey sidaa uma hadleyn adeer soomaaliyi is wada laysey ee dadka cuqdada ka dhaafa

    • @muhammadxusen5368
      @muhammadxusen5368 3 роки тому

      si xalka loo gaaro waa in dhibaatada iyo sababti keentay laga doodaa

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 роки тому

      @@muhammadxusen5368 been uun buu sheegey, bal ha idin anfacdo

  • @abdiabdi7485
    @abdiabdi7485 2 роки тому +1

    Siyaaad. Bare. Inkastoo. Wanaag. Iyo. Xaanba. Noo. Horseday. Balse. Xigmadu. Waa. Inaan. Tariikh. Kabaranaa. Dawlad. Wanaag. Aan. Udiyaar. Garawnaa.

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 роки тому +1

    Xabsigii lsbaatan jirow waxa dhisay wadankii laoran jiray east germany . Maxamed farax caydiid iyo cabdilaahi yusuf waxaa laxiray 1969 Isla markii uu kacaankii dhashey wsxaana lasoo daayey 1975 oo waxaa kasheekeynayey cabilaahi yusuf waraysiga waxa qaadayey cabdisalaan hareri

  • @khalif-w
    @khalif-w 3 роки тому

    Noo keen part 3. Thanks.

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 2 роки тому +2

    Lkn ilaahay haw wada naxariiisto

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 3 роки тому +5

    Waa daanyeer nimankaan is waraysanayaa mid yiraahda M. Siyaad baa musqul ku dhintay iyo Ayaanle la yiraahdo oo isma maalmahan xumaanta soo tebiya.

    • @Muadexperience
      @Muadexperience 3 роки тому +2

      Mareexaartu runta wey dhibtaa
      Lkin waalagu maqashiin inshallah

    • @mohamedhussien3757
      @mohamedhussien3757 3 роки тому

      Adna dameer ayaad tahay allaha ku caafiyo qabyaalad ayaa ku dishaye siyad bare qabriga kasoo saar xoolayohow

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 роки тому

      Anay live iska soogalaan baa loo qatay sidii daahir calasoow waxooda tariikh maha waa naceeb

    • @mohamedhussien3757
      @mohamedhussien3757 3 роки тому

      Ader allaha ku caafiyo cuqdada hakudhiman dadka waxba kama qaadi kartide

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 роки тому

      @@mohamedhussien3757 aniga miyaad igawadaa mise ninkaan ayaale iyo oday tarikhda beenta ah sheegayo

  • @farduusali2951
    @farduusali2951 3 роки тому +8

    Anaga Waa nala Xasuuqay Hargaysa berbara Burco iyo Waqooyi Xasuuqii Muu sheegin Maxaalagu Xiray Mahamed Ibraahim Cigaal

    • @ahmedomar3778
      @ahmedomar3778 3 роки тому +1

      Wll ninkastaba reerkoooda ayuu ka war haya! Inoo hay teena, ana kuu oge🤣

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      Farduus cigaal.ma keligiisaa la xidhay isagu markuu soomaalilan haystay kuwuu xidhay ayaa ila hada xidhan miyaanse la xidhi karin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@ahmedomar3778 kkkk waa runtaa baaroor walba buulkeedaa og

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@ahmedomar3778 kkkk waa runtaa baaroor walba buulkeedaa og

    • @ahmedomar3778
      @ahmedomar3778 3 роки тому

      @@gedefletv6049 wax garad 🤣🤟

  • @saidaabdulle1771
    @saidaabdulle1771 3 роки тому +1

    Programkaan hanoolato nin qabyaalad madax Martay ayaa soo daayah wali lama stag asago kahadlaaya 1990 dhabaatadii foosha xumeed ee loogeystay umada somaliyeed waliba siqabayaleeydan loogu xasuuqay.

  • @attaqwabadrunajjax6028
    @attaqwabadrunajjax6028 2 роки тому +1

    Waa yaab

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    I'm so sorry

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 роки тому +1

    Runtii ayaanle waa shaqsi raadiya dhibaatadii dhacday iyo xaqiiqadeeda waana shaqsi u istaagay in uu raadiyo xalka soomaalia iyo wixii khaldamay waana shaqsi ka madax banaan Qabyaalada Qadhmuunkeeda Xaqiiqdii arimaha noocaan ah ayaa xal Lagu Gaadhi doonaa markii wixii dhacay Laga run sheego khaladkana meesha uu yahay La saaro & cidii khaladka Lahayd Guul ayaan kuu rajeyn Hayaa ayaanle

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 роки тому

      Yuusuf adiga iyo ayaalabo laba qabiilaysto baa tihiin hadaad run sheegaysaan maad kahadshaa mooryaantii jiingadaha fiiqtay waa adiga qaladka doowladii kusoo celcilyo oo wanaageedii qariyee

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 роки тому

    Hanoolato wax badan anka faaiday hanoolaato jir o joog ayaanle x abdi salan gobeed

  • @kiinaadan751
    @kiinaadan751 2 роки тому

    Hanolaato waa gov ayaanle hora usoco

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 3 роки тому +3

    Jabhadahii dadka dilaaye bila laqesanaye mawa shegtaan siyaad bare le maxaa xumantiisa lo shegaa

    • @muhammadxusen5368
      @muhammadxusen5368 3 роки тому

      waxaa loo sheegayaa waa sababti keentay jabhadaha laftooda

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 роки тому

      @@muhammadxusen5368 hhhhhh maxey dawlad u sii wadi waayeen markuu tagey 🤔 nin walba danbigiisa isagaa xambaarsan, very basic concept

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 3 роки тому +5

    cawaqib xumaa udambeynaysa😭😭😭😭😭

  • @ahmedmohamud6611
    @ahmedmohamud6611 3 роки тому +1

    Anigu waa ayaanle af somali ahan sax maaha ... anigoo ah ayaanle ama anugu waxaan ahay ayaanle saasaa sax ah

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 3 роки тому +1

    Maanta Xisaabtii Illaahay baa hortaal mid kasta oo dhintay oo dalkaan iyo dadkaan iyo diintaan wax ugeystay.

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 4 місяці тому

    waa runtii tobankii hore soomaali mid bay ahayd wixii kadabayey waa xumaatay

  • @mohamedabdullahi6510
    @mohamedabdullahi6510 3 роки тому +1

    Keli talisnimadii siyaad barre toban sano ma ahayn maalintii ugu horaysay uu xilka qabto ayeey bilaabantay waxayna ugu xumayd 1975 markuu dilay 10 Kii culimada ahaa Allah haw naxariisto taliskaa siyaad barre taariikh madow oo somali soo martay ayey ahayd

  • @qadarafgooye9929
    @qadarafgooye9929 3 роки тому

    Waa wax fiican in tariqda wax laga barto, balse hanoolaato ma Hal dhibac bey wax ka qortaa? 31 dii sano ee burburkana bal wax ka soo qaado sheikh adoo mahadsan.

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 роки тому +3

    Siyad barre wax wa qabtay lkn nasiib darro somali tira weyso darab ka dambeeyey noqdeen wuxu qabtay dagaalka sokeeye isaga abuuray masuul ka ahaa

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 роки тому

      Ceydiid iyo kuwii la mid ahaa baa dalka dumiyey iyagoo gaalo wataan Ilaa iyo hada waad qiiqeysaan waligiin dagi meysaan (iga qor)ilaa aad toobad keentaa bal se nahaab nimo ku darsateen. Sababata aad dulinimo uga bixi la'dihiin waa munaafiq nimadiina

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 3 роки тому

      @@adna-qv4bn orad tag library mareykanka caydiid wa qof keliya lo aqonsaday wadaniga sharafta somaliya iyo afrikaba ku hagoogtay noocaga wa kuwa gumeysi ku noolka ah

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 роки тому

      @@muhammadsheikh676 cayayaan buu ahaa loona arkaa. Ceydiid waxba anaga ha nooga dhigin duliga. Dhiig, bililiqo iyo qurun buu soo ziyaadiyey. Tii siyadna waa la yaqaan. Cadowgiisa isku xaari jireen markey maqlaan magaciisa. Adaa xaraan ku naax mooryaan ah

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 3 роки тому

      @@adna-qv4bn adiga somali matihid afsomaliga baratay maxa ku geliyey arimaha somalya

    • @adna-qv4bn
      @adna-qv4bn 3 роки тому

      @@muhammadsheikh676 😂😂 ala beerka

  • @Oxamsa
    @Oxamsa 3 роки тому +4

    Xumaanta maanta jirta Uma muuqato, oo xumaantii barigaa jirtay oo marka la fiiriyo maanta ay tui shalay fududayd.
    Laakiin waa qabiiliste

  • @lailaabdirahmaan7962
    @lailaabdirahmaan7962 3 роки тому

    *Fursad SHAQO OO DAHABI AH:*
    1: Ma tahay qof bilaa shaqo ah?
    2: Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3: Ma tahay qof ku daalay sidii shaqo u qalanta u heli lahaa?
    4:Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu?
    5: Ma doonysaa inad wakhtigaag xor u noqotid oo xili kasta oo aan cidna ku xakaminin?
    6: Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7: Ma rabtaa inad kordhisid dhakhligaaga lagaceed?
    8: Ma doonaysa inad hesho laba dakhli oo kale ah lacag malin la ah iyo mid bil ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONANIN SHAQADAN:*
    1: Aqoon ama shahaado
    2: Damiin nooc kasta oo uu yahay
    3: Meesha aad joogtana kuma xidhna shaqadu
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad *HAA:* kaga jawaabtay *FADLAN:* nagala so xidhiidh whatsApp number ka 2520637299035 ama ku so biir group kuna dhufo *link:* mahadsanid.follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/DO6J1s7zsQaITh614WBqn6 DIGNIIN!!!
    please iska joog hadii aanad diyaar u hayan shaqo loma bahan qof sogala groupka oo left ka qaata hadii ayaa ka go'aantahy inada shaqaysto welcome wanu ku cawinaya si wada jira baynu wada shaqaysanayan go'aan guuli kama so hadho
    Hadaya ku xidhantahay inad hesho dakhli malin la ah mid bile ah iyo mid sanad le lah hadba ku so dhowow gacmo furan walal ku kale nool dunid meel kasto ayaa joogan waya ka faaiidaysan karan fursadan qaaliga 👈🏼👈🏼

  • @alimahmood3619
    @alimahmood3619 3 роки тому

    Good program but poor quality of the mic can you improve

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 роки тому +1

    Waa sida hada taagan ee farmaajo ku dhaqaaqay sidii siyad bare, oo hada ayuu dadkii siyaasiinta ahayeen u gaarsanayaa. Kkkk boogii siyad bare ayuu soo aqristey oo waxuu moodey iney asigana u hirgaleeyso. Haleeyska celiyo dictatorship farmaajo, waakanaa hada ayuu raadkii wadankeena ku burburey ayuu haaya

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому +1

    Walaahi hadhaw mereexaan hadheheen wanaag baan suubinay

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 3 роки тому +1

      Aniga aabahey ayaa la diley waliba anigoo caloosha kujira marka waligey cadaalad mahelin

  • @khaliifgunre9398
    @khaliifgunre9398 3 роки тому

    Cornel yusuf ilahahay ha U naxaristo nin adag ayuu ahaa

  • @iprahimmadiin736
    @iprahimmadiin736 3 роки тому

    Somali peace and love

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 роки тому

    AYANLE SIYAD bare iyo farmaajo umbaad kasheegeysaa mareexan naceeb dartiis tariiqda xun iskadaa tanfiican so bandhig

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому

    Oh my god

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 роки тому +1

    Waa xaaraan mahmaahdaasi ujeedadeedu.

  • @saidaabdulle1771
    @saidaabdulle1771 3 роки тому

    Waa kaxmahay inu isku qariyo magaca hanoolato waxuu kasoo xaday magacaas ninkii la oranjiray xuseen hanoolato allaha unaxriisto.

  • @ekb3848
    @ekb3848 3 роки тому +1

    dulmi waa kii burburiyay Somalia manta dadba usacabtumaya wixi wax lamida caajib

  • @abdullahihaile1676
    @abdullahihaile1676 3 роки тому +1

    Xabeeb wuxuu ahaa caafimaadka usluubta ee xoogga ma ahayn

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 роки тому

    Guuleyso Ayaanle ummad aan taariikhdeeda aan runta ka sheegin waa ummad aan mustaqbal lahayn.

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 3 роки тому +1

    Ninkan takhtarka madaxa miyuu ahaa mise qoora mise siyaasi?

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 7 місяців тому

    Doowlad ka horeeysay kana danbeeysay majirin kacaankii nin walbaahi hanacnaceeyo

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 3 роки тому +1

    Maxaa Keenay In Saas Loo Xiro ?? Waxaa Keenay Iyagaa Rabay In Ay Inqilaab Sameeyaan Mida kale Aydiid Maxaa Laga Dhaxlay 30 years Burbur bililiqo Shabaab

    • @sahalosman9811
      @sahalosman9811 3 роки тому +2

      O meesha siyaad bare ma hooyadiibaa u dhashay kursiga iyo talada hadaan laga eryin. Caqli xumaa waxani ma cayayaanki iyo eeshii u k tagay baad ahayd. Waxaasaa ku odhanaya Somalia iyo Somali. Shit

    • @saidabdulla9947
      @saidabdulla9947 3 роки тому

      @@sahalosman9811 Malaga Hadlayo Siyaad Bare Hooyadii Waxa Laga Hadlayo Fahan Marka Labaad Waxaad Ku dhalatay Xiligii Burburka Marka Hadal Caay Baad Ka taqaan Jamahad

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 роки тому +1

    Dadka diidan in taariikhda in la sheego
    Waa dad doonayo kacaankii in la amaano.
    1. 10 kii sano hore shaqo buu qabtay inkastoo oo khaladaad jireen.
    2. 10 sano ee dambe maxamed siyaad wuxuu aamini waayay somalidii oo kale oo dhan wuxuu xukunkii kusoo koobay wax ma garato u badan saaxiibadii iyo qaraabadii

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому +1

      Kuwa diidan taariikhda waa ubadkii aabbayaashood ka qayb qaateen dembiga taariikhdiga ah, waa kuwii boolli qaran iyo cashuurtii dalka cunijiray ee feentay dalka, ma oga in xisaabtii Allah u dambayso

  • @AliAli-ws3ou
    @AliAli-ws3ou 3 роки тому +1

    Ayaan. Waa xaan kaa codsanayaa in aad siiwado barnajikaan si loo ogaado waxa sababay burburkii kadhacay dalka
    Sidoo kale mas uulkaan aad hada waraysatayna soo celi waa mahadsantahay

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 3 роки тому +1

    Waxaad had sheegesid Niman ayaa xabsiga laguna jiirdilay made kahadasid wiixii kadib dhacay 1990 umulaha ladooxayey ,dadka dadka guryahood lookugu gowracayey bililqaii kufsigii, dadka qaarkood oo qabyaalad loo ugaarsanaayey mooryaantii oo guryahii dadka xoog kulawareegtay midaas midkaxumeed majirto ee runta kahadal.

    • @bashirarooryoofficial7844
      @bashirarooryoofficial7844 3 роки тому

      91 kaa waxa ka horeeyey 70kii iyo 80kii wixii uu sameeyey kacaanku in dadkaas saaas lagu sameeyona waxa masuul ka ahaa kacaanka dhiigyo yacabka ahaa ee isku diray shacabka somaliyeed taasoo aad adigu qabiil ku taageersaysid

  • @khayrsheegmedia4311
    @khayrsheegmedia4311 3 роки тому

    War hanoolaato yay u shaqaysaa?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 роки тому

    Labaduba ayagoo ciilqaba ayay dhinteen

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 3 роки тому +1

    dadkii soo joogay waqtigii kacaanka
    nasiib leeyihiin bls mid ma iswediideen dhamaantoot da waaye hda kadib
    yaa noga sheekeeyn doonaa thaarikhdaaas quruxda badan
    anaga ethopian iyo alshabaan ka sheekeeyn doonaaa

  • @jamaali8328
    @jamaali8328 3 роки тому +1

    Dee dhaqtar baa ka bixiyeye waa kuma dhaqtarkaasi adugise maka bixisey nin xaniinyo xaqbaa muuqdaye