Niyaw degdeg miidhan baad tahay qofkan waa nin weyn oo macaan qaba wax wuu khaldi karaa waa qof lagu tacadiyey. Hadaad baadhe sheeganayso wuu is cadeeyey qabiilkiisa iyo magaciisa iyo deegaankiisa ee waxaad soo baadhaa ninka magacaa leh ee cidaas ahi halkuu ku noolaa 15kii sano ee u danbeeyey. Soo hel taas. Waxan cadaab baad ku mutaysanaysaa ee aakhiradaada ilaasho.
Kkkkk waa ka dartay sxb! Tan lagaama dhageysanaayo la noqo! Hadalkana habaar baa kaaga dhacay oo ma lihid haybad (talent) wariyenimo ee shaqo kale raadso.
Awawgan somaliga ah warkiisa oo dhani horta been maaha lakin maadaama uu cimrigaa joogo oo uu qof waayeela yahay isaga waa loo cudurdaari hadii ay macluumaadka uu bixiyay ay wax ka khaldameen adiga lakin laguu cudurdaari maayo Oo odayga awawgaaya ee ay ciradu qarisay inaad ka xishootay ahayd ee inaad baadh baadho ood halkaa wax ka raadiso ma ahayn Nooc waalid caaqnimo ah ayaad ku dhacday ee toobad keen waalidnimo ma aanad tix gelin sidoo kale qofka muslimka ah ee cirada lihi waa muxtarim inaad ixtiraamto ayay ahayd Taariikhdu pageka waalid caaqnimada ayay kugu qortay
WAR MORIYAAN YAHOO XISHOO VIEW HAKU RADIN QOF KALE JABKIISA AABAHAAN WAYEELKA AH OO DHIBKA KU DHACAY AYAAN AMINAYNAA ADOO TURAFATOORE AH KUMA AMINEENO XISHOOD MEEL KALE VIEW KA RAADSO WAQTI HORE BUU KA HADLAYAA DAD WAXAA JIRA CUDUR HILMAAM QABO CIYAAL SUUQ CAMAL BAAD U DHAQMEYSAA DHIBANE BAAD KU DIGANAYSAA DHAQANKAAN WALAAHI SOMAALI WAAKU NACAY KOODA DHIBAN BEEY KU SII DIGTAAN WAR XISHOO
Waa dacaayadda SNM ay ku caanbaxday. Raggii Ogaden ay Tigreega u dhiibeen waa la wada laayay in ka bada boqolaal bay suuqa Hargeysa ka qabteen oo iibsadeen iyagoo been ka sheegaya.
Waar yuusuf hadaad ka shiftay oo umadu ku dhagaysatay tan kaa soconmaysee waxlagaadhagaysto keen odayga wayna ka har Adigu ha fashilmin waanu ku jeclayne barnaamujkan dharma nookeen
Waar odaygan waa la xidhay ee isaga waxa lagu yidhi ayuu kuu sheegay lacagtiisii waa laga qaaday odaygan waa la silicyey waanu kuu sheegay ee iskaga hadh miskiinka
Adiga canwaan miyaad tahay war odaygu warka uu sheegay ma jiro markab xabsi ma noqdo mida kale hotelka uu sheegay maba jiro oo la qarxiyey labadaasi run ma ahan qisada uu sheegay labadaba run ma ahan oo googlaha ayaa marqaati for noqon lahaa mida kale 52 ku oo qof oo cafis loo fidiyey ma jirto
Ninkaan waa la dulmiyey. Waa nin Allah aaminsan. Adigaa been iyo qabyaalad wado. Ninkaan Allah agtiisa ayaa lagu kala baxayaa. Waa nin la jirdilay aadna loo dhaawacay
Kan yar ee baaraha sheeganayaa wuu degdegayaa ma khasab baa inuu Barto huteelka ma degaanbaa waa scooter e anaba ma akhrino boodhadha markaanu soo barbaranaynay af somaliga ayaanu akhriyi jirnay boodhadhka
Ka ganaacsiiga dadku laba nooc ayuu uga shaqeeya putland midi waa ka ganaacsiiga tahriibta sharci daraada ah midna waa ka ganacsiiga ashahaado la diriirka waa maxay sabaabta maraykanku u tabaabaro ciidaanka la dagaalanka argagixiisada wuxuu u yaqaan cidii la soo qabto waa loo gacan geliyaa
Asc 👉👉😎👉taariikhdaa sanadkaas bisha hadii laraadiyo waa lasoo heli karaa si fudud weilba balse allaah og xaqiiqada 😮😮😮
War nihahow nac nac baad haysaa wax aad baadhe iyo aqoon leedahay midna majiraan ee bani aadamka Allah ka xishoo. Odaygan maskiinka ah dhibta gaadhay waxba haa ku raadinin view Allah arsaaqad ka khayr roon waydiiso. Allah waxaan u waydiinayaa odaygan maskiinka ah cawil khayr qaba
Walaal aniga Bosaso waxan joogaa 28 samo, waxan usoo shaqeeyey shirkadaha ugu caansan mana jiro Hotel qarax ka dhacay intaan joogey oo dadka intaas leg ku dhimatay, dhimashadii ugu badnayd ee qarax lagu dilo waxay ka dhacday meel dekeda horteeda ah oo Ethiopian deganaayeen oo bushash ah.
walaal suaal bishee kulaylku biloowdaa bisheena uu dhamaadaa waxaan rabay inaan imaado bilaha u daran ii sheeg 28 sano hadaad daganeyd war gal baad tahay mahadsanid
@@mrsocotraisland1939 May to Augost ayaa ugu daran
Bishaan kale kuleylku ugu daran yahay wuxuu bilowdaa may wuxuu dhamaada october@@mrsocotraisland1939
Aad baad u mahsanid swtv.waa idaacad wadni. Allah ha ku daayo barako badan. Yuusf iyo abuubakar maxaa ka dhaxeeya.
Nin.odaya oo cimrada jooga oo ilma qudha leh oo aan waxba haysan oo dhibaatoo dhami u dhantahay ooh dhawr iyo toban sanadood xidhnaa oo la qaraacay dembi aanu lahayn lasaaray electric lagu qabtay oo dadaasa
Su,aadbaan idin waydiinayaa somaliyeey sideebuu wax u garan karaa waabad aragtaa inuu kuleeyahay xataa xaaskaygii hadii ay igasoo horbaxdo garan maayo
Waar kuwa wax kasheegayow ilaahay ka xishooda
Haduu been sheegayana waa isaga iyo ilaahay hakuu run sheegayana ilaahay hala cawilo ee idinku dembi haku gelina
Qaraxii ugu horeeyey Bosaso, waan xasuusta wuxu dhacay November 2008, wuxu ahaa 2 qarax oo mataana ah waxa lala beegsaday 2 xero oo ciidanka PIS leeyihiin.
Aad iyo aaad waxaan ku jiray xafiska unicef xaamilo ahaa hada waa 16jir wiilkayga waa runtaaa
Idaacadaswtv ha la socodo
Waa lala hadli karaa microphone hadii cabsi jirto.
Dadkan aad Wax U Sheegay Kaa Caqli Badan, Ee Wakhtiga Hayska Lumin
Niyaw degdeg miidhan baad tahay qofkan waa nin weyn oo macaan qaba wax wuu khaldi karaa waa qof lagu tacadiyey. Hadaad baadhe sheeganayso wuu is cadeeyey qabiilkiisa iyo magaciisa iyo deegaankiisa ee waxaad soo baadhaa ninka magacaa leh ee cidaas ahi halkuu ku noolaa 15kii sano ee u danbeeyey. Soo hel taas. Waxan cadaab baad ku mutaysanaysaa ee aakhiradaada ilaasho.
Illahay massibada tuu ka dharan ilahay haku tuussay. Odhaygana nolol macan ban ugu duceynayna
Wariye sax ah haddad thy soo wareyso ragii xidhay odayga
Warcadna soo bandhig
Cajiib swtv af macaan xaqiida baara. Bal waxa is babar dhigtaa Abuukar Saciid iyo yuusuf. Please do comparision between these two men.
Reer boosaaso waligood bay dadka masaakiinta ah ka iibsan jireen mareykan iyo itobiyaba cusmaan diyaano waala ogaa qaabkii xumaa uu udhintay sheydaanku aakhirona wey uga horeyaan dadkii uu dhibaateeyay
Tii yuusuf May dhamatay
Waad fashilantahay saaxiib hadaadba odayga ku eedaysay magaca hoteel habeen madoow lageeyay,
Ma jirto hotel qarax ka dhacay
Ilaahy ka cabso oo raadso arsaaqad dhaanta inaad dadka dhibaataysan iimaanka la qaadye.
Kkkkk waa ka dartay sxb! Tan lagaama dhageysanaayo la noqo!
Hadalkana habaar baa kaaga dhacay oo ma lihid haybad (talent) wariyenimo ee shaqo kale raadso.
Awawgan somaliga ah warkiisa oo dhani horta been maaha lakin maadaama uu cimrigaa joogo oo uu qof waayeela yahay isaga waa loo cudurdaari hadii ay macluumaadka uu bixiyay ay wax ka khaldameen adiga lakin laguu cudurdaari maayo
Oo odayga awawgaaya ee ay ciradu qarisay inaad ka xishootay ahayd ee inaad baadh baadho ood halkaa wax ka raadiso ma ahayn
Nooc waalid caaqnimo ah ayaad ku dhacday ee toobad keen waalidnimo ma aanad tix gelin sidoo kale qofka muslimka ah ee cirada lihi waa muxtarim inaad ixtiraamto ayay ahayd
Taariikhdu pageka waalid caaqnimada ayay kugu qortay
Middakale waxaala gayaaba in uu maqlay konton qof odaygu caawin ayuu ubahanyahay ee lugoyo umabaahna
Xoogaa lacaga ayaad ka heshay. Inaad dadka masaakiin taha daba gasho camal raadso oo ilaahay cabso
WAR MORIYAAN YAHOO XISHOO VIEW HAKU RADIN QOF KALE JABKIISA AABAHAAN WAYEELKA AH OO DHIBKA KU DHACAY AYAAN AMINAYNAA ADOO TURAFATOORE AH KUMA AMINEENO XISHOOD MEEL KALE VIEW KA RAADSO WAQTI HORE BUU KA HADLAYAA DAD WAXAA JIRA CUDUR HILMAAM QABO CIYAAL SUUQ CAMAL BAAD U DHAQMEYSAA DHIBANE BAAD KU DIGANAYSAA DHAQANKAAN WALAAHI SOMAALI WAAKU NACAY KOODA DHIBAN BEEY KU SII DIGTAAN WAR XISHOO
Mashruuc kale raadso ee dadka ka dhageystaan
Been ka daran oo shagay qeybta labaad ayaa jirta. Wuxuu sheegay doontii Boosaaso looga qaaday inay markabkanu sii socotay 8 saacadood. Waa wax aan maangal noqon karin.
Kan waraysanaya oodeyga muxu isagabadhiwayey intaanu sodayn shekada 😂
waa yahay. . Haduu.hutelka Kkkkkkkkkk. Dhuulka taabtey. Siideed . Uu nabaad. Gasheen adiinkuu
Waa laguso direy sxb nimankii
Gardarada cad odayga lacag
Kubadesheen iska ilaali intaasi
Inay cadaabta ku geyn
Hhhhhhhbeenale
meesha bus ka la stagay waa xalwo kismaayo waa sax lakiin hotel kuma dhowa xaafada ajuuke ugu dhow hotel magada dhexdeeda
What interests is there in breaking down the old man's interview and calling him a liar?
Do you personally know the man?
Waa dacaayadda SNM ay ku caanbaxday. Raggii Ogaden ay Tigreega u dhiibeen waa la wada laayay in ka bada boqolaal bay suuqa Hargeysa ka qabteen oo iibsadeen iyagoo been ka sheegaya.
2008 dii Afdalow Iyo Diyaano xil nooceeya bay hayeen, psf se yaa madax ka ahaa
Ninkan maxaa dadka masaakiinta ah dabadhigey miyaanu irsaaqadkale laheyn
Walaahi maanta waxaa midga ah oo nasab dhimad ah kuwa gaalada ushaqeeya ee diintodi sharaftoodi dhaqaalo yar dhaafsaday ama kuwa boosaso maamulo hanoqdaa n ama kuwa xamar maamulo hanoqdaan ama kuwa hargayso maamulo hanoqdaan ee dadnimadoodi gatay 😢 hada ninkan ma maraykan buu difaacayaa ilma diyaano waynaladhasheen waan iska cafinaynaa laakin ilaa iyo hada kuwa marka markabka kuxiran een laogayn yaa umaqan walaahi waan qurunay maraykanbaa nadulaystay mar uu dadkeeni xabsi kugurto iyo mar uu waxmagarato madax inoogadhigay awood ciidana siiyay si ayna bulshada islaamka ah nabada ugu diidan 😢 alow juhaladaan noogu bedel kuwa caqligooda iyo iimankoodo fiyoob dareen iyo damqashaba leh meelfogna kafikira bulshadii dhexdeedi xitaa cu qdad bay kaladhexdhigeen war nafta hadaykaabaxaysa xitaa xaaran hacunin dadnimadaada yaanlagadan waxaad fashilisaa dhagarta gaalada ay bulshadeeno lamaaaganyihiin
Wariye niinkan 15 sano niin xiirnay oo koronto lagu qawaanayi wa dhici karta in xasusn waayo marka adiika hku dabawin
Reerka sheekooyinkii marfashka ayey umadda la hor yimadàn. Waayahan waxba lagama qoro sheekooyinka iyo taariikhaha ay Ka sheekeeyaan.
Hotel magiciisa maxu kayaqana odega miskinkah safar bu ahay
Waar yuusuf hadaad ka shiftay oo umadu ku dhagaysatay tan kaa soconmaysee waxlagaadhagaysto keen odayga wayna ka har Adigu ha fashilmin waanu ku jeclayne barnaamujkan dharma nookeen
Boosaaso hotel qorax kama dhicin wll meeshan waa lays yaqaan inuu xamar u wareejiyo ahaud fillimkan
Aniga jogay xili gaas lamaha amaanka ka shaqay nayay wllhi inaan dulmi nayn odayga wa been waxka jira male
Ma jiro hotel qarax ka dhacay balse waxaa jirta in xerada ps la qarxiyey meel u dhow
allaa. Yaa. Qosol. Uu. Bahaan😢
Hotal haryse hotel rooble hotal xayaad midna ma dumin
somali wadani tv maa VAR ayey kuheysa odaygan?
qisadi yussuf halkey kudambeysay
Warninyohow alaah kacabso odaygu isagaaba kushegaya in usancaadi ahayn imisajer ayuyidhi hadanan cadi ahayn
wa. rer. Magaal. Sìib tey.. ciiyar. Mahaan odey ganii
Qayli ama ha qaylin odeygu run buuu shegay
Wax kadaran baa jiraa o dhacay
Qabyaladii ku qaadatay kuma dhigto
IDIINKA BEENLYELE DHAFA MISKINKA REER PUNTLAND BAA KAA IBSDYE GALADA😅😅😅😅
Waxaan maqlijiray budlaan waa ashahaada ladiriir
Warya ilig baa ladhaha MMtv asagaalee
WAANCALAMADIYAY
Waar odaygan waa la xidhay ee isaga waxa lagu yidhi ayuu kuu sheegay lacagtiisii waa laga qaaday odaygan waa la silicyey waanu kuu sheegay ee iskaga hadh miskiinka
Dad xoola ah baa beel kasta jooga dufow naga aamus ninka 15 sano xirnaa
War waxaa haku dufaacin Daalimiinta
Waa dhici kartaa in uu aqoon waayo hooteelka maxaa baraya waa habeenka u horeeyay ee seexdo
Tug batahay
Aniga boosaso joogey 2008
Wax qarax hooteel ka dhacy ma jirin sheekadan baritaan ayey u bahantahay
Ibanlawy odega miskin ka ha risqa hakaradn
Waa sidii isaga lagu yidhi
4 ti xidhay akhiro cadab kusugi insha alh
Cuqdad u dhimo
Hotel ka ma Sunaa magaciisa inaad garato
Nacas baad thaye odayga niicda kala tag xooloyaw 😂😂😂
Adiga canwaan miyaad tahay war odaygu warka uu sheegay ma jiro markab xabsi ma noqdo mida kale hotelka uu sheegay maba jiro oo la qarxiyey labadaasi run ma ahan qisada uu sheegay labadaba run ma ahan oo googlaha ayaa marqaati for noqon lahaa mida kale 52 ku oo qof oo cafis loo fidiyey ma jirto
Ninkaan waa la dulmiyey. Waa nin Allah aaminsan. Adigaa been iyo qabyaalad wado. Ninkaan Allah agtiisa ayaa lagu kala baxayaa. Waa nin la jirdilay aadna loo dhaawacay
ilaaheey madaqaanid mawaxaad naleedahay meel safarkutimid maxaad uqoonweesay
Baadhistii Yusuf, you did great job. But, this one I don’t think he is laying.
He is lying big time, there was never an explosion in a hotel in Bosaso 2008 or 2009
Ilaahay baa xaqiiqda og laakiin ashahaado la Doritos waxwalba way sameeyeen umadbadana waa dhibeen ilaahay maxkamadiisa ayaana lasugayaa
hotelo badan dabaqyo ah bay leedahay
Isagoo huteelku wada dumay ayuu badbaadin karaa ilaahay. Malagood ayaan galin.
Mawaxaa Difaacaysa.
Majerthen
Haduudoono waakhalkhal ileen waaladhibaye
Ninkan warunti odygan warunti wariyow yhud aya lacag kusosisay
Matihid baadhe.odaygurunbuusheegayaa
1. 3-da habeenimo reer diri dhaba waxay u yaqaanin 9-ka habeenimo
Markii dabi lagu waayay aya lagu yiri baydhan aya ku cafiyay
Oday miskiina ayaan dabagalay oo aan arrinkiisi inuu benyahay baahinaya . Maxa macna iyo dan ah ee umadda ugu jira. Dhiig dhaqaale dhul iyo dhaqanba umadda waxdan u ah oo dabagal iy o xaqiijin ubbaahan waa badanyihiine. Odaybaa benshegay miyaa idinkala muhimsanaatay.
Odaygu waa runtii waae waaywel been ma shewgyo ma aheego.ilaahay ka cabsada ninkiii waxxaa xodhay diiyno.
Arinka Yuusuf waxaan kuu qabay inaad baadhe fiican tahay. Balse arinka odaygan waad ku fashilantay. Waayo google baan wax ka baadhayaa maaha baadhis rasmi ah. Waayo websites jiray 2008dii maanta ma jiraan. Wixii ku qornaa lagama helayo maanta google. Markaa qofkan shakhsiyadiusa baadh. Halkuu ku noolaa soo baadh. Laakiin google iyo qabiil difàac baa kaa muuqda wlaal xishoo.
SWTV ninkaas Waxuu sheegaayo. Waa wax runa Kuwii xiraybaad kamitahay Xoolahaanoo Kalaa dadka wax kadhagaysanayaan
SWTV no common
Kan yar ee baaraha sheeganayaa wuu degdegayaa ma khasab baa inuu Barto huteelka ma degaanbaa waa scooter e anaba ma akhrino boodhadha markaanu soo barbaranaynay af somaliga ayaanu akhriyi jirnay boodhadhka
Warcad keen ama odayga iskadaa dulman beenta iyo dulmiga daarood weeye
Daarood Cirka KULA Aad
Nin jeclaysi somali lagama wayo
Illahey kacabso qisadaas been ma aha
Kkkkkkk hadana ma idagaan maskiinkaa ayaa daba dhigatay owalna kii lahaay reerkeeyga ayaa iga maqan hadase maskiinkaa dulman usoo dhacday
Xaafada suweyta oo dekeda u dhow ahna meel laga raro tahriibka una badan yihiin itoobinkanka ayaa qarax ka dhacay 2008 odaygana waa itoobiyaan haduu xaafadaa daganaa
War wax caqlika galo dadka ucheeg
Isagu ma oran baydhan ayaa cafiyey oo cad lkn waa layidhi
Ayuu yidhi taasina hubitaan ma aha laga yaabe inu uqaatay sidan
Waaryaa Odayga kaleexo qabyaadii ku qaaday kuma dhigtee ma ina diyaanaa ku soo diray
Idho been sheegaya anigu uma arko
Warya Odaygan Been kuma hadlayo ee ma ina Diyano ayaa lacag kusoosiyay
Waaruntiis Qatulin an Rabi aqon ayaa helay
Waxa dhici karta inuu is hilmansiiyay. Waxa dhici karta 2500 ama 250 middood. Taasi waa halmaan.
Iimaanka lagaa qaadye
Beenale ayatahay warya odaygu dhulka maya garanayo wayo gabarit yaro kado tahribtay ayu dabaa socday Ana waas ee odaygu wuxu kayimiday jabuti urayatahay dadka AD tirka gay naysin waa sidan oo kale uf warya xamarawiyow dhurwz nztihin
Dadkaad dulmiseen misana been usheegeeysaan odagaas dhibka loogeestay ayaad beenineeysaa
Waligay mamaqal hotel bosaso kuyaal oo laqarxiyey
Odayga hadalka u daa
Waa been Boosaaso Hodheel la Qarxiyey maan Maqal
Beenaale waa ninka meelaanu joogin waxkadhacy wxka sheega
Hotelada, dhamaantood ma qaar wada caan ah baa, imisa ALBEERKO ayaa magaalo walba ku yaala. Albeerko waliba magac maleedahay.? Albeerkooyinka badankoodu waa guryo loo bedelay hurdo iyo cunto ? Saq dhexe, dad rakaab ah oo bus ku daadiyay albeerko yar horteeda, saacado ka bacdina qarxay, siday u garan karaan dadkaasi magaca boodh yar ku qoran.
Dulmi ayaad wada isla yaan
Ka ganaacsiiga dadku laba nooc ayuu uga shaqeeya putland midi waa ka ganaacsiiga tahriibta sharci daraada ah midna waa ka ganacsiiga ashahaado la diriirka waa maxay sabaabta maraykanku u tabaabaro ciidaanka la dagaalanka argagixiisada wuxuu u yaqaan cidii la soo qabto waa loo gacan geliyaa