Siciid & Xaawo - bildhansaneey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 10

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 роки тому +5

    BILDHAANSANEEY : Ho. Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh & Xaawa Geelqaad
    ©Gaaxdii : ?? ©Codshaxankii : ?? ©Luuqdi : EHUN Siciid Xamarqoodh & EHUN Xaawa Geelqaad
    '' Ho. Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh
    Baydkaad i tidhi
    Berigii dhawayd
    Bildhaansaney
    Beerkiyo wadnahaa
    Kuu buseelayaa
    Bildhaansaney
    Ho. Xaawo Geelqaad
    Aniguba Badow
    Waan ku baashadoo
    Bildhaansanow
    Baahidaan qabaan
    Kugu badhaadhayaa
    Bildhaansanow
    Ho. Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh
    Ballantaynu lahayn
    Biladkii bishaan
    Bildhaansaney
    Yuu ku buuxaye
    Been miyuu ahaa
    Bildhaansaney
    Ho. Xaawo Geelqaad
    Waxaan kuu bandhigay
    Habartii ba’nayd
    Bildhaansanow
    Wax biliqsatoo
    Waan baqanayaa
    Bildhaansanow
    Ho. Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh
    Badda iyo berriga
    Wadkan ka baadhayaa
    Bildhaansaney
    Meel ba’as la gee
    Baal miyuu ka maray
    Bildhaansaney
    Ho. Xaawo Geelqaad
    Kala badannayoo
    Inna baajisoo
    Bildhaansanow
    Basar kale maxaa
    lagu bilicsamaan
    Bildhaansanow
    Ho. Siciid Ismaaciil Buux Xamarqoodh
    Nimaan baarqab geel
    Iyo baarax dhaqan
    bildhaansaney
    Adhi badan lahayn
    Lacag buuran hayn
    bildhaansaney
    bilaney bahdaa
    ma bariidisaa
    bildhaansaney
    Ho. Xaawo Geelqaad
    Nimaan baarqab geel
    Iyo baarax dhaqan
    bildhaansanow
    Adhi badan lahayn
    Uu badan yahee
    bildhaansanow
    Qaaddir buu leeyahee
    Bayga ka caddow
    bildhaansanow''

  • @ismailmedsama8980
    @ismailmedsama8980 4 роки тому +4

    Ilahow labadodaba Janadi Farfowsa kawarabi ya Raxman amiin. 2 legends superstars of Jabuuti ❤❤😭😭👊

  • @mohammedabdul1059
    @mohammedabdul1059 4 роки тому +7

    Jabuuti, hooyadii fanka Soomaalida 😴😍

  • @mstone8938
    @mstone8938 2 роки тому

    Legend Djiboutien

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 4 роки тому +3

    Heestu waxa ay ku macaantahay in asalkeeda lagu dhagaysto. Albumkaan aad baan ugu raaxaysanayaa caawa. Mahadsinidiin bahda talafashinka. Waan kala batay lool.

  • @firemena.k2196
    @firemena.k2196 3 роки тому +1

    Allah Yarxam

  • @caaliyasabtow7994
    @caaliyasabtow7994 4 роки тому +1

    Bildhaasaney

  • @caaliyasabtow7994
    @caaliyasabtow7994 4 роки тому +1

    Jabuuti hanooto walalhena

  • @caaliyasabtow7994
    @caaliyasabtow7994 4 роки тому +1

    Jabuuti hanoolato