They are reer Harigesa They the last few years Ever since Muse bixe son Thought he was some soldier They haven't know How to speak freely .... Funny thing Is them dudes tellin Em they can't speak Are scared of their own Shadows.. Can't help ppl Who can't help Themselves. Even. When they Have all the tools In the land
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda inta fiyoow Allah ha dhowro aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin soomaali soomaali baa leh ee Allah ha u soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan iyo dadka soomaaliyeed badbaadiyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Muse biixi Wa ninxilki ummadu u dhiibay mAdaxweyne laakiin wariye Mohamed ilig agasimaha idaavada mulkilaha Wa gesi xaqa dirir ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha
Muuse biixi iyo qoyskiisa inagaa halkaa gaadhsiinay maalintii u horeysay ee ina muuse biixi ninkii arabka ahaa intuu guri ku xidhay jidh dilay ee aynu ka aamusnay weeyi
muxuu ka soo dooni XAMAR SOMALIA-ITALIA meesha reer sheikh lagu gumaado ee xoolahooda QADADWEYN ay kula wareegtay ILIG waa nin wadankiisa REPUBLIC OF SOMALILAND danbi kagalay maxaa gaynaya wadankale oo ah CADOWGA KOOWAAD EE UMADA SOMALILAND. jasiira xamar somalia-italia waxa lagu xasuuqay 50 rag iyo caruura oo moxamed ilig reerkoodu u badan yahay. reer somalia-italia waa wada munaafaq
MA INA MUUSE BIIXI AYA SIDAA LOOGA QAYLIN WAAR MARKUU MESHA IDINKU SOO GALAY MAAD MADAXA KA TOOGATAAN MAXAA XINIINYIHII IDINKA SAARAY BAL ANAGA HANOOGU YIMAADO MASALAHA IYO CALAAMADA
Miyaanad ogayn donqontu hada waa doqonta in ay walaalkeed ka adagtahay Waxaa laga yaabaa inuu jiro doqon calaamadahaa kula joogaa in uu adiga kuu hanjabo laakiin aanu u hanjabi karin nin xero awr jooga waana xaqiiq waayo Waxaa la yidhi doqoni walaalkeed ayay u xoog weyn tahay 😂😂
Bal waxaad bala hor imanayso eeg. Cadawga wadanka iyo ninkan lagu kibraayo ee xoolahaaga baad naga sii lagu haysto maxaa iska galay? Adeer qoodho salaaxnimada hanala soo hor istaagin 😮
Reer somaliland waxaan ka codsanayaa khayen wadanku xurmaad maa leh ilahow muu noqdo aabahey. Niman tuug ah oo lacagtii ka goadey ayaa buuq iyo qeeq aye keceenayaa. Waar ilig anaga isku reer ah. Haa la xiidhey
Wali ma maqashen Dahir rayaale caruurtisi ba cid wax u gaystay. Wala kala raganimo iyo gobanimo badanyahay. Muuse biixi ha ogado wuxu gaysato manta in laga jari doono caruurtisa Allah umada ha iniga qabto.
Corruption in judiciary may also involve the government using its judicial arm to oppress opposition parties, that is what family Bixii doing now. Bixii's corruption isso open and abuse of power by members his family, in order for career advancement or for personal gain by his family.
Why didn't you make a complaint in the USA. Why didn't you complaint on somaliland when he was appointed This looks a personal affair. Plus you keep mentioning he is a foreigner, but you admitted you are a foreigner Regarding what happened, it's completely unlawful and illegal If there a was arrest warrent the reason of such reckless behaviour against a journalist is dangerous and damaging to national unity..
Yusuf cabdi Gaboobe ka warama Xirsi sidii dhaabadda uu xafiiskiisii uga saarey ayey Wali u xidhanyahay Yusufna adeer ayuu u yahay ilig kaa soo furs dabadeedna ilig u soo noqda
Soomaaliland badbaado ayay u baahan tahay. Soomaalilandtii xoriyadda iyo dimuqraadiyadda ku hogaaminaysay waddamada geeska Afrika bal sida uu Muuse Biixi ka dhigay eega.
Maarku inaankinu Ku xareyeey qaraanka cadoowna uso racayeey xagaad Ku noolaydeen ? Idhiinkuba shaarcigaa laidiin Mariin hadaad moriyaanimo la timaadiin. Stop looking for lame excuses, iLiig was working for the enemy, let him reap where and what he saw.
Dawladdu waxay bixisaa adeeg madaxwaynuhuna waa shaqaale u shaqeeya dadweynaha, laakiin madaxda afrikaanka oo ay ku jiraan kuwan soomaalidu way qalad fahmeen shaqadooda oo waxayba u arkaan inay ku aargoostaan kuna tacaddiyaan shacabkii ay shaqaalaha u ahaayeen
Cadaalad xumadii ma waxay dhex marayaa in Sacad Muuse isku bahdikayaan war Isaaqow war iska qabta Muse iyo Caruurtisa Ina Kaahin iyo S. Gaal iyo inta Guulwadayaasha kale.
intaan garaadaysteyna anigaa somalilander ahna waligay cabasho madaxweyne waan maqli jiireyna se ayaan darada weyni waxa weeyi in ciyaalka madaxweynaha ay dadkii ku xadgudbayaana anu intaan ogaalka ahna waxa ogaheyna in ciyaalka madaxweynuhu ay hanti boob aad ubaahsana ay kujirana ta kadarana waa in dadkii ay siday doonana ugu tacadinayana kursiga aabahood ku fadhiyana barriba wuu ka dagayaana oo wakhti koobana baa u hadheyna se muuse xitaa dalkii inuu nabad kusoo dabaalo ayuu ku fashilmlneyna e ma waxuu ku fashilmeyna in ubadkiisa dadka ka qabtana taariikh xumada muuse biixi garanmaayo sida uu dadka ugu dhexnoolaan doonana markuu ka tago xilka .dadkeena garashada leh yaynaan aamusnaane dadka la dulmiyayna cidkastaba lehna aan u damqano oon u hadalno muuse somaliland inay ka dambeyna ayad rabtaaye wlhi somaliland way jiraysana adaa tagaya si xun haku tagina adi iyo ubadkaaguba waa la idin naceyna oo habaar bay ummadiiba afkeedii idin haysane alle muuse iyo ciyaalkiisa naga qabo allow adaa nagaga filan sharka muuse hadii wantoobi waayana ilma muuse alle midna yuuna ka reebina
Ha markuu almtara soo dhafay dulmigi muuse iyo ciyal kiisii sacad muuse sheegine kilinka u hooseyuu gadhi muuse wa nin fiican ku wad dhe siyad bare na xidh xidhan waliba caruur Riis u waligood cid uma dawladeyn manta se lascanood buu xasuuqay dadkii wuu xidh xidhay isaga iyo caruur tii Sina badi a baloodh dhadi uu uu I ayuu ku Darry nada aduu buu idinka badashey Haye sheeg dee😂😂
@@abdullahiomarali5241 dawladu maanay ahayn tan dadkeedii sidan u galaysa ish waxaaay silicani umadu maanay dad ka dhalan wlahi waa laysku abtirsanoo nin walba wuxu galuu goosan😎😎😎
Hadii aad intaan qof iga dhex aragto
indhahaaga allah kuu dhaafo
1.4K
😂🇸🇴❤
VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND
His adigu calanka shaydaankaad sidataa xoolo aad tahee
Markaan maqlo qof muwaadina oo la dulmiyay waa Wadankaba marka aan naco weeye 😢😢 wllhi
Maafiyada dalka haysataa in layska celiyo mooyee arin kale majiro
Your freedom is incomplete until you have free speach
Yeh waa hadal saxa
They are reer Harigesa
They the last few years
Ever since Muse bixe son
Thought he was some soldier
They haven't know
How to
speak freely ....
Funny thing
Is them dudes tellin
Em they can't speak
Are scared of their own
Shadows..
Can't help ppl
Who can't help
Themselves.
Even. When they
Have all the tools
In the land
Did you reply to yourself 😢
Muuse biixi waa Oromo ee ha la tarxiilo
Nayaa kaga terxel .
Isaaqna waa mid . Hoy taana mankaaga kuhay .
Muuse lefti naga 😂😂
Muuse lefti naga 😂😂
Muuse lefti naga 😂😂
Freedom mohamed Ilig .....
fadlan meeshu oday iyo xafadii bay noqotee aynu dhaqaaaqno
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda inta fiyoow Allah ha dhowro aamiin Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin soomaali soomaali baa leh ee Allah ha u soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan iyo dadka soomaaliyeed badbaadiyo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Aamin aamin
Aamiin aamiin
SOMALILAND UMADA SOMALILAND BAA LEH
@@hanalander aqligaada ayaa ka hadashey hadii aad oromo tahay meesha waxba kuumayaal soomaali soomaali baa leh ee cadowga Allah hanaga qabto iyo munaafaqiinta dalaaliinta ah aamiin
@@fartuunmohamed1062 kolay kula yaabi maayo oo waxaad tahay xoolihii reer somalia-italia ee talyaanigu WABIGA KAGA TALAABI JIRAY.
UMADA SOMALILAND lama gumaysan awoow yaashayo ayaa ingriis heshiish la saxeexday dadkaasun ka soo jeednaa
markaa adigu waxba ma dhaantid XOOLO EE ISKA NIICLEE
SOMALILAND UMADA SOMALILAND BAA LEH
XOOLAHA REER SOMALIA-ITALIA WAA DAMEER AMISON GUMAYSATO
DOOFAR MA DAAHIRO
SOMALILAND UMADA SOMALILAND BAA LEH
REPUBLIC OF SOMALILAND
Muse biixi Wa ninxilki ummadu u dhiibay mAdaxweyne laakiin wariye Mohamed ilig agasimaha idaavada mulkilaha Wa gesi xaqa dirir ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha
Muuse biixi iyo qoyskiisa inagaa halkaa gaadhsiinay maalintii u horeysay ee ina muuse biixi ninkii arabka ahaa intuu guri ku xidhay jidh dilay ee aynu ka aamusnay weeyi
Ninkii madaxwayne noqda ubadkiisa maahan inay muwaadiniinta dhib ugaystaan haday dhacdana waa in sharcigu qabtaa hadii sharcigii laga leexdana waa nin iyo xoogii
Ilig iyo tv-giisaba Muqdisho ha usooguuro nabad iyo xuriyad uu bulshadiisa Somaliyeed ugu shaqeeyo wuu kahelayaahe.
Muse uunba wadini aah muse unba waxa garanaya musenba saxan musenba dalka leeh musenba ragah kiydha badu iib maaha oo gunimo qadanmayno ama sheekh ahow ama siyaaye ahow waxad tahaye cadwaga gudaha waxad tahaye huwan manta xalki halkas ayu muse marnaya xidhxidh daadko dhaan baal hala arku xagad ku danbayeen musew somali walahi wali maadbaran
muxuu ka soo dooni XAMAR SOMALIA-ITALIA meesha reer sheikh lagu gumaado ee xoolahooda QADADWEYN ay kula wareegtay
ILIG waa nin wadankiisa REPUBLIC OF SOMALILAND danbi kagalay maxaa gaynaya wadankale oo ah CADOWGA KOOWAAD EE UMADA SOMALILAND. jasiira xamar somalia-italia waxa lagu xasuuqay 50 rag iyo caruura oo moxamed ilig reerkoodu u badan yahay. reer somalia-italia waa wada munaafaq
Somali generation joint and unite each and other nobody responsible your future
MA INA MUUSE BIIXI AYA SIDAA LOOGA QAYLIN WAAR MARKUU MESHA IDINKU SOO GALAY MAAD MADAXA KA TOOGATAAN MAXAA XINIINYIHII IDINKA SAARAY BAL ANAGA HANOOGU YIMAADO MASALAHA IYO CALAAMADA
Miyaanad ogayn donqontu hada waa doqonta in ay walaalkeed ka adagtahay
Waxaa laga yaabaa inuu jiro doqon calaamadahaa kula joogaa in uu adiga kuu hanjabo laakiin aanu u hanjabi karin nin xero awr jooga waana xaqiiq waayo
Waxaa la yidhi doqoni walaalkeed ayay u xoog weyn tahay 😂😂
@@dhulgariirkkk waa run
@@dhulgariir jawaab adag nintan kuu qoray ayaan hadana shakiiyay eee lkn wxn ju leeyahay fulow guuuuuli kuuuuu. dhawayaaaqq
Mahamed he is great journalist each time I listen the news walalahi waa nin somalinimo ku jiirtu
Cadaaladi Majirtee, Allah ha inoo soo diro cid Kitaabkeena Munazalka ah inagu xukunta.
Aamiin yaa allaah
Mash aalah umada somaliland wali waxa joogo umada wangsan
Reer sheekh icisamaan nuur waa reer sharfa leh
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 free maxamed iliig😢
MM TV 👹👹👹👹team
Farmaajo🤧😷😷😷😷
Free godome ilig from muqdisho
FREE HOLEY, FROM HARGAYSA SOMALILAND
Anigu Waxaan Idin Odhan Lahaa Ilma Adeerrayaal Muse Bihi Abdi Idin Ma Maqlo Idinku Uun Baa Iska Xiiqaya Qofku Maqlaa Uun Baa Kuu Jawabi Kara Sita Aniga Oo Kale Iyo Dadka Ila Midka Ah Muse Bihi Maba Ugu Talagalin Inuu Wax Maqla Mar Haddii Uu Ku Guuleysto Xilka Madaxweynanimo Sheekh Iyo Sheydaan Shacab Iyo Sheeb Ciroole Iyo Caruurba Nin Walbana Oo Xukumadiisu Kamid Ah Wuxuu U Sheekay Dowladiisu Ineysan Dhicin Dhicina Dooniin Nin Walbana Inuu Xiijisto Xilkiisu Hey'ada Nabadsugida Iyo Sirdoonkana Wuxuu U Dhiibday Wiilkiisa Dadka Reer Somaliland Muse Bihi Horay Ayuu Idinku Sheekay Codkiinu Iyo Gacantiinu Ayaad Ka Shalaayi Doontaan Muse Bihi Abdi Run Buu Sheekay Laakin Reer Somaliland Ereyadiisu Ma Aysan Fahmin Wuxuu Ula Jeeday Muse Bihi Qof Walibana Siduu Doona Ayuu U Fasirtay Halkuu Jeclaa Ayuu La Aaday Ilaa Iminka Ayaad Iska Indha Tireysaan Haddii Aad Tihiin Reer Somaliland I Don't Know Why? Ilma Adeerrayaal Walaalayaal Muse Bihi Abdi Buukii Ama Book Siyad Barre Uu Ka Dhintay Ayuu Aqristay Mid Jeebkiisuna Wuu Ku Tarsaday Sidaa Darteed Waxaan Idin Odhan Lahaa Don't Crying Midakale Reer Somaliland Mohamed Muse Bihi Abdi Markuu Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliland U Magacawayay Xakeed Jirteen Miyaad Hurudeen Hadaba Markaas Ayuu Dalka Somaliland Qabsatay Muse Bihi Cidina Waxba Odhan Meyso Iminka
MM TV WAXAA LAGU XANYAA IN FAHAD YASSON LEEYAHEY KOLKAA ARINTAA MAXAA KA JIRAA
MM TV OR FARAMAJO TV
Waali soomali dhiibtada aan dhamsneyn 😢😢
Allow khilaafka naga dhexsaar .amiin amiin .
Allow musa tuuq eyo wuxo dhaly naqaa qaad.
Adoo xaqdarada arkaya ayaad dhex u hadlaysaa simply iska aamus labada
War madax wayne ma jiro madaxa allah haka gooyo isaga iyo qowskiisaba iyo inta raacsanba wiilkana iyo lamidaba alah haka soo daayo
😂😂😂😂
Alla kheer ha ka dhiigoo 🤲🤲🤲❤👍
Ilig khaladadkisa batay wadankuna cadaw badan buleyahay marka ilig dawladu waxmayelayso ee khaladkisa ayay tusaysa
Bal waxaad bala hor imanayso eeg. Cadawga wadanka iyo ninkan lagu kibraayo ee xoolahaaga baad naga sii lagu haysto maxaa iska galay?
Adeer qoodho salaaxnimada hanala soo hor istaagin 😮
Khaladkiisu waa maxay? Waxaanad ogeyn lama yidhaahdo aakhiro waa lagu xisaabin doonaaye
Adigu ma oromadii dhawan timideybad ahydna sax iyo qald toona garenmeyside
Reer somaliland waxaan ka codsanayaa khayen wadanku xurmaad maa leh ilahow muu noqdo aabahey. Niman tuug ah oo lacagtii ka goadey ayaa buuq iyo qeeq aye keceenayaa.
Waar ilig anaga isku reer ah. Haa la xiidhey
Oromo 13:24
Af somaliga iska sax ina muse bixi dad badan buu dulmiyey xilkana aabihi hayn maayo
@@abwaansugun FAQASH FIRCOON
😂😂😂 women
@abwaansugun hanalander waa oromo afsomali bartey , meel waliba saas uunbuu caacda lasoo taganyhy , oromo orom dhaley nasabadaadaba was garac
Waa dameeer xaar majo
Oromo shar wade gowraciinii ayaa soodhow InshaAllah 🤲🏼
ILIG WAA LAYIILE
Wuxuu doono ha noqdee waa muwaadin, dulmiguna waa xaaraan
@@sheikhadamali5693Layiile waa ayo wllo
Maxamed ilig cadaalad ha helo 😢
Insha allah
Wali ma maqashen Dahir rayaale caruurtisi ba cid wax u gaystay. Wala kala raganimo iyo gobanimo badanyahay. Muuse biixi ha ogado wuxu gaysato manta in laga jari doono caruurtisa Allah umada ha iniga qabto.
Nuuxiyadaay ayar jooga
Walee jano dad laha Allah umada wax dhibaya isgaa xisaabin doono
Maashaa allaah i❤❤❤❤
Qof iyo Qudh iyo Reer ba wixii Dalka cadow usoo raaca waa layska qabanayaa.
🙏🙏🙏🙏🙏
Oromo shar wade gowraciinii ayaa soodhow InshaAllah 🤲🏼
Ilig soo joog ayaa laga waayey markaa suga inta cadeymaha lagu hsyey
Free Mr. Ilig
MM TV FAQASH FARAMAJO
Farmaajo idiin ma war haayo waad ku khafiifteen ee adeero soo kala baxa
Waa runta inder qaali ❤❤❤
Corruption in judiciary may also involve the government using its judicial arm to oppress opposition parties, that is what family Bixii doing now. Bixii's corruption isso open and abuse of power by members his family, in order for career advancement or for personal gain by his family.
2
Wixii qarandumis ah waa la aamusiin
Qaranba mahaysid sowkii muuse dumiyay ma qaranbaa danbeeyaa waar isna raaciya 13:24
@@abwaansugundumi mayso adiga iyo cadowga Somaliland ayaa dumaya
Waxi yidhaya badu iib maaha gunimo donimayano waa huwan waa tuug waa faqash musenba wax garanaya musunba wadani aah musenba ragaa waa sida ayu xalki ku danbeeyaaye waxaye modayan muse iyo intayare qabil ku taagera iyo kuwa lagu shubto daadku inaye xoolo yihiin adeer Ethiopia waxaye donayso waaye sheegtaye cidwalabana waaye laa socota doqana loo sheegi mayo haye bad kiraa rabto maxaye barbara u diideen meelksata waaye ku qoreen
Isha Allah Xoriyadiisa wuu Helayaa "
Why didn't you make a complaint in the USA.
Why didn't you complaint on somaliland when he was appointed
This looks a personal affair.
Plus you keep mentioning he is a foreigner, but you admitted you are a foreigner
Regarding what happened, it's completely unlawful and illegal
If there a was arrest warrent the reason of such reckless behaviour against a journalist is dangerous and damaging to national unity..
Alle ka cabso ixtiraama madaxda iyo culimada si aynu uguulaysanno if iyo aakhiroba
Mmtv in LA xidho was waajib, sababtoo ah wuxuu faafin jirey wararka lidka Ku ah somailand
Iska celiya 😢dee xiniinyihiinnumafaalsaaa
Mustafe aad ka cabaneysid maad sheegin waa kuma?
GARXAJIS AAWAY? Free coldoon
Cadawga Somaliland gacanbira lagu qabanaya waligiinba qayliya.
Dee Haye muuse qabta isaga cadow ga koowadee idin jabiyay itoobiya keenay dadkii boobay ssc awdal state inta Suva keene
Wariyaha kolay wax lugu hayo uunbaa loo xidhay
Dad kale baa waa la xidhi lahaa
Hooyadaa siilkeedii u sheeg!
Ma sha allah Maxamed ilig si deg deg ah xoriyadiisa uhela
Walee xoriyaad uheelo ayaa na dhaceen tuuga u adeegay cadowga
@@deedee8934ada tuuga haday cidi tuug tahay
@@deedee8934 muxuu sameyey
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah
Maxamed ilig baad😢 quys ka dhigteen waa ceebayseen wariyaha waxba umayno tarin wariyaha
Oo hadaa ma garac baa? Malaha adigaa garacee nacallaa ku dhalay...
Sxb
Horta anigu heer burco ayaan ahay markaan eego text
Waxaaan kaleeeyayhay "MAANTA WAXAY GAADHAY XILI LOO WADA HADLO HEER HEER OOO SOMALILANDLAGUU SHEEGAYABA ILEEEN MARKII HOREBA HEERO AYAA ISKU DARSADEEE .MARKAA HADIII NADABAAA YAR EE LAHAYSTAY LAGU KALA AMAAN HELI WAAYO NIN WALIBA WUU YAQAANAA WUXUUU SAMAYN LAHAA.
WAANA MARKII IIGU HORAYSAY SOMALILAND MAXADWAEYNE SOO MARA OO INAMADA UU DHALAY AY WAXAY DOONAAN SAMAYNAYAAN MARKA LAGA REEBO SIILAANYO OOO INAN AMA WIIL UU DHALAY WAX LAGA SHEEG SHEEGI JIRAY.
WAA INOO KOW IN WIILASHA MADAXWEYNUHU DHALAY AY WAXAY DOONAAN SAMEEYAAN.
LKN Waxaan isleeyay hadaanu muuse iska qaban waxay kudanbaynayaaan sidii wiilashii uu dhalay SADAAM XUSEEN"
Yusuf cabdi Gaboobe ka warama Xirsi sidii dhaabadda uu xafiiskiisii uga saarey ayey Wali u xidhanyahay Yusufna adeer ayuu u yahay ilig kaa soo furs dabadeedna ilig u soo noqda
Somaliland has become same as siyaad barre.
Free maxamed ilig
Soomaaliland badbaado ayay u baahan tahay.
Soomaalilandtii xoriyadda iyo dimuqraadiyadda ku hogaaminaysay waddamada geeska Afrika bal sida uu Muuse Biixi ka dhigay eega.
Sacad muuse siday qaladka iskugu racayeen bay dhextoodii ka bilowtay
COLDOON KA GALBEEDKA LA SII DAYN MAAYO
coldoon iyo maxaned waxaay ka dhasheen khabiilka looma ooyaanah Allah badbaadiiyo aamiin aamiin
Ilig waa sacad muuse
Daddka dhibta ku haya illig alle haka qabto
Tuug kastaa reer buu ka dhashay.
Qaranimada Somaliland wixii ka hor yimaada shaqo culus ayaa laga qaban!
Iska celiya muuse baloodh
Reer Samatar iyo waxay noqon Reer Gadiid
REER GADIID IYO SUBEER AWAL AYSY NOQON HADAA MADAXWEYNAHA KA XISHOON WAYDAAN.
mudane muse bixi muxu wax ugu qaban layahy arikan 😢
Isoogoo wariyaa ah ayuu wadankisa khiyaamay lacag lagu siyay inuu wadanka burburiyo
Oromo shar wade gowraciinii ayaa soodhow InshaAllah 🤲🏼
Why is everybody above the law in this country. It’s crazy Somaliland. Long is a traitor. This country will be destroyed if this continues.
Edo walaalka hadu khaldanyahay miyaan runta loosheegayn,Allahaa kabaq,cadeeyn baa lagaaraba
Oromo shar wade gowraciinii ayaa soodhow InshaAllah 🤲🏼
@@IbiEntertainment kkk😂😂😂
Adu inu khaldayhy maxaad ku cadaynay, caqligaga isticmaal , haduu qofku qaldamo sifo sharcigu dhigay baalo dacwaynayaa , qofyaro Muse dhalay yaa xaq u siiyay inu dadka dulmiyo ?
Aanu qabanee wuxuu ku qaldan yahay cadaymahooda adoo wata na soo hordhig bal in aan qabsan wayno. Hadaadse ku kibraysaan waan iska kiin qabanaynaa
@@IbiEntertainment FAQASH FIRCOON. XAMAAR
Wakhtigii muuse iyo ciyaalkiisu dhuuman lahaayeen inyar baa ka hadhay.
Maarku inaankinu Ku xareyeey qaraanka cadoowna uso racayeey xagaad Ku noolaydeen ? Idhiinkuba shaarcigaa laidiin Mariin hadaad moriyaanimo la timaadiin. Stop looking for lame excuses, iLiig was working for the enemy, let him reap where and what he saw.
Waxi yidhaya badu iib maaha gunimo donimayano waa huwan waa tuug waa faqash musenba wax garanaya musunba wadani aah musenba ragaa waa sida ayu xalki ku danbeeyaaye waxaye modayan muse iyo intayare qabil ku taagera iyo kuwa lagu shubto daadku inaye xoolo yihiin adeer Ethiopia waxaye donayso waaye sheegtaye cidwalabana waaye laa socota doqana loo sheegi mayo haye bad kiraa rabto maxaye barbara u diideen meelksata waaye ku qoreen
MM TV WAA FAQASH
Saxaafada Somaliland iyo suxufiyiintuba "Dhex-dhexaad " kama noqonkaraan DANAHA QARANKA SOMALILAND. Waana khasab inay taageeraan AQOONSIGA J. SOMALILAND... Period.
Aniga waxaan la yaabanahay maxaa madaxweyne wiilkiisa iyo shacabka isu keeney 😮😮😮
Adeer waxaa ku wanagsan intah naftah nagaah idin iman iskah qabtah mafiyadan u hogaminayoh museh iyo qabilkisah iyo ciyalkisah
Free M ili
Free free Mohamed I abdi.
Free mahamed iliig
Dawladdu waxay bixisaa adeeg madaxwaynuhuna waa shaqaale u shaqeeya dadweynaha, laakiin madaxda afrikaanka oo ay ku jiraan kuwan soomaalidu way qalad fahmeen shaqadooda oo waxayba u arkaan inay ku aargoostaan kuna tacaddiyaan shacabkii ay shaqaalaha u ahaayeen
Somali siyad bare oo ka xoog wayana baay dulmi ka diiday macdala wa muuse luga birqaab
Illaahay hanaga soo gaadho ina muuse iyo inta u wato
Subxanallah waa lagu weydin inad maqleysay e iska hubso
Waar dricka iyo umada ka xishooda o beenta iska daaya mesha sharciga lamatinaya ku meesraysta reer ka madaxwynaha hodho hodho
FAQASH
Mar danbe hadii la xidho madaxtoyada halaga dhex bilaabo 🔥
Ilma cabdi sheekh dulqata
Inader xaqay tagaysa
Bisha sodhaha dekeda
Saxafada lagaga cabsinayay
Wadadi loo marayay bu noqday
Maxamed ilig xaqay tagaysa
Telephone ka maxaad uga duubi wayday qarniga la joogo sawdiga og ?
Ilaahy daaliminta ha ka qabto maxamed ilig waa nin wanagsan maxamed
jidh dil qof la xidhay wa wax somaliland ku cusub.
Cadaalad xumadii ma waxay dhex marayaa in Sacad Muuse isku bahdikayaan war Isaaqow war iska qabta Muse iyo Caruurtisa Ina Kaahin iyo S. Gaal iyo inta Guulwadayaasha kale.
WAR TUUGGA DADKA DHIBAY. ALA. UMADA. HAKA. QABTO
Ninka waa la ciiilay ninka sidani waa gunimo 😢😢
intaan garaadaysteyna anigaa somalilander ahna waligay cabasho madaxweyne waan maqli jiireyna se ayaan darada weyni waxa weeyi in ciyaalka madaxweynaha ay dadkii ku xadgudbayaana anu intaan ogaalka ahna waxa ogaheyna in ciyaalka madaxweynuhu ay hanti boob aad ubaahsana ay kujirana ta kadarana waa in dadkii ay siday doonana ugu tacadinayana kursiga aabahood ku fadhiyana barriba wuu ka dagayaana oo wakhti koobana baa u hadheyna se muuse xitaa dalkii inuu nabad kusoo dabaalo ayuu ku fashilmlneyna e ma waxuu ku fashilmeyna in ubadkiisa dadka ka qabtana taariikh xumada muuse biixi garanmaayo sida uu dadka ugu dhexnoolaan doonana markuu ka tago xilka .dadkeena garashada leh yaynaan aamusnaane dadka la dulmiyayna cidkastaba lehna aan u damqano oon u hadalno muuse somaliland inay ka dambeyna ayad rabtaaye wlhi somaliland way jiraysana adaa tagaya si xun haku tagina adi iyo ubadkaaguba waa la idin naceyna oo habaar bay ummadiiba afkeedii idin haysane alle muuse iyo ciyaalkiisa naga qabo allow adaa nagaga filan sharka muuse hadii wantoobi waayana ilma muuse alle midna yuuna ka reebina
Absolutely war iyo sheeka ka hadhi
Walaaaaalka sharciga kama weyna
Waa Ayamba Ayaam Manta waxad fontaan fala lkn Waa la noolyahay
Isaqa xalalsha jail ba ku jiiran 😢😢😢😢
Kuma jirane kuwa viruska loso dhibto ba la dubeynaya
Khaliifow inader caadifadi yeyna kuqaadin, ee orod oo tag kana dacwoo maxkamadaha Dowlada SOMALILAND hadii aad cadaymo uhaysid eedahaaga.
WAABA YAAB MA HABAR AWAL AYAA MAANTA KALA CABANEYSA, SIIBA SACAD MUUSE....
Dawalad baa jirtaa maxaa sacad muuse Keeney meesha qabiilka keeney
Meheraada waa la soo weearayaa hadii danbi soo galo
Ha markuu almtara soo dhafay dulmigi muuse iyo ciyal kiisii sacad muuse sheegine kilinka u hooseyuu gadhi muuse wa nin fiican ku wad dhe siyad bare na xidh xidhan waliba caruur Riis u waligood cid uma dawladeyn manta se lascanood buu xasuuqay dadkii wuu xidh xidhay isaga iyo caruur tii Sina badi a baloodh dhadi uu uu I ayuu ku Darry nada aduu buu idinka badashey Haye sheeg dee😂😂
@@abdullahiomarali5241😂😂😂 dawlad ee ma qabiilada heshiiska gala dawlada bal noo sheeg qabiil dawlad ahi halkuu aduunka kaga yal muuse wa qabiilo dhulbahante samaroon garxajis intad uu manta itoobiya u dalbadey markaa baba banu keenay fartina eedene
@@abdullahiomarali5241 dawladu maanay ahayn tan dadkeedii sidan u galaysa ish waxaaay silicani umadu maanay dad ka dhalan wlahi waa laysku abtirsanoo nin walba wuxu galuu goosan😎😎😎
DEE WALAALKAA WAA BASAAS LA SHAQEEYA HUWANTA SACAD MUUSAAN AHAY MA SOCONAYSO NUUX ISMAACIIL BAAN AHAY MA SOCONAYSO MEESHA DAWLADBAA KA JIRTA WAXAAD SHUBAYSO LAGAA DHAGAYSANMAAYO
Yay yihiin dadka sida joogtada ah u beegsada wariyayaasha?.
Tug saxafiyiinta somaliand caado qaatayaal
Reer somaliland nabadiina ilaashada