Asxaabta ku xiran janalkan farxiyo tawakal fadlan gaarsiya 100 sabiskaarab asxaabtiina oo ga sara fadlan wax badan ayey noo soo dadaashay farxiyo har iyo habeen ayey wahel noo naqotay fadlan sila maanta an gaarsiino isha allah guul
Mash alaah farxiy caawa adika isku qosloyaa sheegadaada wlh sheeķadaada wa jeclahy ano dhagesan ma sexda ciyalkeeka xata wa ku barteen hooya sxbtaa e i dhahaan wlh
Aniguna markaan yaraa meharsdo dukan maqaaxyo aan deris la ehayn nimanka adeer yaalka aa dhihi jirey shash ma karinkartaa waa ku qayilaa haa aan dhahaa lacagay keenaan sokor xawaaji iyo caleen aan soo gadi jirey lacagta soo harta Islaan ama hooyo derika ah oo ice cream gada aan maalinkii ilaa 10xabo ka cuni jirey weliba ka caano bootsha laga sameeyo asaan buurtaty biurtay Cayiley Cayley wrjiga intee I le egaaday ciyaalnimo waa ciil laga koray
Farxiyoy cawa talefonka xajiga Ka firsanaaya aniga iyo asaga qosola nagu dishay wlhi😂😂 Allah haika dhaafo wlashey
Hhh min ween iyo min yaro Wan jeclahay wlhi as a asxabta garoowe idinka dawanoyaa mant
Asxaabta ku xiran janalkan farxiyo tawakal fadlan gaarsiya 100 sabiskaarab asxaabtiina oo ga sara fadlan wax badan ayey noo soo dadaashay farxiyo har iyo habeen ayey wahel noo naqotay fadlan sila maanta an gaarsiino isha allah guul
igu haly mobelada xafada yalo dhan ugusosaraa i.a
Hbo Ileen mixnaa eheed wllahi waa iga qoslisay war 100k nagu tuura hdaa tol iyo qaraabo nahy 🙏
Farxiyo tawakal cadi maheen wlh yarantadi
Subxaana allaah wallaahi kal iyo laab ayaan u qoslay farxiyo nanac jacaylkii qasaaro ayuu keenay kkkkkkkkkk mar dhaw saan uma qoslin ❤
Maasha allaah farxiyo sheekadaas waa la soo maray nanacaas aad ayaan u jeclaa walaahi qosol 😂😂😂😂❤❤❤
Mash alaah farxiy caawa adika isku qosloyaa sheegadaada wlh sheeķadaada wa jeclahy ano dhagesan ma sexda ciyalkeeka xata wa ku barteen hooya sxbtaa e i dhahaan wlh
Farxiyoy qaraaxaa ledahay wlh masha allah ❤
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲
afarxiyooy san uqoslaaye ilmaha waan iska so kacshay from america anoo cajisan so kacaye goran jirkad kalay turay may aqaano ❤
farxiya tawakal mashaallah ayaatahay
Masha Allah walashe khali UA-cam isopokho 🙏
Subxanallah san uqoslay manta jasakallahu khyr
🤣🤣Ala Farxiyaay waxaan ka baqi inaan Mareekan dartaa ooga soo guuro oan Daris kulasoo noqdo, sidaan kuu jeclahay adiga iyo sheekadaadaba
Walaalayaloo janalka farxiyo tawakal hala gaarsiyo 1m sabiskaarab walaalayaloo waa codsi waan idin baryaya
Allah farxiyoy kujecliyaa
😂😂😂😂😂😂 wllhi qusulaa iga dhamaaday farxiyo markayared waxkle eheedee
Masha Allah sister farxiyo ❤
Wlhi abyo farxiyo wax klaaa ahyd yaraandaadiii🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥀
Waa sheeko faniya waaaaaw
Farxiyo waa sheeko qosol ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Farxiyo wllhi waa iga qoslisay .
Markaa yareed ileen qaado qabow ma eheen .
Intaasna waa kaftan igu qaado .
Ar farxiyo dhib bdnida wlh wasuxe waisku dire kulaha😂😂😂😂😂😂
Mansha Allah farxiya cadeey from burco gobolka raga
🤣🤣🤣🤣🤣 Farxiyo funny ayaa tahay
Waa an manta ugu hureya
Kkk Farxiya caawa Waan qoslay adigu ilmo baad ahayd wax dambi ah ma aadan lahayn caruurnimo waa ciil laga koray kkkk ilaahay baaba kaa badbaadshay islaantaas
Wcs wll farxiyo tawakal dhabloow bismilaa😂😂😂😂
kkkkkkkķkk farxiyo maad balaayo sooaragtay saakada kuleetiga lehe anaa qabijiray waa dharka iskuulka sacuudiga
Farxiyoy wan qoslay walaahi
Mucjiso yer ❤
Wlhi habo shekadii oosoconaaysaa tahay guriyaan kali gay daganahay marka mar waliba waxaan kuu weheshadaa sidaad ita joogto kale nolow quruxay🥰
Ala saan u qoslay caawa wlhi beerka i casaaday farxiyo mid maad ahayn markaad yarayd masiibad ahayd 😂😂😂😂
m.a abyo allh ku xafido😍
Masha allaah
masha allah
Wllhi waiga qoslisy wlle frxiyooy mrka yared mucjiso mx eheed🤣🤣🤣😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣 inleen yaraantaadi dhibley ahed
Farxiyo caadi matihid wLhi baalayo ujoog cadiya tahy
Ilmaha WA jajus wllhi hada nanac siso bas waye nado maskin wye Waka xumahy waxa helay 😂🤣🤣
masha allah thank you
Subax wanaagsan farxiyo anigoo shaqada kusi socdo ayuu iso dhacay
Hore soc walshay
😁😁😁😁😁qosolka IGA dhamaday farxiya fani
ما شاء الله
Hhhhhh farxiya cadi mahid nagti wa walantaha ku qosla
Farxiyo funny weye qofku marku yar yahay
🤣🤣🤣🤣🤣Sheekada adoo bilaabin ayaaaba qosol idile markaa dhahde min wynta iyo mi yartaa isku dire marki hore inaa ciyaaryso ayaa umalynaaa🤭
Allaa farxiyo maxaaa wax soo qastay😂😂😂
Wcs Abaayo Masha Allaah
Kkkkk farxiyo cadi mahan
Masha allaah abaayo mcn
HBO waan kuuxisy runti waan kujeclahy
Baal waxaas oo dhiib ah maxeey uu galeeysah nin kaa tashaday iiyaadanah meey kaa tashato subxanaallah
Walhi manta dacad uu qoslay 🤣
Waa qosol runtii
Farxiyo funny athy😂😂
🥰🥰🥰❤❤❤❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 farxiyo wlhi funy aa tahy
Wlhi qosol iga dishe habo noosoo badi 😂😂😂
😂😂😂😂🤣🤣🤣 wallah qosol
Farxiyo tawakal cadi maaheen wlhi fuuny 🤣😂
Farxiya.manawiifta
Yarad.aheed
Abayo bari noso dhig xamasada adunka🥰🥰🥰🤣🤣🤣💖💟
Farxiyaa 😂😂😂😂😂😂
Farxiyo fudayd badnaydaa🤣🤣🤣🤣
Farxiyow waa.sheko.kale.kkkk
Kkkkk wlh kal iyo laab aan u qoslay ala farxiyaa guryihi anaga xataa waka guurnay dheh cabsi cabsi cml yaah noso badi qisoyinka yarantadii abayo farxiyo
Woow
Wcs hwo wlhi faniya thy waa iga qoslisisay ani cml a ehed rufiyan yaris ah an ahana jiray ani🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Farxiyo funny
Farxiyo intixaan aya tahay yarantadi qosol igu dishay🤣🤣
Farxiyo waagaas haday tuugo dadaka jiri kahadlay waa lagu xadi lahaa?😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
ilma eheed lakin walalahi waa iga qoslisay ala farxiyaa umad ma tihid😂😂😂
Hooyo mcn🤤🥀👸
Hhh ha laiska aarsado kadhacdey
❤❤❤
😂🤣🤣🤣 alla farxiyaa imtixaan caadiyaa eheed ilayn markaa yareeed😂
Asc abaayo farxiyo m.a
Kkkk inxun jog matahay
Ala farxiyaa maxaa wax soo qastay yaraantaada
Hhhh naagta wayn qalbi caruure eheed hhhhh
comenti kow😂
Farxiyo abayo maxa kugu dhacay
Farxiyo habo wad iga qoslisay adigu ilmay yar oo wanag san ayad ahad lkn mamadu dhagar qabtay ahad
Far xiyo kkkk
Rufiyaanimadaada kuqoslay😁😁😁
😅ninac malab kukena sirta idaadihaa ane🍬🍬
Wan kusugena frxyo.
Farxiyo darisa ahan jirnay😂😂😂
Ani hadaa daris nahay farxiyo reer madiino waye❤ Said ban u jeclahay Gabadhaan
Wlhi kal iyo lab an u qoslay marka yared dhib lay ad ahayd manoli manta kkkkkkkkkkkkkk
Wcs abayo rufiyan manoqotay kkkkk
Teiwi
Aniguna markaan yaraa meharsdo dukan maqaaxyo aan deris la ehayn nimanka adeer yaalka aa dhihi jirey shash ma karinkartaa waa ku qayilaa haa aan dhahaa lacagay keenaan sokor xawaaji iyo caleen aan soo gadi jirey lacagta soo harta Islaan ama hooyo derika ah oo ice cream gada aan maalinkii ilaa 10xabo ka cuni jirey weliba ka caano bootsha laga sameeyo asaan buurtaty biurtay Cayiley Cayley wrjiga intee I le egaaday ciyaalnimo waa ciil laga koray
lasoo dhaqso farxiya
Yawaye, Familyyyyyy Yartan waxa lay yirahda Qatroisliina liina Y Caisha Y caisha murwodumaroo YariisEey Murwodumaroo YariisEEy dagan RiyaaqEEy RaysaanEEy lagufarxeeeey fariidad facyaashay troonEey
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Nacnac jacayl hadaan kashalaynayaa gaws iguma hadhin😂
Wcs abayo weynada wanagsan
Ala farxiya tu matihid