Insha allah dalkena gulesan doona aby Ahmed asago baraf ka qabow dalkena ka baxayan dalkasta dadkisa is kaleh dal xoog lagu qabsan karo majirto srael falastin heysan lehed waqtiga dhibatada ha dherato lkn insha allah ilahey nama dayacayo yaqiintena muhiima oo ilahey ka lenahay ❤
Itoobiya Dan bay leedahay Masarna Dan bay leedahaye Culusoow Dan ma leeyahay?! Culusoow waa ninkii inta uu Imaaraadka tagey ka duulay oo Qadar ka degay?! Soomaali heshiis ah Dunidana heshiis la ah! Sunnada Aadamigaba kamid maahan. Farmaayo waa Mareexaan. From Gedo
@CosobleDiiriye Masar haddii aay cidi wax tareeysa ha tarto reer Falastiinka horteeda lagu xasuuqaya ee deriska iyo Carabta la ah! Itoobiya deris baan nahay geeska Africana Rabbi baa nagu wada beeray oo midkayo ka guuri maayo! Midda kale, Itoobiya iyo Kenya Badda Soomaaliya maxaay u damaaciyaan, Marka uu Hawiye Madaxweyne yahay! From Gedo
Somali ilaahey umaqan xasan iyo koxdisa way ahatay wlh war nin xaskada rabo see uleedahay gurigega kucun siyasinta dhamantoda wlh wa wacelo an Dan inoo haynin
War ceeb baa taala meeshaan xasan oo dalkii fool xumo u horseeday ethiopia oo maanta lala baryayo badeenii iyo ethiopia oo xasuuqaysa wiilashadii soomaaliyeed. Ethiopia bad ganacsi ma rabto ee waxay rabtaa bad milatari iyo base si ay ugu adeegtay faransiiska oo ciidamada bada u hubeenayo waana meesha u rabto ciidamada badda. Iyo in maamulada dalka xiriir la yeelato.
Acwb turkigu muxuu soomaaliya u hayaa ? Dowladihii soomaaliya u soo gurmaday dhabarka ayuu ka jabiyey, lkn Itoobiya hadii aan is dilno ma noo soo hiilinayaa? Mise kor ayuu naga daawanayaa?, qofkastaaba waa ogtahay inuu dantiisa wato turkigu lkn soomaaliya yaa u maqan? Maxaanse ku badalanay dhago nugeylka turkiga oo aan bulshadu ogeyn
Asc waxay ila tahay marka hore in an ducada badino balse waxa ii muuqato in dowlad dan leedahay dowlada fedralka masuliyinteda dalka dadka iyo diinta idinka u dhaartey wa in ad isku kalsoonataan allana ku kalsonataan narka hore adna iska ilalisaan khilaafka dhexdina cidna aadan isku haleyn o ad ku tasharmtan shacabkiina iyo awoodiina o ad ababushan dhalinyarada soomakiyed nin quraac haysa qado loogu daraan eletereya o shacabkeda yaryahay wa laga baqay maxaa anaga isugu tashan LA anahay o dhalinyaradan baaga mudada ah ugu faaideysan LA anahay ogaada cid kuu dhimanaysa o dal kuu difaacey ma lahan taasi iga guubaabo hadan u so noqdo waxyabaha socda horta labada wafdi e dowlada dirtey waxa loo kala direy laba dowladod o danahoda is diidantihin war nurtuyedka ay no aqriyen labada wasir arimo dibaded e somaliya iyo masar fiqi iyo badri waxaw nuhurkoda ahaa in LA sii wado waxyabihi horey looga heshii in kasto wasirka arimaha dibada e masar gadaal ka shegay in waxyabaha laga wadlay ka mid ahayd isla so qaadidi geshiskii unkara o ay masar ogolaan doonin in LA bixiyo qayb ka mid ah badda cas iyado dabcan an raali ka ahayn suweys kanal LA,qashqashaado wa,qodob muhiim ah iyada keligedna ma aha halkas waxa dawanaya dowlado badan o ku yaala mandaqada tan labaad r,wasare iyo xakumadisa waxay dig dam u leeyihin o ay aad u daneynayaan waa badda cas o waxan arkay war murtiyedki asaga wa rawasare abey iyo madaxweynaha faransiska makaron o uu abey ka codsanaa helitaanka ama sidii uu gaari lahaa badda cas in uu caawiyo faransiiska ithopia waxab ognahay faransiska in uu u saney marakiib badda iyo in u tawa barat cidamo bad ithoian o ay yaalan marakibtas badaha faransiska isu feyn waxa muuqata in ay is diidayaan arimaha jira waxa kalo hadan nahay soomali turkiga o rabo Hal dhagax in uu ku dilo laba shimbirood o ithopiyana dano ka yaalaan soomaliyana dano ka yaalaan o marka turki wa in doon kawada gudbiyaa shabeel iyo ri waxa kaloo I muuqda in masarida laftigeda dardarti hore qabin o waxan arkay dowlad carbeed o khaliji ah o xakunada r,wasare abeyna LA leh xariir fiican o masarida heshia LA gashay o maal gashi o gaaraya boqol bilyan o dlr dabcan afica waa baahantahay waxa kalo jira geshiski turkiga iyo masarida dhex marey e iskashi in ay ka mid ahayd in soomaliya LA taagera o balanta ahayd in ay iso so raacaan marakibta turkiga iyo kuwa masarida ayna iska kaashadan difaaca badda soomaliya onkasto laga yaabo in ay jiraan isku soo duub dal walba dan buu leeyahay wa in iska aqrinaa shaqalada ayna cadahay ustaratijadena marnaba ma fududa r,wasara abey in LA aamino hadii hogaan cusub yimaado ma aqaan sababto ah meelaha uu ka fekeraayo wa wax marnaba an ka dhici karin geeska africa marka yaanan ku mashquulin wa ficantahay in ganacsi iyo nabad lagu wada noolaado balse nin naagtada rabo gabadhada lagu baryo kuwa higamiyasha ama qabilada gumeysiga u bartey anaga gumeysi weligen ma,aran ma,arki doono e aan isku tashano xoogeena iyo xoolaheena allana an kaashano cid wax naga qaadi karto ma lahan an dhisano ciidamo xoog leh sida ereterya guul soomaliya asc
Maashaa allaahu khabiir sare qaraabo sida aad ufiqiday mahadsanid si dookale mahadsanid baroow
Maa amar ilahay mise xasan sheekh oon aragno socodkisa ilahay waxan kaa codsaneyna guuul 🇩🇯
Khiyaamo iyo xaasidnimo marnaba laguma guuleeysto.
Djabouti iyo Somalia weey undhamaatey.
Itoobiya marabno
Masar ❤❤❤❤
Brow guuuuuuuul.
Soomaaliween.
Ali Balcad waa caamil Ethiopia u shaqeeya sida uu sheegay sheikh Hersy
Hassan sheekh Dhakhtar geeya Caafimaadkiisa baadha.
Guul ayaan urajaynaynaa soomaaliya iA
Xassan la idinka raac walee reerkan Xassan ayaa laga qali doonaa
Ethiopia caqli african ayaa ku jira danteedana kama xishoonayso weli isma fahansana 2da dal.
Allahay waxaa kanaryayaa soomaali mida
Xasan umadii magaca Somali wadaagaday buu dab deshaye reer walba reer buu cadaw uga fhigay mucuu guulaysan wuxui hayaa wadadii hore muslimiintu ugu jabtay ilaahay umada haka qabto mid iimaan caqli oo wayo arag ah oo khayr qaba ha ugu Soo bedelo waxayba ila tahay inuuna madkaxiyan u fayoobayn sabab maxa markii xilka qabtay sidii 1991kii umadii nabadna ku wada noolayd isku diray
Asc barow itiobiya iyo turkiga Waxaan ka dhow oo ka daacadsan masar iyo eretria
Wax daacad ah ma jiro dowlad walba danaha dalkeeda iyo dadkeeda ey ilaashataa .Madaxdeena ha ilaaliyaan danaha soomaaliyeed
Insha allah dalkena gulesan doona aby Ahmed asago baraf ka qabow dalkena ka baxayan dalkasta dadkisa is kaleh dal xoog lagu qabsan karo majirto srael falastin heysan lehed waqtiga dhibatada ha dherato lkn insha allah ilahey nama dayacayo yaqiintena muhiima oo ilahey ka lenahay ❤
Eriteria maxaa wafdi loogu diri waayay.
Waa cadaawihii Amxaaradda.
Itoobiya marabno
Masar ❤❤❤❤❤❤
Itoobiya Dan bay leedahay Masarna Dan bay leedahaye Culusoow Dan ma leeyahay?! Culusoow waa ninkii inta uu Imaaraadka tagey ka duulay oo Qadar ka degay?! Soomaali heshiis ah Dunidana heshiis la ah! Sunnada Aadamigaba kamid maahan. Farmaayo waa Mareexaan. From Gedo
Masar dhul kaama rabto?
@CosobleDiiriye Masar haddii aay cidi wax tareeysa ha tarto reer Falastiinka horteeda lagu xasuuqaya ee deriska iyo Carabta la ah! Itoobiya deris baan nahay geeska Africana Rabbi baa nagu wada beeray oo midkayo ka guuri maayo!
Midda kale, Itoobiya iyo Kenya Badda Soomaaliya maxaay u damaaciyaan, Marka uu Hawiye Madaxweyne yahay! From Gedo
Out turkey soomaalia
Guul Dowladeena danqaran
Marnaba ethopia nooma roona masar cadow nooma ahan waa in soomaaliya ethopia xiriirka ujartaa waayo waxaan dhib ahayn nooguma jiraan inaan bad siino waa acadowga soomaaliya ethopia
Madaxweeyne xasan sh waa halyeey soomaaliyed tiimkiis wasiiradan waa rang siyaasad dibada ku fiican fiqi iyo cali balcad hory usocda ayaan leeyahay
Itobiya waxa loogaguulaysankaraa Dawlada oo Maamulada laheshiisa kadayso cadaadiska oo Somaaliyoodhan ay iskukeento.
Horaan ugu sheegay in raga soomaalida mayaqaanaan mustaqbalka maxaa umadiina kuimankara laakiin way iimasnla yiin bari iyo saadanbe sanadada soosocda waan ladhergayaa caqligoodu ma badna mabisla horyaacisaa loodaadinayaa haday nafleryiin turkigoo kafaaiidaysanayaa sidaa ducufkaa ulamuuhadlern
yaa gulaystay mise gulaysandoona in the futur ? Ethiopia aqonnsi calamiya iyo saxeex marin badeed ayay halkaa ka heshay
Somali ilaahey umaqan xasan iyo koxdisa way ahatay wlh war nin xaskada rabo see uleedahay gurigega kucun siyasinta dhamantoda wlh wa wacelo an Dan inoo haynin
Waxa la bedeli kara mesha bada laga sihayo bada iyo heshiska nuxurkisa o laga dhigayo bad ganacsi
Waxaa guulaysan doona birmade m.xasan shiikh , guul soomaaliya
Dan noogu jirta in ethopia bad lasiiyo
Itoobiya Maya Masar iyo Eriteriya Haa hala qiimeeyo ra'yiga shacabka oo ah mulkiilaha dhabta ah war hooy arrintaan yaan lagu fududaanin qalinkaan lala rooraayana dhulka naga dhiga
hada Somalia qatarda weey sameenesa sababto ah Cuna beey qabanesa horan u aragnay ee waxaan ka shaqeeyni jira marakiibta oo waxaan ka soo qadan jirnay masar hub waxaan ka baqiiy jirna Ethopiaka fadhi jiren Casab waqdiki hore
Somalia waxa ee ka miid nooqoneysa dalka ethiopia 🇪🇹 😂 wa walaalo
Aamiska ogolaansho waaye
Waxaad sheegtaa Dal madaxweyne leh balse aan barlamaan laheen ?
يلقه الاتفاقيه الدي تم فيتركيه وكان باطل بي سبب اليوم الجيش الاتوبي موجود في السومال بزون شرعي ويحارب الجيش السومالي
Xassan Hadii uusan Waxba iskabedelin Sida uu Kusocdo Waxaan Arkaa in Bohol Lagudhicidoono.
Fransiska Waxa Lagasoonacay Africa Laakin Maanta Caalamkoodhan Waxey Leeyihiin Somaliya Waa Kuqabsoo Haqadin!
Marka Cararka Xassan Sheikh Waxba Sookordhinmaayo ileyn waa Nin Keligii Go,aan Qaato!
Xasan Sheekh wuxuu isku furay dagaal dowr weji leh uusan wuxuu soo galay heshiis uu hubinin dhamaadkisa wuxuu qalbi jab ku riday dowladihii uu heahiska la soo galay ee Masar iyo eriteriya oo aanan dib dambe u aamini doonin xataa haddii aysan ka bixin heshiiskii saddex geesoodka ahaa Allaha na badbaadiyo waan ka murugeysnahay waxa dhacaya xayakallah.
War Qaahira Noo soo tuugtuuga Itoobiyaan awalba wuxuu rabay inuu soomaaliya iyo xulufada iska horkeeno taasina waxaa ka kaalmeeyay Brather Erdogan hadda waan iska gaarnaa Sumeynna lagu xiro Masar iyo Eritariya
Madax weynaha kaligi waax maa qaban karo
Horta badda cas maxaa Somali ka quseeya.
Badda cas waxaa lagala macaamili karaa Jabuuti, Eretrea iyo SUDAN, Annaga waxaa na quseeya Indian Ocean iyo Gacanka cadmeed, maxaa khaldan.
Nato usa marka laga yimaado turkey is powefuul not english
Ethiopia oo la tuugsanaayo ayaan u aragnaa. Maxaa loo tuug tuugayaa ethiopia haddeey xad gudub dooloow ka waddaa. Xabashi iska celin ayeey leeyihiin.
War ceeb baa taala meeshaan xasan oo dalkii fool xumo u horseeday ethiopia oo maanta lala baryayo badeenii iyo ethiopia oo xasuuqaysa wiilashadii soomaaliyeed. Ethiopia bad ganacsi ma rabto ee waxay rabtaa bad milatari iyo base si ay ugu adeegtay faransiiska oo ciidamada bada u hubeenayo waana meesha u rabto ciidamada badda. Iyo in maamulada dalka xiriir la yeelato.
Xasan muxuu hayaa wuu dhintay
Dowlada Soomaaliya looma dhama Daarood & ISAAQ Xabashida ayay wataan marka dowlad dadkii iska lahaa ay ku xumeyn madax cadow ugu gacan gelinaya naga daaya CALOOL XUMADA CIIL BADNAA
Xasan shiikh ma xakameen karo.itoobiyo maxaa yeelay dowlada soomaali iyadaa qorta u dhiibatay waxba kama qaban karta itoobiyo
Waaryaada ilaahay kabaqa itoobiya mayna fara galin eejubba land ayadaa guulaysatay itoobiya shaqa kuma lahayn
Acwb turkigu muxuu soomaaliya u hayaa ? Dowladihii soomaaliya u soo gurmaday dhabarka ayuu ka jabiyey, lkn Itoobiya hadii aan is dilno ma noo soo hiilinayaa? Mise kor ayuu naga daawanayaa?, qofkastaaba waa ogtahay inuu dantiisa wato turkigu lkn soomaaliya yaa u maqan? Maxaanse ku badalanay dhago nugeylka turkiga oo aan bulshadu ogeyn
Kuwa Ethiopia garabka ka dhiganayo.
Ee Somalida nala ah Xaalkoodu waa
See. Waa Cadaw ka sii xun.
Fiira gooni ha loo yeesho.
Asc waxay ila tahay marka hore in an ducada badino balse waxa ii muuqato in dowlad dan leedahay dowlada fedralka masuliyinteda dalka dadka iyo diinta idinka u dhaartey wa in ad isku kalsoonataan allana ku kalsonataan narka hore adna iska ilalisaan khilaafka dhexdina cidna aadan isku haleyn o ad ku tasharmtan shacabkiina iyo awoodiina o ad ababushan dhalinyarada soomakiyed nin quraac haysa qado loogu daraan eletereya o shacabkeda yaryahay wa laga baqay maxaa anaga isugu tashan LA anahay o dhalinyaradan baaga mudada ah ugu faaideysan LA anahay ogaada cid kuu dhimanaysa o dal kuu difaacey ma lahan taasi iga guubaabo hadan u so noqdo waxyabaha socda horta labada wafdi e dowlada dirtey waxa loo kala direy laba dowladod o danahoda is diidantihin war nurtuyedka ay no aqriyen labada wasir arimo dibaded e somaliya iyo masar fiqi iyo badri waxaw nuhurkoda ahaa in LA sii wado waxyabihi horey looga heshii in kasto wasirka arimaha dibada e masar gadaal ka shegay in waxyabaha laga wadlay ka mid ahayd isla so qaadidi geshiskii unkara o ay masar ogolaan doonin in LA bixiyo qayb ka mid ah badda cas iyado dabcan an raali ka ahayn suweys kanal LA,qashqashaado wa,qodob muhiim ah iyada keligedna ma aha halkas waxa dawanaya dowlado badan o ku yaala mandaqada tan labaad r,wasare iyo xakumadisa waxay dig dam u leeyihin o ay aad u daneynayaan waa badda cas o waxan arkay war murtiyedki asaga wa rawasare abey iyo madaxweynaha faransiska makaron o uu abey ka codsanaa helitaanka ama sidii uu gaari lahaa badda cas in uu caawiyo faransiiska ithopia waxab ognahay faransiska in uu u saney marakiib badda iyo in u tawa barat cidamo bad ithoian o ay yaalan marakibtas badaha faransiska isu feyn waxa muuqata in ay is diidayaan arimaha jira waxa kalo hadan nahay soomali turkiga o rabo Hal dhagax in uu ku dilo laba shimbirood o ithopiyana dano ka yaalaan soomaliyana dano ka yaalaan o marka turki wa in doon kawada gudbiyaa shabeel iyo ri waxa kaloo I muuqda in masarida laftigeda dardarti hore qabin o waxan arkay dowlad carbeed o khaliji ah o xakunada r,wasare abeyna LA leh xariir fiican o masarida heshia LA gashay o maal gashi o gaaraya boqol bilyan o dlr dabcan afica waa baahantahay waxa kalo jira geshiski turkiga iyo masarida dhex marey e iskashi in ay ka mid ahayd in soomaliya LA taagera o balanta ahayd in ay iso so raacaan marakibta turkiga iyo kuwa masarida ayna iska kaashadan difaaca badda soomaliya onkasto laga yaabo in ay jiraan isku soo duub dal walba dan buu leeyahay wa in iska aqrinaa shaqalada ayna cadahay ustaratijadena marnaba ma fududa r,wasara abey in LA aamino hadii hogaan cusub yimaado ma aqaan sababto ah meelaha uu ka fekeraayo wa wax marnaba an ka dhici karin geeska africa marka yaanan ku mashquulin wa ficantahay in ganacsi iyo nabad lagu wada noolaado balse nin naagtada rabo gabadhada lagu baryo kuwa higamiyasha ama qabilada gumeysiga u bartey anaga gumeysi weligen ma,aran ma,arki doono e aan isku tashano xoogeena iyo xoolaheena allana an kaashano cid wax naga qaadi karto ma lahan an dhisano ciidamo xoog leh sida ereterya guul soomaliya asc
Maya maya Xabashida waa soo dhaweeyee oo waa joogaanDooloow lkn Ciidan kii Xooga Dalkana waaxa ay yiraahdee waa cadaw hadaba waxaa loo kalabaxay Xabashi iyo Soomaali Adiga kee taha? Anigaaaa Xabashi kalkaal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dalka Soomaali baa leh!!!!!!!!!!!!!!!!
Abiye wuxuu ogyahay in dawlad jirin ninkana uusan balan lahayn beenaale yahay
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye.
Ninkii itoobiya kheyr ka sugaaya waa khaa'in jaajuus u ah amxaarada.
Wariye shalay farmaajo kabaqaad ayuu ahaa, laakiin Hassan kabaqaad waa diiday taas ma ogid miyaa? kkkkkkkkkkkkk
RUUX LICIIF AH OO IMARAD XANINYAHA KA HAYAN OO XASSAN SH LOO YAQANO AYAA DAL IYO DADBA IIBSADAY QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN ALSHABAB WAHABI QAWARIJ WAJIIS BASHIR SALAD ROOBOW KARATAY XASSAN SH TUUG TUUG DHALAY
Goormaat tabisay warkaan fadlan noosheeg malinta iyo bisha
Waxa ay dirayso iyo waftiyada waa reerka xasan sheikh dawlad majirto