Waa dad aan damiir laheen, ku wada mashquulsan dhoof iyo hotel 5star ah. waa dad aan la aqoon cilmiga ay soo barteen iyo meesha ay ka yimadeen iyo sida ay ku yimadeen oo aan kaliya ognahay qabiil iyo laluush iyo gadasho kursi in ay kuwada joogan. Cida dad nuuca ah ixtarameysa yeey tahay, Waa bahdli meehe waxad xataa isku dayi in aad ku kaadiso oo ay ku cabudaan
Sawirkan taliyaha kaliyaa muuqdo aaway kuraasta garabkiisa taala ma muuqato mala fadhiyaa ma ogid ok see ku dhehee marka waa kaligii? Nimanyahaw ha u adeegina cadawga adinga oo aan is ogeyn.
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪🥰🥰🥰🦁🦁👑👑🇸🇱
Dhilo Down with Jubaland
Great job ethiopia for hosting those who have no political experience.
Dowladeena waan ka xumaanay dhibatada dalka iyo dadka ku hayso
Waxay ahayd itoobiya inay layso si hurdada ay uga dawladeena
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤Kamaanu cadhoone waanku faraxnay saqjaamiinta shuftsda magaca soomaalinimada ku xaartay itopiya inay wasto waa lasay ku adis aadey ee xasan sheekh guruubkiisa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂
waad qaldan tahay wariye soomaaliya iyo itoobiya waa isyaqanan itoobiya wadanks sharci aykujogta asbuuc wax kayar ayana udhiman waana bexesa itoobiiya hadeey waxa arabto naga heeshay marafaten warka iska saxa madaxdena waan ku kalsonahay itoobiya waxa ukala dhuumanayo kuwanaga mida oo ujaajuusayan wadankoda
Warcanaka iyo citobiya wanshirkawney
Walsall mawsxd Usha qesa itobiya
Siyaasad fog Malaha dowladani neceybka Axmad madoobe in dowladii itoobiya lugaha kalefleefto
Mw xasan sheikh damiir somalinimo ma laha dalka hadaan laga soo Gaadhin wuu iibinayaa
Waa laga jaray sawirka
Saasaa lafadee!😂😂😂
Waa dad aan damiir laheen, ku wada mashquulsan dhoof iyo hotel 5star ah. waa dad aan la aqoon cilmiga ay soo barteen iyo meesha ay ka yimadeen iyo sida ay ku yimadeen oo aan kaliya ognahay qabiil iyo laluush iyo gadasho kursi in ay kuwada joogan. Cida dad nuuca ah ixtarameysa yeey tahay, Waa bahdli meehe waxad xataa isku dayi in aad ku kaadiso oo ay ku cabudaan
Wa run sharafi way dhimatay
Waa caadi marka ay dameeruhu marka ay madaxweyne ka noqdaan Soomaaliya in uu xaalka sidaasi noqdo 😅😅😅
Waa nasiibdaro
Wafdiga adey ethobia iyo cida kadanbeysey o amartay in loodiro Ethobia wafdiga way qaldanyihin 💯
War siyasadA bartan haweyow
Itobiy way wareersantahay
Somaliya ayaa wareersan. Ethiopia waa dowlad 100 ka weeyn Somalia, kana aqli badan.
Nacaa kugutaalo SYL Nin Abgaal Ah Kuma Jirinin
xassan shiikh Waa tuug
Wafdi lee miyaa xitaa 9 million saloon wadaa itoobiyo baddii iyo lacag ayaa lagu tuugtuugayaa
dhalinyaro doowlada kaliya malaho dalkan soosocda itoobiya waan iska ceelena kalqebsanatena ayee kafaidese
Istaahil maxaa idin waday iyadoo ay shacabka xasuuqeyso.
In lawaso ayaa ficneyd naclaa dhalee uf sharafi dhimateey
@@AbdiMadey-u9t dadka waa laandheere oo irir samaale isla ah haugefin itoobiya iyo hawiyaha waa walaal asalkoodana waa mudulood xasan sheeq guuleeyso laandheere dalxureeye maasha allha
Sharafti waxay dhimatay marku xasan sh gacmaaha ka dhuunkaday abiiye😂
😂😂😂😂😂😂😂. Astagfurulaah.
@@MohamedAhmed-z2k
Koolo daandeey.
Ethiopia idin ma baahnaa. Idinkaa isku dhe dhejineyaa😂.
Hadii aad ogaan laheeydeen sida eey idin ka maadsadaan, agtooda ka meeydaan dhowaan laheen.😂😂😂
Arimahan wa arimo sirdon waxana ladidanyahay jajusenta cadaga ah nalana somaliya inay arkan ilen waxa cilka haya maxan wiji cusub u arkiweynay
ineey leeyso ayeey eheed
Waa mudnaayeen xeyka jeriyeen alaw yaatumo waa muteysteen
Shacabla Muqdisho oo kaliya maxaa kassaray masuuliyada Soomaliya
Aaway umadii Soomaliyeed hadaan la
Midoobin sidaas iyo sikafaran ayaa dhici kara hadaan la tashan
Doowladaan halloofiirsado warkaas sidaan umaleeynaayo waasixrantahay subxaanallaahi xeeytahay waxba Uma,uraan waxna umacarfaan xasbunaallaahu wanicmal wakiil acuudubillaahi
Cunugaan Hala xidho😂😂
Intey daarood gumeyasi doonayaan miyaan ka rebi karanaa marabaan dowlad soomaaliyed madaxweyne maxamed siyaad ayagaa mucaaraday oo itoobiyo u orday oo kasoo jabhadeya
Beenta dhaaf
Tani dawlad Mahaa waa qabxad
Sawirkan taliyaha kaliyaa muuqdo aaway kuraasta garabkiisa taala ma muuqato mala fadhiyaa ma ogid ok
see ku dhehee marka waa kaligii?
Nimanyahaw ha u adeegina cadawga adinga oo aan is ogeyn.
😅😅😅😅😅
Itoobiya weey qaldantahay wafdiga xasan munaafiq iney xirto oo ciqaabto ayeey eheed
Axmarow-afsomliga-ma-jig-jiga-ku-soo-baratay?
@beryalex1798 amxaar ayaan ahay adigana hawiyaa tahay walaalaa nahay irir samaale ayaan islanahay mundulood asalkeeyni ayaan ku abtirsanaa
haduu dhiig soomaali idinku jiro isdiyarsha anqooryahena soo qadano hala yeelo yan ladhihin dhalinyaro soosocda itoobiya hadey naga heeshay waxey naga rabto mabuuqden dadkena qarkod qalad kuma tagerten wexedey qada lahed hada soo socda xasan waxma sixixin dalkan anka ceeshano itoobiya
yaab xassan munaafaq
Kkkkk kuwii lasay