War Cusub! Xaqii O Feeraha ka dilaacay| Iran & Dilkii Sadam X| Xamas O Shiish La daba taagan Ciidank

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 198

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 місяці тому +29

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @ramadancige6079
      @ramadancige6079 2 місяці тому

      Please iso jawaab sida ugu dhakhsaha badan wll

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 2 місяці тому +1

      @DulmiDiid I tray to join your business some how is not functioning can you explain to me was the issue and your WhatsApp team they never replay back

    • @Tuure2
      @Tuure2 2 місяці тому

      Jawaab baan sugaayaaa sheikh

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 2 місяці тому

      Kkkkk Maskiin Wahaabiyo ah ooyin badanaa😂😂😂. Shiicada saas mey kuula fududahay Saadam Xuseen Dilaa arxan daran ayuu ahaa kalab ah waxaana dilay Mareekan iyo Sacuudi😂. Iran looga shakisanyahay kulahaa Suni dhan waxaa ka adag Xuutiyiin❤❤❤💪💪🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @ibnuhassan5008
      @ibnuhassan5008 2 місяці тому

      Ilaa hada la iima Soo jawaabin

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 місяці тому +5

    Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 2 місяці тому +2

    Islaamka asaa meeshaas isdhigay wlhi Saadaam Xuseen Ilaahey janadiisa ha ugu bishaareeyo

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 2 місяці тому

      @@shshariif3931 Ilaahay uma naxariisto Mislimiinta Shiicada ah ee dalka ku nool ayuu dhibaateyn jiray ilaahaa cuqubo ku tusay aduunka😂😂😂😂 Anaga waxba Muslim nimo hanagu sirsirina Wahaabiyoy naceebka aan u qabno Yahuud iyo mareekan ka badan idin qabnaa. 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 місяці тому +1

    Alle ha inagu anfaco inta uu xaqa nagu hagayo, naxariistiisana ha inagu gaadhsiiyo adduun iyo aakhiraba.aamiin 😢😢😢

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 місяці тому

    Maashalah tabaarkalaah

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 2 місяці тому +5

    Ordugan Ha Noolaado ❤

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 місяці тому +2

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 2 місяці тому

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @cabdiraxmaanxassan-o8j
    @cabdiraxmaanxassan-o8j 2 місяці тому +1

    dulmi diid wariyayaasha kale wuxuu kaga fiican yahey xayaysiis yarida dulmi diid sharaf iyo karaamaan ku leenahey hadaan nahey shacakaaga✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 місяці тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 2 місяці тому +2

    Yuhuud ayaga dishey sadaam hussien wa wax cad

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 місяці тому +2

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 місяці тому +1

    ILAAHAY GUUSHA HASIIYO ORDOGAAN& ISLAAMKABA

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 місяці тому

    Ilaahay haxifdiyo walaaleheen reer Falastiin

  • @hassanali5088
    @hassanali5088 2 місяці тому +1

    Asc sheikh mohamed,wararka Qaza nosobadhi,midhidhada videogana nobiri.Allah ku barakeeyo sheikhoow

  • @Somali651
    @Somali651 2 місяці тому

    Best news ever in dulmi diid channel ❤

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 місяці тому

    Ilaahayow usoo dadaji yahuud. Cadaabka

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 2 місяці тому

    Subxaanalh shiikh ha u saadin Ilahy nama tuso Erdugan oo gaal jiid jiidayo

  • @MuseHasan-sd1vs
    @MuseHasan-sd1vs 2 місяці тому +1

    اللهم أنصر إخواننا في فلسطين

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 місяці тому +1

    للهم اجعل كيدهم في نحورهم.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 місяці тому

    SCW scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 2 місяці тому +1

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنّك حميد مجيد
    وبارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنّك حميد مجيد .

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 2 місяці тому

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido

  • @FowziaElmi-o7e
    @FowziaElmi-o7e 2 місяці тому

    Insha Allah

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 2 місяці тому

    Subxaana allah waa caalam munaafaqad kaliya ku shaqeeya

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 місяці тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 2 місяці тому

    Walaalaha rer falastiin allaha gargaaro xisbullaah waxba islamahayee booskooda xuuthiyiinta kaga wacnaanlahaaye

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 2 місяці тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 місяці тому

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Xasbunalaahu wanicmaal wakiil

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 місяці тому

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 місяці тому

    Allaah akber Allaah muslimiinta miday ☪️💪☝️wllh reer falastiin caawiya xamaas maqawinda alqasaam🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 місяці тому

    Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 місяці тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalkeen ordugan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Yuhuudeey ilaaheey qalbigiina cabsi iyo rucbi ha buuxiyo

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 2 місяці тому +1

    Islaamkakhilaafhakadhexraadin

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 2 місяці тому

    Yaah waayaab iran miyaa kadanbeysay inladilo saadaan Subxaanallaah waanaxdin walaahi

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 2 місяці тому

    Waadwaalantay

  • @hamzaosman2487
    @hamzaosman2487 2 місяці тому +1

    First comment

  • @MohamuudMahamed
    @MohamuudMahamed 2 місяці тому

    Koorsada xagee kahelaa❤❤

  • @aishacabdifatix6622
    @aishacabdifatix6622 2 місяці тому

    Wll war arka soobadi sacadaha cml

  • @sunniic
    @sunniic 2 місяці тому

    Waa huuhaa

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @Jamuux
    @Jamuux 2 місяці тому

    A.c sheikh maxamed, walaal waxaan kaa codsanayaa inaad dadka usharaxdid course da aad soo gudbisay si Xalaal ah lacag online looga sameeyo waxay anfacaysaa kaliya dadka jooga Europe iyo America kaliya, Aniga waan bixiyay lacagta course dana waan daawaday, hal mid oo i anfacdana waan kawaayay, mahadsanid

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Shaki. Kuma jiro in iiraan iyo maraykanka ay. Dumiyeen dawladii. Ciraaq

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 2 місяці тому

      @@SafaMarwa-ww8wc 😂😂😂😂Masaakiin yar oo Wahaabi maskaxada ka qaldeen🇮🇷🇮🇷🇮🇷Iran iyo mareekan maxaa isku keenay Inkastoo Sadam in la daldalo aan ku faraxsanahay ka shiico ahaan, hadana maskiin tabar yar oo Mislimiinta Shiicada NAFTA u keenay ayuu ahaa. Ilaahaa umadda ka qabtay Ciraq ma dumin ee umadii laheyd ayaa qabsatay, Marka argagaxisoy ooyinta yareeya. Yemen, Cumaan, Ciraaq, Syria iyo Lebanon Suniga ayaa ka qabsaday. Iran iyo Azerbaijan anaa awal heystay. Madaxweynaha Falastiin Maxamud Cabaas waa shiico, see ku yeelay.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 місяці тому

    Mareykan.&sahnuniyada.iiraan.
    &.carab.waakuwada.jireen

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 місяці тому

    Alle cabsiida ha usiiyadiiyo yuhuuda qilaafna dhaxdooda Alle hadhiigo

  • @KIDSONTHEBED-ks8qr
    @KIDSONTHEBED-ks8qr 2 місяці тому

    Gaw,Chanelkiiba wada xayaysiis ayuu noqdee 🥱

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +1

    SHIICADA CIRAAQ IYO MAREYKAN.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 місяці тому +1

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 місяці тому

    ❤wcs ❤qiyanada carabta...❤

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 2 місяці тому

    Illaahay hahallaago cadawga isllaamka

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Dulmidiidoow sida raga qaarkood hanoqon hanai hadlin miyaadan ogayn maraykan iyo yuhuuda inay. Sheegaan amaa yidhaahdaan wax AAn dhicikarin Ayna samayn Karin

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 місяці тому +1

    Sheekhoiw iraan ha ku qarwin sucuudi,imaraad iyo Masar ayaa xirrir la leh israiil.ha wareerin. Eedeymaha kakabka midda muuqata ha warwareegin.

    • @haa8793
      @haa8793 2 місяці тому

      Cakuye cilmi baris samee shekha intadan kudagdagin shico maxey kusameysaa musliminta kusugn wadmada ey jogto

    • @jagnebakaal1180
      @jagnebakaal1180 2 місяці тому

      Waarkan ma wariyaa mise waa qolada kaladirta muslimiinta .waar adeer miyaanad ogayn maraykan yuhuud .sucuudi emaraat iyo dabadhilif ka carab oodhami in ay sadaam ku dhaheen weerar qaad oo usoo hiili maraykan shiico ayaa ceebaysay ookubahdishay iiraa 1979 .ma ogtahay in aanu kudhicin dagaalka labada wadan sobob kale imisa dad ayaa ku dhintay 2dhinac iiraan ha ubadatee waayo waxa caawinaayay shaydaamiinta imikaba ay hoota ku haystaa kuwa sunada nabiga sheegta eebeenaalayaasha ah .in aygubaan bay ahayd sadaamka aad sheegayso waayo jaanis bayba uhelern markii kuwii shalay u heshiiyay iiraan ay maanta coloobeen una baahder carab ta shiicada ah.yuhuudu
      Iska hadlay oo munaa faq ah ayaad warkiisa faafinaysaa adoo waysa qaba waar xishoo oowax isku fal.iimaan ka alle kaama qaadee

    • @jagnebakaal1180
      @jagnebakaal1180 2 місяці тому

      Hafaafin warka munaafiqiinta yuhuudu ay kuhadlaan hadaadan lashaqaynan oon lagugu qufulin kannaa shiico iyo kanaa suni

    • @hassanhussein1004
      @hassanhussein1004 2 місяці тому

      Muslimiinta oo dhan dulmi ayay isku hayaan bal sunni haddaan nahay dhiiggeena ayaan daadinaynnaa kuwanna kama duwana,nacayb uun waaye..
      Innana waan is neceb nahay
      Qabiil qabiil dhiiggän iska daadinnaa malaaik ha iska dhigina.

    • @haa8793
      @haa8793 2 місяці тому

      @@jagnebakaal1180 shico magaran baro waxey yahiin miyad ogalan aisha RA in3y qof xun ahey eyna macsiyeysan jirtay subhana Allah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    WARKA Y4UHUDA AYAAD RUN KA DHIGAYSAA MIYAA?

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 місяці тому

    HAA WAY DHICI KARTAA INAY ORDOGAAN DILAAN AMA INQILAABAAN

  • @sunniic
    @sunniic 2 місяці тому

    Waawareey waxaas waa bern

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 місяці тому

    Xamaas sniper bullet size 50 BMG/ 50 Cal 😊

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 місяці тому +1

    Anigu waxaan is waydiiyaa marmara qaar waxaynu ognahay in madaxdu ay awood ku leeyihiin ciidamadooda ciidamadan aad moodo robbet oo la programme meeyey miyaanay ahayn bina aadam ilaahay la xisaab tamayo

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 2 місяці тому +1

    Ma shaki baa idiinkaga jira sadam xuseyn waxa ku dil fuliyay iney shiicadi iiraan yihiin iyo mareykan iyò yahuud oo arinka wadatayba?

    • @haa8793
      @haa8793 2 місяці тому

      MnshaAllah Allahuma baarik ❤❤❤

  • @faayali4780
    @faayali4780 2 місяці тому

    Scw waa idin salaamay kuligiin turkiga wuu ka duwan yahay carabta mana u maleynaayo in dadka turkigu yeelaan sida carabta in madax waynahooda hortooda lagudilo

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 місяці тому

    Maraykan iyo wadamada ree galbeedka waxaa kataliya yuhuud, muslimiinta inay cadaw isku noqdaan cadawgoodana arki waayan waa kitaabka alle ee laga tagay, dib ha ugu noqdaan kitaabka alle waa haday rabaan inay cadawgoda kaguulaystaan, sid😊ookale waxba kama in eeraan kaqayb ahayd dilkii sadaam xusen.

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 2 місяці тому

    Sheikhow Ani maawode eee halaicawiyo coursada

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 місяці тому

    Ilaahay hajabiyo yahuuda😂😂

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 2 місяці тому

    Sadaam baa yidhi dawladaha jaarka ah waxba kala danbayn mayno aniga kolba ii shira

  • @KooshassanAllale
    @KooshassanAllale 2 місяці тому

    Allah halajiro madaxway eh erdogan🎉🎉🎉

  • @fatmaabdulaziz4411
    @fatmaabdulaziz4411 2 місяці тому

    Asc sheikh , i need to ask about muslim pioneer halal online business is it legit?

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 місяці тому

    Laakiin sheekhoow israa'iil waa ay iska bareejeeysay erdagon oo iyaga jawaab uma laabna maxaa wacay markii wasiirka arimaha dibada isra'il uu bartiisa Xka soo dhigay sawirka erdagon iyo midka Sadam Allaha u naxariistee oo ay ka jajajab tahay oo uu ugu goodiyey in la marin karo wadadii sadam jaa warka bareejo war kuma laabna israa'iil waana runtaa oo turkiya waxyar bay dhaanta baakistaan oo iyagaba waxaa ka buuxa saraakiil badan oo bilaa dameera oo la adeegsan karo!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    ERDOGAAN ISAGA AYAA INQILAABKA SAWIR AHAAN U WADAY.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    WARYAAHEE INLAYN DABAAL WEYN BAAD TAHAY? WAA MAXAY SHIICADA IYO WARKA XUN EE AAD WADO?

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому

    ☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐

  • @sahrolucky9575
    @sahrolucky9575 2 місяці тому

    Mareykanvzisrali waaiskumid

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct 2 місяці тому

    Artigon waa dhashii
    SALAAXU DIINU AYUUB

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 місяці тому

    Sadaam anigaaba og in Israa'iil ay dilkiisa ka dambeysay

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 2 місяці тому

    Xagii oo feeraha dilaacay 😂😂. Xaqii oo feeraha ka dilaacay dheh

  • @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
    @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 2 місяці тому

    Sadaam,dadkiisa,ayaa sidaas ugalay,

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому

    Waa beenti yahuuda iyo maraykan

  • @Cimranyare-ty2fq
    @Cimranyare-ty2fq 2 місяці тому +1

    Iran iyo Iraq dhagaal iyo colaad baa kadhaxeysay

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 місяці тому

    Hooyafaa waa orfigaam

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 місяці тому

    Shiico iyo yuhuud wax weyn oo u dhexeeyaa ma jiraan

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 місяці тому +1

    Abahee wuxuu iga shekeyay Sadaam hussein wuxu idhahay markan yaran saxibo ayan eheen markii lafdilay wuu oyay

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 2 місяці тому

    Wa Loga Chikisan yahay joji

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 місяці тому

    Soomaliyey horta ma xaasidnimo ayay idinka tahay mise ilowsho ama hilmaamid. Intaas oo qof ayaad ku daawateen liketana maydaan maydaan saarin. Markaad soo gashaanba iska taabta si aydan u ilaawin. Veiwska iyo liketa ha is lahaato fadlan. Aniga markan soo galo taabta si aan u hilmaamin. Shaqo wanaagsan inoo hayaa walaalken dulmidiid.

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 2 місяці тому

    Reer turki maha Carab shacabka Turkigda waa wadaniyiin

  • @nahawi1479
    @nahawi1479 2 місяці тому

    Erdogan Ma Weerari karo Canaasiirta Yuhuuda, Waayo Waxay la Mid Tahay Isagoo Weerara Maraykanka.
    Ilaahay Ha Bad baadiyo Dunida Muslimka,Aamiin

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 2 місяці тому

    Madaxda carabta marmar waxaan isdhahaa ma Muslimiin baa kuwan maxaa yeelay Muslim ku muslim ka kale waa u naxaa

  • @sunniic
    @sunniic 2 місяці тому

    Cida dishay Ashgabat sheegay

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 місяці тому

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому

    Kurdiska ayaya dilay wayna cadeyd waa been Iran Shiica ahaanta ayay ugu soo qabanayaan tatics kale ayay ciyaarayaan!

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 місяці тому

    maogtahay wariye wararki hore ee aan saxafadaha ka dhagaysanay markii uu kufarka nataniyahu tagay aqalka cad ee maraykan uu ka qodbaynayay in ay isaga iyo maraykan ku heshiyen in labegsado ayatulahi qubani oo uu yahay qorshe la malegayo in la begsado qubani waan ognahay in ay litan sirdonka iiran markaa cidi khayano malegto in ay isaga dib ugu soo noqon hadii sadam uu dilkisi malegay way dul hoganaysa alsaaca bisaac rabiga sareyana ee cadilka ah qof kasta waxa uu marin cadaaladisa waqtigay doni ha ahato

  • @Beingme541
    @Beingme541 2 місяці тому

    Qaarkod hoos bir laga galiyay mesha saxarada mindhacaraha iyo beerka dilacay dhigbax udhintan Ilahow kuwan halaag uso daji

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 місяці тому

    waxaa ka danbeeyo yahuud dilka sadam iyo dagaalka ciraaq

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 місяці тому

    Shaki igama jiro in sadaam hussein dileen israaiil

  • @motadhase
    @motadhase 2 місяці тому

    Turkiye awood wuu leeyahy lkn wxaa hysta reer galbeed

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 місяці тому

    Iraan waxaa ka daraa boqorada carabta arimihii sadaam mida jale iiraan cadaw ayuu ku ahaa sadaam isgoo maraykan iyo sacuudi ka amar qaadanaya ayuu weeraray iraan sadaam xuseen

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 місяці тому

    Sadex geesoodka iran maraykan carabta iyo yuhuud ayaa sadaam xuseen dilay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    CIIDAMADA USA KAMA SOO GELIN XAGA IIRAAN EE WUXUU KASOO GALAY XAGA TURKIGA EE ADIGU IS TOOSI.