Maanta wa maalin malmah kale iga duwan Heestan waxan ku maqlay inankan addunka ugu jeclaH iyado bari aay tahay maalnti lay bixinayay wuxu stuska so dhig clip heestan wan radiyay heestan imka ayaan helay calafka ayaa nakal qariyay anigo jecel ayan dartih nin kale u guursdaY wayo isagu jecalkan u qabo ayu garn wayay 😭
Wa hubaa inuu jiro legend dhageesanayo heestan 2023
Old is gold ✨
waar ani zxp
Aniga kamid ah 2023 damad keda oo desember dhageystey 😢
Ma jiraaa qof hestan dhagaysanayaa 2020???😁
Hàa aniga aya dhageysaneya
Waa hees xasuus mudan
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️👀👀👀👀👀💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
Haaa aniga ayaba kuhaysta
Haa aniga
Hadaa dhageysaneysid 2024 is muuji.
Ragaas Xiliga Cabdi zaki Baa Ka Aqaaney Haderna Iyaga Ka Magac weynaaday Alfanan Cabdi zaki🐐🤴🤴
Been ma ahan wlhi Cabdi zaki ayan aad u jcla inkasto xariir dhageysan jiray suldaan ma dhageesan jirin
Haa nio ninkaasi heeso danbe oo uusaaqaaday dib uma arag lkn ragan aad bay udadaaleen
Haa anigaba
Hada fiiriya hees uso qaaday asoo Gym galay iskala kiciyay
_Heestan Waxan Dhageysray 6 sano Ka Hor Hadana Kama Xiiso Dhaco 3 Legendry ayaa isugu
Tagay Kuli One Love ❤ iam From Somaliland 🇮🇹 Hargeisa
❤ 😍 💖
Walahi heestan inteda ah qosolkedi shalay galab anigaba iqaadyo qunyar seexo baan idhi qarawgedi ba idiidey ba iqabsatay galab ba waxa dhacday 2016 ahayd in gabar aan jecla meel garoon kubadeed ah aan isku aragno anago ciyarta dawanayna oo yar yar marka waxan aha kubad soo qabte gabadha iyo gabadh kalena garonka fora gacankisa bay tagnayen kubadaha qayb iyaga iso qabanayay iyago iso ladaya weliba qoftan jecla iyado iqoslaysa isoo baas baasta mar gacanta intay kuqabatay hoo hus idhahaysay ana waxay ii ahayd dareen farxaded habenki guriga marka tagay seexo isdhahay mise qoftii qosolkedi galabti aha lay horkenaya ❤😢🙏 qoftii hada wa is aragna Lkn waxba nagama dhexeyan
Wan huba inu jiro legend ama legend yad ay dawanayaan 2024 old is gold kuwa iga danbeyoya love iisara my friend ❤❤❤
Majiraa Qof heestan dhageysanaya 2023 like isaar❤❤
Remember 11/07/2023💔💔😪
Haa 1 10 2023
2027
majiraa qof dhageysanayo Heestn 2021 like saar ✌❤
Wan dhagaysanaya malintey soo baxdey ilaa maanta oo aysan waxba ka hadhin 2024 memories runtii kama xiiso dhaco💔💔
Ma jiraa qof dhagaysanaya /2 /2020 🇹🇷😰🇩🇪❤️
2020 5 3 ayaan dhagaysanayaa from 🇹🇷 ankara adikana alpoh
@@djahmed8730 😅
6 years ago Dadka inta reply iso galo manooshay wll idhahaayo Alx wll waa nolahy wali ee adi nafta kwrn? 🖤🥺like 👍saar somalia 🇸🇴 hanolato🙏
Sxb kawaran macaanki yaranimadda😋😢😢😢
maan sha Allah cadi maho heestaa my fananta igu qaaliga suldaan and xariir axmed cabdi zaki
👬👬👬👬👬☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
2024 hdaa imaate legend baa thy love saar❤
2020❣💕corona allaah naga bad baadiyo
Aamin yarabi
2022🤣❤️
Wakhtiga hestan Aan Dhagaystay waxaan Jiday 16 years old, Waxana LaqadaY 26/December/2015
Xiligas Waxa Bilaw Ahaa Jacaylka Dhalin Yarada 15_20 year old Waxana Lama helan ahaa Dumarka Ninka Hela Raga Lamu Sinayn waxa uu Ahaa Ninka Ugu Sareya Raga Xata Mobile's ka Aad Loma Aqonin Waxa Mobile u Ahaa Waraq iyo Qalin Ninaka Damca inu La Balamo gabadh waraq ayuu uqori jiray kadib Xafadoda Ayu U agdhigi jiray ama Qof ayu ugu dhibi jiray😂☝️Halka xiligan aynu jogno wxkasta anay sidodi hore Ahayn Dumarki La Radin Jiray ayaga ku Radinaya Oo maelkasta jooga Mobile's ki Hada ilmaha Yar ee 7 sano jira aya sita. Walahi wa Layaab
Xiligas Waxan Ahaa Dugsi Dhexe
Magacaygu waa Mursal Ahmed Aadan Abokor Logaran Ogyahay 《MursaL Mk》
+2520659204529 wtzp Nomber
0636036170 Coll Nomber 💚⚪♥️ kunoL Jamhurida Barkaysan Ee Somaliland💚⚪♥️
ALLOW NABAD NAGU NOOLE OO NOGU GARGAR WAXAN NAHAY ADOMAHAGE NOGUNA NAXARISO🤲🤲🤲
Zxb allah haaku sharfo nin qalbi wanagsan tahay sidaa aad isku fasirtay laa dhacay
2015 maa war qad qorayseen wa fariin Ethiopia hadda ayay 3 G soo mari haysaa
Manooshahay lph
Majiraa qof dhageesahaayo hees taa 2024😢
Hah
Haa lpx anka mid ah😢😊
Faniintan shalay cabdi saki ayaa Ka aqaanay asagaana ugu caansanaa imikana ayagaa Ka magac wayn waa wakhtiga
Yaa heestan dhagaysanaya 2021🥰
May suldan iyo Xariir aya kaso hor baxay lkn cabdi saki ba ka xamasad badna barigas 😄
2018 xasuus markii jaceylka igu dhacay la ila qaban wayey😢😢😢😢😢😢
Childhood 😢2024
WHO still watching
LoVe this song wllHi hmm💓
Ma jira legendary Dhageysanaya 2024 Jiilki ESTV 😂🫡
Who is Watching 2022🥺💔✋🏽
Me😳😓
@@AhmedAli-ey7pe to Moira Kelly and I are not 🚭🚫🚭🚭🚭🚭🚫🚫🚫🚫🚭🚭🚭🚫🚭🚫🚫🚫🚭 🚭 too
Waxan dawanayaa 2023 💔🙄
Who is watching 2023😭💔✋️
@@hamzasimba5639 2023 ilays band wallahi xasuus 2015
Waa quruurad caashaqu dalo weeye qiimo leh❤️❤️❤️
Who is listening 2024/june/5😂
Majiraa Qof Dhagysanaya Heestaan 2019
O
Haa sxp aniga saxafi casaanyo iyo ridwaan mato
Waliba 2020😍
Angu 2021😂
2024 still my favorite song 🎵 ❤
Majiraa qof dhageysanayo heesta 2023 hada 😢
Yeah me 17-8-2023- 22:5pm😊❤
kama saaro
Majir qof heestan dhagaysanaya❤ 2024🎉
After 6 years am still listening this amazing song from our brothers ♫︎🤞
2022 ayaan wali dhagesanaya heestan ✌🏻🥺
2022🤣❤️🔐
2023💔🥺
ᴡᴀᴀ ǫᴜʀᴜᴜʀᴀᴅ ᴄᴀᴀsʜᴀǫᴀ ᴅʜᴀʟᴏ ᴡᴇᴇʏᴇ ǫɪɪᴍᴏ ʟᴇʜ ..ʏᴀʀᴛɪɪ ʟᴀʏɢᴜ ǫᴏᴏғᴀʟᴀʏ ɪʟᴀ ǫᴀʙᴀɴɪ ᴡᴀʏᴅᴇᴇ 💉❤️🌍🔐
Who is listening 21/09/2024.🎻🔥
Ala barigas maxan jecla heestas so baxdey carurnimo
wa wax laga koro😍❤💪
Lkn lo xisi alla ya 2014 iiga so bilabo wllhi waan raba😢😢
Ma jiraa qof 2018 ku biloobaya hestan ✌✌
Xamze A Ka AWAY
wwww masha allh
2019 jacayl ayaa ihaYa❤❤❤
After 5year sxb maku gulesate jaceyl kagi😢😊
Wan huba inu jiro legend dhagesanaya heestan2024 old is gold Jigjiga nawaari ✌️
Yaa usoo xiisag heestan 2019 👍
#best music best song
#abdi zaki
#suldan serar
#xariir
qusulkedi shalay galab anigaba iqadyo qunyar sexaban iri qarawgedi bay dilay
ax Yaa qiiRoh
xusuuus xariir Axmed 2017
Alla wiilashan maxan jecllhy heesahooda❤❤😂
Cabdi zaki Unique voice 🎤magic❤️
Miyuu jiraa qof Wali Dhagaysanaya 2022 🤷🏻♂️
waaaaw aniga iyo jacaylkaga nimcaan gaydhe aad ayan uga helay heestan waaaw
3 , Fanaan Yaa codka ku Leh
me Cadi ZAKI
Haaa cabdi zaki
Still listening 🎶 20204😢
Am still watching 2019
Ilaa waqtigaana ku heystaa ❤❤ apsulant❤
Hadaad usoo xiistay heestan 2021 like ii saaar🤣🔐💯❤
Majiraa qof inkabadan 3jeer kucishaday heesatan????
Majira qufa dhagssany9 2024 hestan😢🎉 wan salmya wilka waxn tagero uah mudo 9sano ah wali lama kulamin nasib daro😢 wan jeclhy waxn rajyna inuu mogdisho iman dono❤ hda rer itopia 😢
Fanaanin soo wada jabay uma xuma ragan xariir axmed surdaan seeraar abdi zaki waa idin tageera keep going halyeeyasha fankeen 😅😅😅😂
Majiraa qof dhagee sanaayo 2020
2023 yaa daawanaya.🥰
hees macaan..........laakin waxa ila xad iga qosleeyey yar yarka ka dhex ciyaareya heesta.....bartida ayey dhigen hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
2023 hadad dawanyso😔 💔
انا مو صوماليه بس احب الاغاني الصوماليه 😍😍
good
noora ali ههههه واو عنجد عم تحكي ولا هدا مزح
noora ali لا والله ماني مصدقه
ههههههههههه
اللغه التي استعملت التعليق بس عربيه
لكن جنستك صوماليه بحسب تتبع اسم عنوانك
noora ali khiyano khiyano xbti
hesta mxey lamacanenayan war waxa loqushoca quranka imanka bela e ilahey uso labta bilayo haidinku qonfalo ilmahi xita wey duminayan shedanyasha
Inta dhageysan donto 2021
Majiraa qof dhagaysanaya heestan 2020 😁😁😁😁
2021 yaa ila daawanaaya ❤❤🤣🤣
Old is Gold After 4 years ka bacdi ban so xasuustay 2024😢❤
Who is watching in last months of 2024…❤😂
Ild is Gold 😍❤️😮💨
wan weheshada heestani xasuus iguqaliya
Sido kale Zxp
Who is watching 2024 🤯
Axlaaaaaaaa cabdi zaki
Goood bro
Berigii jigjiga fankeeda nalku udaarna🔥❤
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2014 still listening 🎶 ♥️ 2024 after 10 years😢
HestaN Waxn ku DhegyzN jireY aN0 Hardin j0g0😢
Ila 2020 ayaan dawanaya💯
Who still listen 2024🎉😢
Majiraa qof daawan jiray 2015 form xar shin
Ma jira qof heestan dhageysayo 2024?😁
still 2023👋👋🤩
Waxaan soo xasuustay magalada mandera aan kudhageysan jiray❤️
Ma jiraa qof 2021 daawanaya weliba ramadaan dhamaadkeeda😥😥😥😥
Yaa daawanaya heestan miraha mcn 2023 ❤😥
Yaa ila dhagaysnaya 2019
barkhadle ali Aniga pro
Wow this song it's sick bro 😘😘 xariir
War ma noshahay
Majira heestan qof dhagaysanaya 26-08-2021-
Haa
Ma jiira qof so boqday Heestan 2020 11/23kii November
Isoo raaca inta 2022 daawanaysa
Maanta wa maalin malmah kale iga duwan
Heestan waxan ku maqlay inankan addunka ugu jeclaH iyado bari aay tahay maalnti lay bixinayay wuxu stuska so dhig clip heestan wan radiyay heestan imka ayaan helay calafka ayaa nakal qariyay anigo jecel ayan dartih nin kale u guursdaY wayo isagu jecalkan u qabo ayu garn wayay 😭
Alle qaali hysukiin sakhiro saygaaga waanad ku ilaabi doonta
Iga raali noqo Hadan wax hoore kuso xasusiyay lkn kii hoore kaan ku iloow hno
Ma jiraa qof daawanaya 29/12/2022 👣🫂 30 31 ayaa inoooga hadhay 2023 ilaahay caafimaad ha inagu gaarsiiyo qofwalba hamigiisa ilaahay ha u rumeeyo Ana isoo duceeya plz 😭😭
Alx wan noolnahay ee adiga manoshahay sxb❤😊
the best song in 2016
Yaa iladhagesanya 2022 hada kamid tahay farta taag👊❣️
Majira qof dhageysanaya heestan 2021🤔??????
war imka imasa fagari aya uu kaldhexaya regasa 2019
De wey waweynaaden markaa ciyaal aad u yar bay ahaayen
Ma jiraah qof daawanayaaah 2020
Who is watching 2023😢
2023
Yaa 2021 ila jooga halkaan xasuus beey itahey hadaa ila jogtaan press the like waan idin salamey farxad kunolaada dhamantiina
Ani 18/1/2021 1:54
suldan wad shidan tahay iyo xariir & abdi zaky good song
2019 Farta Taag
Best song wlle wax noool iga dheh
🙌😘🌃2017 heestan kama dhargo xusus 2014.
mustafe miami
Heeesta waxaaa jeclaan jiray 2017 xasuuus
2022 still
Still 2021
2018 yaa dhagaysanaya?
2022 yaa jooga