Subxanallah somali wataa waa dad diintoodii ka tagey oo aad u liita kalmadaha ay soo qorayaan ayaan la yaabey ninkaa weyn ee sida dumarka silsiladaha xidhan wanaag waa ka fogyahay somalida dad runta isku sheega maaha waa dad kooda bulaacad iyo qudhun walaaqanaya aan u nasteexaynayn waxna u sheegin haduu qof wax u sheego kaa qudhunka walaaqanaya koox ayaa soo boodeysa oo odhanaya reerkayaga ayaa loo jeedaa
Asc ukht ama akhii waxaan u maleynayaa ilmahaaga kuma aadan korinin yurub iyo amerika hadaa ku nooshahey waxaan umaleynayaa wali wey yar yar yihiin markey koraan dhalinyaro nimaa heyso waa wax ay ka gudbaayaan iyo xaalad laga gudbi Masha alaah ilaahey ha u xifdiyo il jini iyo il insi ilaahey ha ka xijaabo
Are you looking Somalian which English you were talking wow are you looking like you got in like a chin chin for a man and what about the lady who look in the lady or who look in the man what’s going on? Wow it’s wonderful.
Mashaa Allaah, Safiyo Allaha kubarakeeyo. Culumadda Allaha swt haku barakeeyo. Inankanba waa edeb badan yahay mashaa Allaah. Huuno Suugaan yahanad baad tahaye intaa kabadan baa laga rabaa awlaadda inay kaa bartaan. Halkaa kasii hay.
Ma shaa Allah wiil iyo hooyadiis qurux badan ilaahey heesku kiin daayo
aamiin yaa rabi
Masha Allah ilaah hakuu xafido wll
Abdilahi aareyti Abdilaahi carab habaryartii aun from London
Baqal - mare
Jeer - hippo
Wiyil-rihno
Qalanjo-female elephant
Arbe- male elephant
Guumeys-owl
Safiya tusmo waa gabadh sharaf badan mansha allah illaahay ha xafido
Maasha allah
Illaahy haino
Daayo qurux
Badne wllo
Safiya ayuu
Ueg yahy
Maasha
Mashaa Allaah ninkaan aad buu u yaqaanaa af somaliga
Mashalh wa sidaas markaad yaraan ku shaqeeysato safiyo yaraan ayey ku gursatay Montana weys legyihin
Maashaa ,allaah illaahay habarakeeyo wiilka, iyo hooyadii safiyaba soomaaliga caruurta waa,in aadloobaraa.
Safiyayay jeer ,iyo wiyil ayaa, iskagakaa qaldan huuno.
Masha allh wll wiilkagu wuu yaan afsoomaliga
Wiil iyo hooyadii oo qurux badan ilhay haydiin Xifdiyo mashaallh ❤️
maasha alaah noo soobadiya walaal mahadsanid ❤️❤️❤️👏👍
Jeer= hippopotamus
Rhino= wiyil
War ka xishooda. hooyada iyo wiilkeda. Quruxda badan. Maasha alaah
Hogayo ba,ay safiya tusmo nimanka intaa le eg iyadoo dhashay miyay wixi an ogaa dhigtay oo ceeb ahaa wiilasheduna eegayeen hoyadood oo nin yari ka oysiinayo
None of your business
maasha allah hbo wiil soomaali kugu filan .allaha idin wada xifdiyo.
Mashallah beautiful mum and son❤
Maan shaa allah .ciruuba leeyahayey
Subxanallah somali wataa waa dad diintoodii ka tagey oo aad u liita kalmadaha ay soo qorayaan ayaan la yaabey ninkaa weyn ee sida dumarka silsiladaha xidhan wanaag waa ka fogyahay somalida dad runta isku sheega maaha waa dad kooda bulaacad iyo qudhun walaaqanaya aan u nasteexaynayn waxna u sheegin haduu qof wax u sheego kaa qudhunka walaaqanaya koox ayaa soo boodeysa oo odhanaya reerkayaga ayaa loo jeedaa
Walaal markad qof muslina unasteexaynid lamacaaye si wanaagsan oo xushmadle aya logushega ee maaha adigo qudhun iyo bulaacad iyo waxlamida isticmaalayaa hadana dhahayaa wa iga nasteexo.naasteexayn iyo cay meel wadagalaan.waa sax in ad wax usheegto qofka walaalkaya laakin sixun in aad wax ugu sheegto sida bulaacad iyo qudhun iwn
@@mohameddayib2894 qudhunka iyo bulaacada wad fahmeysaa hadaad diinta taqaan nabi muxamed scw ayaa inoo shegay in qabyaaladu ureyso oo qudhun tahay somali iyo qabiilna waad garanaysaa intey isku jiraan waxa wax lagu qiimeeyaa waa qabiil axaadiista dib ugu noqo wll
Reerwa maxakuudiday In aad sifiican uwaniso qofka muslimka aah ajar Ayaan kahelilahayde qaulka wanaagsan waa sadaqo lakiin caydu waa khalad ee cafis waidiso.
@@isirahmed2485 anigu cid ma caayin lkn waxan shegay dad waxay aminsanayeen oo diinta ka tagey aan kuu sheego qabyaaladu inay qadhmun tahay oo ay ureyso nabi muxamed scw ayaa inoo shegay dib ugu noqo axaadiista markaa si guud ayaan ula hadley somalida dib u akhri qoraalkeyga
Yes yes yes Habo samalia baa tahey I loved
Kooraha geele waya dii iyo kooraha wiilasha xirataa Waa ceebku dheha
War silslada dumarka qaata sxb iska saar ku dheh
Mashaa Alllah illaahay haydinxafido ❤❤❤❤❤❤
Safiyo baayo waan kusalaamay
Mansha Allah ❤❤ good man
❤❤❤❤❤❤Xabiibi ilaahow kuu daa
Jeer = Hippo
Wayil =Rhinos
Habare wA qalad mamad wilkedA illahey ha xafide katinadah in ka wanso fican haduba yelayo garab is gar garey gacal malahe
Asc ukht ama akhii waxaan u maleynayaa ilmahaaga kuma aadan korinin yurub iyo amerika hadaa ku nooshahey waxaan umaleynayaa wali wey yar yar yihiin
markey koraan dhalinyaro nimaa heyso waa wax ay ka gudbaayaan iyo xaalad laga gudbi
Masha alaah ilaahey ha u xifdiyo il jini iyo il insi ilaahey ha ka xijaabo
Adgoo wayn ayaa xaalkaaga alle ogaaye ma caruurtii ayaad keentay meet aan wanaag sanayn alla ha kuu sahlo
Manshallah allaha idiin xaafido❤❤❤
Inanka qurux Allahuma barik
❤❤❤❤🎉
Maasha allah
❤❤❤❤❤❤
Asc maansha Allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ku soo dhowoow maanshwf❤Allaah idiin barakeeyo adiga iyo we
Mash alah mum and son ❤🎉🎉❤
Wiilka ka daa laander waa soomaali weyn
Mashallaha I loved 🥰
ASC war waa maxay William weyn ee gadhka leh ee sidii ilma su aalo weydinayso
Ilahay haku dayo ❤❤❤❤❤
Islaantani haday dhaqan wax ka taqaan wiilkeeda kuulaha xidhan media lama soo fadhiisateen 😂
Mashaa allaah ilaahow idin xifdi
tusmo mashaalaahwakaaqurux banahay abihisa mad naqeysatay?
He very good 👍 Masha alaha 💚
Ma qofka intaas leeg baa tumasho u baxday
Jeer is called Hippo and rhino is weyil
Valley. Means. Dix.
Lac
Lake
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jeer waa Hipo
Good job
Abdicajuun wuxuu ka booduu qabaa ma ninkan ka wayn buu adeer u noqon karayey hhhhhh wuxuu kaga dhigay adba cagaad leedee carar macaa dhaama 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Creek baa layidhahdaa
Maansha alaah ❤
I thought he was born in Somalia
Guy! Cagta wax kadey is an idiom😂😂😂 n u pronounce nirgo like English word.
Adigoo dhaley ninlan weyn baad rag ka ysryar ls tumaneysey oo sharaftads merl uga dhacdey . Subxannallah. Walaley ummada ks fsriso wayelbaatahsye
cabdi ciise cajuus wiilkan yar wuu dhali karaa safiyo tusmo inuu ka weynaa mooyee kamuu yarayn markaan allah dartiis u hadalno laakiin adigu waxaa kaa muuqata inaad safiyo oo ah hooyo sharaf leh aad duulaan ku tahay😢 noocaagoo kale allaha soo hanuunsho 🛑🛑🛑⚠️
@@Faarax-y4v Ma dhali aro laaiin laga yaabaa inuu waxyar a wayn yahay cabdi cajuuna tusmo way dhali artaa
Wiil koolala. Baan. Maqalijiraya
Valley
Garoob = widow
What is the hell you know that the whole of water?
😂😂😂😂😂😂 dix dad badan oo asaga Ka waa wayn baa garanaynid
Bal kan ay leedahay waan dhalay iyo kii Cajiin la odhan, iyo kii xabashiga ahaa ee raacday. Naag waalan Bilaa sharaf ah
Adigoo nin rag ah sheeganaya miyaad hooyo somaliyeed oo qaldan dantay caayaysaa subxanallaah waxa aad sheegeyso hadda xan Bay kugu tahay ilaahey dambi dhaafweydiiso
Abowe adu raliya katinka iska bixi
Maschallah 🎉
Ceebcalyk yaawalad
Your mom translated wrong, (1...jeer)in Somalia, hippo in english
War hedhe katinka iska daa
Jeer = Hippopotamus
Masha Allah tabaarkallaah he is look like you
Dix waa riversand
Riversand maaha waa valley diixdu.riversand waa ciida dooxa
Are you looking Somalian which English you were talking wow are you looking like you got in like a chin chin for a man and what about the lady who look in the lady or who look in the man what’s going on? Wow it’s wonderful.
Juraaf kulahaa
❤❤❤
Diin waa tortoise
Haa. turtle waxaan jeclahay inuu ahaa qubo ama qube
Quraanshada waa ants
waxaa lagudhahaa tog
Habartaaba qaldan jeer ingriis kuma taqaana
Hippo 🦛 waye
Doulamad
👏👏👏👏👏
Riti
😂😂😂😂
Jeer waa hippopotamus
Kamal
U are somli weyn
Sound soli
Web Web river
Yet= wolf
Asc
Rati = male Camel
Lake
Jeer waa hippos
Dix waa sand
Waadi
Fix= pond
Valley = doox dix
Dix Waa vally in english
Ditch
Jeer iska sax
Doox vally
Nacas
Sheep