ماشاء الله تبارك الله Laakiin Walaalo Waan maqlay. Laakiin AAd baad ugu mahad Santa hay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mashaa alaah Saad usoo ban dhigtay 💯💯💯Soomaaliland ❤Good Blasé ☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️💪💪
Marka hore mahadsanid inaad qiso kadhacday Hargaysa noo Soo gudbiso Lkn Inaad Hargaysa cadeey ku tilmaamto Caasimada labad ee somaliya waa nasiibxumo Ee bal sidan dib isku sax markan waad qaldantee
Caadi ayad u dalanthy ilhy cuqdada ha Ka saro qofan awood laheyn baa cuqdad qabo Somaliland wa sidas Somalia wa Dal ayadana leh Somaliland sbbto ah wa dhulkeda oo Ku casiyey muqdisho wa hoyada casiyad yahey
subxanallah Allaah U Wada Naxariisto Dhamaantood Balse Waxaanba Aaminsana Ina Dadka Yurubiyaanka Ah Ay Cawaan Yihiin Oo Qisooyinkooda La Yaabka Leh Maqli Jiray Balse Waa Marki Igu Horeysay Aan Qiso somali Ka Dhacda Aan Maqlo Ar Ileyn Dad Cawaan Ahna Waa Inagu Jiraan Allah Imaanka Inoo Ilaali 😢😢😢
Qisadan waxay aheyd wahore 2015. Anuu waxan u maqley. Iyadoo la jar jarey meyd keeda malinkii la dilayey anoo ah safar ka imi burco dhowr malin. Kadib ayaa xafada hor teeda ayaa la so hor mar siyey marka la so dili doono ayagoo gaadhi qufulan saran iyo askar lasocota muuna iyo caruurteeda 😢
Subxanallah wa qisadi igu naxdinta badned wax badan qisoyinkaga kuwa dibada ayan arki jire hda wa wadankeni dhexdisa sidi u amintay u cawisay iyo sida ay yeshay wlh isma lahan maskiinah illahey ha unaxaristo dhamantod😢
@@OMARCHANNEL9 hadaananu gooni u go,in 30 sannno miles nadaxdaadu imagine kari waayeen dhulkan ay afka ka sheegtaan😅😅 Xasan sheikh noosoo dir soamlia ayaanu ku jirnaaye bal in uu liinta cabi waayo😂😂
Wax somalia La Yidhaahda Ma Jirto Meeday Somalia Wax Laga Faanad Ka dhigten Nijaasyay Akh akh Somalia No Government no police no Thinkz @@OMARCHANNEL9
Somaliland waa wadan gaara, qaatay xornimada 1960. La midoobay somalia. Haddase ka go,ay. U tixgali go,aanka dadka. Hadaad doonaysid in aad hormor gaadhid. Waan ku caayi karaa hadda, balse wax ay soo kordhinaysaan jirin, adna ka daa farafaraynta madaxbanaanidayayda.❤
Wasameeyey dhibna mahan inta iyo in ka badan waan kusamayn 🎉🎉 Lakin ifiyaw manata Isla goobta aan jogo ayaad kashekenaysa Ibrahim koodbuur degmadaydi marna schoolkaygi❤❤❤
War somaliyeey wilkaan shekadisa waba kaheshani maad like 👍 usartaan. War wilka diira geliya si shekoyin macan noogakena. Waad aragtaan in uu waqti bathan kubixinaya. War adunka sithaan kamajirta ee saan iskudama. Kaftan iyo si walba wax waas ithinkugu shegee.
war cadiifada iska dhaafa ilaahey ka cabsada somalia iyo somaliland wax isma dhaaman oo sheekada la inoo soo gudbiyay intaa yarta qalday ku qaata asxaabta reer hargeyso 😊❤
Ifiye waad qaldan tagay Dhakhso raali gamin u bixi waan kuu nasteexaynayaa somland waa qaran jira maaha caasimada la aad ee soomaaliya Hadaa diido waan ku nabad galinayaa waxaanad arki dadka ku dhagaysta in ka badan ka bah aad waayi doonto
Hargeisa waa somaliland indhaha hayska ridin😢😅
Wa Caasimad Ku Xigeen Wll
@@BssoBri1997😂😂😂af kga kga dhig
@@sadaammukhtaar-y8x kkkk Miya Isku heesana iney tahay Casimad Kuxigenka
@@BssoBri1997i8ii8777777787😅
Axmed Cayni
Cadawgaa badn pro Hargeisa the Capital City of Somaliland.
Somaliland marka maqalo qalbikaa ii qabobad dalkaykii hargeysa cady ❤
❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Xamda iisheg ciwan aan kala so xidhiidho
Finally today My home Hargeisa cadey wow I miss Hargeisa 😭✋
Qisada Muno mooriso waa qiso aad uga caan ah Somaliland oo dhan, from Hargeisa Somaliland ❤
Qiso murugo badan ayay ahayd oo wadanka dhan gilgishay waqtigaas😢
Asc dhamtiin kusalya nabiga scw
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا حلوين ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤حي الصوماللاند 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️💯💯🏁🏁
Hargiasa 🎉🎉🎉🎉🎉Mashaa alaah 💯Somaliland Guul Iyo GoGobonimo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mashaa alaah ❤❤❤Hargiasa 💯Somaliland Guul Iyo gobonimo 👋👋👋☪️☪️☪️💪💪👍👍👍👍👍
😮😮😮😮Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mashaa alaah
Hargeysa caasimada Somaliland ❤
there is no Somalia 😡
Wallaahi gabadhaas markii la dilay waan xasuustaa Allaha u naxariisto😢
Amin يا رب
Amiin horn cable tv ayey ka socon jiray caan ayey ka aheed burco
Alle Ha Naxariiste ruqiya siciid ayaanle edaday ahayd😢😢
Dadka kugu xudhan waxay unadan yihiin somalilander markaa wllo respect noo muuji😂
Xataa isagu waa landers
@@HabidhuuxHabijano_37waar landers yahay muxu somaliyada la haya miyu dhoho somaliland 😂😂😂😂
@@abdiqanicumar6885 bariskaa ka gale how qaban 🤣🤣🤣🤣
@@HabidhuuxHabijano_37 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
War waa in laga guuraa marhaduu somaliland fobia qabo
Anku saxo shilku waxa u ka dhacay new hargysa xafada shiraqle dagmada macalin harun
Hargysa maha somalia ee siyasadana ha u dhawan
Haa dee walal wan yaabay, waliba waxan filayaa inay ahayd 2013 ilaa 2014 meelahaa
ماشاء الله تبارك الله Laakiin Walaalo Waan maqlay. Laakiin AAd baad ugu mahad Santa hay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mashaa alaah Saad usoo ban dhigtay 💯💯💯Soomaaliland ❤Good Blasé ☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️💪💪
🎉🎉🎉🎉🎉😂
Axmed dhagax mey aheyn wllo waa new hargeisa 😂
Mida kale waxey somalia 🇸🇴 dan aad na daba wadaa fariidow😂
Wad edab darnthy warya Hargysa Waa Caasimda jamuuriyda Somaliland 😊ee maha Somlilydan aad shegyso👌
War Somalia Aya leh Wana dhul yar oo Ka tirsan somalia
Reer hargeisa markaan nahay waxan u naqaanay MOORISO 😮ilaahay hakuu naxariisto eeddo Ruqia
Marka hore mahadsanid inaad qiso kadhacday Hargaysa noo Soo gudbiso Lkn Inaad Hargaysa cadeey ku tilmaamto Caasimada labad ee somaliya waa nasiibxumo Ee bal sidan dib isku sax markan waad qaldantee
Wax sax ah unbu shegey Wana caasimada labad Somalia ayana leh
@@BilanPea
Orod nijaasta iska Soo dhaq
oo Soo maydho horta
SOMALILAND dadka daahirka ah unbaa waxka sheegi kare, Markaad isasoo daahiriso hayno ahato
Wax dhib ah mleh inad hoyada Ku casiso 😂
@@BilanPea
Mss ma maydhato 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Caadi ayad u dalanthy ilhy cuqdada ha Ka saro qofan awood laheyn baa cuqdad qabo Somaliland wa sidas Somalia wa Dal ayadana leh Somaliland sbbto ah wa dhulkeda oo Ku casiyey muqdisho wa hoyada casiyad yahey
Xaliyoow zhp siyaasadii dantaada maahee kanaalkan yar ee aaad imikaad nab-nabayso yaan hawada lagu cunin rag kaa horreyey oo 500k marayey ayaan 24hrs 100k kusoo celinay intay duriyada afka lasoo galene adna waad arkaysaa in commenting digniino buuxsami doona muuqaalkan kadib, marka waxan kuula dhaqmi doonaa go,aana aan ka qaadan doonaa waxa aad samayso muuqaalkan kadib markaad aragto digniinta libaayada duriyada inshallah waxaan rajaynayaa inaad nabad iyo wlalaltinimo qaadan doonto oo siyaasda faraha aad kala bixi doonto.
Peace ✌ amd love ❤
Wll booto badanido wax aad badli kartit malehee meel fadhiso😂😂😂
@@Yusraiprahim-yn5vr ey Ryan dhalaad tehee afkaaga hayso qadaawayneey.
Ictiraaf raadis ❤😂😂😂😂@@Safwaan2
@@Safwaan2 mesha ictiraaf ma yale ka daneso waa lagu yasayaaye😂🙌🏿🇸🇴
Dreams are just dreams,.. hadad wadan tihin passport kayga no daaya😢😂 Hargaysa wa dhulki somalia diida ama yeela😂
Am the first one tonight mashallah ❤😂
Hageisa waa soomaliland zxp😢😢😢😢😢😢
Yes it's.
War diyaar waye nio canjeelo xita ma dubi karo hadanan sheekadada dhageysan😢❤Allah ku xafidi ileys❤
Naa kaliga maha shax xita ma cabi karoo ani😂❤
Isla mid nhy gaariga xittaa ma kaxayni karayo la,aantii ❤❤🎉😂
Wlhia waan xasuusta ilmo yarbaan ahaa markaan qisadaas maqlay hooyadey iyo habarytey ka sheekeyn jiray😢alla yaraxma
Wllo waa ku taageera hadal xuna kuuma quudhe HarGeysi waa soomaliland❤😊
@@Orman-proSomaliland wax ladhahaayo majiraan hargey stage
soomaa ilaan diidoo dilaac😂😂
@@OMARCHANNEL9 maad dhiman neefow state kaan wasnaa anagu ee naga fuq qadaad wayn yahay qadaad wayntu dhashay ee muufada iyo cabuulada ka dhagaaa😂😂
@@OMARCHANNEL9 magacii ayaad sixi laadahay kolkaasaad rabtaa inaad nala hadahso 😂😂 somali mayihide ma kuwa somalida sheegtaad tahay gaffer culuseey😂😂😂 kenyatigii ki dhalay wase😅
Huno dalka somaliland dheh waaxy xanuunkan somalilnd ah eee umadi ku dhacay hush
Wlhi waa dagmadaydii hadaaban muqaalkan ku daawanayaa masha allah❤❤
Marka ma qisadasa ka dhacdey Mise mabad maqlin hhhhhhhh 😂😂😂
Wayka dhacdey waa dhab qisadu
Ma somalia ayaad ka tirsantahay,Somalia lagugu daree😢
Somalind waa hargeisa
From today No more subscrabe😂😂😂😂😂😂
Unsubscribe dhaha kan
@@iidmuusemuxumed4724
Wa sidaa 👍👍
mar idinku hadaad is aqoonsanthin miyaad ku qasbaysan dadka qasab no ogaada caqli kudara barydan jojiya
Adke waar kala laabbo😂
Haa wlhi
subxanallah Allaah U Wada Naxariisto Dhamaantood Balse Waxaanba Aaminsana Ina Dadka Yurubiyaanka Ah Ay Cawaan Yihiin Oo Qisooyinkooda La Yaabka Leh Maqli Jiray Balse Waa Marki Igu Horeysay Aan Qiso somali Ka Dhacda Aan Maqlo Ar Ileyn Dad Cawaan Ahna Waa Inagu Jiraan
Allah Imaanka Inoo Ilaali 😢😢😢
Ilaahay ha u naxariisto eedaday Ruqiya Siciid Ayaanle.
degmada garadag ayay deganaan jireen reer siciid ayaanle.
oday qaali ah ayaa aabe u ahaa ruqiya siciid ayaanle.
Ilaahay ha u wada naxariisto ruqiya siciid ayaanle iyo Aabaheed siciid oo iyada kasii geeri horeeyay.
Qisadan anoo yar ayaan ka daawday horn cable tv caan ayey ka aheed Hargeysa iyo burco sheekadan wlhy waan baqaya burco ayaan joogay waaga waan yaraa xitaa habeenkii hurdo ayaa iga soo dhici weydey wxn filayaa 2013 inay aheed imika ayaa soo xasuusty
Qisadan hooyaday iiga sheekaysey reer Harigeisa wey ogyihiin❤
Qisadan waxay aheyd wahore 2015.
Anuu waxan u maqley. Iyadoo la jar jarey meyd keeda malinkii la dilayey anoo ah safar ka imi burco dhowr malin. Kadib ayaa xafada hor teeda ayaa la so hor mar siyey marka la so dili doono ayagoo gaadhi qufulan saran iyo askar lasocota muuna iyo caruurteeda 😢
Subxanallah wa qisadi igu naxdinta badned wax badan qisoyinkaga kuwa dibada ayan arki jire hda wa wadankeni dhexdisa sidi u amintay u cawisay iyo sida ay yeshay wlh isma lahan maskiinah illahey ha unaxaristo dhamantod😢
Miyadan waliga maqalba 2015 dhacdee
Waa dhab inaynu jeclahay somali midawgeeda
Laakin waxa xaqiiqo ah inaan imika mid la ahayn
Waxa qasaba inaynu aqbalno xaqiiqada Somaliland waa dal gooni ugoay😮inaynu dafirno maaha 😊
Wax gooni u go'ay majiraan ee maskaxda ayaa la idinka ciyaaray😮😮
@@OMARCHANNEL9 hadaananu gooni u go,in 30 sannno miles nadaxdaadu imagine kari waayeen dhulkan ay afka ka sheegtaan😅😅
Xasan sheikh noosoo dir soamlia ayaanu ku jirnaaye bal in uu liinta cabi waayo😂😂
@@OMARCHANNEL9 adeer iskama hadlee waala xaqiiqo hadlaa aqoonsigu waa meeshiisa laakin in laga goay dowladii somalia qof walba oo wax fahansani wa ogyahay hadido ama hayeelo
Wax somalia La Yidhaahda Ma Jirto Meeday Somalia Wax Laga Faanad Ka dhigten Nijaasyay Akh akh Somalia No Government no police no Thinkz @@OMARCHANNEL9
Runta isku sheeega Somalia casimada labad Somalia ayana leh
Hargaysa somalia ❌
HARGAYSA SOOMALILAND ✅
This was before gojacade 😂
Waa iska somali uun
Golden boys this is my favourite channel.. keep going..
Somaliland waa wadan gaara, qaatay xornimada 1960. La midoobay somalia. Haddase ka go,ay. U tixgali go,aanka dadka. Hadaad doonaysid in aad hormor gaadhid.
Waan ku caayi karaa hadda, balse wax ay soo kordhinaysaan jirin, adna ka daa farafaraynta madaxbanaanidayayda.❤
💚🤍❤
Kenya baa ugu dhaw passport somaliland ledahay lagama aqoonsana wax kle iska daye 😂😂😂😂
@@collector3334waar anagu Kenya iyo somalia midna wax uguma baahnin, bal iyagu Hana nabad galiyaan uun.
@@KELMAD-SAME wax baad ugu baahantahayba kuma oran sxp ee dal aduunka laga aqoonsanyahay matahay
Yaa ku dhahay somaliland wadan gaar ah bay ahyd oo somalia la midooway 1960?. Markaa walidkaa tarikhda dalkaga ka dhageysto dhibkan ledahay orod soo baro tarkhda dalkaga ✌️
Huuno muna iyo inankedii weyna waa la togtay labadii kalena xabsi dain lagu xukumay tan labad xafada waxa la dheha maclin haruun welipa jar banu nahay gurigooodi dawlada la wareegty lkn wlhi waa qiso aad u xanuun badaan 😢😢
Qiso Kasta oo aam Dhagaysto Waxban ka Faaiida Anoo Bila Faaiido ah Ma Baxaba ❤
subxanallah, waa qiso cibro qaadasho leh. mahadsanid walaal
Gargaysa Somalia maha sxb hayga cadhaysiin yaanan kanaalkan lifti ka qaadane
Meelna ha gaadhin doqonyhow walahi saan ku jecla iyo sidaad no xaqirtey 😢 somaliland at least ma dhahdid ma meelba ku xanuuni
Wllo ma runtaa rabtaa mise been somalia baa runta ah hadii wadan tahay somaliland Aduunka passport ay leedahay haku safarto waakase
@@collector3334laakin kiina kuma safarno😂😂😂
@@farduusmohamed2125 Madaxweynaha dhanod magacabaten baaba markuu baxayo mid kle aan ku bixin adigo shacaba bal kwrn 😂
@@farduusmohamed2125 ma adigaba wax kle heli kara xitaa 😂
😂😂😂 hooyo aaba haa lama hadal hayn markay soomaalilan somaliyon wadan ahayn wadan ahayd haday halwadan yihiin muxuu laba guumaysi u guumaysan waayay soomaaliln diidow dilaac waxn ku idhaa ma garanayee😂😂
🎉❤❤💯💯💯💯
wan ku salamay ifiye
from hargaysa ❤❤
You need to say so Somaliland. ❤❤❤❤❤❤
RUQIYA SICIID AYAANLE ULAAHOOW UNAXARIISO HABARYARTAY MCN
Ifiyaw magaca iska sax somaliland dhe huuno ❤❤
Sxb aaad ayaan kuu taageraa markasta wax so dhigto wuu iiso dhaca ,xitaa hadii aan wax muhiim haayo dhago ayaan gishtaa waana dhageesta sxb ee qisooyinka mafiyada noso badi fadlan waa iga codsi ❤
Wasameeyey dhibna mahan inta iyo in ka badan waan kusamayn 🎉🎉
Lakin ifiyaw manata Isla goobta aan jogo ayaad kashekenaysa Ibrahim koodbuur degmadaydi marna schoolkaygi❤❤❤
War somaliyeey wilkaan shekadisa waba kaheshani maad like 👍 usartaan.
War wilka diira geliya si shekoyin macan noogakena. Waad aragtaan in uu waqti bathan kubixinaya.
War adunka sithaan kamajirta ee saan iskudama.
Kaftan iyo si walba wax waas ithinkugu shegee.
Woow qiso magaceyga wadata manta soo dhigtay ❤😂
Hadalka iska sax wll
Hargaysi dalka somaliya kama tirsanee
Ma inaan ku daawan waynaad rabtaa SOMALILAND dheh
3k lee inoo dhiman team ilays gacanta fura oo share gareeya min fadlikum
Subaxaanallah ma somali dhexeded ayey dhacadey qisdan aduunka waxa walb wad arkin sikasto waxa loo qariyo Allah subaxaan watacaalaa waxa kama qarasoon🥹☝️☝️
Afkaagu somaliland ha karo ifiyow
Caweys wacn wllo ❤
Hargeysi waa dhul soomaaliyeed Lakin wa Dalka Jamhuuriyadda Somaliland ifiye yaaney kaa hoosbixin.
dhul somaliyeed waye dalna waye macquul mkula thy
waa gobol ka tirsan Somalia
Bahal bila dhaqana ayaad caawa nagu noqote hargaisa maaha somalia 😊
Xoolaha tahay wase orodo dulbahante iskaceli🎉😂
@@kingyussuf😂😂😂😂
@@kingyussuf aniga ayaaba dhulbahante ahe hooyada ii balami 😂
Alla qisadan marke dhacayse hargeysa joognay kadib xmar kuso labane😢allah unaxriisto wna qiso xnuun bdn mrka qisada hargysa ka dhacde dhahde aa arke isla qisadan iguso dhacde wlh wna isla iydi an niyada ku haaye😭😭😭😭
Dadkaba wxa igu xun qofka aad wanaajisid😢😢😢
Walle fidmo aan dumar ahayn ma jirto aduunka.intaa hadeer aan qisooyinka aan.dhagsanyeey waa saameyn kulaha dumarka🙂🙂🙂
😢 dumarko idil ma aha wll niyada naga sida
war cadiifada iska dhaafa ilaahey ka cabsada somalia iyo somaliland wax isma dhaaman oo sheekada la inoo soo gudbiyay intaa yarta qalday ku qaata asxaabta reer hargeyso 😊❤
Ilays aniga i ga ma yarid ee beenta iska daaa ama i g daa bro aniga waxaan jiraa 20 sanno alhamdulilaah adiga nh meeqo ayaad jirtaa 🙋♀️🤔🤷♀️👏
Ifiyow qisoyinkga ku haysta horey u soco wllka❤
Ninkaas caga baruuur baaa la odhan jiray waaaa sidaaa ad ushergtayv
inta qisooyinka cabsida jecel waan idin salaamay❤❤❤❤❤
Al qisdaan aniga miyey igu socotaa yacaniin Muna aniga aya leyayiraahadaa reer hargeysan wan ahay woow😂❤bal aan dhagesto
iyoo carur kale uu badan bay dhashy
Wll wax inanka lagu qabsado muu Samayn ee ka fuqa
Hargeisa wakhti xaadirkn anaa jooga. Hdii la isku fiirsado waa ceeb inanku waa walaalkeen
Keep going brother
Qofkii qaranimada far saara faraa la saarayaa 😅😅😅 kii na ixtirasma waanu is tiramaynaa❤
Legend wax badan og waye inankan aniga xita hargeysa jooga wll🎉
Dadka ku dhagaystaa waa reer Somaliland markaa ixtiraam, Digniin.
Somali dhan baa dhagysta kana badan somaliland maxay tahy signiintu yaad nuunisaan
Isaga somaliland ahe buuqa badan jooji
@@Abdu.kh22😂😂😂 xaasidnimo mafiicna powe
Team somaliland follow iyo like wan kala laabanynaa ifiye 😅iso raaca 😊
Markasta anigu waan ku search gareeyaaba❤❤Hurdaa iigu soo dhacdaba qisooyinka crimeska 😂
Absolutely 3 sanno oo u danbeysay weligay kamaan seexan moobilka oo baqtiisan keliya waan daaraa oo waan iska seexdaa😂
Waa balan inaa dacawada ka gudbiyi waayo marka koobad dalkayga ayaa dafirtay marka labdan qisad ayaa beenka sheegtay
Sh. Xiyoow siyaasadii ayaad faraha la gashay ee dib somalida ha ugu soo noqon ee dunidaa wax laqaybso.
Somaliland & somalia waa laba dal oo walaalo ah ee qalbiga u siidaa zhp meelo badan ayaan idinkaga horaynaa oo ay ugu horayso amniga iyo daganaan shaha,halka aan kaga naal dunida oo ah bogcad muhiim ah, waxa kaliya ee aad nagaga horaysaan waa aqoonsigii inaga dhexeeyey ee aan idiinka tanaasulnay😂 haddii somali mid noqonayso anaa idinka jecele soo kaxeeyaa DDS NFD JABUUTI adoo intaa gacanta ku haya oo ay iyaguna ku qanacsan-yihiin markaan arko anaan maqnaan karinaba 🎉❤ ooo jecel soomali dunida wax la qabaysata, lkn intaad haysaam sheekadan gaaban ee ah somaliland waa soamlia riyo maalmeed ayaad kujirtaan inaguna waaban sii kala fogaanaynaa oo cadaawad ayaad abuuraysaan, waa nin igu diganaya ana inaan iska dhiciyo ayaa wajib igu noqonaysa wlhi😅😅😅
Somaliland dhe nio
Wllhi qisadan waxad uga sheekaysay sidii ugu saxsanayd
Kaaga daranta islaamaha utagay muna hapar yartay ayaa kujirtay😊❤
Wll anigu wxn ku maqlay inta la dilay ayaa la jarjary ayaa god lagu riday
Hah lakin lama jar jarin e iyada o nool o koomo ku jirta ayay aaasen youtube way ku jirta so daawo@SUHAYBJOKEF2021pk
Ifiyow waad na inkirsan tahaye maxay tahay somaliya waan ogahay inay dal tahay lkn ogow somaliland inuu wadan wali la aqoonsàn lkn somalia shuqul kulahyn❤
Kuma qaldano Marki la idin aqonsado Haa Lakin Intaas suga
Aniga hargeisa ayn garanaa somaliland ma aanan maqal. hargeisa waa gobal somalia ka mid ah taas mxaa ku jaban
riyo caadiya ku jirtaan 😅
Wax badan baa kaa qaldan sheekada, aniga goob joiga, gabadha Abaheedna waxa layiraahdaa Cago dabeyl, muna. iyo wiilkeedii weynaa uun baa la dilay, caruurteeduna 3 ma ahayn ee afar caruura ayey ahaayeen.... minding laguna dhufan, ee waxa la la dhacay Tibta mooyaha, aniga ayaa kula share gareynaya walaalkeed oo ka hadlaya, ee xaheen kuugu soo diraa
Saw maaha ninkan sheeko khaldan buu la shir yimi anba wan dareemey.
Sorry ogaygu waa cago baruur, muna Abaheed
@@adamabby2248naa asba nin carab ah buu kaso fasiray
Waa qiso xanuun badan 😔
Dad cawaan ah baa qisadaas xanuunka badan damiirkooda la xanuunsan waayay isla markaana uu la xanuunsaday qabyaalad iyo quran
Hooyo tan gobjog ayaan uahaaye tukale mahaysaa qabyaaladana isagaa isku furay ma anagaa kayeedhsiinay
Ileys
Somaliland Guul Iyo gobonimo 🏁🏁🏁💯💯💯☪️☪️☪️💪💪💪💪
Ifiye taagere buuxa kuu ahaa ilaa waqti hore maanta Inaad xataa Magacayagii xaqirta waa wax laga xumaado 😢
😂 ya tahy
@@Xasan289😂😂😂😂
MOHAMED soma aha wll magcaga😂😂😂
@@Xasan289 😂😂😂😂😂
laakiin hargaysa waA casimada somlilnd ee somaliya haku shegin
Inshallah 100k🎉 from Djibouti
Sxb hargeysa waa somaliland lakin ma aha somalia taa ogsoonow❤
Qisadan si fcn ayan u xasuusta barigay dhacday 😢ilhy haw naxariisto miskintas amaano xaafidka ahyd
abti ifiye waxay waaxan ad noolatimid daagamadayadi adigo kaa sheekaynayad soomaliya afka noo gaalnaysye
Ifiye waad qaldan tagay
Dhakhso raali gamin u bixi waan kuu nasteexaynayaa somland waa qaran jira maaha caasimada la aad ee soomaaliya
Hadaa diido waan ku nabad galinayaa waxaanad arki dadka ku dhagaysta in ka badan ka bah aad waayi doonto
Wa sameeyay zxp keep goin
Qisadan waxa hargeisa loga yaqan mooriya😊
Hargaysa waa somaliland beedee baad tahee
Hargaaysa waa Somaliland maha somaliya qisoyiin bad noga shekaaysa markaa haynaga cadhaysin please Somaliland ha xaqiriin
First😁🤝
TALIYEH hergeisa waa somaliland
Sanyahay beenaale ha ihi hargaysa waa somaliland ❤💬💚
Mansh Allah .good bless republic of somaliland is peace and stabilt demokrati country ❤❤❤❤
Walaal wan jecelahy❤❤❤❤❤😂
Yarkow Inwaanka Iskasax Fadlan.
Hadalkaagana Kafiirso.
Hargeysa Maha fade Alla Somalia
Ee Jamuhriyada Barakaysan Ee Somaliland. Magaalo Madaxdeeda
Weeye Kafiirso Yarow👌🏾
Ugu dambayn sheekadii Hargeisa 🥹 maanta like ayaan kuu saaraya ❤
Respect Muuji Zhp 👍😌
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢
Ifiye hdal xun kuuma quudhne adna wdankaayaga noo qir wll Hargeisa waa casimada Somaliland sidaa dheh wll
😂😂😂😂 Aqonsiga war igasii bal
😂😂😂@@kingyussuf
Indr ilaysow ha xaqirin wadankayaga soomaliland baa naladhahaye taasi shaki kuma jirtee quudhi waaga naga daa
Somalilnd marka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hargeysa cade❤❤❤
Cawah like wan ku siyey walalnimo lkn ha somaliland ha xaqirin hdikle somaliland qisodood iska ba dhaaf 😅
Aduunka musliminta dhiba ayaad ilow siisay fadlan soo badi waxa yaabaha diinta ku sabsan fadlan walal janada gal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waan kufiki ray ♥️ ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘