Run ahanti waa la ilmeeye walaaltinimada waa cajiib aniga curad maahi lkn waa kuxiga Ani wax ma ana baran yacni waxa kawada kaliya quranka dhameeye alxamdulilah kadib school free ah ana lugaheyga kutagay wayo wajecla hoyadey waxey idhihi. Jirtay waxbarasho gabdhed jika kudambesa balsa tasi been ayee ehed meesa awodin but alxamdulilah waxkasta manta wa shaqesta wiliba xogeyga walalahey waxbey ibartan ana bixiya alxamdulilah curadkeyna shaqo abur aya usameye waxa idhiman hoyadey Ina boss ugado Ina Hajj ka keno inshallah alle ha ino fududeyo dhaman qofkasta masuuliyad saran tahay allahuma ameen 🤲🏾🤲🏾❤️
Tan hore usoo dhigtayy magacyga ku grtayy axmed😂. Qiso aad habeen soo galisayy islaha daawo xataa waan waayayy, laba sheeko aad usoo diyaari, bank la xadaayyo iyyo dambi baadhis🤤
Kali adiga meel kale inaan aadano marabto miya malin kasto qiso iyo wax been iney yihiin iyo in kale sheegi karin anaga sas thy neh waa kudhegeysana😅😅😅😅😅😅

mashallah 😢❤
Masha alaah inta kuu hartayna rabi hakuugu daro walaal qof karti leh batahay Masha alah❤🤲
Aamin wllashey ❤
Waa sax gabar hadii ay wax barato jiko uun baa udanbaysa
@@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7wsjiko ceeb ma aha hadaba jikada waan galnaa
Runti Ahmed qof nasib leh weyan o wangsn 😊
Ifiye see waaye😂
😂😂😂😂😂😂
Intan qisoyinka dawanayay channelkaga so dhigaysay ifiyow qisadan waan ilmeyay wlhi bilahay walalnimo qimaha ay ledahay waxa garan kara uun curadka familiga 🥹🥹🥹
Wllhy san kudagey sanayey wan cabsade inan daqaqo 😢😢
Waa galay
ilaa 40k ilaa 35k kasoo raacay ❤mantan 100k god jop walal
Asc dhawarkan haben wan ku xiisane haa naga ragin guuleyso mamo wan ku soo duceneyna❤
Channel ka lagu dhaganaa hawada laga saari gaadhay😮
Welcome back boqor waanku xiisnay❤❤
Waar ifiye maxaa khaladan waan daawaney muuqaalkan❤❤😂
Tan hore usoo dhigtayy magacyga ku grtayy axmed😂. Qiso aad habeen soo galisayy islaha daawo xataa waan waayayy, laba sheeko aad usoo diyaari, bank la xadaayyo iyyo dambi baadhis🤤
Alle saan kugu wlhy maqaan you tube qarar buu inoqdey❤ teda qisoyin wayey
Alxamdullilah hadaad soo laabatay waxaan ka baqay sidii ifiye oo kle inuu hawada baxo
Amiin anaa curada masuuuliyad badan baa isaaran ee ilaahow ila garab gal
Insha Allah waad guulaysan,amba curad baan ahay waana ku dareemihayaa
Insha Allah waad guulaysan,amba curad baan ahay waana ku dareemihayaa
Insha Allah waad guulaysan,amba curad baan ahay waana ku dareemihayaa
Waan ogaa inaad qisooyin la aamustay oo aad soo diyaarinaysay ❤❤😊
Taliye shekada wa marki labad soo digtay
Maso laabaty
Wallaanimo waxaa garan hayo qiimaheeda nimaan heysan Ee allow noo xafid wallaalaheen ❤
Muqaaladii hore ayaa ku soo cilisay maxaa dhacay wax cusub maa waysay
See wax u jiran😂saxp aynte ku an arge
Waaw
Waaku xiisne🥰
Wll qisadaan hore ayaad u soo galisey
Qisadaan mar kale miya Chanel-ka lagu soo celiyay mise Ana mooda
Wcsm Wllo
Manmohan wad maqnayd
UA-cam ayaa ku dhagan ee fahma muuqaalada shaashadooda ayaa lagu heystaa baan filayaa waayo shaashadiiba muqalo kala heysta
Wllkey wxa dhiman qisadii axmed iyo gabadhii taajirada ahayd ee sogali plz😢😊
Wll IFIYOW Beryahaan inteed gashay waa lagu waayey? Sidoo kale waxaan kuu rjynayaa inaad caafimaad qabto 🎉
Five person❤😂
Se wax u wada hee😂😂😂😂
omg muudi isn't easy😥🥰
Sheekedaan waaa markii lawaad aad ka hadleyso waa maxay ifiyow maxaa kaa qaldan 😂
Where have you been?
I think Mogadishu
Se cml Hee ifiyoow UA-cam ka maa dhib kaa heystaa muuqaladii hore kusoo celisee
Asc wr wb somali maxamed
Sxp mxa qaldan qisooyinkan horaa uso galisay mise cilad farsamo wye 10 hr ka hor sheega ina so galisay❤😂
Xagee ka dhacday waayahan
Qisadan waad kusoo celisay ifiyow wandaawanay
الله أكبر ❤
WXpa ka qaldamay caawa ee halaguqato😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂xawa wa. Yabe 40 muqal halmar wllhi macqul wey ila moqon weyday
Nio Video Gol Hore Ayaa So Digtay
Come back legend
Tlyow ciwaan ka ma laga jabsaday maxaa dhacay
Ifiyo sxb waxbaa kaa rabaaye xagee kaa helaa
Salboko ayaa la dhahaa sxb
Asc ifiye sheekadan horay bad noogu soo gudbisay
Qisooyinkii dhan dib usoo celiyey I Chanelka cilad ka heystaa laga yaaba
Asc Ifiye. First UA-cam aan qiso Ka dhageysto. Intii aad naga maqneed, meelwalbo waa kaa raadiyey aaway wiilkii noogu yaraa, 7 miyuu galay mise. Nabad iyo caafimaad sxb
Saxb vidio gan hora uso galise😊
No way same qiso maaha
Asc walaalkay ayaantaan qisooyinkaagii waa looxiisay inteed ku mashquushay walaal mida kale xisadaan miyuu kaatirtirmay ayaan dhawayd ayaanba dhagaysanaayey walaal macaan
War waan yaabahe sey wax u jiraan,Sheekooyin sanado ka hor an dhageysaney nagu so celisey😱😅War bal noo sheeg waxa dhacay ifiyoow
waaba ybnhy ma ila aragtey😂😃
😂😂😂😂😂😂
DAD
Ifiye ma aqliyaga ku ciyareysa videoyawga hore ayad so galisay channel adiga war isku haynba sxb
Aniga la hadlay wuxuu i sheegay in laga jabsaday oo u xalada wareera ku jiro oo arinka daba soco ee asxapay u dul qaata
Maxaa qaldaan
War dhankee Mey cilad ka mise 30 video uu halmar soo dhigay😅
Kuwii hore wye
Wa yabnahay
😂😂😂
40 muqal baka tiriye cilad madhanka laptop 💻 ka ame ghy
Ifiyow videogan horay uso kalisey ee mxa nogu so celisay nah 😊😂
❤🎉
Farha ❤
Zxp ma account ayey ciladi kajirtaa inilaf tigeygaa khalkhaley 😮
🥺🥺🥺
Legend qisadna wana horaa uso galisaya maxa waya asxbata ku xirana waxa ku shegayo majiro
War sxb cawa meqo video aa sogalisay yaa
Week dhana naga maqneyd maxa waye?😢
Thanks
كمون waa xawaash dhuudhuub walal ifiye
Kamuun iyo khumin maxad ka wadaa😅
💖💖💖
Kali adiga meel kale inaan aadano marabto miya malin kasto qiso iyo wax been iney yihiin iyo in kale sheegi karin anaga sas thy neh waa kudhegeysana😅😅😅😅😅😅
Asc walal waaba Ku waaynay Xagee Naga aaday Teeda kale Dhoor Qiso oo ugu dambeeyay Kuma jiraan Chanlka maxa qaldan 😢
Walalo mxa chanalkaga helay Mano shegi krdha if it possible
Ifiye maxaad u jeedaa 😅
😂😂😂😂😂😂
Wll ma waxad weydey wax kale oo qisa sababto ah anu waxan ahay qof ad kula socda wana ogahay waxi adso galiso mesha kana wad so galisey mar hare 😡
Ifiy aan kula kaftamee, ma kuwa Geedka Yaanyada harsadaa tahay? 🤣🤣🤣 . Cumin waa Xawaaji dhudhuub. Kan kuuskuuska ahna waa Kabsaro. Sida Galaydana maaha.
Sxbkeen Ifiye maa laga jabsaday account kii YT😢
Ma nabad qab ayaad ku maqnayd
❤❤❤❤
Kamuunka xawaash dhuudhuub ayn u aqaana mideda cuntada lagu carfiyaa hadi an khaldanahayna wad i sixi kartan
War heedhe saaxiib cabdule xasan shiikh .ma aheeyn bal taariiqdiisa dib u Baar bunbunist daaroo iskadhaaf na waydii anaga
T
In English Cumin
af Somaali Kamuun Xawaash
Hhhhhhhhhvhhhhhhhhhh
❤🎉
DAD
❤❤❤❤❤❤