HADII NINKAAGA LA, AANTIIS AADAN FARXAD HELI JIRIN?GABAREEY MUUQAALKAN ADIGUU KUGU SOCDAA✌️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #qisooyinka #ayaangobdoon #caalamka #dhacdooyinka#dunida kadhaca #qiso #jacayl#qiso#istiqfaar#qisooyinka#caalamaka#

КОМЕНТАРІ • 125

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 9 місяців тому +24

    Ficnaan lahaydaa saacado kahor inan daawado😢 ilmahayga aabahod ayaan isfahmi waynay ano shaki naageed darti ogu boqay 😢

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +26

      Naag darteed gurigaaga hauburburin naayaa naagi wax kuma dheera meesha hadaysan oolin bahdil ama dil ama aflagaado adiga isqiimee maxaa kaaqaldan iswaydii waqti adiga isgali ninka kamashquul xaqiiqa asagaa kugu soowaalanaayo haduu yahay nin damiir leh oo xaaskiisa Raba buuqa waxaa dhaanta aamusnaanta ogoow waligaa taas wax lahubointaad ka arkayso jooji buuqa shibtana gal si aqliyaysana uga fakar waxaad ninkaaga ku aragtay

    • @Najminaa
      @Najminaa 9 місяців тому

      @@ayaangobdoon3254 MshaAllah waan kugu racsanahy Ayaan Quruxey 😘🌹

    • @ruqiyoismanmaxamad3047
      @ruqiyoismanmaxamad3047 9 місяців тому

      ​@@ayaangobdoon3254 Haa wlhi midaas ayaa been aheenin abaayo❤❤❤❤❤

    • @FaadumoShaaf-tf4lx
      @FaadumoShaaf-tf4lx 9 місяців тому

      @@ayaangobdoon3254 abayo macaanto alle khyr hakusiiyo wan qatay wanadaada. Haye.

    • @ubahfarah3135
      @ubahfarah3135 9 місяців тому

      Mansha allah Mansha allah good idea to her ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 місяці тому

    Dunida Ma so marin ruux ka sharaf badan Nabigeena Mohamed (ﷺﷺ)❤🕋🫵😢

  • @amranali7913
    @amranali7913 9 місяців тому +3

    Ayaaney ha leey soo duceyo muraad ban leyhy insh alaah 40 qof ducadooda wala aqbalaye si niya iigu soo duceya adinkana ajar alaha idinka.siiyo 😢

  • @CashoAbdi-i3f
    @CashoAbdi-i3f 9 місяців тому +11

    Ayaney marki ley soo furay ayan ku barty walahi inaa mar hore ku bartee eheed walahi waxa badan aya ka faa iday yaqey ❤❤❤😮

    • @saadiahussein5607
      @saadiahussein5607 9 місяців тому +3

      Abayo weli chance aya heysataa. Nafsada jclaw, kobci, fahan markas ayaa qof kale la dhaqmi kartaa

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +5

      Abaayo inshaa allaah cashar ayay kuunoqonaysaa noloshii hore Mar kle yuusan fudeed kuqaadin inshaa allaah mid kaqeer badan imaanaya

  • @AraweeloAli-qx1mt
    @AraweeloAli-qx1mt 9 місяців тому +5

    Abaayo isooo ducee in uu ilaahay calaf kherkaba isiiyoo

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 9 місяців тому

    Ayaaney waa macalin macalimiinta ka mida jaamacada waan in qofku isqimeeyo

  • @Nisasalaad
    @Nisasalaad 9 місяців тому +1

    Thanks abaayo wallhi ani ma guursan dadka sheekooyinka kula wadaago wax badan ka barte sida wax kasta ula macaamililaheed😊😊

  • @sacdiyoxuseendahir902
    @sacdiyoxuseendahir902 9 місяців тому +5

    asc ayaaneey walaahi anigab shalay ayan rakay kiliibkaan wamahad santahay sidaad usoogubisay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 9 місяців тому +5

    Ayaaney waa nadaaweysay❤🙏

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 9 місяців тому +3

    Hormar wacan Ina gobdoon

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 9 місяців тому +3

    Hooyo macan👸👸illhow noxafid walidka hooyo walba ❤❤❤

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 9 місяців тому +2

    Tnx habo waqtiga da qimaha badan nasiiso jazakllh

  • @nafiso2327
    @nafiso2327 9 місяців тому

    M.a

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 9 місяців тому +1

    Masha allah wad kumahadsan tahay talade nosojedisay xabbiti❤❤❤❤ caafimadka allah kusiyaadiyo marwalbo abaayo❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +4

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @khadijahasan8754
    @khadijahasan8754 9 місяців тому +1

    Mashallah abayo mcn

  • @fardowsasalaad9427
    @fardowsasalaad9427 9 місяців тому +2

    Ayn taas maba ilaawo anon dawan ayn saraa👍👍👍👍👍

  • @saadadajiya9588
    @saadadajiya9588 9 місяців тому

    Mash allah waa wano aad iyo aad uu fican Allah Ku xifdiyo qali

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 9 місяців тому

    Ayaan ❤❤

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad 9 місяців тому +1

    Wa wano nagu filan masha allh ani wad caraf iyo unsi ban ahy alle amarkis hoyo dey o umul ah an dhoya guriga unsi ku shid luban le shide sagashan ka unsi sid waka kari la ahy ba

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 місяців тому +4

    ABAAYO JAZA KALLA WA JAZAA HADALKAAGA QIIMAHA BADAN 👑👋🐎🦁🌴♥️🌴♥️🌴♥️🌴♥️🌴♥️🌴♥️🌴♥️🌴🎋☘️🫒🌿🌴♥️🌴

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu 9 місяців тому

    Wooow masha Allah

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 9 місяців тому

    Masha Allah ❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому +2

    Ayaaney ❤❤❤❤❤

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 9 місяців тому

    Nin haduu ku shukansado mustaqbal ama calaf ha jiro ama yuusan jirin waa nin sharaf kula yimid haduse in uu sino kaa helo kuu shukansado waa khanis ku yiri aan kugu dhex xaaro oo kugu dhex kaajo waa nin ku yasey oo kaa soo khadey ku daafada khashinka waa nin ku yasey ilahow subxanalaah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому +3

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 9 місяців тому +1

    Asc ayaan qali haben wangasan

  • @umuxasan1227
    @umuxasan1227 9 місяців тому +1

    Abayo mcn wxa noo sogalisa sida lacagta biilka loo mareeyo

  • @maryamacumar913
    @maryamacumar913 9 місяців тому

    Mahadsanid habo mcn❤❤ wax bdn kafaidy kheyr allah ku siyo

  • @abyanshiekh6867
    @abyanshiekh6867 9 місяців тому

    Mahadsanid. Walashi.qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 9 місяців тому

    Masha allah xaqiiq jirta way abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +3

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @NafisaAdan-jf9el
    @NafisaAdan-jf9el 9 місяців тому

    Ayanay abyo ad ayan kugubahnaa ee xagen kalasoxarira

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 9 місяців тому

    Wow mansha allah ❤❤❤❤❤❤😊

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 9 місяців тому

    Gurigayaga barkin udhow rag iyo Naago ayaa barkinka dhaxdisa habenkii baaburta dhexdooda isku fulfula caruurta yar yar 12jira suqyada afka iska dhuqaya Alahu manajeynaa

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf 9 місяців тому

    Maashaa allah Xbibti jazkumulah

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 9 місяців тому +4

    Ayaan gobdoon wan kusalamay xbbi ❤

  • @IqraanMaxamuud
    @IqraanMaxamuud 9 місяців тому

    Thanks ayaany wllhi go aan ficn m.a waa wax u bahnaaa

  • @rodashine1676
    @rodashine1676 9 місяців тому

    Woow masha ❤wll

  • @samiramusa4422
    @samiramusa4422 9 місяців тому +3

    Jazakallah khair ❤❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 9 місяців тому

    Xili fiicn ayuu iso gaaray Video gan ayaanay aad bd u mhdsanthy walow aan xaas ahyn lkn wn isu diyaarin inan nqodo inshlh waad mhdsanthy

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому +2

    Dumar bila waa runsheeg Masha Allah ❤❤❤❤

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 9 місяців тому

    Abaa mahadsanid 🎉❤

  • @NimaHassan-q3q
    @NimaHassan-q3q 9 місяців тому +1

    Wcs walaashay ayaan ❤❤❤

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 9 місяців тому

    Mahadsantahay qaali❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 9 місяців тому

    dhiiri galiso❤

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 9 місяців тому

    Helpincount malin walba naago dillaa maa dhar ah ayaa ilmo yar yar laga soo xaakhaa markasey gabadh sharaf ilahey siyey cayeysaa iyadoo sineysato ah

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 9 місяців тому

    Quruxey adaa umahadsantahay

  • @امعائشةبنتمحمد-ض2ج
    @امعائشةبنتمحمد-ض2ج 9 місяців тому +5

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤
    جزاك الله خيرا

  • @CashaCilmi-g2e
    @CashaCilmi-g2e 9 місяців тому

    Haawaasaax

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 9 місяців тому

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 9 місяців тому

    Ukhty Ayan❤❤❤

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 9 місяців тому

    Raally ❤

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 9 місяців тому +1

    Jabku waa la soo wada maree lkn sida looga gudba adag qofka aan fahansanayn nin inaad ka mashquusho ma jeclo kuna mashquusho ne ma jeclo naftaada 1 ha noqoto markasta
    maanta Asiga leh aniga qiimaha iyo nolosha kuugu ma Jiri ilmahaas ayaa IGA qiima badan Allow ayaa gadaal u fiiriyo waxaan Soo maray oo waali salkeed ah😂😂😂

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 9 місяців тому

    Ayann gabdonn ❤

  • @UgbadFaysal-p7m
    @UgbadFaysal-p7m 9 місяців тому

    Wcz wllshy mcneyyyy ❤❤❤❤❤

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 9 місяців тому +1

    taas waabeen waayo dad ayaan garanayaa 12aan wada hadlin sikasto layelay ninkas aqiran waykalatageen qofwalba haduu rabo inukaligi nolado gurigisa hajogo waayo noloshu sidaa maha😢😢😢

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +3

      Dadaan caafimaad qabin ayaad kahadlaysaa sister ee qof cafimad qabo xaaskisa jecel waaye mowduucaan lasoco

  • @Ramlasulaman721
    @Ramlasulaman721 9 місяців тому

    Whia saas wye❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 9 місяців тому +4

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CashaCilmi-g2e
    @CashaCilmi-g2e 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 місяців тому

    Ayaney wallhi beenta Maha Horta Gabar Single Ah oo wax Barata ahy Qolkeyga Kalay Iska Arag aan Ka Dhig tey Fadhi xitaa wan Dhig tey Asxpta markey ii imadaan alla Maaidoy Labadan Sariir Kaliga Maa Jiifto Single Madabo U Eg Wallee Gurigaan Ninlee ka Dhiman

  • @shukriinaumumumtaz6857
    @shukriinaumumumtaz6857 9 місяців тому +2

    Alla ayaaney dhibkaas ayaa ihaysto sagaashanka haduu soo daaho xanaaq ley ku jiraa 😂,mahadsanid abaayoy waan ka faaidey ❤💋❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +5

      Hhhhhhhhh abaayo naftaada waqti gali qalbiga ninka Lee raacay sooceli oo yac dheh

    • @shukriinaumumumtaz6857
      @shukriinaumumumtaz6857 9 місяців тому

      @@ayaangobdoon3254 waa runtaa qaliyey saasa no balan ah

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 9 місяців тому

    Dhagax halagu dilo sun naara halala dhaco subxanalah

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx 9 місяців тому +5

    Horta asxaabtenu fag fag badanaa xaa markkaste iga so hor martiin😂😂😂

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 9 місяців тому

    xbbti aad umahadsantahy
    inte lagaa heli karaaneh

  • @AyaanUmumahir
    @AyaanUmumahir 9 місяців тому +2

    mashaaAllah Tabarakallah samideyda Allah haku barakeyo waa talo aad u qimo bdn❤

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 9 місяців тому +3

    Wcs ayaan qurux mahad nasid waku fasax sanahay inaan kudawado oona noqdo qofka ukuhoreyay❤❤❤❤

  • @حمدحمد-د3ص
    @حمدحمد-د3ص 9 місяців тому

    Meela dhaw a ka hadleysaan ilahow taladayda adiga kuu dhiibtey walalayaaloow ducada igu soo kaba dhibaatada i haysato ilahay mooyee binuadam lalama wadaagi karo

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 9 місяців тому +1

    Wsc sax ayaaaaney walhi 😢😢😢😢😢 xaqiiq

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 9 місяців тому

    Asc abaayo macanto ❤❤

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 9 місяців тому

    Wcs mcn bdn😢❤

  • @sharifoabdallamohamed7730
    @sharifoabdallamohamed7730 9 місяців тому +3

    Masha alaaah waan ladhacay hadaladiisa

  • @Maryama-j2x
    @Maryama-j2x 9 місяців тому +7

    Wcs habo MCN ❤

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 9 місяців тому

    nayaa ayaan ma hurdo badkaso kacday indhaha ku waweyn ee

  • @user-xx2qj7tv9c
    @user-xx2qj7tv9c 9 місяців тому +3

    Ayaaney malin ayaan ninkayga tilofonki sa ku arkay isago naag kale kule ooh aw shukaan san jiray intaan is gursan kahor ayu muxu kulaha wali maa sidii ayaa sheqad utahay ooh salada subax uduka taa anigu markaa melaha subaxdii unbaan isdahay tilfonkisa bal qof ka waco saa fecbook giisa unbaa caadi iskaga galay kadib waan arkay waxba maan waydiin markan arkay wuxu ogaaday inaan arkay shiibta ayaan ana ugu dadaalay haben kii marku imaaday tilfon kii intu aqlaka kale lagalay ayu asago karkar san ayu ii imaaday kadib uicaayey

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 9 місяців тому +2

    Ayaanay thank you abaayo anaa u baahnaa taladan oo kle

  • @faadumocabdullaahi6088
    @faadumocabdullaahi6088 9 місяців тому +1

    Sheekadaan. Waacajiib🎉🎉😅😮😢😊😂❤❤😂🎉😢😮😊😅

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 9 місяців тому +2

    Masha Allaha waa saax 💯❤️❤️❤️❤️👍🫶🫶🫶

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 9 місяців тому +2

    Miqaalkan malaha anaaba la iigu talagalay❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 9 місяців тому +1

    Wcs xbbtii❤❤❤

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 9 місяців тому

    Ayaaney ani waxan aqana mid dhahday anigu habenku ninku no leyey kaliya qubesta habenka kalana sidayda ku jifsada dedna uma amusine wad qaldante is badal dhahy 😂

  • @falishassan528
    @falishassan528 9 місяців тому +1

    Alla Ayaaney maxan arkay hoyooyin badan oon isku filnayn ninkoda iska dhaafe asxaab tooda kaxanaqan markay meelkale qof uraacan Snapchat iska soo duuban kaxanaaqo hhhh

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +2

      Akiid walaa

    • @falishassan528
      @falishassan528 9 місяців тому

      Wlhi ayagoo dad waawayn ah oo hadana kaxanaqayan maxay uraaday heblayo marmar snabkayga ayay kadaawan jirtay because marabto inay ka daawato midkeda yaab

  • @naimahussien8092
    @naimahussien8092 9 місяців тому

    Waxaad modaa inaad aniga iga adleysaan

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 9 місяців тому +1

    War ninkan magaciisa isheega walalayaal

  • @NaciimoCali-y1p
    @NaciimoCali-y1p 9 місяців тому

    Ayaaney nin aan lashekaysto hda ka aamuso oo dhaho ha dhibin wu mashqulsanyahy wu shaqynaa isaga wuxu modaya inaa ncay halkasu calacal ka bilabaya hda asbucii Mlinba ku buqa oo jiniyo isugu dara isaga sasu ku qanacsanyahy ana dabecdiisa oo dhanba wN fahmy 😂😂

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 8 місяців тому

    taas ayan been ahayn

  • @rahmoali9440
    @rahmoali9440 9 місяців тому +2

    Wcs ayaneey wlhi waxan iso xasuusi anigo gabaryar ah baa qolkeyga markan quruxsado casar walbo aan unsi ku shito sariirteyda goba go’uu ka qurux badan sarto gabdho aan daris nahay baa waxay i dhihi jiren naa malagu qabaa maxay tahay saad qolkan u qurxineyso ma nin baa uso hoydo marka naftada jeclow

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +3

      Salaamaad nin naftaada aa kahoreysa waa naago nin unool ah yaahuu

    • @rahmoali9440
      @rahmoali9440 9 місяців тому +1

      Haa wlhi hada xaas ahay gabar 2jir ii jogto malintaan sariirteyda go’a ka badalo wey taqana waxay dhahee hoyo shashax Mansha Allah Alle ha ideystee ilmo waa wixii la baro

  • @AminaPozz
    @AminaPozz 9 місяців тому +1

    Alxmd is jii jiid iyo rafaad iyo farxad la aan kadib ugu dambeyntii xalay ayan iska furay ninkii aan 3 carura u dhalay o an 5 sano is qabnay wxn daremaya fuded fara bdn iyo in uw culees iga dagay

    • @aasiyocabdi9322
      @aasiyocabdi9322 9 місяців тому

      furiinka waa faraj.2 qof isku ficn isma furto

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +2

      Alaha kula kursho caruurta mid kaqeer nadana alaha wax kuugu daro

    • @caishadaahir8608
      @caishadaahir8608 9 місяців тому

      Alle hakula korsho ilamah kolley farax malinti u faray hoyada ayuu ilmahane furaaa

    • @umaramadaanchannel3871
      @umaramadaanchannel3871 9 місяців тому

      Carurta allah ha ku lako la Lori yo

    • @AminaPozz
      @AminaPozz 9 місяців тому

      @@ayaangobdoon3254 Aamiin wlshy ayaan

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 9 місяців тому

    ❤❤