MAALINTUU NAAGTA MINYARADAAH MEHERSAN LAHAA AYAAN SUMEYAY OO KANIIGA HURDAD IYO WAX KLE ISUGU DARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 93

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  9 місяців тому +38

    Waa kan chanalka abaayo iisoo booqda asxaabta 2k gaarsiiya plzua-cam.com/video/KulHNcnzV-Q/v-deo.htmlsi=pQ7KUR_-0kr4mWSg

    • @hoodohoodo1948
      @hoodohoodo1948 9 місяців тому +2

      Yaa ku diidi kara waad iga haysaa aniga

    • @canabqardho7963
      @canabqardho7963 9 місяців тому +2

      Miyaba didi karnaa adiga wax alaa waxaa nala timado quruxey wan ku jecel nahay ayaantena❤ wanah iga heysaa

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 9 місяців тому +2

      Wan usoo saaray xbbtii❤❤

    • @asiyaabdiaziz6144
      @asiyaabdiaziz6144 9 місяців тому +1

      Waaa usoo saaray yaaaaaah

    • @HamdiHussein-gs9fv
      @HamdiHussein-gs9fv 9 місяців тому +1

      Amarkaaga jira ayaan quruxeyyyy😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @fardoosqurux6926
    @fardoosqurux6926 9 місяців тому +2

    Ayn qalbi safiyeyt❤

  • @SophiyaOsmaan
    @SophiyaOsmaan 9 місяців тому +2

    Ayaan abaa dar alah ku jeclahay wlhy 😭❤️🧕🏼

  • @amounali640
    @amounali640 9 місяців тому +3

    BISINKA IYO YASSINKA YASSINKA habaryaar waa mahey dhartuu. INSHA ALLAH waan boqaane lakine see habaryaar adigoo moyee shekoo kalee waane laa qabsane wayeey❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому +2

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 4 місяці тому

    Masha allah❤❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmuFatimahDahir
    @UmuFatimahDahir 8 місяців тому

    Wa uso saaray abyo ayan indho wayney ❤😊 ilahay haku barakeyo adigana

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 9 місяців тому +1

    Jecliyaa jabka faarax wllhi wey ku sugtay abaalkiisa ah in sidaas loo galy Hbo ayaan keep going

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 8 місяців тому

    Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakallah 😊

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 місяців тому +4

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @user-vv6fe2ru5z
    @user-vv6fe2ru5z 9 місяців тому +2

    ❤❤❤❤

  • @Ashakhalif-ip4qb
    @Ashakhalif-ip4qb 8 місяців тому

    Maashaa allaah tabaarakalaah waanka heley barnaamika ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 9 місяців тому

    Jah habo ayan ney ani wa ade from ayan goobdon kib goin aya dhay wana ku bira insha allh habo adi na ajar iyo xasanad rabi haka siyo cawin tada

  • @inacali5383
    @inacali5383 3 місяці тому

    Abaaayo Wan ku salamey

  • @Najminaa
    @Najminaa 9 місяців тому +2

    Ayaney qosol miran thy hargagaf hargagaf aaa 22:01😂😁😀😅🤣😄😆

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 9 місяців тому +1

    Wad igahaysaa qli❤

  • @FartuunXusen-mo1di
    @FartuunXusen-mo1di 8 місяців тому

    Aayaneya wana ku jeclhya ❤❤❤❤ abyo

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 місяців тому

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 9 місяців тому

    Asc Sallahu Caleyhi Wasalsm Allaha kuxfdo mashallah shukran

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 9 місяців тому

    War heedh ayaaneey wllo wlhy waan qoslay caawa sababtoo ah
    Markaa wax jilaysid waad ku qorux badantahy wllo riwaayad baanu kuu dhiibin

  • @KadijaAbdirahman-y9h
    @KadijaAbdirahman-y9h 9 місяців тому

    Mahadsanid.abayo.wasugiwaya❤❤❤❤

  • @maryanmohamed7762
    @maryanmohamed7762 9 місяців тому

    Mashalah

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq 9 місяців тому

    Wllhi wa usoo sare ayaaney adi ma warkaga didi Kara ❤

  • @WarisCabdi-q6q
    @WarisCabdi-q6q 9 місяців тому

    ilahay haa kuu xifdiyo wllo❤❤❤❤

  • @TesMode-bp5uj
    @TesMode-bp5uj 8 місяців тому

    abaayo ila hay dartii bankuu jeclahay ayaan qurux

  • @arafatibrahim7996
    @arafatibrahim7996 9 місяців тому +1

    ABBA🎉😊

  • @Maryan.hassan0
    @Maryan.hassan0 9 місяців тому

    Qofka ugu horeeye ayaan maanta ani magaceyga waa Maryan pls ❤

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd 9 місяців тому

    Ayaanay caawa aniga ugu horeeya❤😊

  • @idilmohammed6213
    @idilmohammed6213 9 місяців тому +1

    Asc abayo mcn ❤❤❤ gabadhi dhukurada iska dhigtay qaytedi shanad maa noso daysid❤❤

  • @kifaaxahmed9910
    @kifaaxahmed9910 8 місяців тому

    Yaaa amarkga didayo abyo diyaar waye ❤❤❤indha ween😂

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 9 місяців тому

    M.a guleyso boqortoyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @Nimco1u942vh
    @Nimco1u942vh 9 місяців тому +1

    Ayaan habaryarey sa waxaad u soo dhigaysayba dhigta ugu tagaayey 2 chanel casharadii school baan mooday😂

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 9 місяців тому +1

    Wcs indho weyney

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 9 місяців тому +1

    Wcs xbbti ❤❤❤❤

  • @SumayaBashir-no3ub
    @SumayaBashir-no3ub 9 місяців тому +2

    Hay ayaneey caawa fanax aan ka arki jirin aa ka arkoya yee misa ana kufirini jirin hhhhhh 😂😂 cajiib caawa
    Habeen wanagsan ayaneey abaayo ❤

  • @iqraxasancali8980
    @iqraxasancali8980 9 місяців тому

    Diyaar waaye haka baqin abyo

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 9 місяців тому

    aniga u horayay manta ayanay waan Ku salamay

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 місяців тому

    Wcs abayo mcnto ❤cawa wad iga qoslisay wlhi sad indhaha tiri dadkii shekada lahaa waxanba u maleyay iney na ag jogan ayaanteyda guleyso alpi❤

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 9 місяців тому

    Nayaa indhowayney wankusalamey❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 9 місяців тому +1

    Ayaaneey see indhaha yeeshay caawa wanba carari gaaree😂😂😂😂😂😂😂

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 9 місяців тому

    Amarkaaga jira ayaan indha wayneey waa usoo saray😂❤

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 8 місяців тому

    Waan sosaray xubi ❤

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 9 місяців тому +1

    jecliyaa jabkaas kkkkkkkkkkkkk

  • @abdullahi1402
    @abdullahi1402 9 місяців тому

    26:24 Ayaanay Macalinkii jamacada aaba iskeenidoono 😂😂😂😂😂 ow macalin jamacadlow qosolaa igu dishay

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 Місяць тому

    Asc ayaan abaayo waan kusalaamay walaashay waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo channel kaaga ku xiran waxaan kaa codsanayaa Allah dartiis inaad iigusoo ducaysaan adiga iyo walaalaha channel ka aan ku walaalownay muraad ayaan leeyahay waa galab jimco ah ducadana waa aqbal bi idnillaah

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 6 місяців тому

    😂❤

  • @sadianorhirey5388
    @sadianorhirey5388 9 місяців тому

    Wcs Quruxey waan dhowahah ❤

  • @Imaan-me
    @Imaan-me 9 місяців тому +7

    I always want to be the first one ayan but second matter alot 😂

    • @MaankaAhmed123
      @MaankaAhmed123 8 місяців тому +1

      😂

    • @RayaanHonasti
      @RayaanHonasti 8 місяців тому

      You can tiry it😂😂

    • @Imaan-me
      @Imaan-me 8 місяців тому

      @RayaanHonasti I was waiting for the opportunity but I see nothing tonight 😂😂😂

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 9 місяців тому

    Ani goan waxa, kugare qisada marka so dhamestirtti le Ina dawado

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 9 місяців тому +1

    Ar ayany is daji cawa sida ng masersan cml u shekeyneysa 😂mise shekadaa ka kenty habar io wx le ka maqloya cawa 😂

  • @QamarAwuseymohamed
    @QamarAwuseymohamed 9 місяців тому

    Abayo wan so saraya

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 9 місяців тому

    Qosol Iga Dhameysey daaqadda Markey taag Nayeen Qosolka Ka Jirka Ah waka heley

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad 9 місяців тому

    Naa ayaaney adiGa darta ayaan kugu labtay

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 9 місяців тому

    Gabadha comantiga ku qabo pin 📌 ma isoo baxaysee❤

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 9 місяців тому

    anigo barqbaraq

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 9 місяців тому +1

    Wiiifjug😂😂😂😂

    • @qadanmursal2660
      @qadanmursal2660 8 місяців тому

      ❤😂alla bidhin bidhay abyo hajabin

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 9 місяців тому

    Wcs abayo❤❤

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 9 місяців тому

    Wcs abyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 9 місяців тому

    Asc ayaan see tahay

  • @NaciimoCali-qj2cw
    @NaciimoCali-qj2cw 8 місяців тому +1

    Ayaaneey aniga.....Read more

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 9 місяців тому +1

    Masha allah❤❤❤

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 8 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wi6yb4cn1h
    @user-wi6yb4cn1h 9 місяців тому +2

  • @arafatibrahim7996
    @arafatibrahim7996 9 місяців тому +2

  • @Rahmiita
    @Rahmiita 9 місяців тому +2

    ❤❤❤