Wa farxad wlhi alxamdulilaah❤samirkoda ayey ku gaaraan heerkas sido kale ilaahey fadligiisa ayey ku timid xabad joojinta❤khaliil alxayyi si qiiro leh ayuu u hadley caawa😢mareekan marki uu ku jiro howsha miyey yahuuda qaateen xabad joojinta mise 1wadan oo islaam eh maba ku dhiiran karo in ay sameeyaan xabad joojin😢 Thanks maracadeshow❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد والمنة مسجد الأقصى حر مسجد الأقصى حرguudahaan waxaa xuroobay muslimiinta dhamaantood gaarahaan heer qasa
Barnamijyadi I xiisa galiyay ee aan barta maracade show ka dawado wuxu ahaa barnamijki sirdoon ee adan sabriye🎉 wuxu aha mid aad aan ula dhacay kaas oo igu dhiri galiyay inan dhaman dawaado barnaamijyada sirdoon
Alahu Akbar Alahu Akbar Alahu Akbar Guul Guul Reer Gaza Xabad jijintani waxay ku timiday ogalanshaha ilahay marka xigta waxay ku timiday Halganka iyo Naf hurnimada Muqawamada Reer Falastin waxaa kalo xusid mudan ona kolaba la ilawaynin Tagerada Xuutiyinta reryaman ee Ansarulah inkastay xisbulah ay Markiidambe Garabkoda kabaxday waxa kalo xusid mudan Idacadihi Wararka kasogudbinayay ee sida Al-jazira oo dagalka furinta hore kaga jirtay kuwa somalida uu maracade uguhoreyana Aadban idin xasusan dona inbadan mahadsanid
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Wa farxad wlhi alxamdulilaah❤samirkoda ayey ku gaaraan heerkas sido kale ilaahey fadligiisa ayey ku timid xabad joojinta❤khaliil alxayyi si qiiro leh ayuu u hadley caawa😢mareekan marki uu ku jiro howsha miyey yahuuda qaateen xabad joojinta mise 1wadan oo islaam eh maba ku dhiiran karo in ay sameeyaan xabad joojin😢
Thanks maracadeshow❤
Reer Qaza guul baan urajeynaa inta xabada lajoojiyayna inay sookabtaan alle uga baryaa oo nabarada gaarayna alle ka boog dhayo
Guul iyo goboniima gesiinimo leh walle tariikhda bal dahabay kaga jiran rer falastiin gul gul❤❤❤
Alaahu akbar maan shaallah Guul iyo Gobanimo falastiin❤
Reer gazaa guul
Lkn waxaa idin leyahay gaaladu marwaliba way khiyaantaa iska ilaaliya hasdayacin marwaliba feejignaada kulamada meelaha bartimaameedka u ah cadowga halayareeyo iyo shacabk hal meel isugu imaado
Marwaliba iyo meel waliba
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah waa guul guul guuul
wlh hadal kii iigu farxada bada naa ee aan kamaqlo maracada show Allow guul siii falastiin iyo xamaas aaan
MAASHA ALLAAH TABAARAK ALLAAHU Akbar ALLAAHU Akbar ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤
MARACADE ILLAAHAY ADUUN IYO AAQIRO ALLAAHA KU XAFDIYO ADIGA IYO FAMILKAAGA OO DHAN MAASHA ALLAAH SIDA FIICAN AAN NOOLA SOCODSIISAY JIZAAKULAAH KHAYR ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
alxmdulilaah waan ku farxsanahay rabi ha qabto cadawga ❤❤
Mashallah mashallah mashallah guul guul guul iyo gobanimo reer falaatiin illahay haka dul qado cadawaha sanuniyada caruurti iyo hawenki baa dhameyay shacabka rer falaatiin wano ku faraxsanahay guushan aygareen Maracade mahadsnid wll jira hadal faseexa warcaade warkaga nadeeqa runti brother thanks
الله أكبر الله أكبر الله اكبر ولله الحمد والمنة على فضله ونعمة علينا وعليكم يا أهل فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
M.allah allow ku guley Islaamka guud ahaan gaar ahaan walaalahen mujaahidinta Falistiin qaasatan ahlu Gaza
ALLAHU AKBAR ALLOW KA DULQAAD DHIBKA REER FALASTIIN
Mnsha Allah waa guul usoo hoooyatey duninada islamka
Waa guul wayn alle ayakumadsan waan soodhaweynayaa mahdsanid maraCadaw
Guuul. Insha alh. Reer falastine
Mansha Allah Waa guul réer Qaza uu soo hoyaatay
Gaal balan malahan cawa 12am sacada markey aheyd ayey sameyen in ay shahiidaan 18qof 😢allaha u wada naxariisto aamiin yaa allaah🤲
MARACADE MAASHA ALLAAH TABAARAK JIZAAKULAAH KHAYR
Guuuul iyo gobanimo ayaan leenahy wlllheen reer falastiin
MAASHA ALLAAH TABAARAK YAMAN ❤❤❤❤😢😢😢😢
Maracade wllka ween waxaa tahay sxb aan ooga mahad celinaayo sida wanagsan eet aqbaarta noogu soo gudbineesid sxb mar mar koona
Noo dhex geli barnamijkii sirdoonka aniguna aad baan oga helaa sxb kun iyo koow jeer waxaa ku leeyahay farxad iyo cimri dheer iyo caafimad raago baan Rabi kaaga rajeeni sxb
Aniga iyo ina wanagsan ee kuugu xiran aad baan kuugu riyaaqnay waxaa kula socday mudo dheer welina ma arkin shaqsi sidaadoo kale bulshada oo faraayo daqwada iyo waxa ka jira caalamka i say thanks
ma dear bro 🙏🫀🫂🫡🦁
ilahow guul ka dhig Amin Amin Amin yarabi🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲
Hambalyo hambalyo hambalyo guul guul guul guul ma ku faraxsanahay
Walalahen Reer Qaza Guul cadawgi waqti dhar dhimasho iyo dhawac kadib way u dhabar adaygen wax walba insha Allah ilahay Samir haka siyo inti dhimatay inta dhawacana hawboga dhayo Allahu akbar
Guuul insha Allah
heshiiskan ciyaar kuma iemand wuxuu ku yimiday dhiig badan oo daatay iyo naf hurnimo badan guul guul illaahay ha idin caawiyo
Mansha Allah alow dhibka ka dulqad rer falastin
Mashaa allaah walal maracade alle hakuxifdiyo
Mashalh aalah ha ku dhiibyareyo ibtixaanka
Allah Akbar rer Gaza way guulesteen
Guul.guul.guul.saaxiib.maracade.allaahu.akbar
Aabe sinwaar alle ha unaxariisto❤❤❤❤
Allahu akbar Cawa rer Gaza way gulestin mansha allah wixi igu farxad badna een maqlo 2025
Thnkz wll maracade sida aad nogu soo gudbisoo.
Alahuakbar free falastin❤ Masha Allah
Ilaahayow ugargar walalaheena heer gaza si ay u farxaan ooy u dareeman micnaha nolosha 😢❤
Aaaaad ayaan ugafaraxsanahy masha Allah
Allow mahadaa rahiyow wafaji reerka walalahena rer falastiin
Ree falastiin guuuuuuuuul Alahu Akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🇵🇸🇵🇸🤲🇵🇸🇵🇸🤲🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maracade syl-ka sanadkaan allaha ku xifdiyo wll
Guul weyn ayaa usohoyatey dhamaan muslimiinta gaar ahaan wllaalehen reer falastin waxana urajaynayaa barwaqo iyo barrow waarta sidoo kale waxan ugamahadcelinayaa cidkastoo oo isgarabtaagtey wllehen oo ay ugu horayaan wadanka yaman gaar ahaan xuutiyiint oo gartay waxay garan wayeen walaalo badan ay waajibku ahayd guul guul guuul
Sory waxan kaloo bogadinayaa weriyaasha uu uguguhorayo maracade show iyo sidookale aljasiira
Maashalah Maashalah Maashalah
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته الحمد لله ثم الحمد لله ثم الحمد لله اللهم اعز الاسلام والمسلمين اللهم اعز الاسلام والمسلمين اللهم اعز الاسلام والمسلمين
Guul
شكرا
Wllka Nala wadaagey farxada wlldeen ree falaastiin oo muddaba eynu ugu duceyneyney nabadgalyo waarta RABINA HA TAABBO GALIYO DHIB DAMBENA MA TUSO
الله اكبر الحمد لله
Falastiin free alxm
Guuuul Guuuul ❤❤❤masha la ha
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وسوريا
Allahou Akbar WA Guul
Masha Allah waaa hadal aan ku Farxo wyay
Maashalah Maashalah
qof kasta oo islam ah ayuu ku qoron yahay qalbigiisa mana iloobi doono rabi ha u naxariisto 😢
الله أكبر ولله الحمد
Guul guul guul
alxmdulilaah waan ku farxsanahay
Allahi ma aqno cawa farxad darted waxan sameyo tanokale waxan sugayay mudo badan gul iyo gobanimo
Allhamdullilah illaheyow muslimint badbathi
Alla maharaja iska leh reer qasa farxadooda caawa alla u siyaadiyowaa
Mara cade waqtiga soo koob waqtibadan ma fiicna sidii aad barigii hore u soo koobijirtay warkana dadaji
Allah akbar guul hamaas Palestine 🇵🇸
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد والمنة مسجد الأقصى حر مسجد الأقصى حرguudahaan waxaa xuroobay muslimiinta dhamaantood gaarahaan heer qasa
Sc max/ed ciise Horto Waxaan kaaga mahad celinayaa / falastiin / ilaa bishii (7o,October 2023dii ilaa habeenka arbacada ah (waxaan ahayn asxaab ka wade dagalamaysa qaza ) Wayo waxa and noo bartay sidii macalin iyo ardaydis deegan deegan xafad xafad mantana hadu allaah soo gaba gabeeyo waa maasha' allaah marka( islaamnimada & iimaanka reer qaza waa taam) maracade show amaa max/ed ciise allaah haku cizeeyo mahadsanid
Congratulations ❤❤❤
Mahadsanid
Maansha allah
Mashaa allaah guul palstine 😊
Allahu akbar kabiir
waanku salaamayaa sxb maracade meel dheerbaankaasoo wacayaa iga qabo telefoonka
Wllhi aad ayaa ugu farxaday 😢😢
Barnamijyadi I xiisa galiyay ee aan barta maracade show ka dawado wuxu ahaa barnamijki sirdoon ee adan sabriye🎉 wuxu aha mid aad aan ula dhacay kaas oo igu dhiri galiyay inan dhaman dawaado barnaamijyada sirdoon
Allah.u.rumeeya.waartaa.intii.shahiiday.allaha..u,nariista
❤🎉ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤❤😂🎉🎉😢😮😅😊❤❤😂
Alahu Akbar Alahu Akbar Alahu Akbar Guul Guul Reer Gaza Xabad jijintani waxay ku timiday ogalanshaha ilahay marka xigta waxay ku timiday Halganka iyo Naf hurnimada Muqawamada Reer Falastin waxaa kalo xusid mudan ona kolaba la ilawaynin Tagerada Xuutiyinta reryaman ee Ansarulah inkastay xisbulah ay Markiidambe Garabkoda kabaxday waxa kalo xusid mudan Idacadihi Wararka kasogudbinayay ee sida Al-jazira oo dagalka furinta hore kaga jirtay kuwa somalida uu maracade uguhoreyana Aadban idin xasusan dona inbadan mahadsanid
Sifiican
M.allah alxamdi lillah allahu akbar free palestine 🇵🇸 ♥️
Guuuul
Allhuku Akbar adban ufrexey marki anmaqle xabadjojinta kadhaqan galtey Gaza inkasto dadbantey kudhinten wan uhambeleyneya gesiasha falastininta mujhidinta gaza
Waa ku shawnahay sxb
Asc.walal.aadbana.usodheweynayaa.hishiska.falastiin.walal.hambaliyo
🎉🎉🎉
السلام عليكم ورحمه وبركاتة الحمد الله رب العالمين اليلة فرح وسورر
guul xamaas illaahay garabkiina ha galo hambalyo
M.a kulwayin ee lagaray wankufaraxsannahay m.a
❤🎉quul
Wll mahamed cise adbad ugu mahad san thy tabintada qurùxda bdn
Scw scw scw
Heshis ay mahadi yan alh a ugadhigo falastiiniyinta
Aarbarmamishku waa mid xiisalee kusocele ama sosifee wll
Asc..guul.weye..aadiyoaad.akusalaamaya....guusha..qayb..baad..ka.thy.adiga..iyo..muslimita..dhamaan
Asc waa ku maqlaa mahadsanid
waa lagumaqalaa sxp
Scw halkee laga wacayaa telka
حط السيف قبال السيف احنا رجال محمد طيف🇵🇸❤️
Wcs maxed ciise allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku dan guusha israil waa burbur
❤❤❤
Allaah garabkooda galo dhamaan dhinacyada iskacaabinta
Asc maracade show