Haba guursadee Mxaa ninka masuuliyada iga qaaday ku canaanaye labo maalin. Mar anoo dhahayo arkay adaa dhibta u yeedhaty hadane Waa is qabtay waayo maskiin ta saaid u aamintay qof kasta ku dhici kartaa cml. Nin masuuliyad lagama qaado xitaa kuwa ilmihiisa oo ah in waqti la qaato xilliga oo shaqeeneyn. Gabdhoo ka daayaa in ilmaha kaligiin aad dhasheen dhaqankaa ah. Kii masuuliyadiisa ka soo bixi waayo Ha isku badina ilmihiisa
Adiga doorankartiid email kaa ama postada inii waragaha lagugu soo diiro. Lacagta ilhama la siiyana waxa qaato dadka danyarta eh. Nin truck leh eh ama qoof lacag badan shaqeyana ilmahoda waxba laguma siiyo. Caafimadka aya ilmaha free uu leyihin ila ay 18 years ka gaaran.
@@lakimatan6176 horta Allah uga towbad ken wayo wax u ku banayn bad tiri wu I baneyay ninka lacagtisa inad ku raxaysato o mel ka dhigato kuma banana waxad ku ledahay gurigaga cutadada iyo dharkaga waxana ka xaq badan 2di dhashay o masruf uga bahan
Ani waxaa dhahay ba ilmihiisaa lagu dhibaa. I fur anaa isku filnaanayo xagaas iska dhiga ku dhahaa gabdho badan. Ilmaha iska xer. Gurigaaga joog ku korso ilmaha ninkaa fahmi weyso.
Amerika wax ay ilmo kaar lacag ugu shubto majirto shekada gabaray iska sax waa kugu xiranahay gabar fican batahay Amerika wax ba kama taqanid ee iska hubi kekada walal.
😅 Muxu yirdi tuga Amran ey kibrisay? “Cream ma i marisa?” Waryahe kumaankun kahorey o aqil saan aya laso creamiyey weyna daqachiyen o Xalimo ilmo lagu dayacay ayu hosfaristay. Aheeey walagu yaqan raga’a qaar
Maasha Allah tabaaraka lah horta qisadaan wexey fariin u direysaa gabdhaha ma's,uuliyada keligood qaadey , oo naftoodi ilaabey oo nimankii hooshii ay qaban lahaayeen dusha saartey , waan ka xumahey amran laakiin waxba kama haleysna awalba waxaa la yiri gacal ma galee gacal ka hel oo ah caruurteeda oo baariyaal ah oo garabkeeda jooga waxaan ku leeyahey amraneey horey u soco 😍
Gabar uqalanto in daacad loo noqdo ayey ahayd qof nasiib lahaa helo gabar noocaas ah m.a gabar Karti leh waaye ❤️💋
Dumaroow fulminant Isla ilaaliya. Nimankan Wali giiin ha aaminin
Alle ciil.badanaa cago faaraxyada qaar abayo qalbiga alle hakuu qaboojiyo
Masha ala walal farxiya walahay boqorad batay
Nin waji dhan malahan daniiste waaye balayo Allaha ku ridee
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi nimank somaliya maaxa kaaqaldan
Macha allah tabarkallah farxiyo dheman
Naa wlley farxiyoy noo soo deey qbt 4 caaawa
Masha allah america life ayaan kugu ogahay sister horay u soco always be win he needs you but never need him again ❤
Inuu doqon yahay meesha ayey ka ogatay markuu dhahay waxba iigagama bahna
Xiligii oo reerkaada & adigabe nasan leheedeen ayaa la taagan yahay naag kaa fog maxey kuu sheegee oo xili walba diyaarad u raaxeyso hakaa saarto dhaxanta & qabowga mareykanka & maqaayadaha aad banaamankooda la taagan tahay
waa nii salaamay reer farxiya tawakal
Wankaqadne qali dumar
Asc mashallah horumr inshallah
La jiifiyaa banaan la joojiyaa banaan ahaa
Waa naag adag u jabi mayso walee
Abyo Part4 lakaalay bal
Subxana Allaah Allaahu manajenaa
Asc kkk macanto nagaha nucan okala wanku xanunsada nin&damerbo walarara wana laxananeya
Wcs Abaayo Masha Allaah
Dadaal wacn habo qaali
Man Sha Allah abayo farxiya ilahay hakudayo 💋💯🙏🤲
Axx baaster weeyi ninkaasi 😢
Sheeko xanun badan 😢abaal qof guda lawaa wan ilmeeyay wlhi qebta dambe 🥹
Maskita doqon ayaa calaf ukalay lkn tani waa adunyo labadeda galin horaa loyiri
Waa qalad in uu saas ulahadlo
Ha wa sax balamaha wax kasta emellan aya laguso dhiga
Farxiyo habaryar hore usoco
Dumaroow. Nimanka ha Aamino hana qayaaanin. Card iyo accounka is qora.
Masha allah abaayo allah haku xifdiyo
Alahakuxifdiyo
Wcs xabibti hore usoco 💯💯💯💯
Masha allh xbbti
Allaha kusharfo abayo ❤️
masha allah thank you 🙏
Walee sheekadan waxbay I tartar 😢
Wcs m.a ilaahoo caafmaad caafmaad
Wcs xabibti 🥰
Wcs wll farxiyo tawakal
Wcs 🥰🥰🥰🥰🥰
Cawa salama yariisey awey maxey xalqada kale nogu soo xadi weydey wey oo wey 😢 meel aan filyn kukala go,dey
Ciil ayaa i dilay!
Waalayaab❤❤❤👍👍👍
Abayo fatxiyo gabadhas waa qof adag ninkas asagaa shalay u danbeyo teeda kale America qof shaqeeyo waxna lama siiyo anaa caruur ku heysto dawlada karka cafimadka kaliya aa nala siiya cunug card lacag logu shubo lagama yaqaano abayo halkas iska sax
maashaAlaahAbahaas
Maasha allaha 😍 ♥
Asc abayo setahay
Thank you habo macan ♥️ 👸
Masha Allah sister ❤❤❤
Gabadha aad ka sheekeysay Khasaare ma joogto, Caruur hagaagsan iyo Guri Qasri ah bay haysataa. Isna hantidiisii buu dad u gacan geliyey.
Nabsiguna masoo raago hadda.
Maxaa yaab isdaba yaaal farax somali abaal leh lawaa😂😯
Wcs hapo mcn 💖asxapey 100k aan gaarsino chanalkan 👈💖asxaptina iyo familkina mopeladoda ka qaada oo subscribe saara👍plz 🙏 waa codsi🤌
Subxaanalaah, Abaalkeedu ka waraabiyay. miskiinah.
Thanks hàbibti
Scw scw scw
Masha allah
💍❤kan miyaa
cawa xalqadaan codka ayan ugabiyay si ankaligey umaqlo sababta maxeytahay talow wan idensalamay ree tawakal
Hhh sababta ma ninkaga ayaa ku ag jiifa aniga shekoyinka farxiyo Ninkeyga kuma ag dhageysto hadan ku ag dhageysto codka wan gabiya
Wcsrb farxiyo wll qalbi
Asxaabta farxiyo isoo booqda
First 🥇
Sami wan kusalaamay
Cajiib
Naa sidaa ha uga harin dacwey inta uu ku shaqeeyaa la ogaanayaa biilbaa meel la idinkaga saarayaa idinkoo kala tagay biil waa ku leedahay oo waa uu ku qasban yahay tana dhinacey ka dhureyso adna dhinacaada sharci ooga qaado saaxiga isagaa keenayo marka xoolahiisa lakala miisto saaxiga ayuu keenayaa adigana sharoobadaada cab kareenkaada isla dhac gaarigaada yar ku soco hebladi uu yaqaanay maahane heblo kale iska dhig naag maantay uu caruur uu dhalin u biileyso oona sii ceyneyso daayeer baa sidaa ii sameeyay dhaheyso bari marki uu wax waayo bacdiisa banaankaa loogu soo tuurayaa ileen waa naag okisyoon ku heysato
Ma shall ah.bitowfi.in shall ah💜💟💥🤩💍
Ninka iyada masuliyàdisa udiday
Saxiix wlhi labo howl ayey dhabarka u ridatay
subhanallah i’m sorry sister
abaayo america 🇺🇸 goorme lacag ilmay kasiiya yaabaye abey lacag sameynayo hooyo ordeyso xatay fulistanbo lagumay caawiyo inter kaliga ku nimceysatay oo ilmahaag lacag lagu siiya
Wan kaxumahay nimaka qaar farxiso hadeyhilaan kumayaqanaan
Cawa ya ga horeya
Dareen aalis dheer yahay qoftan xagey kunoled wan layaabay aniga
Haba guursadee Mxaa ninka masuuliyada iga qaaday ku canaanaye labo maalin. Mar anoo dhahayo arkay adaa dhibta u yeedhaty hadane Waa is qabtay waayo maskiin ta saaid u aamintay qof kasta ku dhici kartaa cml. Nin masuuliyad lagama qaado xitaa kuwa ilmihiisa oo ah in waqti la qaato xilliga oo shaqeeneyn. Gabdhoo ka daayaa in ilmaha kaligiin aad dhasheen dhaqankaa ah. Kii masuuliyadiisa ka soo bixi waayo Ha isku badina ilmihiisa
Gabadha walaal maqabin miyaa talada adiga kunool 😭😭😭😭😭😭😭 khasaaro ma qabatid wl
Keep going sister
Abaayo email waa caadi mareykan bis maaha waa adiunka dhan waraaq waa laga gudbay
Haaa abayo waasx
Adiga doorankartiid email kaa ama postada inii waragaha lagugu soo diiro. Lacagta ilhama la siiyana waxa qaato dadka danyarta eh. Nin truck leh eh ama qoof lacag badan shaqeyana ilmahoda waxba laguma siiyo. Caafimadka aya ilmaha free uu leyihin ila ay 18 years ka gaaran.
wcs xabibti
M.a
عجيب😳
Wcs
Xaaramta iska ilaaliya. Nin truck le ah ilmihiisa xoolo dawlada uma baahna ee separation iyo wax kale hadii ee jidhin cidna Cetshwayo ma siineeso
Nija wa run lakin so kama si darna markad Allah la dagalayso o guri ribo qadato sida gabadhan iyo dad kale
I'm so sorry for Amran 😭😭 that dude won't have good life after this kind of dulmi towards his wife and kids 😢
🥰🥰
Wsc
Farxiyo nagaha somalida Weey hurdaan walaahi nin hadadan wax kadhigan ood kaga raxeeysan lacagtisa naag kale ayaa ku raxeeysaneeyso
Allah akbar
@@caashaqaasim2399 been miyaa taas
@@lakimatan6176 hadad adun kaliya ku xisabtamayso wad samayn karta
@@hodanc6255 Allah ayaaba ibaneye abaayo Waan ku raxeeysanaa intaanba kahelayo Maxaa lacagtiisa waa teeyda
@@lakimatan6176 horta Allah uga towbad ken wayo wax u ku banayn bad tiri wu I baneyay ninka lacagtisa inad ku raxaysato o mel ka dhigato kuma banana waxad ku ledahay gurigaga cutadada iyo dharkaga waxana ka xaq badan 2di dhashay o masruf uga bahan
Aniiga naag laa ilaa guursaday waxa waalba duusha ka saaray heer caafiimad biixino America caafiimad waa qaali raafaad naagti wuu iska fuuray raag haadi maasuuliyad laga qaado caaqli maa qaaban naag kale raadinaya waalsha iska saamir leeyahay
Ani waxaa dhahay ba ilmihiisaa lagu dhibaa. I fur anaa isku filnaanayo xagaas iska dhiga ku dhahaa gabdho badan. Ilmaha iska xer. Gurigaaga joog ku korso ilmaha ninkaa fahmi weyso.
@@nijaj9157 abaayo miyu ku fuuray
Naag nool aa tahay waa run xoolo naag lasiiyo yuu soo harin
@@neeha12 maaliinkan arkay laabo koon oo dollars 💵oo loodiiray kooma gaali gaaray heer biil loowaayo gaarsiyay because America caafiimad laama biixin kaaro waa qaalin iyoo guuri kiiro aha marka wuu faakaray iyaada fuuduu is dhaahay wuuna fuuray isaago u taagin
Amerika wax ay ilmo kaar lacag ugu shubto majirto shekada gabaray iska sax waa kugu xiranahay gabar fican batahay Amerika wax ba kama taqanid ee iska hubi kekada walal.
Ameerika ayaan aqaanaa kuma dhihin balese fikirkaaga xor ayaad utahay 🙏
Ilmaha dowlada lacagta account ugu shubayso oo waxbasrasho ah wilgay man maqalin Jamacsd aniga ilmaah bishi ayan lacag mel lo dhiga Jamacsd free ah na majirto maqano melah kale
Abaayo dhib malahan waxaa oo dhan waad ka bixi kartaa
👑👑👑🌷
👑👑👑💎💎💎
7
😅 Muxu yirdi tuga Amran ey kibrisay?
“Cream ma i marisa?”
Waryahe kumaankun kahorey o aqil saan aya laso creamiyey weyna daqachiyen o Xalimo ilmo lagu dayacay ayu hosfaristay. Aheeey walagu yaqan raga’a qaar
Sorry sister Amaran kaasi nin ma ahan 😭💔
𒌧𒌧𒌧𒌧𒌧𒌧𒌧𒌧𒌧𒂝𒁎𒀱𒅌𒁂𒆙𒁂𒇫𒁂𒐫𒁂𒁂𒐫𒐫𒐫𒐫𒐫𒐫𒂝𒐫𒐫𒂝𒐫𒂝𒐫𖣘𖣘𖣘𖣘𖠄𖠄𖣁𒐫﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽﷽
Nin somali bila abal
Naag walba doqon ah sidaas ayaa lo galaa oo nin ku walan, nagayahow is adkeeya oo nimankan isku dhibeesan iska daya, anyway sorry sister😢
Amran markii hore bay kibrisay ninka laakiin alxamdulilaah dhib maleh maadama ay hooyo isku filan tahay oo aysan waxba uuga baahnayn asagana wuxuu ciyaalkiisa ka cuna qabateeyeey meel kale baa looga qaadayaa
😢😢😢 shit
Gbadho waxii dhacay waa dhacen. Ninka hal doller inu mel dhigto ha u ogalan naag intay kugu raxeysan lahed adiga kuraxeyso nago nool iska dhiga
Keep going sister
Wcs xabibti 🥰
Wcs
Keep going sister
Wcs
Wcs