Qiso cajiib ah Hooyo 4 caruur ah oo Autistic ah kali ku noqotay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Qiso cajiib ah: Hooyo 4 caruur ah oo Autistic ah kali ku noqotay

КОМЕНТАРІ • 162

  • @DalkaSomaliMedia
    @DalkaSomaliMedia Місяць тому +20

    Asc--Wwb Waa Hooyo Sacdiyo, Waa Hooyo Sabar Badan, Ilaaheey Ku Xiran. Masha Allah Waxeey Tiri (Meel loo Ordo oon Ilaaheey Ahayn Ma Jirto) Waa Runteed, Waa Weyso, Qabaa, Salaadii Casir Ayaan Soo Tukaday Waa Xiliga Malaaigta iskala Badaleeysay
    (Ilaahoow)(Rabiyoow) (Raxmaanoow) (Raiimoow) Hooyo
    Sacdiyo Ilmaha, U Caafi

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 Місяць тому +3

    Allaahu Akbar 😢😢😢 Dadkeena allahay xaqa ha tuso😢😢😢

  • @saharamohamud8417
    @saharamohamud8417 Місяць тому +12

    Mash Allah, sister, you are gold stars. I am a support worker with special needs children too, sister. May Allah bless and you family ❤❤❤

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 Місяць тому +8

    Mansha Allah sister you’re super natural may Almighty Allah increase your strength. We came from long history of being people but today our society became valueless people Subxanalaah

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +4

    Ilaahay swt dambi dhaaf ha kaaga dhigo, oo darajo caaliya ha kugu gaarsiiyo, hooyo un baa ordaysa wadamadane Ilaahay swt hana asturo, way korayaan insha Allah, waxan arkay wiil koray oo jaamacad ka baxay oo isagu mucalim ah marka insha Allah waa ka gudbi doontaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned Місяць тому +4

    Allaahu akbar
    Abayo allaah ku gargaaro OTSIM gaalada berta maqlay
    Marku ilmuhu so dhalanayey waxku mudaan maqlay allaah iga og ma ogi ani waa qadar allaah

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii Місяць тому +6

    Subxanallah Allahu akbar Allahu akbar Allaha ku cafiyoo hooyo macan insha Allah khery ban ku rajaynayaa

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Місяць тому +4

    Allaahu Akbar maashaa Allaah hooyo karti badan abaayo caruurta Allaha kuu caafiyo adigana sabar Allaha kugu arsaaqo !

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Місяць тому +4

    Subxaanallah what kind of Muslim Somali? Thanks for sharing u are brilliant may God bless u.❤❤

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 Місяць тому +16

    Autistic ma ahan xanuun iyo cudur e waa xaalad waxey u fikiraan different xitaa qaarkood wey aqli badan yihiin caruurta kale.

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 Місяць тому +6

    Qaali gabadheena Farxad kunooloow sabar iyo fahamka diinta Allaha kugushubo aamiin 🤲🌹❤️

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Місяць тому +3

    Allaahu Akbar allaahu Akbar alxamdullillaah calaa kuli xaal illaahow raxmaanoow ucaafi una dhib yareeh abaayo mcnto illahay hakula jiro markata iyo meelkastoo joogtid continue to be strong,u are so natural

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Місяць тому +7

    Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh walshey kheer badan cafimd allh haku siiyo Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Місяць тому +6

    Away aabihii caruurta dhalay, xageebu uu ilmihiisa ka aaday, waxaan alle weyn ka baryayaa in uu
    Gabadhaan in uu ilmaha caafimaad u siiyo runtii waa gabar qadarta alle aaminsan, ilaahow u gargaar
    Gabadhaan, ilaahow caruurta u caafi..Amin.

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh511 Місяць тому +1

    Yaa Rabbi Allow Jannatul Fardowsal Aclaa ha kuugu badalo Aduunkana Nolol farxad leh Ku Nooloow adiga iyo ciyaalkaaga Quruxda Badan

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 Місяць тому +9

    Allah haku cafiyo walal carurtada Aamiim

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Місяць тому +1

    Somali ka nabad gali meysid dhib iyo dheefba inta aad dheer ilmo xanuunsan ilmo wanagsan intaba wey dhiban abayo ilahay hakula koriyo

  • @lalakids907
    @lalakids907 Місяць тому +3

    Mansha abayo Allah haku cawiyo wlhi hal ayanba la walan rabaa😢 allow caruurta no caafi🤲❤️

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 Місяць тому +2

    Ilaahay hakuu caafiyo adigana ilaahay danbidhaaf hakaaga dhigo waa imtixaan hadii loosamrana waa waxwayn soomaali ilaahay hasoo hanuuniyo

  • @NastehaUbayd
    @NastehaUbayd Місяць тому +2

    Abaayo ilaahy ha kuu caafiyo 😢😢😢😢 Mar kasta waan kuugu soo ducaynayaaa insh allah 😢😢😢

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому +2

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu illaahow caawi caruurtana caafi

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Місяць тому +2

    Abaayo afartaba illaahay hakuu caafiyo kuwaas dad lama dhihi karo dugaag bay kaliitaan jiradiina maven ayay kadhigen i wish anigoo waqti haya inaan Daris kula ahaan lahaa illaahayow raxmaanoow raxiimoow adigaa awood leh ucaafi kulina inta jiran caafi qaatumo sana nagu dil

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye Місяць тому +2

    Mashllaah wa hooyo sabar badan ALLAAHA KUCAFIYO habyr

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 Місяць тому +7

    Allow cafimaad usii yaarabi ❤

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 Місяць тому +6

    Alle ha kuu caafiyo abaayo macaan anagana alle ha no caafiyo amiin ya rabi

  • @Kazwalee
    @Kazwalee Місяць тому +5

    Allah caafimaad dag dag ah siiyo aamiin dhamaan

  • @MrOmarhajji91
    @MrOmarhajji91 Місяць тому

    Walaashey xaladkasta oo uu qofka marayo aduunkaan waa qadar xaga rabi inoogu qoran sabarkaga Allah kusiyaadiyo, caruurta Allah kucafiyo lkn waxaa tahay strong young lady MashaAllah please keep it up.

  • @hudaismail278
    @hudaismail278 Місяць тому +2

    Aabihii mee 😢bal nimanka somaliyed arka wa bila damiir

  • @faarushashim2143
    @faarushashim2143 Місяць тому +1

    Mansha Allah 🎉Alle ha inoowada gargaro Wll caruurtana Allah hano wada cafiiyo insha Allah

  • @hamdahuseen4679
    @hamdahuseen4679 Місяць тому +3

    Maashaa Allah beautiful Mather
    Keep it up abaayo ❤❤❤❤

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Місяць тому

    Waa Nimda Allah walaashey &inta la mid ahba oo caruurta ka xanuunsan allaha awooda leh caafimaad ha siiyo aan Bushi ku reeban aamiin yaarabi .

  • @AhmedAli-is1lj
    @AhmedAli-is1lj Місяць тому

    Walaal Musdhaf rabbi khayr ha ku siiyo adduun iyo akhiraba,sida aad ummada ugu shaqaynaysid.

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid Місяць тому

    Masha Allah bro and Sister. Allah ha ni hafido.

  • @umaahfatima
    @umaahfatima Місяць тому +2

    Asalaamu Alakum, my dear sister, may Allah give you righteous ppl to you and your mashalllah children. May Allah , make you and children amomgst the higest Jannah . Quran is also shiffa, keep reading surah Al Baqarah on your children , and continue to make dua for them.

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 Місяць тому +1

    Allah SWT ha kuucaafiyo caruurta . Sabir Walashay qaali.

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Місяць тому +2

    Yaa allah caruurta caafimaad taama ku arsaaq. Hooyo sacdiya ilahay qalbiga haw adkeeyo samirkeedana ilahay haka abaal mariyo😢

  • @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi
    @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi Місяць тому +3

    Aaax. Qalbiiga ii xanuunay. ALLAHAYOW Wllshy ku caàfii

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 Місяць тому

    Asc walaal Allaha kugu abaal mariyo sabarkaaga iyo qanaacada, waxaa itaabatay markaad tiri, wax walba oo uu ilaahay ku siiyo ama kugu irzaaqo inaad ku qanacdo iimaanka waa muhiim, waa ereyo dahab ah.❤❤❤ Thanks sister

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Місяць тому

    Thank you sis without drop your emotional trauma to us but explaining us in professional way 🙏🙏🙏🙏 this will help many others Somali face reality without scary the future of they kids n get help for their kids

    • @FaisaMusse-s7r
      @FaisaMusse-s7r Місяць тому

      May Allah make easy for you sis 🙏🙏🙏 it just test from Allah

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 Місяць тому +1

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin walal macaan Allah haku garab galo awlaadana hakuu caafiyo caafimaad taama oo degdega biidmilaah aduunku waa iska daarul itixaan samir jamiil ah baan kuu rajaynayaa walal macaan run ahaantii waan la ilmeeyey halkaaga markii aan dhagaystay hooyo adag baad tahay maansha Allah alle haku xiftiyo aamiin

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu Місяць тому +2

    Abaayo Allaah Swt, haku Caawiyo, Janana, Ha kuugu, bishaareeyo,

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Місяць тому

    Mashallah, may Allah bless them strong mum❤❤

  • @DekaAdenHussein
    @DekaAdenHussein Місяць тому +2

    Marka hore allaha u cafiyo marka xigta waxa dhihi laha carurtas Somaliya gee o ku hay o hakaso tagin adi ku xanane way ku ficnanayan Inshallah wa aniga fakar kayga e garsii shiiq mustafo hoyadan wayo talada bulshadu wa muhum laga yabe in ay ku fa iido mida kale wax wayan o ad loga naxo ma aha otism wana ilmaha ugu waxbarasha o ugu caqliga badan ayan maqlay ax maxa dayac haya hoyoyinka abo ilmo la cabanayo arki maysid ala rag isku shega maxa qiyame war war u yal

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Місяць тому

      autism ku wuu kale duwanyay, maaha kuwa aad filimaanta ka daawatay ee wada akhriska ah. waxaa jira qaar xagga wax barashada autismku kaga dhaco, oo waan xataa sida wax loo qoro aan la bari karin, waxaa jira qaar aan hadli karin, waxaa jira qaar ay tahay sida xishood amma qajilaad oo kale iyo qaar kaligood wax ma cuni karaan.

  • @fadumahasan1080
    @fadumahasan1080 Місяць тому +1

    Allah Caafimad tama hasiyo caruutas waa intixan ee allah caafiyo

  • @nimcoaliibrahimnimco9678
    @nimcoaliibrahimnimco9678 Місяць тому +3

    Alaahu akbar alxamdulilaah

  • @DramaReeles
    @DramaReeles Місяць тому

    Allaahu Akbar. Walaasheen Allaah hakuu booga dhayo

  • @AbuubakarCaddowCali
    @AbuubakarCaddowCali Місяць тому +2

    Dhuux geel sii ilmaha abaayo. Alle ha kuu caafiyo afartoodaba.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Місяць тому +2

    Allaha kucaafiyo amiiiiiiiiin insha allaah allahana kuubarakeeyo insha allaah

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b Місяць тому +3

    😢😢😢😢 yaarabi dhamaantood ucaafi adigaa awoodlev❤❤

  • @RiyadCabdo
    @RiyadCabdo Місяць тому

    Allah ha cafiyo caruurta lakiin ciyalika abohdo awaya

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Місяць тому +1

    Allaahu akbar awood Allaah ayaa leh

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 Місяць тому +3

    Alle ha kucafiyo Caruurta abaayo

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Місяць тому +1

    Hooyo mashaa alaah Samir badan hooyo jisadada waa jano

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Місяць тому +1

    25:52 mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I'm happy for you sis n may Allah give you more happy time with your children 🙏😔🙏😔 ameen ya rab

  • @samsamismael4206
    @samsamismael4206 Місяць тому +1

    Allah ha caafiyo ubadkaaka oo ha xiftiyo iimaan ka Allah ha kuu adkeeyo

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +1

    Allaha siyo cafimad sarecan amiin yarabi

  • @AbuubakarCaddowCali
    @AbuubakarCaddowCali Місяць тому +1

    Dhuux geel sii ilmaha abaayo. Alle ha kuu caafiyo kulligood.

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Місяць тому +4

    Autismi ma ahan xanuun ee waa dabeecad gaar ah oy adagtahay ilmaha qabo, in la fahmo waxa uu rabo, isagana uusan dadka caadiga ah fahmeynin ama la jaan qaadi karin.

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому +2

    SUBXAANLAA ALLAAH HACAAFIYO ☝️

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Місяць тому +2

    Asc sister allaah caafimaad ha kuu siiyo caruurta amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 Місяць тому +2

    Waalihi minkii caruurtaas haayo Lee dareemayo,ilaahay caruuruta hanoo daayo.

  • @Daryeelnaftaada
    @Daryeelnaftaada Місяць тому +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢ilaahow ucaafi🤲

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned Місяць тому +3

    Wcs allaah Swt hacaafiyo Aaaaaamiin

  • @hanadmahamed7001
    @hanadmahamed7001 Місяць тому +2

    Mansha Allaah waa strongly sister

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy Місяць тому

    Allah haku gar garo aamin yaarabi o haku caafiyo carurta😢

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned Місяць тому +3

    Ma aha talaalka e waxaan maqlay yixde ku dilaa ciyaan irrbadaa si u illmaha madaxa uga mudo allaah iga og saas maqlay

    • @ZahraosmanIsse
      @ZahraosmanIsse Місяць тому

      Maxa tiri abyo qoralkaga ma fahmin sidew yixda ugu dila

  • @FaisaMusse-s7r
    @FaisaMusse-s7r Місяць тому +1

    14: 01 sorry 😔😭😭but what they said whatever don't kill you it makes you strong mashallah u do find young lady n may Allah bless you and your family 🙏🙏🙏🙏 ameen ya rab

  • @Umxasan
    @Umxasan Місяць тому +2

    Allah. hagu. caafiyo aamiin

  • @qaalimohamed8901
    @qaalimohamed8901 Місяць тому +2

    ❤❤❤🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt Місяць тому

    Allaha kuu siiyo cafimaad taamah Aamiin yaarabi

  • @najatahmeed7655
    @najatahmeed7655 Місяць тому

    Ascwb inshallah allah allaha cafiyo dhaman ku cafiyo dhamaantood insha allh🤲🤲🤲🤲🤲

  • @roblehhassan
    @roblehhassan Місяць тому +3

    Alle ha ku cafio ilmaha walal

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому +2

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Місяць тому +3

    Allah haku cafiyo Walaal ninkiikaa dhalay mee

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 Місяць тому +1

    Abaayo waxaan ilaahay kuu waydiinayaa in ilaahay uu kuu caafiyo ilaahay na janada kugu geeyo abaayo is kadaa bile aadan war kooda ilaahay ayaa Amaal Marin kugu siinaya

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 Місяць тому +1

    hooyo qaaliya waaye Sacdiyo,ILAAHAY haku barakeeyo awlaada Allah kuu xafido.waxaa layaab leh inay community aanba lagu dhex noolaan karin oo aad moodo inaysan qadarba aaminsana,qofkii ilmo kajirado ay kudiimayaan.

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Місяць тому +1

    Uniigu daadka ilmaah baadaan dhaalaayaah waay kaafaa idaadaan baan Aqoon waayaay iyo waaliiba qoorbe dhiibaataadiisa.

  • @aisha1121
    @aisha1121 Місяць тому

    Ilahay s.w.t hakuu cafiyo abaayo

  • @AhmedAbufowzan
    @AhmedAbufowzan Місяць тому +2

    Abayu Allah hakucaafiya

  • @Khadijahsmart3693
    @Khadijahsmart3693 Місяць тому +1

    Allow cfmd waaro u sii carurteda nolosha waa imtixaan mid ku gulysato Ale haka dhigo Allow anagana naga dhig kuwa cibra qaato

  • @nimcodaahir9192
    @nimcodaahir9192 Місяць тому +2

    Illaahay haku caafiyo wllo.

  • @RaxmoMaxamad-q7o
    @RaxmoMaxamad-q7o Місяць тому

    Samir
    Walaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Місяць тому +2

    Illahay Ha u fududeeyo gabadhaan Arimaheeda waa la imtixamay Illahay janada haugu badalo war somaliyey family diina garab istaaga markay wax ku dhacan😢

  • @Fatuu1012Fatu
    @Fatuu1012Fatu Місяць тому +1

    Ilhy wll caruurta haku cafiyo

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha Місяць тому

    Mikiina abaayo Allaha kuu caafiyo

  • @fatmaabdullah87
    @fatmaabdullah87 Місяць тому +1

    Rabiyow kuu caafi dembi dhaaf a kaaga dhig

  • @VivasafiNuur
    @VivasafiNuur Місяць тому +1

    Maansha Allaah
    Abaayo

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Місяць тому +1

    Allow ciyalka cafimad sareecan ah sii

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 Місяць тому +1

    Mu Allah make it easy for our sister.😢❤️

  • @SofiaRooble
    @SofiaRooble Місяць тому

    Maashaa allaah ilaahey hakudarajeeyo

  • @AhmedAbdulahi-cr3je
    @AhmedAbdulahi-cr3je Місяць тому

    Allaha caafiyo dhamaantoood aamiin yaa allaaah

  • @ifrahaden3886
    @ifrahaden3886 Місяць тому +1

    Alaha ucaafiyo iyadana sabir alaha siiyo

  • @Bintimaxamaed
    @Bintimaxamaed Місяць тому +1

    Alle ha cafiyo kuli muslin

  • @Kismaauo
    @Kismaauo Місяць тому

    Ilaahay hacaafiyo waa imtixaan Samir

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 Місяць тому +2

    Cirbad makeento soomaali caruurtaan camal wey jireen laakiin magacyo qaab daran ayaa la sii joray sida doqon ,macan gag, aniga cunugeyga 7 nilood asoo ah ayaan dareemay in uu autistic yahay walina cibad laguna durin

  • @abdimohamud1111
    @abdimohamud1111 Місяць тому +1

    Illaahey hakuu caafiyo

  • @HawaAbdulle-n6r
    @HawaAbdulle-n6r Місяць тому +1

    Ilaahoow kuu caafi

  • @Kadijaomar-e3w
    @Kadijaomar-e3w Місяць тому

    Allah ku cafiya

  • @Kazwalee
    @Kazwalee Місяць тому

    Tolow aabihii aawey

  • @robleh-s9x
    @robleh-s9x Місяць тому +1

    yarabii ugar gar yarabii