MARYAN NINKEEDII HORE AYAA 'XANUUN HALIS AH QAADSIIYAY' YAAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 66

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Місяць тому +8

    Waa gabadh iimaan leh alle hakuu siyaadsho caafimaadka iyo iimaanka walaal ❤❤

  • @SafiaAli-r2f
    @SafiaAli-r2f Місяць тому +6

    Nin maha ee codkeda in la fahma la qarina waa hab farsamo lo isticmalo qofka bini adamka in laku xad gudba la diiday qof waloo cookeda yaqano si uu ugu wareero magacana waa mid am kedii aheyn ayey shekan karta waa cadi qisadeda in laku cibra qado ah alle haka cafiyo wallo qali insha Allah❤

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Місяць тому

    MashaAllah abayo Allaha SWT protect you and your family ❤❤❤

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Місяць тому +1

    Allaah hakucaafiyo Allah waxwalba wuu awoodaaye

  • @Zurich527
    @Zurich527 Місяць тому +3

    Ilahey caafimaadka haku siyaadiyo

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 Місяць тому +2

    Allah hacaafiyo walasheen Ameen

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 Місяць тому +3

    Ilahaay.hacafiyo.waa.hooyo.iman.leeh

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Місяць тому

    ilahay hacaafiyo walashen waydadashay inshallah Allah waykacaafimadaysa

  • @Buurta1
    @Buurta1 Місяць тому +1

    Ilaahay haku caafiyo

  • @JapanJubba
    @JapanJubba Місяць тому

    Maasha allah alle haduu caafiyey

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 Місяць тому

    Allaha subxaanahu watacaalaa caafimaad taama ha idinsiiyo xanuunka iyo caafimaad kaba Allah baakeena sidaas daraadeed cidkastoo ku faquuqdaahi ayaguba naftooda meel uma hayaan

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 Місяць тому

    Somalidu waa dad badawiina ilahay naxariis haysu keen galiyo😢

  • @Abdirahmanmohamed9114
    @Abdirahmanmohamed9114 Місяць тому

    Allaha cafiyo walaasheen waa qof iimaan leh

  • @farduus_
    @farduus_ Місяць тому +1

    Ilahay ha u dhibdhaamo danbi dhaaf allah uga dhigo

  • @mrfeast7654
    @mrfeast7654 Місяць тому +2

    Mudan qofkan hadalkiisa dumar uma ekeee see camal

  • @mahameddeeq9971
    @mahameddeeq9971 Місяць тому +3

    Barnamijkan ku celus waye baan filaa horey u daawanay

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 Місяць тому +3

    Inad dacweyso aya ficned wa qalad inow siraha shego turjubanka

  • @aminamahamed2707
    @aminamahamed2707 Місяць тому

  • @thelkbashir1977
    @thelkbashir1977 Місяць тому

    Allah SWT cafimaad dag dag ah oo sariican ah hasiiiyo abayadan iyo walalka qabo Allah haka dul qaado bi idnillaji tacala negative ha ka dhigo iyo dhaman walalaha xanunsan

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 Місяць тому +3

    EE waba nine qofka hadlaye wah

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai Місяць тому +1

      Coodka lo badalay saxib technologyga la sooco 😂

    • @RumaanG
      @RumaanG Місяць тому

      @@maryamruunmaxamud4514 codkeeda inla aqoonsado ayaa loo yeelayaa.

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 Місяць тому +1

    Adkeeso wll waxan wa aduun laga wada tagaya😢

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Місяць тому +2

    Naagayahow nimanka iska koontaroola balaayaad candhadiina u warfineeysaan balaayo naago waal waalan ninkeey arkaaba hois dhigayasn ilaahoow naga badbaadi yaarabi la kiin maanta qof la aamino majiree iska baara dadka aad guursaneysaanba rag iyo dumarba

    • @Shadowanimeblue
      @Shadowanimeblue Місяць тому +2

      Hadi la iska baro xita micno ma samey neyso sababto ah nimanka asgo ku qabo ayu nago kale radiyan ani wan arke wa orgi

    • @Shadowanimeblue
      @Shadowanimeblue Місяць тому +1

      Hada nin hadad lashekeysato wuxu raba in u ku imado aygu cudur xisabta maba ugu jiro

    • @Shadowanimeblue
      @Shadowanimeblue Місяць тому +1

      Xita nimanka somalida qar badan ba qanisin ah o xasas leh o ilmo leh lamana oga nagti nin amineyso iyaday utala

    • @Username11249
      @Username11249 Місяць тому

      Ninka kaliya uun baa xanuun kan gabadha qaadsiiya miyaanay suurta gal ahayn inay iyadu qaadsiisay?

  • @aliosman1919
    @aliosman1919 Місяць тому +2

    Abdixafiid, seekadaan waxbaa ka qaldan, cod ahaan

    • @maammeee
      @maammeee Місяць тому +1

      Codka filter baa mariyay ,si aan gabadha codkeeda loo garan

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 Місяць тому

    Qofki qof kale kudhibateyo walalkis Ilahey imtixamey 😢hoostis unbu kahelaya

  • @Username11249
    @Username11249 Місяць тому

    Ninka kaliya uun baa xanuun kan gabadha qaadsiiya miyaanay suurta gal ahayn inay iyadu qaadsiisay?

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Місяць тому +1

    Sidee nin ku hellee maaba ku fakartey Ana anoo single ah cafimad qaba 10 sano jogaaa fadhi imayaal😂😂🏃🏾‍♀️🏃🏾‍♀️abaayo ilahey haku cafiyo gabar geesiyad ah ayaa tahay

    • @maammeee
      @maammeee Місяць тому +2

      Soo nafley ma aha , adigu hadaadan nin ubaahneyn waa khiyaarka

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Місяць тому

      Wax walba qosol lagama dhex raadiyo

  • @rahiima_ruun46
    @rahiima_ruun46 Місяць тому +1

    Waa maxay codka saas ah mise adaa wax kale kufurey waa maxay nin baa hadlaye 😂😂

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Місяць тому +1

    SAWIR SIDAAS OO AAD UFOOLXUN EE XAGGA INDHAHA….MAXAAD UGUSAMESEY WALAAL ????
    You don’t need to do all that…..SUBXAANALLAAH

  • @abdirahmanosman3016
    @abdirahmanosman3016 Місяць тому +1

    Codkan waa rag sida isleeyahey waa la kalashakiyey

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 Місяць тому

      Codka ma,ahan codkeedii saxda ahaa si aan loo fahmin.

  • @Suguledalacgale
    @Suguledalacgale Місяць тому +1

    War waxaan waa nin aniga ayaa kudhaaran kara

    • @Seytun3482
      @Seytun3482 Місяць тому +1

      Codka wa la weyney sida lo fahmin wll

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Місяць тому +1

    Waa nin waxa aad wareesaneesid

  • @RumaanG
    @RumaanG Місяць тому

    Nimanka somalida inay isbaaraan maogola .

  • @halimajama1664
    @halimajama1664 Місяць тому +1

    Cod waawaynaah ma ninbaah

    • @maryamruunmaxamud4514
      @maryamruunmaxamud4514 Місяць тому

      Wlh aniga yaabey ninbaba mesha fadhiyah bad is ledahay

    • @ruunmoh
      @ruunmoh Місяць тому +2

      codka waa lawynee si loo fahmin codkeeda wax fahma😮

  • @XidigadhuuntaCirjiidh
    @XidigadhuuntaCirjiidh Місяць тому

    Naagtu ma xaga horaa?
    A/hafiidow sxp

  • @zainabg979
    @zainabg979 Місяць тому

    Cabdi xaafidow hada ka hor ayaad noo soodaysay gabadhaan marka sheekadaan mar hore bay ahayd dib ufiiri wlle

  • @kacabhirsi7842
    @kacabhirsi7842 Місяць тому

    Abdihafid kiisadaan hada kahor ayd soo daaysay

  • @rahiima_ruun46
    @rahiima_ruun46 Місяць тому

    Ma ninba qofku 😁😂

  • @Gggyyty
    @Gggyyty Місяць тому

    Xaadhacay codku nin ukaa

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w Місяць тому

    Sey ukeeni ninoloshedii babiyey

  • @ShamsoYassin
    @ShamsoYassin Місяць тому

    Mary an cod nin miyey leedahay mise anigaa moday

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 Місяць тому

      Codkeeda laqarinaya

    • @maammeee
      @maammeee Місяць тому +1

      Si aan codkeeda loo garan buu weriyuhu codkeeda filter mariyay

    • @maammeee
      @maammeee Місяць тому

      Codka filter waaye wariyahaa saaray si aan codka gabadha loo garan , wajigana wuu uqariyay

    • @ShamsoYassin
      @ShamsoYassin Місяць тому

      @ ok grazie

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Місяць тому

      Codkeeda maxaa laga qarinaa magaceeda ayuuba sheegi hayaaye qofkii codkeeda gartaa magaceeda magaraayo miyaa waxaan wa sheeko kale ma fahmin