Cuntooyinka Wadada Ee Magaalada Jigjiga Ayaa Tijaabinay! Street Food In Jigjiga City!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Cuntooyinka Wadada Ee Magaalada Jigjiga Ayaa Tijaabinay! Street Food In Jigjiga City!!
    waakan kanaalka Geedi Sahan
    / @geedisahan
    waakan kanaal Nuraani
    • Video
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 86

  • @Somali.fashion
    @Somali.fashion Місяць тому +9

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin
    🤲🏾🤲🏾

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Місяць тому +8

    Ree jigjiga waa dad qalbi wanaagsan ❤

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool Місяць тому

      Reer jigjiga adoonta axmaarada 😂😂😂😂. Waa umad qarnigii 21aad adoonsi kujirta 😂😂😂😂😂

    • @user-fr3kw2rf3z
      @user-fr3kw2rf3z Місяць тому

      WAN XORBI DONA 😂🩸😥😭🇸🇴

    • @MaanMOHAMED-b2u
      @MaanMOHAMED-b2u 28 днів тому

      @@warsamaosman-Sooladoonsi kuma jirno rabigii ku abuuray ka baq lkn Ethiopia wali waan kamid nahay taasna haayada UN baa kadanbeysay hadan awoodno mar horan independence noqon lahyn lkn dadkaanaga hada dagaal uma horseedeyno wadnkanaga iyo dadkanaga aan dhisno lkn adi haday farxad ku tahay inaad ku jees jeesto dad soomaliyed Rabigi ku abuuray soo doono haka yelo 😊

  • @blalkaraoglu8194
    @blalkaraoglu8194 Місяць тому +4

    Çok iyi olmus

  • @Inaahmed-s5e
    @Inaahmed-s5e Місяць тому +2

    Muqal aan qayh ka. Ahay🔥

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Місяць тому +3

    Xabashida wax haka iibsanina😂

  • @user-ll6di8qj4p
    @user-ll6di8qj4p 26 днів тому

    Xabashi hadad xiiso uqabtaan bahardar aada meshan somaliga Aya looga hadlaye

  • @samiyahsaam126
    @samiyahsaam126 24 дні тому

    Çok iyi olmus😂

  • @dirisleabdi6660
    @dirisleabdi6660 22 дні тому

    Çok iyi olmus❤

  • @osman212
    @osman212 Місяць тому +1

    I am going ro visit to jigjiga one day

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому +2

    Shunburo wa xumuska carabigs ama chickpeas english wa digir cad cad kus kusan

  • @AhmedMaxamed-q6t
    @AhmedMaxamed-q6t Місяць тому +1

    welcome to jigjiga ugaas

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor Місяць тому +2

    Borama kaalay Waan Kugu Soo Dawaynaynaa😮🎉🎉

  • @blalkaraoglu8194
    @blalkaraoglu8194 Місяць тому +1

    Devami gelsin reis

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Місяць тому +1

    Gedi sahan mel kazto kujer

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb Місяць тому +1

    Soomaali galbeed waan jeclahay

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre Місяць тому +1

    Guuleestihi goorma soo bandhigee sxb

  • @XamseAadan-mi5hh
    @XamseAadan-mi5hh Місяць тому +1

    NiYad SaMe LegEnd✌

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 29 днів тому

    Barnaamijka guryaha iyo dadka qurbaha ka soo guuraaya ka soo diyaari sxb iyo meelahay wax ku bartaan caruurta qurbaha sida quraanka oo kale mhdsanid

  • @MalisClips
    @MalisClips Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @rock2305
    @rock2305 Місяць тому +1

    Alla wadada koobad eed inanta wax kaga gadanaysaan nimanka shaqalaha ee dareera maxaan ka baqi jirey 😂😂😂😭

  • @Wllhasan12
    @Wllhasan12 Місяць тому +1

    The LEGAND

  • @MalisClips
    @MalisClips Місяць тому +1

    Soobadi

  • @zimamohamed2920
    @zimamohamed2920 27 днів тому

    From geedi sahan😀

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому +1

    Soomalida wax ka iibsada
    Xabashidan Qudhunka Ah
    Iska daaya😢

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 28 днів тому +1

    Meesha jigjiga miyaa mise dhul oromada kamid ah. Meesha Somali umaba jeedo see cml

  • @osman212
    @osman212 Місяць тому

    Amazing video

  • @Hilaac_boy
    @Hilaac_boy Місяць тому +1

    Team akanuu like❤

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb Місяць тому

    Akanuuwow reer baydhabo booqo

  • @DHASAC
    @DHASAC Місяць тому

    Zxp prankiyadii no so badi 😂

  • @BatuuloBeeraley
    @BatuuloBeeraley Місяць тому

    Wow

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Місяць тому

    Welcome back

  • @sadaarak4821
    @sadaarak4821 18 днів тому

    Germany ku laaawo

  • @AxmedRaul
    @AxmedRaul Місяць тому

    Abdilahi akanu kaalay zh borama nagu so booqo

  • @HanadAhmedAli
    @HanadAhmedAli 29 днів тому

    Akanu

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    Welcome back bros

  • @IbrahimAhmedDaahir
    @IbrahimAhmedDaahir Місяць тому

    Horay usoco

  • @abdiaziz7472
    @abdiaziz7472 Місяць тому

    Magaladii jigjiga ahayad sow. Tan oromadii la wareegtay walee soomali baan Shaqayasan Macal ganacsigii waa lagala wareegay 😢

  • @Cabdijeero
    @Cabdijeero Місяць тому

    Itoobiya ma Riyaal bay leedahay? Lacagta Birr uun baan ku maqlaye

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    Qofki koobaad ahay anigaa guuleesanaya

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre Місяць тому

    Aniga waaye🎉

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    Waakuu xiisnay

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 Місяць тому

    😮😮😮😮

  • @blalkaraoglu8194
    @blalkaraoglu8194 Місяць тому +1

    Turkiyeye gel

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 12 днів тому

    War Somalida wax ka iibsada hooyadiin wase

  • @F4rXaNo0wwWWww
    @F4rXaNo0wwWWww Місяць тому

    🎧 erphonkii spp celi nio oo lajaraayi

  • @amiinabdikadir2416
    @amiinabdikadir2416 Місяць тому

    War ma waxaad garan weyday in aad gabadh somaliyeed cuntadeda ku soogudbisid

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 Місяць тому

    War oday culusba kula socda geedisahan lkn aaway Somalidi daganayd jigjiga cunto ajinabi ayaad soo dhigtay Abdullah

  • @osman212
    @osman212 Місяць тому

    As we are ur fans we would like to watch such videos lile this ❤❤

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @blalkaraoglu8194
    @blalkaraoglu8194 Місяць тому

    Seviliyprsun

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Місяць тому

    Jigjiga wee qurxantahay walee. Ma umaleenenine

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Місяць тому

    Cambuulo kulahaa😂😂

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 Місяць тому

    dadka qaar baan la yaaba ma jigjiga ayay jogaan mise addis meelaha somalida maxaa udiiday

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    ❤❤

  • @abdyrahmankhadar
    @abdyrahmankhadar Місяць тому

    war abdulahai hadad jigjiga soogadhay diredwa kusoo bood

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre Місяць тому

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs Місяць тому

    On bes waa afxabashi 😂

  • @user-dp4tn2xs8l
    @user-dp4tn2xs8l Місяць тому

    SOOMAALI WAXKAGATA ISH

  • @marshalcoffe
    @marshalcoffe Місяць тому

    dadka quranku u sheegay ee la yirahdo ( Sufuhaaa) wa dadkan bila micnaha ah ee hadana moodaya in ay bulshada wax u yihin yaabka adunka wa adun sufuha waxan jogno yaabka adunka😅😂

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Місяць тому

    Soobadi 😂

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 Місяць тому

    Niyow meelkasta xaraabaad kutahah😂😂😂

  • @noloshacusub1169
    @noloshacusub1169 12 днів тому

    camera man waa nin aad u ashax badan walahi siduu camerada uga dubay tii xashiyada isku qarinaysay iyo siduu islanta cuntada ugu dhaweyay 11:07

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre Місяць тому

    Soobad

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool Місяць тому +1

    Jigjiga magaalada lagu dhex adoonsado oogo cagdheerta 😂😂😂😂😂. Dadka noocasa ee adoonsiga kujira qarnigii 21aad ayuunbaa Somaliland kadaba niiclayn 😂😂😂😂😂

    • @user-ll6di8qj4p
      @user-ll6di8qj4p 26 днів тому

      Dadkan masakinta aH e jidadka fadhiya miyaa wax adoonsada😂 saraha dhaadher e ay hoos fadhiyaan ba lenahy ciilaney😂

  • @bakeeriyare5358
    @bakeeriyare5358 Місяць тому

    Nuclear😂😂

  • @SuldaanCqaadir-t6c
    @SuldaanCqaadir-t6c Місяць тому

    First one

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii 28 днів тому

    Lkn Abdullah sxp qali videogaan Dib ugu laabo marka aad sanbuuska iyo sabaayada aad iibsaneyseen maamo waayeel ah ayaad wax u gadeen wow masha allh teda kle maamo kle oo idinla hadleysay ayaad ka tagteen sorry 😢wlhi

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 19 днів тому

      Marku si dhaqaqayay cuntada uu qadan laha waka siiyay ee ku idhi adi iyo inantada qata ufirso wa mamadi la hadlaysay isaga maba qadan cunto

  • @poptoycars
    @poptoycars Місяць тому

    Maxa dumarka somaliayd shaqad ugu baye waxa male walab fadhiya waa Ethiopian kale 😡

  • @kawterabdirahman6294
    @kawterabdirahman6294 Місяць тому

    Ina muslim ka gadataan ku dadaala

  • @MahadIbraahim-go4os
    @MahadIbraahim-go4os 26 днів тому

    😂😂😂😂

  • @CidasartaGabadhooda
    @CidasartaGabadhooda Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Місяць тому

    Soobadi

  • @SuldaanCqaadir-t6c
    @SuldaanCqaadir-t6c Місяць тому

    First one

  • @CidasartaGabadhooda
    @CidasartaGabadhooda Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @SakariyeMohamed-c3b
    @SakariyeMohamed-c3b Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @BatuuloBeeraley
    @BatuuloBeeraley Місяць тому

    ❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому

    ❤❤❤