Lacag La'aan Ayaa Magaalada Hargeysa Ugu Noolaanay!!! | Spending 0$ In Hargeysa Vlog!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Lacag La'aan Ayaa Magaalada Hargeysa Ugu Noolaanay!!! | Spending 0$ In Hargeysa Vlog!
    Waaka Kanaalka Ziraaj Vlogs
    • WAXAAN SOO HELAY BUUR ...
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 167

  • @sacdamuse277
    @sacdamuse277 Місяць тому +58

    Qofku markuu wax bilaasha idin siiyo Abaal marin siiya

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Місяць тому +48

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Місяць тому +32

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @AadanMaclinUsman
    @AadanMaclinUsman Місяць тому +24

    Masha Allah wlaahi Reer hargeeyso wa did wanasan masha Allah ❤❤❤

  • @AbdifatahMohamed-ue1tr
    @AbdifatahMohamed-ue1tr Місяць тому +19

    khalad bad samayseen ilaha yaree baalash la ah ama caseeyaha ah inaad wixiisa siisaaan waaayohooyaa sugaysaysa caruuuur kale oo gaaaaajoonaya haysta

    • @SumayaElmi-e3n
      @SumayaElmi-e3n 24 дні тому

      Been maaha walhi iyo ka shaaha ba wan ka naxay wa ceep waxas oo kale ☹️

  • @AbdezemedLyrics
    @AbdezemedLyrics Місяць тому +9

    Duriyada ayuunba laga helaaa 🎉❤

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Місяць тому +13

    Aad iyo aad wlhi kaxda aan ka firsanaynaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +6

    Soomaalidu always ♥️ Deeqsi taasi waa sax

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn Місяць тому +5

    Waalahi abdullahi waa nin adag hore usco😂😂😂😂❤

  • @user-fo3wo7kc5z
    @user-fo3wo7kc5z Місяць тому +37

    أللهم صل على سيدنا محمد صلى عليه وسلم ❤❤❤

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 Місяць тому +3

    Gobanimo so proud of my city Hargeisa❤❤

  • @MaxamedAadan-ql3ue
    @MaxamedAadan-ql3ue Місяць тому +20

    Zxb way idinka xumaatay markaad meherada naasil na leedihiin shaah bilaashaanu ka cabaynaa way dhici kartaa lkn ka wrn hadaanu garanayno ninka iska leh mana aha ninkan aad shaaha bilaashka ah waydiisanaysaan ninkii lahaa meheradu mana bixin karo ee miskiinka maqaayada haka eryina yaanu ninkii lahaa arkine oo eryine😂

    • @Abokorhazzan100
      @Abokorhazzan100 Місяць тому +2

      Malaha shaqadii ba waa laga aryay😂

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 Місяць тому

      Kkk inuu isagu ama shaqaaluhu jeebkiisa ka bixiya laga yaabe😂😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 25 днів тому

    BaaLashLaha Lacagtiisa sii WiiLka yar ee caruurta ah

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI Місяць тому +8

    Welcome to hargeisa waan kugu soo dhaweynaynaa

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 Місяць тому +3

    Waa Aduun Aakhiro Samaan waxaa lagu Faa na lacag la,aan baan wax cunay,Dhaca reer magaalnimo isku xishooda,Dad Gob ah weeyaan ee ka dhaaf dhibka

  • @muscabelshukraawi6911
    @muscabelshukraawi6911 Місяць тому +4

    Hhhhhh burcaa hadhay anaga waad na aragtay cabdi laahoowe😂😂

  • @SakariyeCabdi-pr7up
    @SakariyeCabdi-pr7up Місяць тому +4

    Hoyadin bilashku was hargeysa ma yourub uhaysata h kuguwasi nin so shaqo tagay bad ledy bilash intad laso balanty wanka horeyna wraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Місяць тому +8

    Sicir barar aya jira 😢😢😢😢😢

  • @jazmaabokor7257
    @jazmaabokor7257 Місяць тому +1

    Welcome to hargeysa

  • @MaxamedAbdiCeymooy
    @MaxamedAbdiCeymooy Місяць тому +3

    Cabdillai dadkashaxadka kadhaaf sxb

  • @Wllhasan12
    @Wllhasan12 Місяць тому +1

    Keep going 💪

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 Місяць тому +2

    From hargeisa

  • @farahmohmed-of1ep
    @farahmohmed-of1ep Місяць тому +1

    ماشاء الله

  • @somaliland9231
    @somaliland9231 Місяць тому +1

    Welcome sxp aad baanu kuusoo dhawaynaynaa

  • @yassinmoussa4771
    @yassinmoussa4771 28 днів тому

    Machall challenges ❤

  • @MaxamedYOUSUPH
    @MaxamedYOUSUPH Місяць тому

    Shaaaafto la dhaha onlyy landerssss😂❤

  • @XoogagaJamhuuriga
    @XoogagaJamhuuriga Місяць тому

    Hadhawanaag waa magaalo uu bixiyay hogaamiye mahad qabsade oo suldaankii arab samaystay ugu horeeyaya ah❤

  • @BatuuloBeeraley
    @BatuuloBeeraley Місяць тому +1

    Welcone back taliye

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Місяць тому +2

    Bilaa waji hadaad maqashid waa kuwan
    Bilaash nagu sii kulahaa😂😂

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah Місяць тому +1

    Dadka kala taga dawarsiga
    Xaataa qofku marku waxa ka siiyo wax abaal marin baa la siiya ama waxa baa laga iibsada

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24 Місяць тому +2

    Waar Hargausaad timide prank ku samee zxp chanel ku hoos buu dhacee kor u soo kici oowqx xiiso leh soo gudbi

  • @NajiibAlfa-jp1fh
    @NajiibAlfa-jp1fh Місяць тому +1

    War muqdisho 🎉

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u Місяць тому +1

    Walhi Somalidu wa goob mash alla

  • @jazmaabokor7257
    @jazmaabokor7257 Місяць тому +3

    Vloga dalka soobadi anaga qurbo joog hadaa nahay waa jecelnahaye

  • @ShaaficisidiiqsaalaxIbnsidiiq
    @ShaaficisidiiqsaalaxIbnsidiiq Місяць тому +1

    Ka dharka iibinaya markii hore wuu is adkaynayey markii lala soo balamay ayuu fahmay shaxda😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому

    Maasha allaah ❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Місяць тому +2

    Tip inad bixiso ayey ahayd A/lahi aknu sxb salaam

  • @MukhtaarXasan-q9q
    @MukhtaarXasan-q9q Місяць тому +4

    Waa nagala taga fiish fiishta Dhar paan pilaa ku qadaan hadaan kaa yeel0h

  • @hindiofficiallyrics
    @hindiofficiallyrics Місяць тому +1

    Waar saynu nahay inagoo og in ragani soo heshiiyeen behind the scenes ayaynu hadana daawanaynaa

  • @jamacpile9503
    @jamacpile9503 Місяць тому

    Akanuu nin legendary ah

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Місяць тому +1

    Oo imika man yeela inad dhar free ah heshen

  • @gulettcarlozz7507
    @gulettcarlozz7507 Місяць тому +3

    Waad iska ciyaarsa hargysa waxaa lagma taqaaano abti 😅

  • @IdaajaaYre
    @IdaajaaYre Місяць тому

    Keep going taliye

  • @Samiya-bl5ob
    @Samiya-bl5ob 28 днів тому +1

    Wan ka helny muuqaalka

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx Місяць тому

    Abdillaha boy sxb ino kalayina wadankagaga laabada ee dalka Djibouti 🇩🇯

  • @RakiaAbdi-zs3vt
    @RakiaAbdi-zs3vt Місяць тому

    Talow hargeisa sadan jogno maneye hayen😅

  • @Y-shorts4
    @Y-shorts4 Місяць тому

    4:45 NOO SIIL 😅

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb Місяць тому

    M.a🎉

  • @Cabdicumar32
    @Cabdicumar32 Місяць тому +2

    Oo waba xayasiis free ee

  • @Kariwanone
    @Kariwanone Місяць тому +3

    Magaalo somaliyeed😅😅😅 amaa lagu xiraaa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Місяць тому

      Waar hayna ceebeyn qof layska xidhayaa majire

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Місяць тому

      qof wax sameeyay inuu baa la xidhaa

    • @Kariwanone
      @Kariwanone Місяць тому

      @@khadiijaabdqadir hhhhhj meshaas mell xurlagu yahay ma ahan afka xuriyada malahan xutiyada hadalka kamaqan gabolkeena qawooyi ee somaliland

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko Місяць тому

    Zxp welcome to boorama green city and knowledge city 😢❤😂🎉

  • @idirsali115
    @idirsali115 Місяць тому +1

    Dagdag ha lo xidho ninkan xalane ku arkay 😢😢😢

  • @Nasteexocraxman-fq1qm
    @Nasteexocraxman-fq1qm Місяць тому

    Iiaamin weelky xaleen😂😂😂

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому +1

    Waxaa ku qoslay madkaa tiri aniga wixii iga soo horbaxaa waan cunaa😂😂😂

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 Місяць тому +1

    Meelaha ani waan joogay waxaasi waa bren ehd

  • @lucky2bme
    @lucky2bme Місяць тому

    Awoow dadka hawaalin😂😂

  • @sacdiaibraahim5343
    @sacdiaibraahim5343 Місяць тому +2

    Walal aan mudo ku xidhanahay kuso dhawoow magaladadi gacmo furan kuguso dhawaynayna

  • @Hamzazalah
    @Hamzazalah Місяць тому

    Waa marka la iska waalayo

  • @BatuuloBeeraley
    @BatuuloBeeraley Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdezemedLyrics
    @AbdezemedLyrics Місяць тому

    Welcome again bro 🎉❤

  • @Suhayb_Mohammed
    @Suhayb_Mohammed Місяць тому

    Welcome pro

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 Місяць тому

    Meheradii mawliidba

  • @SakariyeMohamed-ly6ou
    @SakariyeMohamed-ly6ou Місяць тому

    War😂cabdilahow wankayabeybro

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 23 дні тому

    Dadka hadyad siiya wll

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 Місяць тому

    Aar ferej bakhaylsanaa😂

  • @ahmethismail
    @ahmethismail Місяць тому

    Camera man ku madaawadaa cuntada waad ku dul cunteene

  • @BarkhadMaxamed-b1l
    @BarkhadMaxamed-b1l Місяць тому +2

    Sxb waxaad nooga soo waran ta jamacaddaha Turkey iyo weli haday scholarship jiran baa

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Місяць тому +1

    Qofka wx ku abaal mari zxb marku wx ku siiyo

  • @Nasteexocraxman-fq1qm
    @Nasteexocraxman-fq1qm Місяць тому

    War magaladu dhaqaalaheedu ma fcnaaaa ee
    Umadaa unaxaaaa😢😢😢😢

  • @naasiryamani4524
    @naasiryamani4524 Місяць тому

    Waar hadii qabil iyo Qabyalada Ka fogato wax waa lagu soo dhawaynayaba walhi

  • @MukhtaarcabdiAxmed-m2x
    @MukhtaarcabdiAxmed-m2x Місяць тому

    Cadnaan caanka😊

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 Місяць тому

    Abdullahi guulayso

  • @mokaka9297
    @mokaka9297 Місяць тому

    Hooyadii wasahaan kula socda ilmaha yar inuu lacagtiisa siiyo ayey ahayd dhiLaa dhashee

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    Allahu mustacaan

  • @jazmaabokor7257
    @jazmaabokor7257 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim Місяць тому

    Rer xamar intuu dawarsodo ayuu mar dhaw odhanaya dabaal weeye noh caqlicaqli ayaan kaga qaday nohoo inokoo afahmayno bilaash jacaylka rer kofurta

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 Місяць тому

    Masha allah❤❤🎉🎉💚🤍❤️👌

  • @khadarhaybe2624
    @khadarhaybe2624 Місяць тому

    Cllaahi zxp ina ku arka rabaa xage kugu arkaa 😢😊

  • @AbdullahiAhmed-pf9ed
    @AbdullahiAhmed-pf9ed Місяць тому +1

    Asc walalayal

  • @mustafeabdisamad3528
    @mustafeabdisamad3528 Місяць тому +1

    Magalada dawarsiga kadaya

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Місяць тому

    Hargeisa waa magalada qudhs si bilaasha wax looga cuno

  • @WarsameCalas-of6qh
    @WarsameCalas-of6qh Місяць тому

    Soobadi sxb

  • @AhmedSharmarke-k8j
    @AhmedSharmarke-k8j Місяць тому +1

    Reer hargysa gobonimo soomali

  • @kekegaming223
    @kekegaming223 Місяць тому +1

    Burco kaLy shp

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 Місяць тому

    Dadkaan kugu adkeenayaa maaney ku daawan Burca noogu kaaley taliyeh😂

  • @IbrahimBarkhat-cs7gk
    @IbrahimBarkhat-cs7gk Місяць тому

    WaxN lacagta Hoos ahaan baa U diraySaaNe dadka Haka Waalina

  • @AhmedXasan-xz4ss
    @AhmedXasan-xz4ss Місяць тому +1

    Foolxumo darteed Marka Xaafada Marti timaado Safaraa Lay diraa 😭😭

  • @MalisClips
    @MalisClips Місяць тому

    Sxb anigaa guuleeystaye isoo qabo dee

  • @MukhtaarMukhtaardayib
    @MukhtaarMukhtaardayib Місяць тому

    Zxb abduhi kaynuu waan ku.taageeraa hadan ogahy inaad hargaisa timid walahi wanku iman lahaa hadaad joogto rib kaso jawab zxb

  • @liibaanhusein291
    @liibaanhusein291 Місяць тому

    Ilaahow hadaa kaa yeelo adeeer Ana ku nool hargeisa suuqan aad dhex jogtana malinoo dhan dhex merayste
    Maydun iga dayn wxaas oo beena
    Mida kle shaaha io gadhigu waa iska caadi lkn
    Dhar aaaa😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p Місяць тому +1

      Martidaa loo fiican yahee adigu ma marti baad tahay kkkkkkkk

  • @MaxamedMukhtaar-r9i
    @MaxamedMukhtaar-r9i Місяць тому

    Intaa vidioga puse dhahdaa mqcnaha u ridayzaa kaapaha

  • @zuheipabdilahi5068
    @zuheipabdilahi5068 Місяць тому

    Waar dee Wixiinu Waa TuugsiyeH wxy BaaHidani idin Heshay😂😂

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw Місяць тому

    Gobanimo rer Hargeisa

  • @BatuuloBeeraley
    @BatuuloBeeraley Місяць тому

    Kow kow❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q Місяць тому

    Scw ❤scw ❤scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmakeyseosmaan3423
    @najmakeyseosmaan3423 Місяць тому

    Intay tageen melaha hargysa ugu faqiirsan 😂😂

  • @Keynaneditor
    @Keynaneditor Місяць тому +1

    🎉🎉🎉

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @haarunyare143
    @haarunyare143 Місяць тому

    Aniga waxa igu dhacday malin dhawayd nin ayaa ii imi magalada ma kala garanayo ayuu idhahay wan so dhaweeyay wan yara waraystay ninki wuxu ii sheegay inu somalia ka imi 10 malmod ayuu ila joogay malinki 11 ayuu anigo hurda iga dul kacay mobilkaygiina qaatay marka cid dambe oo idhahda marti ahay oo magalada ma kala garanayo wan ka xanaaqayaba 😅😅

  • @jazmaabokor7257
    @jazmaabokor7257 Місяць тому

    Soobadi