LAFTAGAREEN IYO FOOSIYA XAAJI AADAN (3908)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 Місяць тому +7

    Aamiin ducada Sheeykh Maxamuud waa Nin Xigmad Iyo Caqlibadan OO Siyaasi ah Xafidullah Asaga Iyo Macalin Adam ba

  • @fadumafarahahmed1031
    @fadumafarahahmed1031 Місяць тому +2

    Laftageen waa inuu is cadeeeyaaa❤

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Місяць тому +3

    Marka hore fow C/caziz dembi kama gelin balse iyadu ma aqoonsantahay iyadu dadka maayga ku hadla xisaabta se ma ugu jiraan raadkeedii hore
    Waay ogtahay,

  • @fgsf2696
    @fgsf2696 Місяць тому +4

    Alla hakaqabto Ismail. Geele somalia

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Місяць тому +3

    Laftagareen. Haduu fowziya kahoryimid. Walaahi waaniyad jabay. Hadii eey kucadaaado. We’re gone

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 Місяць тому +3

    Hadi u ku tagerey Hassan sheekh waa in u ralagelin ka bixiya oo Fowsiiya karali geyliya iyo Soomalida oo dhan ona garbsiiya Fowsiiya iyo soomalida dhan wcs

  • @qoonYaasiin
    @qoonYaasiin Місяць тому +2

    Lafta.gareen.gselA.kuruskaa.usareeya.talada.soomaaliya.gacantiisa.baykujirta❤❤

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому +1

    Waa run hadal kaayi soomaaliyeey anigu soomaalinimo waxaan Ku ognahay lafta gerete iyo axmed cabdi kaariye qoorqoor Cali gudlaawi waa dhanaayeen majiraan intakale waa yay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Місяць тому +1

    Xasan wareeraa iyo ismaaciil fadaro ilaaheey hanaga qabto

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom Місяць тому

    Walalhey soomaaliyet weyn fowsiiya xaaji adaan illaah.haku xafdiyo

  • @ahmedjama3938
    @ahmedjama3938 Місяць тому

    Asc
    Inoo soo hadlo oo isbari yeelo ayaa la haboon M/Laftagateen!.

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed Місяць тому

    Asalamucaleykum _ walal qaali _ waajiib kuma ahan _ mw lafta gareen _ musuuliiyada _ waxey saran tahay _ mw xasan sheekh _ aya eeda iskaleh _ wa ruunta ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdigeireh829
    @abdigeireh829 Місяць тому

    Laftagreen, Qof waa qaldami arrina waa seegtaa ee Raali galin ha ka bixiyo.

  • @yonismuse7727
    @yonismuse7727 Місяць тому +1

    Lafta gareen uuku jiraaa dambigaa wayo gabadho
    Waxay sheegtay inay wada joogen hadduuna joogin ha is cadeeyo lafta gareen
    hadduuu hadliy waayo waa dambiille lafta
    hawiye qoor qoor ayaa ku jira sadexda kaliy iima tir sano iyo axmed madoobe wa wixii kale

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j Місяць тому +2

    Dadka df xilalka ka haya foosiya waa ku ceebaysan yihiin

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому +1

    Dastuurka dalka waxa ku qoran " dowlada federaalka Somalia masuul ka ah arrimaha dibeda " .
    Arrinta Foosiya Laftagaren hawshiisa maahine baqbaqda joojiya shacabow.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 Місяць тому +1

    Marka hore xasan sh iyo foowsiyo ma xaqdaro ayey ku wada socdeen mise xaq arintaas hala hubiyo

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Місяць тому +1

    Kkkkkkkkk waar macalin lafta gareen iyo xasan sheekh hoosta ayay heshiis ka yihiin

  • @user-qi9ub5sd2r
    @user-qi9ub5sd2r Місяць тому

    Abdi'azize''wa'nine'nabad'iyo'nolol'a'

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv Місяць тому +1

    Asc macalin adan

  • @CabdulaahiMuxumed-u9o
    @CabdulaahiMuxumed-u9o Місяць тому

    Lafta gareen hacadeeyo mooqifkiisa

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 Місяць тому +1

    Hadal madaweyne lafta.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Місяць тому +1

    Waajib bay ku thy hadddii mustaqbalka rajjo uu ka leeyahy

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl Місяць тому +1

    Lafagaren ma aha madaxweynaha dalka ma aha wa maamul gowaled tas waxa shaqo kuleh madax weynaha qaranka lafta garen qald kumalaha

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Місяць тому

    Asc Adam horta ilaahey ha ku xefdiyo laftagreen waa nin aamusan umana aamusna xumaan iyo inuu dhiiglaheyn ee siyaasada ayaa mar mar saas nokhoto laakiin macnaheeda ma aha laftagreen inuu ka aamusey waxaase karajeyney naa inuu meel aan lafileynin inooga soobaxo surprise na noogadhigo ❤

  • @Ma-ke7pi
    @Ma-ke7pi Місяць тому

    Arinka foowsiyo wax utaala lafta gareen ma aha ee waxay utaala cabdi xaashi iyo raysal wasaare ku xigeenka Lafta gareen adeer dir ma aha ee waa nin digil iyo mirifle ah

  • @HafsaFaarah-kf1zs
    @HafsaFaarah-kf1zs Місяць тому +1

    Asc mcl waa inuhadlaa wayo acbdacasii waan ku han weynahay jawaab baan ka sukeybaa

  • @user-eu9cl2lx9y
    @user-eu9cl2lx9y Місяць тому

    Markan kula kaftamo ma dawatay filimka hindi ah Oo lagu magacawo MANFYA

  • @Hagimumin
    @Hagimumin Місяць тому

    WAXA AY ILA TAHEY IN UU IS CADEYE LAFTAGREEN, WAYO KHALAD WEYN BAA DHACEY OO LAGU GAFEY QARANKII SOMALIYEED, (FAWSIYO WAXA AY MATALEYSEY QARANKII) MA GAFE WAA ALLAH SWT HA QIRTO HADUU GAFEY, HADII KALE HA IS NADIFIYO, MW HASAN SHIIKH SIDAAN KUMA CAFIMAAD QABO SIDA UU WAX U WADO AMA WAX WEYN BUU KA HAYAA MW ISMA’IL GELE OO MW HASAN SHIIKH RIKAATO BAA LAGU HEYSTAA.

  • @nboss8028
    @nboss8028 Місяць тому +1

    Asc haa ha hadlo❤

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 Місяць тому

    Laftagareen wa inu is cadeeyo, waajib ayey ku tahey

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Місяць тому

    Maya arrimaha Fowsiyo oo kale maamul goboleed shaqo kuma lahan

  • @karuurjayte-ep5tk
    @karuurjayte-ep5tk Місяць тому

    Waa qaa cin xatta asagu waxba
    Madhaamo xasan

  • @NishowAadan-p2u
    @NishowAadan-p2u Місяць тому

    Maya

  • @MohamedLanasTarantoislas-ho5fm
    @MohamedLanasTarantoislas-ho5fm Місяць тому +3

    Try caamusin

    • @AhmedDhalawaas
      @AhmedDhalawaas Місяць тому

      Haduu markiihor uusn kahdlin marrkan mahor imankaro

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Місяць тому

    MR ADAN MAHADSANID
    LAFTA GAREEN HADU AMUSO WA LA QABA
    HADU SO HADLO WA IS DHAQDHAQAY
    WAANA LAGA SUGAYEY WANAAGA GEESI NIMO .

  • @MohamedLanasTarantoislas-ho5fm
    @MohamedLanasTarantoislas-ho5fm Місяць тому

    Yey camusi

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe Місяць тому

    Ian adhere lafata,garena

  • @sedson02
    @sedson02 Місяць тому +1

    Foosiya Adan mustaqbalkeedi siyaasadeed u dhamaade dibna umasoo kaci doonto .
    Ummada meel haka fadhiisato .

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Місяць тому

    Laftagareen waa inuu iscadeeyaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Місяць тому

    Lafta. Gareyn. Waa. Inuu. Mujiyo. Xoreynta. Konfurgalbeyd.

  • @user-li7hw1fr9m
    @user-li7hw1fr9m Місяць тому

    Waa in beryeelaa lafta

  • @user-oc6ss2tm7h
    @user-oc6ss2tm7h Місяць тому

    Laftagareen waainuu cadeeyaawarkiisa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    kkkkkk laftigareen axmad madoobaa ka dhow walee

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m Місяць тому +1

    We need social revolution
    Waxa ❤❤❤salute 🫡 👏 🙌 🙏 👌 u baahanahay kacdoonka shacbiga soomaaliyeed ee sixran

  • @alimohamud4740
    @alimohamud4740 Місяць тому

    Laftagareen wuxuu dhaafsaday inaan HSM kursigiisa ku khashkhashin

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Місяць тому

    Gacalo gacalooooy haaaaa gacalooy Gacalo gacaloooy heeee gacalooy Gacantaydii midigeeey gododlee waa gaddiisiiyeey gododle
    Xasan gododle Beer reebi mahayo. Dumarkii soomaaliyeed xitaa googaraduhuu ku dheggenyahay

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p Місяць тому

    Maadaama ay xasan shiikh iyo lafta gareen ay siyaasadoodii kala tagtay waa inuu cadeeyaa warkiisa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому

    ASC LAFTAGREEN WAA INUU HADLO OO UU ISBERI YEELO HADUUSAN RAALI KA AHAYN DHAQANXUMADAMOORYANTA DULIJADIID EE MASIIBO QARAN

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud5715 Місяць тому

    WAA INUU HADLAA!!!

  • @mohamedabdi6593
    @mohamedabdi6593 Місяць тому

    Waa inuu ka hadlo arintaas

  • @HabiibaAli-vl5mi
    @HabiibaAli-vl5mi Місяць тому

    😊❤

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Місяць тому

    Lafta gareen awalba meesha waxba lagama waydiin hadana hadii uu hadlo mecno wayn soo kordhin mayso.

  • @HalimoSalad-bo3vk
    @HalimoSalad-bo3vk Місяць тому

    ascww waxaa loo baahanyahay in hadlay waa waajib

  • @user-eu9cl2lx9y
    @user-eu9cl2lx9y Місяць тому

    Asc

  • @habibaahmed5775
    @habibaahmed5775 Місяць тому

    Waa inuu hadal laftageen oos cadeyo

  • @MaxamadMaxamuud-i1j
    @MaxamadMaxamuud-i1j Місяць тому +1

    Waawaajib

  • @ciisehassan8702
    @ciisehassan8702 Місяць тому

    Wàa onuù iscadeeyp waa jib ayey kutahày haduu yahay wadani

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Місяць тому

    ASAWW walaal. In uu ka aamuso ayaa haboon hada. Sababta markuu madaxtooyada Xamar joogay ee xitaa la weydiisanaayay in ay doorasho aan la qaban Mey diidi karin. Sababta oo ah waxey ku jireen. ( O ) WEYN oo hadii ay ku hadlaan wax ka soo horjeeda villa Somalia, waaba la xiri lahaa iwm.
    Marka waxa kaliya ee u furnaa dhamaantood is suuxinta siyaasadeed.

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 Місяць тому

    Waa inuu iska aamuso waayo haduu hadlana waxba soo kordhin maayo dalka waxaa qabsaday dad horora

  • @HabiibaAli-vl5mi
    @HabiibaAli-vl5mi Місяць тому

    Acs

  • @adenomar6153
    @adenomar6153 Місяць тому

    Hadu rabo

  • @MohamedOsman-md2di
    @MohamedOsman-md2di Місяць тому

    ❤kkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 Місяць тому

    Indha dolo lama arkee madaxdu maxah cuskadeen l.gareen loogama baahno inuu ideecad tago codna kuma lahayn kaliya wuxuu ahaa goob joog ejendaha shirkana kuma jirin waxay u taalaa df

  • @ibrahimnoor7556
    @ibrahimnoor7556 Місяць тому

    Fowziyo ma lixdinkii bey joktey?

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    kkkkkkkk keegeesiya naag weeye laftigareen sxb isagaaba tiisii haaysataa oo wax iska celin waayay aadanoow ma inaader nimaad ku difaaci adigu

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 Місяць тому

    Lafta waa baqay ee iska dhaafa oo idinku hadla oo mudaharaada.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Місяць тому

    Adigu waxa tahay cudur ku takhasusay magacyada qabiilooyinka sida loo sii kala sarrifo . MayMay dibbiray , waxaasi cilmi maahe waa liitinimo

  • @ahmedgurhan4822
    @ahmedgurhan4822 Місяць тому

    Laftegareen ma aamusi karo.
    He has to come to the TV and explain to us why he’s silent. This is not a joke for him . We need to know why did u accept very ugly political cloud that on ur face . Mr. Laftgareen . Come and clear urself