Taariikhda Sh. Cali Warsame Xasan .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @abdirahmanahmed8402
    @abdirahmanahmed8402 Рік тому +3

    Jazaka Allah walal sheikh baladki burco sheikh cali warsame ilahy haw naxriiisto❤️😊

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +3

    Jizaakumu Allah kheyr jamiican. Thanks for sharing with us, brothers 🙏 ❤

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Рік тому +2

    Shiikh Cali warsame Ilaahay ha u naxariisto waxa uu ahaa qof ka la nool iyo ka aan la noolayn ee dushaas ka yaqaanaa labaduba isku si u dareemayaan wanaagiisa oo ay jeclaanayaan oo la saaxiib ah.
    Shiikhu Ilaahay ha karaameeyo ee waxa uu ahaa mid marka uu hadlaayo si aad u xeeldheer oo xigmad badan u hadla oo qofka qalbiga dhaqaajinaaya isagoo si degan u hadlaaya, waxaan ka xasuustaa hadaladiisii:-
    "Ilaahay iyo shaydaan wey ishayaan, ninkii shaydaanka raacaa Ilaahay wuu ka hiiliyey".
    Anigu anigoo dhalinyaro ah oo aanu i aqoon ayaan u tagi jiray oo aan suaalaha weydiin jirin, kadib inta uu isoo dhaweeyo ayuu iiga jawaabi jirin, markaa muu ahayn mid laga cabsado ama aan la heli karayn. Waxa uu ahaa adoon Ilaahay isu dhuldhiga oo aad u debecsan, waxa uu ahaa adoon salaad badan oo maalinka jimcaha waxaad arkaysaa Ilamaayo inta khadiib ku imaanaayo isagu safka hore ayuu salaad u taaganyahay, waxaad arkaysaa qof miskiin ah ayaa masaajidka ka kacaaya kadib dadku waxay u dhiib dhiibayaan lacag kun iyo labo kun waxaas ah lkn shiikh Cali warsame waxa uu udhiibi jiray lacag isku dhan oo qofku aad ugu farxo.
    Waxa uu u socdaali jiray meelkasta oo looga baahdo oo macal tuulooyinka ayuu noogu imaanjirin marka arin khayri ah ka jirto sida marka masaajid la furaayo.

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 8 місяців тому

    Alle Ha u naxariusto Amin

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 Рік тому +1

    Alle ha u naxariisto Sheekh Cali warsame wuxu ahaa caalim u go'ay fidinta diinta iyo ku sugnaanshaha dariiqa saxda ah oo wax badan oo uu baraaarujiyey maanta la arkay.

  • @MohamudCRahman
    @MohamudCRahman 3 місяці тому

    اللھم اغفر له وارحمه وعافه واسكنه الفردوس الأعلى

  • @abdirizakkhadar2439
    @abdirizakkhadar2439 Рік тому +1

    Sheikha la lahaa sheikh ali warsame caruurtaada uga dig waxa uu ahaa sheekh abdikariim xasan xoosh alle ha xafidee sheekh ali warsane xasan alle ha u naxariisto

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Allaahu Akbar Takbiir. Raxmatu laahu caleykum jamiican.

  • @hassanyuusuf9903
    @hassanyuusuf9903 Рік тому +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @sidiiqcumar4708
    @sidiiqcumar4708 Рік тому +1

    Masha alh ilaahay haw maxariisto sheekha.

  • @sharmakexudaydi2314
    @sharmakexudaydi2314 Рік тому

    Alle hawnaxariisto shiikh cali warsame.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️ 🙏

  • @alibossosman2106
    @alibossosman2106 Рік тому

    Ilaahay waxaynu uga baryeynaa inuu shiikh cali warsame Xasan ka yeelo mid ka mid ah kuwa uu geeyo Janatul Firdawsal al aclaa. Aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +2

    Wonderful family with great legacy ❤️

  • @hassanyuusuf9903
    @hassanyuusuf9903 Рік тому +2

    عليه رحمة الله

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 Рік тому +1

    Masha allah

  • @safiyobashir8440
    @safiyobashir8440 Рік тому +2

    Sh cabdikariim xasan xoosh warbixin naga siya

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 7 місяців тому

    رحمة الله عليه

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Thanks brother 🙏

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 Рік тому +1

    dr xasan sh cali warsame

  • @cabdalemoosto8516
    @cabdalemoosto8516 Рік тому +1

    Mmtv wllalayaal جزاكم الله خيرا رب يجزيكم camalkaa wanagsan ee umada u bilowdeen.mmtv inshalah becomes one of the tves in the Islamic countries.

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Рік тому +1

    Mansh allaha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Xasbuna Allah

  • @UsaameMahamed-ip7ev
    @UsaameMahamed-ip7ev Рік тому

    Now runinuu sheego. Faysal soo suga

  • @abduge1237
    @abduge1237 Рік тому

    Wadaad muxuu taariikh leeyahay. Quraafat buu aaminsanyahay sida quraanjo iyo shinbir hudhud layiraahdo baa hadashay. Neef lo ah baa dhintay oo soo noolaaday. Qorax baa god ceel ah gashay. Qoraxdu way orodaa. Buuraha dhaqaaqa oo socda sida daruuraha. Naag bikra ah baa ilmo dhashay. Ilaahay baa siilkeeda afuufay markaasay uuraysatay iyo quraafaat kale oo badan.

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 Рік тому +1

      Dee imaka waad ciyaysaa nin waxku hadlaya ayaad ismoodaysaaye

    • @asmaaxlaam3363
      @asmaaxlaam3363 Рік тому

      Fiiri qoraalka Alle ha ku jes jeesin ee Alle ka cabso waxaad aflagdeeynaysaa ee aad soo qirtay waa quraanku sidii sheegay waa hadalkii Alle haday jaahilnimo kugi xabaartay Alla ha kaa cafiyo hadii aad u kastayna khatar baad ku sugantayee Alle u noqo kana toobad keen

    • @aminaabshir1495
      @aminaabshir1495 Рік тому

      Jaahil. Kaafir ah.

    • @aminaabshir1495
      @aminaabshir1495 Рік тому

      Shut up looser

    • @ismacilabdirashid3243
      @ismacilabdirashid3243 Рік тому

      Subxanalah qufka miyo Islam ahein ma aminsani inaad Islam tahy ha tahna ilahey kabaqa hade kale waxa rabto sume