BABY ASIM IYO NAADIA SAAKAY JADWALKEENA / OUR MORNING ROUTINE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 134

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 роки тому +46

    Habayartey isoo xasuusisay amira markaa yaraa habayartey ayaa wax walba i samen jirtay habayar wa qofka kaliya buuxin kara booska hooyo habayar fardowsa aadam illahey haku xafido maamii💜😘

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 3 роки тому +1

      Wlhi tas ben ahen anba habaryartey iso korisay habo shukri allah ku xafido

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 3 роки тому

      Amin ya allah insha allah

  • @misshida7716
    @misshida7716 3 роки тому +10

    Amiiro malamhan wad na ilowday gabdhahaadii Alaab lugaha iyo gacmaha no so gali 🥰

    • @dagmo6166
      @dagmo6166 3 роки тому +1

      Haa soo samee dheee
      😋

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 роки тому +14

    Nadiyo qolka camero ugu xer bby asim ugu so tag waxa arkeymaaa ficilkee sameynyso wa so labanaa ilaali dheh

  • @aaminoabdiasiis3889
    @aaminoabdiasiis3889 3 роки тому +11

    Masha alllh walashey guuleso kujeclhy runtiii😊😊😊😊😊

  • @ridhimaray6190
    @ridhimaray6190 3 роки тому +3

    Amira gbdh iska dagaN thy wab iska jclhy m.A
    Baby azim allh kula koriyo hoyo adag thy m.A xbty🥰🥰🥰🧡🖤💓

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 роки тому +3

    Queen Amira qurux keep going sweetheart mash Allah beautiful mother and sister one love beautiful ❤️❤️❤️

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 3 роки тому +4

    Mansha allah iskumar ayaan dhalnay wanba kacabcabsanay talaalka abaayo isosheeg sidee kunoqotay

  • @naciimacigaal3342
    @naciimacigaal3342 3 роки тому +6

    Abyo azim biyo kaga dhaq kan lagu tirtiro biyaha kacafimad fican xasasiya laga qada cadar ayu leyahy

  • @bushrasaafi2437
    @bushrasaafi2437 3 роки тому +9

    Masha Allah ❤🥰🤩😍

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 роки тому +1

    Asc walalhey soomaaliyeed channelkeena soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah😍💞💞💞🤲

  • @sabnaamacalin9682
    @sabnaamacalin9682 3 роки тому +1

    Abaayo illah haku xifdiyo wan ku salaamay adiga iyo Abdirahman maxaa isku tihiin xabbti iisoo jwb amira qurux

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 3 роки тому +3

    Maasha Allaah inan iyo habarteed iyo waliba baby Asim waa adin salaamay walaashey

  • @aaminomohamedaaminadaacad8595
    @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 роки тому +4

    Masha Allah keep going ❤

  • @winter-bear4608
    @winter-bear4608 3 роки тому +5

    So cute horay usoco byh🥰❤

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 3 роки тому +3

    Mash Allah 😍❤️❤️

  • @hakiimaaxmed7572
    @hakiimaaxmed7572 3 роки тому +2

    Masha allaah amira qurux hoyo wanagsan 👩‍👦

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 3 роки тому +2

    Masha,allah kujeclhy wlshey❤❤❤👑

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 роки тому +2

    Amiira maanta hilib aaba karsate masha allh

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @shukriahmed754
    @shukriahmed754 3 роки тому +1

    Fridge organisation soo sameey abaayo ❤🥰

  • @fardowsocali937
    @fardowsocali937 3 роки тому +2

    Wax iga horeyo miyaa jiro asxpy like igu sharfa

  • @hinatheprincess7115
    @hinatheprincess7115 3 роки тому +2

    Baby asim goorme u bilaawday cuntada xbbti ilko ma uso baxeen meeqa bil ugu so baxeen teda kale maku xanuunsaday ilkaha

  • @umulqayradontiallahumul2880
    @umulqayradontiallahumul2880 3 роки тому +3

    Wàxan maqlay in qofki talalka qato in usan ilmo dhalenin war somaliyey wax isheega waan ilmo jecelahay

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 3 роки тому

      Yaa yidhi Wllo Bisinka Anigu Wali isma talaalin wlhi saan uga baqayo

    • @umulqayradontiallahumul2880
      @umulqayradontiallahumul2880 3 роки тому

      @@amiramoha7053 haa wllo sida baa maqlay nin iyo naag china ah baa waresi ku dhibay in aay dhib uu kentay koly ilahay baa og

    • @hamdiali451
      @hamdiali451 3 роки тому

      Subxanalah ani isma talalin lkn xajigayga istalalay
      Ilahay dhibtiisa hanaga hayo🤲

  • @HoryaalElectronics
    @HoryaalElectronics Місяць тому

    amiira qurux is not easy kusoco

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 3 роки тому +7

    Gabar ama will ahow wlshy qali iyo wllky taha isboqda ❣🙏🥵

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 3 роки тому +1

    Msha allh keep going sistr

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    Mnsh Allah WLSHY qurux padn hore usoco

  • @seynabhassan3387
    @seynabhassan3387 3 роки тому +2

    Mash Allah m.a aamiin adayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 3 роки тому +2

    Inta iga danbeysa like iisara♥️💉💋🦋

  • @nololfcn9590
    @nololfcn9590 3 роки тому +3

    Amira qurux keep going my sis hore usoco hormar wcn caafimaad suban iyo cimri dheer insha Allah

  • @maanomar9125
    @maanomar9125 2 роки тому

    Asc Amiiro qurux wll shee macn waa kusalaamey salaan kal iyo laab kasoogocdey

  • @jawaahirjuuqyar839
    @jawaahirjuuqyar839 3 роки тому +1

    vlog noosoo duub i.a🥰❤️

  • @sabriina444
    @sabriina444 3 роки тому

    Aniga doz 2 shalay so qaatay
    All hamdullilah ,illahay ha ina xafido

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo5937 3 роки тому

    M.Allah keep going amiira ilahey hakuu fududeeyo insha alla

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +5

    Mashallah

  • @samiiramaxamed4898
    @samiiramaxamed4898 2 роки тому

    masha allah wllshy amiira qli

  • @iftincumarnuur8107
    @iftincumarnuur8107 3 роки тому +1

    Maasha alah

  • @RahmaMohamed-wv4mr
    @RahmaMohamed-wv4mr Рік тому

    Routine noo so badi

  • @khadraadan5523
    @khadraadan5523 3 роки тому

    mansha allllh wlll amiira ilahay haku xafido

  • @umubayaan6097
    @umubayaan6097 3 роки тому

    Masha alaah mcnto amiiro wanku xsy alaah yaxfidkum abayo 🥰🥰🥰🥰

  • @user-ei4mh1ub5s
    @user-ei4mh1ub5s 9 місяців тому

    Amiira nadiya waykuu egatay

  • @sahramohammed5892
    @sahramohammed5892 3 роки тому

    Masha allah alaha talalka cfmd haka siyo

  • @asmaahappy9134
    @asmaahappy9134 3 роки тому

    First always keep going sister

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +1

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib 🙏😂❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Wcs Aabyo amiir cadey masha Allah tabrikllha hor usoco ❤❤❤❤❤❤

  • @dheymanqurux7838
    @dheymanqurux7838 3 роки тому

    Masha allaah 🥰❤

  • @naciimodahirabdirahman6471
    @naciimodahirabdirahman6471 3 роки тому

    Mashallah amiira

  • @hanimohamed3168
    @hanimohamed3168 3 роки тому +1

    Miira 🦋🥰

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +1

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂

  • @caliyaqaasim1055
    @caliyaqaasim1055 3 роки тому

    Mansha Allah

  • @almas9440
    @almas9440 2 роки тому

    Ala wanilmeye habaryarte soxasuste walahi malinka ado guriga HBO adaufarxijiray guriga hootadey habaryarte kajecla itada isokoesate

  • @hoodoismail8145
    @hoodoismail8145 3 роки тому +1

    Amira wanku tagera blz hadiyad ku farxo I sii

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 роки тому

    MashaAllaah hadad isoso talashay aniga bari aya istalal inshaAllaa

  • @asmacali111
    @asmacali111 3 роки тому +1

    Amiira caday salan sare

  • @sabrinaabukar8873
    @sabrinaabukar8873 3 роки тому

    Mash allh ❤️

  • @umufadmiina9490
    @umufadmiina9490 3 роки тому

    Asc xabiibti xld kwrn asiim siduu yahay abaayo isoo booqo waxaa jiro video aan markaad xanuun saneed aan soo galiyaay soo daawo xabiibti aad aan kuu jeclahay runtii

  • @nimcoismail4374
    @nimcoismail4374 3 роки тому

    Habar yar fiican 💕💞💞💞

  • @fardowsoali5024
    @fardowsoali5024 3 роки тому

    Masha allha

  • @leylamohamed6885
    @leylamohamed6885 3 роки тому

    qado quraac iyo casho waxaad siiso Asiim noso gali waayo bby yar haystaa

  • @fadumoaxmed6158
    @fadumoaxmed6158 3 роки тому

    M.a illh ku xafido xppti🥰♥️

  • @CabdallaMaxamed-fx8gz
    @CabdallaMaxamed-fx8gz 2 місяці тому +1

    Karuno waacudur

  • @Momoooo-p2o
    @Momoooo-p2o 3 роки тому

    Amira qurux 🦋💖🥰

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 роки тому

    Masha allllha

  • @naimonita8621
    @naimonita8621 3 роки тому

    M.a Allah hanii dhawro

  • @sanayaairaani6977
    @sanayaairaani6977 3 роки тому

    🥰😍🤩aadban kugu xiranahay amiiraay

  • @nuuraindho1400
    @nuuraindho1400 3 роки тому

    Wll ilmaha sariirta hakaga tagin

  • @cishnicayuuni3696
    @cishnicayuuni3696 3 роки тому

    M.a amiira cadeey iyo gawadheda naadiya

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 3 роки тому +2

    Mesha aniga xoreystay Amiira qurux🥰🤗😙

  • @azmahayaanle1608
    @azmahayaanle1608 3 роки тому

    Mnzha allah

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 3 роки тому

    Cafimaad alle ha kugu daro ameen ya rabi

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 3 роки тому +1

    Hada yaaa iga horeya 🥰🥰

  • @maryanaddeec7386
    @maryanaddeec7386 3 роки тому

    Amiiro abyo mcmcaan noso gli plz🥰🙏

  • @filsancadeyinahooyo8978
    @filsancadeyinahooyo8978 3 роки тому

    Waxaan away qofkii ugu horeyey ayaan ahay

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 3 роки тому

    Hooyo qurux☺

  • @hodanwarsame4104
    @hodanwarsame4104 3 роки тому +1

    😍😍😍

  • @manaalibrahim9574
    @manaalibrahim9574 3 роки тому

    👋👋😍😍😍 wow

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 3 роки тому

    M,a m,a m,a nice life 🤲🤝

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 3 роки тому

    Amiroy, 9 bil sugaayay labor and delivery story 😂 anno walac eh aa umushay alx ana hada bil ka hor umulay. Experience kaaga ino so gali. Mida kale so gali 8 month baby update iyo waxa kuso kordhay baby asim thanks

  • @nimcomubarik2490
    @nimcomubarik2490 3 роки тому

    Quruxey ana hada uguhoreyay

  • @aaminanuura9700
    @aaminanuura9700 3 роки тому +1

    Morning routine qurux bdan m.a 🥰🥰🥰💔🤟🤗

  • @aaminoabdiasiis3889
    @aaminoabdiasiis3889 3 роки тому

    Haldaqiqo aso yalin ayan dawada markasta ma i ogthy horta abayooy

  • @user-ot3cn8zq4s
    @user-ot3cn8zq4s 25 днів тому

    ❤😂😢😊

  • @amiiramohamed9554
    @amiiramohamed9554 3 роки тому

    Amiira

  • @najahahmed2006
    @najahahmed2006 3 роки тому +1

    M.la

  • @arabfodi
    @arabfodi 3 роки тому

    AmirY is naxi wll burnidad ku qrx bdnthy wlhi soda adna kush kush yar noqo 😆

    • @deqoluula715
      @deqoluula715 3 роки тому

      Uff cayil weye abayo dhexdada inta haka yaraato reer Somalia nag buran qurux uyaqanan haisku cayilin dunida Lama Jan qadaysid marks cudur iyo qabdaro waye cayil

    • @arabfodi
      @arabfodi 3 роки тому

      @@deqoluula715 hhh qofba dokhbu leyhy burnidu wa qrx

  • @aishaali2215
    @aishaali2215 3 роки тому +1

    Abaayo amiroy cunugayga labo bil jiraa caato qaliir waye maxa kucayiliyaa canaha naska bas bu cabaaye

    • @layloibraahin715
      @layloibraahin715 3 роки тому +2

      abayo cunug 2bil jira wax aan naaska ehen ha siin caato cafimad qabto ku ahanaa ilaa 6bilood u gaaro naaska bes sii

    • @HawaAhmed86
      @HawaAhmed86 3 роки тому

      Mansha allah abaayo ku sheegtay cunuga naaska sii abaayo 2/ hours or 3/ hours naaska caano sii Insha allah

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 роки тому

      Wa sax gabdhaha sey kuu shegen lkn waxad ku dartaa markaa uqabeysid saliid macsaro ama saliid zeytun jirka dhan umari Wu ku adkana hoyadey ayan ka arkay abayo

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 3 роки тому

      MashaAllah waxan ahay daqtarad wankifaraxsanahay sidha ay gabdaha kushegen,adhiga sifican isonafaqey canuga naska cana fican oo badhan ayu kahelaya,6month marku garo cunta kubilaw adho naskana sinaya

    • @Destinay4lyf
      @Destinay4lyf 3 роки тому

      Every 2 hrs sii naas. Marku 3 sac hurdo toosi caano sii

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 3 роки тому

    M.a

  • @xanaancabdi1140
    @xanaancabdi1140 3 роки тому

    Ayy

  • @yaxyecalimaxamedrooble2265
    @yaxyecalimaxamedrooble2265 3 роки тому

    M,ᴀsʜᴀʟᴀʜ

  • @shaymanura5389
    @shaymanura5389 3 роки тому

    Abaayo ado crona lix bil kaso wareegan marku kugu dhacay talaal lama qaato is ilaali🤔

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  3 роки тому +1

      waala qaadan karaa xbbt caadi waye dhaheen

    • @shaymanura5389
      @shaymanura5389 3 роки тому

      @@amiraqurux hyeh xppt allah haku amaansado🥰

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 3 роки тому +1

    Amiiro cabdiraxmaan maa ku qabsato maa is guursadan nin fiican edeb leh degan buu u egyahay respect jentlman wiilkaaga ha Kula koriyo nin ka dheer wadan kale joogo ha shukaansan ama ha guursan yuu ilmo kale laga tagin cabdiraxmaan baa agtaad joogo nin fiican u eg aad taqaan asaga ku qabso

    • @amiraqurux
      @amiraqurux  3 роки тому +4

      thnks but afkaaga edeb uyeel waa wiil wllkey saas uma dhacdhac badni wilkeyga waaku filanahay

    • @jihanjeylani3976
      @jihanjeylani3976 3 роки тому

      Maisla saxanthy naa edeb yeelo hwr yartey edebta iyo aqlaaqda iyo kartida wey u dhaltyee

    • @halimoosman9528
      @halimoosman9528 3 роки тому

      @@amiraqurux good amira unswer ficn bad siisey maxa ka galay afarahaga dadkaas cml kamba helo xbti guuleyso waliga 😘

  • @ikraanxuseen6663
    @ikraanxuseen6663 3 роки тому

    amiira abyo waxaad iisheg taa keeg walac uroon oo dhanaan kujiro blz xabiiti aad ayaan ujeclahy

  • @fartuunfanaxley394
    @fartuunfanaxley394 3 роки тому

    ua-cam.com/channels/Hci4cRizWHI0I7-j39uLkg.html soo dhaweeya asxaabta

  • @hodanabdi128
    @hodanabdi128 3 роки тому

    ❤🌍☝❤

  • @hindanalka1526
    @hindanalka1526 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 3 роки тому +1

    Masha,allaah💞

  • @hibowarfa2926
    @hibowarfa2926 3 роки тому

    Masha allah😍😍😍😍😍😍😍

  • @asma-uy7xd
    @asma-uy7xd 3 роки тому

    Mashalla

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 3 роки тому

    Mash aallh❤❤👑💋