(19) Dagaalkii Sayidka iyo Cali Jaamac Haabiil | Gabayadii Ay Isugu Jawaabeen |Taxane Hortay Jire

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 4

  • @AbdirazakAhmed-ww4oq
    @AbdirazakAhmed-ww4oq Рік тому +1

    Ahmadow khalaad badan ayaa ku jira baadhista oo aan tix raac lahayn kasakow sheekooyin dad laga soo ururiyo

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 Рік тому +1

    Wow sxb wad buuga ilaa dhamaadka Cali jamaac habiil

  • @MohamedHussein-nw2ti
    @MohamedHussein-nw2ti Рік тому +1

    Adeer gabayga dhamaays tir.

  • @mohakabadhe3142
    @mohakabadhe3142 Рік тому +1

    a s c ,
    sxb waxaan si joogto ah u dhegaystaa dhamaan waxaad soo tebiso ee dhinac kasta taabanaya walal waxaan si naxariisi ku dheehantahay kugula talinayaa inaad isku hubiso tebintaada please.dadka dhintay hadii aad kasheegto wax aanay odhan waa khatar halis ah maadaama aynu islaam nahay walal sidaa aad u sheegtay taariikhaasi ma wada aha gabayga.ay dhextaalka u tahay kelama dhaama. cali ma tirin waxaa diriyay nin la odhan jiray dirir warsame oo ay isku qarni ahaayeen cali iyo seyidka.lkn dawladii kacaanka ayaa kuqortay cali jaamac habiil taariikhda kale hadaad u baahantahay inaan saxno waad ilasoo xidhiidhi kartaa nabadgelyo