Muxaadaro Qalbiga Taabanaysa - Awooda Ducada- ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    www.youtube.co...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakarfstv
    MAHADSANID

КОМЕНТАРІ • 348

  • @ibrahimhusseinfarah7961
    @ibrahimhusseinfarah7961 6 років тому +44

    Maasha Allah Runtii qalbigyga ayeey Taabtay muraad ayaan leeyhy Rabi baryadiisana kama daali doono In shaa Allah 😭😭😭 Yaa Rabi

    • @amalqali469
      @amalqali469 6 років тому +2

      Ibraahim Hussein faarah wllo waa aad ku guulaysn doonta insha allah

    • @muraayadcilmi3347
      @muraayadcilmi3347 6 років тому +1

      Ibraahim Hussein faarah Alle haku siiyo waxaa rabto hadey qeyr kutahay walaal

    • @ibrahimhusseinfarah7961
      @ibrahimhusseinfarah7961 6 років тому

      Amal Maxamuud Amen walal mahadsanid

    • @ibrahimhusseinfarah7961
      @ibrahimhusseinfarah7961 6 років тому

      Muraayad Cilmi Amen walal thanks

    • @amalqali469
      @amalqali469 6 років тому +1

      Ibraahim Hussein faarah hno ibraahim wan isku lenhya

  • @najahmahamed7596
    @najahmahamed7596 6 років тому

    Wallahi waa muxaadaro qalbiyada dadka taabanayso ilaahay maalinta aaqiro hakaa abaalmarriyo

  • @hanasiciid1444
    @hanasiciid1444 5 років тому +1

    Mashlh ilhy khatimda khayr hanoogu bdeelo aamin

  • @user-mi9vt2nj6m
    @user-mi9vt2nj6m 6 років тому +2

    Alle danbigina hadhafo adi iyo inta la jacel umada islamka qeer iyo wanag iyo jit tosan

  • @binshariif8252
    @binshariif8252 6 років тому +1

    abu bakar waaan ku jecel yeee jazaaaka allahu kheeeyr maaha allah allah haaa ku dhooro

  • @sucdisimansacdisiman6624
    @sucdisimansacdisiman6624 6 років тому

    Mashallah waa muxadaro aaaaad uqiimo badan oo kilkishay qulubteyna Allah kaa abaal mariyo allah janatul firdows xisaab laan hagu kaliyo Allah ku jeclado ducada Allah kaa aqblo

  • @Sagal-Goud
    @Sagal-Goud 6 років тому +1

    Anuu ilaahey wxaan ka baryaabMarkasta inaan kula KULMO maaaaaaliN uuuN ILaahey haygo Aqbalo AaaaamiN wlahi dar ilaahey kuu jeclay ☺😊

  • @muniiraziz8996
    @muniiraziz8996 5 років тому +1

    jazaakallaahu kheyr yaa akhii abubakar ilaahey hakuu furo 8 albaab janada aamiiiiiiiin

  • @nadiranour346
    @nadiranour346 6 років тому

    Mansha allah 😭😭😭😭😭 qisooyin cajiiba oo qalbigayga taabtay

  • @adanmohamed8365
    @adanmohamed8365 6 років тому

    Mashallah Allaha hakuxafidooo walaal Allah nakadigo kafaideystooo inshallah

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 років тому +1

    Www wll shukran Jazaakallahu Khayran Wllhi wxn la ooyay biqud ratillahi caza wa jallah.cajiib Qisooyinkii iyo siduu ilaahy noogu naxariistay, Wllhi Allh SC ayn ku dhaarty Wxn nahy Umadaha kuwa ugu nasiibka baadan wayo wxn nahay Umada ugu Dambeyse Aaqirul Ambiyaa I war Mursaliin. SCW waa Nabigeena Suubanaay SCw, sidoo kale wxaa naga mid ah wllken Abuubakar iyo wllkeen Siidanaa Cumar Alx ilaahy janadiisa ha naku kulmiyo dhamaanteena, Aaamiin

  • @salmacabdullahi335
    @salmacabdullahi335 6 років тому

    Ramadan kariim 💌 jazakallah kheyr Allah ya xifdak sheikh

  • @anabhashim1532
    @anabhashim1532 6 років тому +17

    Masha allah jazakalahu kheyran walaal Abu Bakar mohamed Allah hanaga Aqbalo soonka iyo salada 😍👈

  • @naimo1234
    @naimo1234 5 років тому

    Jazakallah ✊😍✊😍✊😍✊😍 kheer allha kusiiiyo

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 6 років тому

    MAANSHA ALLAH SHEIKH ALLAAH HAKAA ABAALMARIYO WANAAGA JAZZAAKALLAAHU KHAYRAL JAZAA

  • @maymunmaxamed6476
    @maymunmaxamed6476 6 років тому

    Ilaahow ku barakee walidkagana u debbi dhaf masha Allah caleyka aqii Abuubakar

  • @najuubbe7872
    @najuubbe7872 6 років тому

    Walaaaahi waaa qiirooday wax Walpoo Allah laga dalbado laga waayoh

  • @caashaahmed1540
    @caashaahmed1540 6 років тому

    Jazakallahu qeyr sheekh abuubakar alle haku dhowro

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 років тому

    Masha Allah Jazakallah kheiran sheikh abubakar

  • @sundushassanomar6100
    @sundushassanomar6100 6 років тому

    Allahu akbar masha allah jasakallah walal qaaliya

  • @waxyarooiskaqurxoonwaxyaro8920
    @waxyarooiskaqurxoonwaxyaro8920 6 років тому

    maasha allah qalbigeyga ayee aad usaameysy qisadaan wll alle hakuxafido

  • @faadumoqaali7854
    @faadumoqaali7854 6 років тому

    Jazakallah allahu akbar walal

  • @Maryammohamed5900
    @Maryammohamed5900 6 років тому

    Allahu akbar allow ducada naga aqbal

  • @salmacabdullahi335
    @salmacabdullahi335 6 років тому +1

    Alle ha ı cafiyo Aamiin aamiin ı dhaha

  • @maariyomaariyo5853
    @maariyomaariyo5853 4 роки тому

    Masha alah alaha ku xafido shiq abuubakar jisakumulah qeran ajir alaha kaa siyo ana ga ne kubii ku camal falilahaa alaha inaga dhigo

  • @zahrayamad2296
    @zahrayamad2296 6 років тому

    Masha Allah masha Allah alle haku barakeyo aminnn😭aminn 👍👍👍👍👍👍

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 6 років тому

    Allo ku xifdi shiikh abuukar

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 6 років тому +6

    Abubakar Allah SWT danbigaaga iyo ka walidkaga hadhaafo iyo ka musliminta oo dhan
    Wallaahi wa ilmeeyey marka dhageystay muxadiradan Allah haku xafido muhadsanid

  • @Muno46
    @Muno46 6 років тому

    Masha Allah allaha ajir iyo xasanad hakasiyo insha Allah

  • @fatumaabdullahi6530
    @fatumaabdullahi6530 6 років тому

    ماشاء الله شيخ أبوبكرا .جزاك الله خير.شكراجزيلا

  • @faatmacismaan8905
    @faatmacismaan8905 6 років тому

    Masha allah walal abuubakar ilaahay haku barakeeyo aduun iyo aaqira

  • @amalqali3135
    @amalqali3135 5 років тому

    Masha alaah alaha kubarakeeyo aquunaa filaah

  • @hanasalah5601
    @hanasalah5601 6 років тому

    Ma sha Allah jazakalah kheer barakaallahu fik

  • @sundushassanomar6100
    @sundushassanomar6100 6 років тому

    Alle hakuxifdiyo walal sare aamiin

  • @samiiramohamedsam407
    @samiiramohamedsam407 6 років тому +4

    اللهم أمين يارب 🤲🏼

  • @ilyasadan9208
    @ilyasadan9208 6 років тому

    Mansha Allah Wllo Jasakallahu Khayral Wllo

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 6 років тому

    Masha Allah shukran ya akhi qali

  • @umulkheirhaji3647
    @umulkheirhaji3647 5 років тому

    Jazaka allah qer alahakusiyo

  • @aishahussein7623
    @aishahussein7623 5 років тому

    Mnsha Allah abubakar alla haku dhawro amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 6 років тому +2

    Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro

  • @kowrharfaraxinadarwish3116
    @kowrharfaraxinadarwish3116 6 років тому +13

    Abubakar wankugu faana sxp jazakallah

    • @shemsoomer4976
      @shemsoomer4976 6 років тому +1

      Masha allah jizakallah wll alle ha kuxifdiyo Aamiin Aamiin Aamiin

    • @fadumaawer1577
      @fadumaawer1577 5 років тому

      Under

  • @fadumoabdishire2863
    @fadumoabdishire2863 6 років тому

    Misha Allah jasaakalaahu khayran

  • @aminahcusman314
    @aminahcusman314 6 років тому

    Masha allah ilahey ajar iyo xasanat aan laso kobi kariin haka siiyoجزاك الله خيرا

  • @faizotahlil5311
    @faizotahlil5311 6 років тому +33

    First comment manshallah mahadsanid

  • @abdullahsheikhhassanfarh1642
    @abdullahsheikhhassanfarh1642 6 років тому

    masha allh sheikh faaiido badan aa kaa dhaxlay ilaahi cudada hanaga aqbalo adina kher allh ku siiiyo jano kuu rajenayaa 😘😘😘

  • @bishaaromaxamuud4878
    @bishaaromaxamuud4878 6 років тому

    Wcs walakeey rabadaan kareem mashallha waad ku madasantahay sidaa kheerka nagu soo gudbiso wll allha ha ku xifdiyo ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @indhouroon4125
    @indhouroon4125 6 років тому

    Masha allah walal allaha kuxafido jisakallah

    • @clcasiisdirir4637
      @clcasiisdirir4637 6 років тому

      mansha allah alle haynaga aqbalo rabadanta iyo acmaasha wanagsan jizaakumulaahu khayar khayran jasaa wll alle haku xifdiyo

  • @umulkheiribrahim4021
    @umulkheiribrahim4021 6 років тому

    Masha allaah ilahay haku xifdiyo aamiin

  • @ashamohamed1377
    @ashamohamed1377 6 років тому

    Alle hakaa abaal Mario aduun iyo aakhirona Hakuna barakeeyo wll jazakallah

  • @ayaanmaxamed7246
    @ayaanmaxamed7246 2 роки тому

    Masha alaah abubakar alaha Ku xafido

  • @queeninaabdlle5405
    @queeninaabdlle5405 6 років тому

    ماشاالله masha allah جازكلاه خيرا

  • @hanaabby242
    @hanaabby242 6 років тому +4

    Jazakallah kheiran sheikh Abubakar

  • @casiyabintuhassancasiyabin2738
    @casiyabintuhassancasiyabin2738 5 років тому

    Masha allah jazakalahu kheran sheikh

  • @baariyowaanjecalahaymxmadc3485
    @baariyowaanjecalahaymxmadc3485 6 років тому +5

    Asc dhmn asxbta khayrka jecel abubakar salan sareee I'll hay haku xifdiyo meel walba iyo waqtiksta oodjogtaba
    Waxaan kugu darsan lahaa inaad kahadashaan qabyaalada kala fogaysay dhalinyaradeenii inad kudartiin barnaamijyadiina sosocda insha Allah iyo saamaynta ayku ledahay bulshada hada dhilinyaradu wayku jeceshehee waa intaasay wax kadhagaystaane

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 5 років тому

    Wcs alxamdu lilaaah ilaahay ayaamaxad isikaleh

  • @zakiyoabdisalam4918
    @zakiyoabdisalam4918 6 років тому

    ilah hakucafido sheqeyna

  • @kowsariinaw7821
    @kowsariinaw7821 6 років тому

    Jazaka Allahu kheyr yaa akhii

  • @caisholuul4881
    @caisholuul4881 6 років тому

    Cajiib ilaheyow qeyr Ku sii masha allh

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 6 років тому

    masha allh wlhi waa muxadaro aad iyo aad u qiimo badan allh haku xifdiyo wllkey aan allh dartii u jeclahay jazakallh aamin allow naga aqbal ducada
    ramadan mubarak all muslim

  • @axlaamcabdikhaliif1728
    @axlaamcabdikhaliif1728 6 років тому

    مشالله جزك لله خيرا ياشيخ ابوبكر

  • @yusraabdiweli7345
    @yusraabdiweli7345 6 років тому

    Masha Allah jazaka Allah akhi

  • @shamsacadey7155
    @shamsacadey7155 6 років тому

    Abuubakr maxmed illaahey haku xifdiyo

  • @juweeriyailkacas4178
    @juweeriyailkacas4178 6 років тому

    Ax jazaklhu khyr alle ha ku dhwro

  • @maryamayuusuf8329
    @maryamayuusuf8329 6 років тому

    shiikh nooga hadal faaidada saliga nabiga scw iyo allah kukalsoonaanta yaqiinta

  • @user-mi9vt2nj6m
    @user-mi9vt2nj6m 6 років тому

    Jazaka Allah qeer

  • @mychennaldiintafafiintaisl4944
    @mychennaldiintafafiintaisl4944 6 років тому

    mncho alllh jaskalah khyr wll qli ah ilahay haynaga aqbalo

  • @edebsansidiihooyadeed4898
    @edebsansidiihooyadeed4898 6 років тому

    Jasaka llaahu khayr wllo qali

  • @adnamaxamud2720
    @adnamaxamud2720 6 років тому

    جزاك لله خيرا يا أخي

  • @amaldahir8466
    @amaldahir8466 6 років тому

    Jazaka Allahu kheir

  • @farhiyosalah1935
    @farhiyosalah1935 6 років тому +3

    Jazaaka'Allah kheir, Alle yaxifdik

  • @hoyomcn4291
    @hoyomcn4291 6 років тому

    masha allah sheekhanaa abubakar illaahay dartii ayaan kuu jclhy alle haku xafido aamiin

  • @binshariif8252
    @binshariif8252 6 років тому

    الله اكبر الله اكبر ماشاء الله تبارك الله

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 років тому +2

    Masha allah murad ayan leyahay allaw isahal asxabay iso duceya idinko mahadsan

    • @ifraaxabdi3505
      @ifraaxabdi3505 6 років тому

      asal dhalad faraxsan inshallah muradkaga allah haku sahalo wllo wan kuso duceynaya niyada qer usheg

  • @munaomar9520
    @munaomar9520 6 років тому

    Mansh Allh wllo Ale Khayr iyo xasaanaad Hakaa siiyo wllo

  • @hoyomcn1087
    @hoyomcn1087 6 років тому +5

    Alx thanks walalkey Ilaahey hanoka xafido

  • @saynababdi6153
    @saynababdi6153 6 років тому

    Alaahu Akbar Alaahu Akbar Alaahu Akbar ❤

  • @bishaaromaxamuud4878
    @bishaaromaxamuud4878 6 років тому

    Mashallha allha ha ku dambe dhaafo

  • @malihaabdulrahman1777
    @malihaabdulrahman1777 6 років тому

    Ameen jazakallah walaal

  • @fartuunhassan8233
    @fartuunhassan8233 6 років тому

    Masha allah. Barkala fiikum.

  • @adnamaxamud2720
    @adnamaxamud2720 6 років тому

    شكرا يا شيخنا الفاضل

  • @najmaabdirahman7499
    @najmaabdirahman7499 6 років тому

    Ilaahay ha ku xafido

  • @hudayusuf7088
    @hudayusuf7088 6 років тому

    Mashallah mahdsanid jazakalahu khair💋💕💕

  • @qalihussein4917
    @qalihussein4917 6 років тому

    جزاك الله خير الجزاء اخي

  • @zeshacadezesha3375
    @zeshacadezesha3375 6 років тому

    masha alha shiiq alha ku xafido

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles2407 6 років тому +4

    Masha Allah jzkallah sheikh

  • @faadumofahmaan8386
    @faadumofahmaan8386 6 років тому +1

    masha ALLAH

  • @hananmohammed2822
    @hananmohammed2822 6 років тому +10

    الله أكبر

  • @hananmohammed2822
    @hananmohammed2822 6 років тому +10

    cajibالله أكبر

  • @hamdearupdullahi5831
    @hamdearupdullahi5831 6 років тому

    Mashlh allow qeyrka nawafaji

  • @ayanyusuf1136
    @ayanyusuf1136 6 років тому

    😭😭😭😭😭 yaa allaah naga yeel kuwo ducaysta lagana aqbalo

  • @shukrijamac3428
    @shukrijamac3428 6 років тому

    Mansha Allah adan ugu farax sanahy

  • @casiyabintuhassancasiyabin2738
    @casiyabintuhassancasiyabin2738 5 років тому

    Aamiin aamiin amiin yaa rabi sheikh

  • @hananbaashi6702
    @hananbaashi6702 6 років тому +5

    Mash allah 💓💓💓

  • @aaliyaalimohamedqalanjo3214
    @aaliyaalimohamedqalanjo3214 6 років тому +1

    Mash alalha ramadan mubarka

  • @maymunmaxamed6476
    @maymunmaxamed6476 6 років тому

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @fadumaomar917
    @fadumaomar917 5 років тому

    Masha allah ale haku barakeeyo

  • @fartunmukhtar7525
    @fartunmukhtar7525 6 років тому

    Mansha allaha jazka Allah

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 6 років тому

    Manshalah illahy wixi laga baryo lagama waayo alxm

  • @saynababdi6153
    @saynababdi6153 6 років тому

    jasaakalah khayr sheekh

  • @zawjatulahmednuur5812
    @zawjatulahmednuur5812 6 років тому

    Mancha Allah wllo