Kulahaa Hadaa caawa ii niikisaan oo caawa iga farxisaanow, nin iska caajisanna waan ahaye ayuu toos u leeyahay kwrn, iyaguna waxay leeyihiin nacamtu billah, 😂😂 wadan kaan xitaa anaa ka taliyo waxas ee akhrisanayaan, war reer Galkacyow ninkan umadda ka qabta hadii alle ka cabsi ee niigu jirto.
QAANSO ROOBAAD CHANNEL .hhhhhhhhhhhhh ninkaan dadkaan wuu sixray ama lacag hunguri ayeey ku shaqeyaan wax kle maba ahanbo xita fiiri malaha cod fasiix ah oo dadka so jiidan karo ama lagu qaldi karo waa nin shikshigayo marka waxu kuso jiitay un waa 2 wax waa sixr ama dadkan aya hunguri qaaday waa lacag
ani boowe waafaraxsanahay waliba saa id maxaaayeelay alshabaab maana waraka au kafuliyeen gaalkacayo ee aykudileen bahalkaa bakhtigaa waan uguhambalyay nayaa laakiin ha iskadaayeen shacabka masaakiinta ah
اللهم صل صلاة كاملة وسلم سلاماً تاماً على سيدنا محمد الذي تنحل به العقد وتنفرج به الكرب وتقضي به الحوائج ، وتنال به الرغائب وحسن الخواتم ويستسقى الغمام بوجهه الكريم وعلى آله وصحبه في كل لمحة ونفس بعدد كل معلوم لك
Aniga horta hadalkisa mid kama fahmin hadad iga farxisaan uunba fahmey af kalgacyod adag buu ku hadlayaa sheydaanka ☺ ee waxan is weydiyey dumarkan aawey ragi qabay subxnlaah
Alshabaab sanadka ka hor wax saxa may qaban kan qofkii dilay waa ehelu jano haduu Illahay u qoray shukran alshaabab hadad shaydaankii umada ka qabateen thanks to allah
Qofka haduu qaldan yahay lama toogto ee waxaa loogu nasteexeeyaa in loo caqli celiyo oo loo muxadareeyo because ma ogid in qofkani maskaxiyan caafimaad qabo Ama jahli hayo waxaa loo baahan yahay in ay somaalidu seefta dhigaan oo aqoon usweydaarsi bilaabaan
Salah Ahmed walaaal kaa dhabaa alshabaabku waa isagoo kale oo diinta fasahaadinaya xumaantey fidiyaan samaantana way reebaan naagaha maxay u kufsadeen niman ka naagahooda way ka kaxaystaan sidaaseey ku naagaystaane ka sheekee waa cilad iyo dhabarjab Somali u soo daahirtey ee alaha ka qabto kan xumaanta banaanka soo dhigtey wuxuu arkaa dadku ineysan xumaanta ka damqanayn ee kuma dhiiradeen laakiin waa la is waydiin.
Hadaad caawa iga Farxisaan oo meelkasta ka ciyaartaan min tin ilaa gacmaha ilaa Qoobka kuye ?!!! Allaahu akbar reer gaalkacayo diin xumida intaan la eg maxay tahay ?
mida kale ninkaan sheegtay inuu yhy nabi dadka gaalkacyo joogo diin islaamka ayaysan aqoon u lahayn iyo nabiyada ilaahey wllhi oo bilaahi aniga hadi aan gaalkacyo jogo lahaa kan marhora nolosha ku caabi lahay
war gaalkaan musiiba helahaa oo nabiga iyo saxaabada maalin kasta caaya balaayadaan foolxumada badan maxoow ahlu beey ka ogyahy musiiba alla ku gu rid soowka naaga qaawan yiri xabiibka ay amaanaayaan rer gaalkacyo marka waxaan lagu dhex sameeynaayo miyuusan ku jirin qof wax yar oo iimana qalbigiisa ku jiro away maamulkuu gal mudug iyo wadaad sheekh shaakir maxaa waxaan loo fiirsanayaaaa allow xaqa sara yeel.
Kulahaa Hadaa caawa ii niikisaan oo caawa iga farxisaanow, nin iska caajisanna waan ahaye ayuu toos u leeyahay kwrn, iyaguna waxay leeyihiin nacamtu billah, 😂😂 wadan kaan xitaa anaa ka taliyo waxas ee akhrisanayaan, war reer Galkacyow ninkan umadda ka qabta hadii alle ka cabsi ee niigu jirto.
QAANSO ROOBAAD CHANNEL subxaana allaah war waxaan ookale hanoo soo gubina bilaa caleek
umu xafsa
Xumaanta hadaan la arag sidee loo tirtiri walal
QAANSO ROOBAAD CHANNEL kkkkkkkkkkkkkk
Indr wllhi arintani waxy cadaynysaa in Dumarka Hal Nin ka maskax badanyahy oo gabigoodaba intuu guri isugu keeno uu ku yidhaa ii ruxa Naasaha iyo Badhida Waliba isu wada mari karo waayo dumarku waa "Emotional Thinkers Ragguna waa " Rational Thinkers "
Sheikh ayaa degaanka u joogo looga yaqaaan
QAANSO ROOBAAD CHANNEL .hhhhhhhhhhhhh ninkaan dadkaan wuu sixray ama lacag hunguri ayeey ku shaqeyaan wax kle maba ahanbo xita fiiri malaha cod fasiix ah oo dadka so jiidan karo ama lagu qaldi karo waa nin shikshigayo marka waxu kuso jiitay un waa 2 wax waa sixr ama dadkan aya hunguri qaaday waa lacag
Imisa qof ayaa daawaty marky maqleen uu dhintay
zack mowlid anigo kle ba imika baranaya odaygan mrku dhintay🤦🏻♀️😅
Aniga hhhhhh
Aniga wlhi marki hore waan dhaafi jiry
@@essateddyofficialmusic hy
Aniga wali kunjer ayan kuceshay
Maanta oo la dilay gaalkaan yaa ila faraxsan oo daawabaya videogaan like walalayaal
ani boowe waafaraxsanahay waliba saa id maxaaayeelay alshabaab maana waraka au kafuliyeen gaalkacayo ee aykudileen bahalkaa bakhtigaa waan uguhambalyay nayaa laakiin ha iskadaayeen shacabka masaakiinta ah
Farxad waye
Jamal Aw Cali siilka hoyada ayaa kula faraxsan
Ma adiga og inuu yaahay gaal
Hoyo Mcnto ha u jawabin waa qabiil cuqdadeysane
Masha layiri dumarka cadabta ubadan wax walba way iska racayaan iiniikiya oo iga farxiyuu leeyahay wayba isku walaqayaan ilaaahow na bad baadso nabigenii subanaa scw ilaahow gadaashii hana fidmayn
hablihii habergidir ee sacad ayaa iaaahy sidaas u garty ar rerka waa jeclahy ee ilaahy aya ka qabty ninkan
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك
قولو ءامين)
shiikha ilaahay qabigiisa ha u waasiciyo
Mxaa shiikha
Shekh cabdiwali wuxu ahaa nuurka somaliya allh unaxariisto yahuud ba dishaye wa ahlul jana diinta ayu fidinayey janadii allh geeyo joojin meyno jeclanta nabiga yahuuda wahabiyada kama aqbaleyno shirkaga ay wadan inan dhageysano😍😍😍
mr photoshop waa runta
Allah unaxaristo sheikh cabdiwali janno Allah kaliyo ameen
Nacalad hakugu dhacdo mushrigaas maad u duceyni
Amiin😢amiin amiin
اللهم صل صلاة كاملة وسلم سلاماً تاماً على سيدنا محمد الذي تنحل به العقد وتنفرج به الكرب وتقضي به الحوائج ، وتنال به الرغائب وحسن الخواتم ويستسقى الغمام بوجهه الكريم وعلى آله وصحبه في كل لمحة ونفس بعدد كل معلوم لك
Waa masiixu dijaal oo sidadban kusoo baxay subxanallh ilaahey shartada hakugu celiyo
Kharaar gubasho aa karoon.
Afxumada ka joojiya sheikh
Hhh sheekhee ma ninkaan mujrimka ah
Ilahay ban u baryee Ninkan iyo Beeshiisa Jaahilka ah ee difacaysa Cudur dhameeya oo Somali k a takoora ha kurido Aaamiin dhah
Fikarado kala duwan dadkeena ma aamin sano in lakala lahan karo, ninkan dad badan bu ka farxinaye un, adinkana dil iyo dhiig waxaan aheyn ma taqaaniin
Run
Kuwa kale oo durbaankaan oo kale garaacda aya gaalkacyo kaseexan waynay ilahow dadkaan suufiyada ah caqiidada u hagaaji amin yaarabi
Ilaahoow adaa mahad leh umadaada kaqabteey jaahilnimada sidaana dadka ula bareerey
Naagaha dhan wajigooda dahir calsaw bey u egyhiin mawalaladisa
HahHHHahHahahahhajJa Walle wa lehesy commentkas
12 2020 daawanaya iyado la cunay wuu ka dhergay gabdhaha yaryar😂😂😂
Ana 2021 dawanaya
Ana 2024 @@witchyprincess5309
Alaha unaxaristo wa wali ilahy😢
Aniga horta hadalkisa mid kama fahmin hadad iga farxisaan uunba fahmey af kalgacyod adag buu ku hadlayaa sheydaanka ☺ ee waxan is weydiyey dumarkan aawey ragi qabay subxnlaah
@fRr
waxaan leehay saas haloodilo qof kastoo caaya nabi muxamed waxaa lagu galaa janada
Ningaan xakuujoogaa runtii waandililahaa hadaan arku. Madhaafayo fadlan iisheeg
Xaarami aduunyo ba waad KU hoogtay aakhiro ilaahey baa Kula xisaabtamaya
Subxaanalah naagahaan dadkoodii ma ayagoo kalaa
War ninkaa umada kaqabta oo diinta islaamka kaqabta laaxowla walaa quwata ilaabilaah wlh waa aqiro zamaan subxaa nallaah subxaa nallaah😭😭😭😭😭😭
Dumarkan masaakiinta ah ee juhalada ah baacaan ha laga qabto eeyga ag subxanalah
Idil Aeey
Sheekadu waxay mataysaa
Naagahaa docdii loodhigiyo dhinacna diidayne dhadigoodigaa lagu arkiyo dhiiga caadadee!
Xoog badanaa gabdhahaan
Ar
Halayso arooriyo weelka ha ii xalaane.
Ajirna way hilila haa yeen
Subxaanalaah eleyn umada somaliyeed balaayo walbo waa lagu arkaa naagaha naarta waxay ugu badan yihiin waa kaa jahligu waa badanaa allow nahanuuni amiin
Alshabaab sanadka ka hor wax saxa may qaban kan qofkii dilay waa ehelu jano haduu Illahay u qoray shukran alshaabab hadad shaydaankii umada ka qabateen thanks to allah
Please halguso dulo ama europe ayan ugaso duli walhi 😣 dilistisa
Xaqa Allahha nawada tuso Aamiin yaa Allah
xumaanta aad ku dhiiranaysid iyo dadka kuu hiilinaaya kuligiinba hadaadnaan ka towbad keenin ilaahaay waxba kama qaadaaysiin iyo muxammad calayhi salaam luumuu nafsikum halaaga allena u diyaar garooba shirkigii waax ku darsateen quraanka ood ku jeesjeestaan iyo naagihii niikinaayey nabigooda amaaney xagay bay sheeko taagan tahay alaah ka warsuga.
Subxaanalaah war kan yaa ka fadhiisiya meesha
Ilaahow kan dalka ka qabo
Ducadi umadda islaamka ah allaah wuu aqbalay maantana rag baa ku janno tagay sida aan allaah uga rajeyneyno
Cccvmvvnķĺĺĺl
leeilaaha ilalaha ar nagaha xetaa kan woo lumiyay kaan ilaah hanaga qabto
Subxallah subxana allah inka alle idin ku dhacdaye
habargidir wllh waa diin jecelyihn hadiba ninkan o badil wado u intaa helay mark dad dinta garsiyo ayee lasanyihn
Hada ma gala?
Subxaanallah
War kan umada maalaga qabto. Naagahan iyagu maxoolaa subxaanallah
Xasbiya alllh war sidan mow illhey idin xaaly rer galkacyo
Ninkaan qofki dilay jannada akle haka waraabiyo
ka dib dilkiisii ayaa soo raadiyay kan yaaa ila mid ah😂🤣😂qabiilkiisa ayuu soo uruursaday oo lagu difaacayay lkn rag aan waxaas aqoon ayaa helay😂🤣
Allaahu akbar qabiil iyo qaaraabo hadduu soo aruursado marki allaah uu qabto kama bad baadin karaan qabasho adag ayaana laqabtay maanta
Rag ka kibir badnaa ayaa ugafay diinteenna ugu dambeyna qoorta dhiiga loo daray kuwaa ayuuna kamid ahaa
Kuwa kaloo badan oo xertiisi ah ayey cashar utahay tan maanta dhacday wayna ogaadeen in diintan leedahay dad difaacdo
ani so radiyay kkkkkkk
king of the year hhhhhhhhhhh me too dilkiisi kadib ayaan taabacay qudhunkiisa hore waan u arkay lkn maan raabici jirin Illahay amarkii
king of the year hoyada siilked kawaran
@@siciidsare4900
Hooyada siil malahan miya
Subxaanallaah waxaan oo dumara ninkaan halkeebuu kakeeney oo ugu xareysnaayeen bisinka
Gaal ka nagihii II niikiya ii raxeeye ku yeh
Ninkani Sow Kii Maha Lahaa Nabibaan Ahy
Haa maanta la dilay
Alla mahadii weeyee haduu umada kaqabtey yaa rabbi noo naxariiso
ilaahow soohanuuni shirkigaan in lagatagay ayaan moodaaye
Gaalkacyo mayna culimo joogin may gabdhahan u naseexeeyaan
War yaa tanoo kalay arkay saana ma ii dhinneed ilaahow adaan kuu soo cararnay ee naga qabo balayadan
Lacnatulahi calaykum
Qofka haduu qaldan yahay lama toogto ee waxaa loogu nasteexeeyaa in loo caqli celiyo oo loo muxadareeyo because ma ogid in qofkani maskaxiyan caafimaad qabo
Ama jahli hayo waxaa loo baahan yahay in ay somaalidu seefta dhigaan oo aqoon usweydaarsi bilaabaan
Agaah kuye waxaan.ahay Nina iska caajisan ee iga.farxiya war xaguu joogaa kano kan iigama dhawee an ilaahay igu dhawadee gaalkan gaalnimada cadaystay
alle.haku halaago.hadaa ka towbad keenin waxan
Subxaanlaha illahayow naga bad baadi
Kkkkkkkkk Dumar waa magarato waa sida caruurta Nin qudha ayaa gabigoodaba intuu guri kuso xidho waliba ku odhanya ii ruxa Naasaha iyo Badhida hadhawna isu wada maraya sida awrka Qoodha ah waa sababta illhy Ragga uga dhigay masuulka dumarka iyo caruurta ee ugu leeyahay Ragga illaashada dumarkiina waayo Biyo ka fudud in shaydaan kasta diinta ugu soo dhuunto waayo dumarku waxy ka samysan-yihiin Qiiro 👈👈
Kuwan xitaa haduu dheho xaraan aan idinku galmoodo maya ma odhan karaan subxanallah
Sheydaankaan wax iska rajiimiya mala waayay?
Kibirkiisi iyo sheydaanimadiisa aduun kulama uusan daahinoo waa kaa maanta allaah qabasho adag uu qabtay
Allaah ayaa ku mahadsan
@@dalha252 waaba la dilay warkiisu dhamaa
Ar kan dila reer gaalkacyo waa gaalo war kan dila fisqi buu wadaaye subxaanalaah
Kan reer Gaalkacyo mahan. Waa reer Barxaaley
Subaxnallah ma aroos ayeey qaaabaan markaay alalasaayan bisinka saan ma ciibaado ayeey ka taahy yaaa allah naa haanunii umaadi weey wareertaay
qofta gurbaanka tumeesa qabiirad waaye😁 misgiska may ka shaqeeyn jirty
Sheydaanka allaah haka qabto umadan jahilkah subhanallaah ma joogan miyaa dad diinta garanayan wa dijaal
Subxanallah
Reer gaalkacayo damiir malaha miyaa markeey ninkaan rumeesanayaan kani waa caaag meesha iska fadhiyo qorta inaalaga gooyo ayaa ku fican cadaavta alle hakugu fageeyo ....sheikh isku sheegyahoo w
Allah ayaa kula xisaabtanaya qaladkey galeen inla toogto maaheyn ayey ila tahay
HALKEE QARISAY NAAGIHII NACAMTA HAYEY EE FUTADA RUXAYEY EE RAGGOODA KA BAXDOOBAY
Alshabaab intey ciyaalka yaryar iyo hoyoyinka aan waxba galabsan laynayaan may utagaan ninkaan banaanka is keenay Fulayada Alshabab aad baan u canbarenaynaa 👎
Salah Ahmed walaaal kaa dhabaa alshabaabku waa isagoo kale oo diinta fasahaadinaya xumaantey fidiyaan samaantana way reebaan naagaha maxay u kufsadeen niman ka naagahooda way ka kaxaystaan sidaaseey ku naagaystaane ka sheekee waa cilad iyo dhabarjab Somali u soo daahirtey ee alaha ka qabto kan xumaanta banaanka soo dhigtey wuxuu arkaa dadku ineysan xumaanta ka damqanayn ee kuma dhiiradeen laakiin waa la is waydiin.
2 waad been badan tihin ee allh kabaqa ninkaan allh hasoo hunuuniyo
Al shabaab kana dhama oo danbigiisu asiga ku kooban yahay lkn al shabaab waa dhiigyo
Loo tagay walhiy dhulka lagu jiday manta
@@isma8x haa walhiy😂
Somaali seeflabood Alloow shartooda iyo sharkaleba naga qabo
Goal kacayo diinata
Magaarin miya
Duqxun sidee buu nebi u sheegtey
manta we dilen al shabab ayaka iyo asiga wax isma dhaman wa labo gaalo
Waa Zain Gaal cadeysty
Subxanalah bilash lomadihi narta nagah ogu badan
Ninkaan waa bahweyn iyagaa goobta u buuxiya
Illahay umada ka qabtay ayaa mahad iska leh alx
Hadaad caawa iga Farxisaan oo meelkasta ka ciyaartaan min tin ilaa gacmaha ilaa Qoobka kuye ?!!! Allaahu akbar reer gaalkacayo diin xumida intaan la eg maxay tahay ?
Naartii buu ka niikinayaa imika
Kkkkkkkkkkkkkk ilaahay baa balo usoo diray waxa qaadan
Nasreen Tahr siilka hoyadana gus keyga ku nikinayo
@@siciidsare4900 bayday ayaad tahay anaa adiga ku wasa intaad inanta caayaysid
@@siciidsare4900 was hooyadaadii jareerka ahyde
Kan wlhi cawaan weeye shaydaanba wata xita ka aan diinta lahayn ayaaa waxan samayn karin
Subxanalaah ilahow xaqa fahansiih adigab ayaaabuurey xasbubunalaah wanimal waakiil
waa saqajaan shaydaanka iga farxiya ii dheela kulahaa
War ilen tan okale waamaxay dumarkan waashay odaygan illahay umada hakaqabto
mida kale ninkaan sheegtay inuu yhy nabi
dadka gaalkacyo joogo diin islaamka ayaysan aqoon u lahayn iyo nabiyada ilaahey
wllhi oo bilaahi aniga hadi aan gaalkacyo jogo lahaa kan marhora nolosha ku caabi lahay
su,aasha aan iswaydiinayo waxay tahay? dumarkan aaway dadkii dhalay? kuwii qabay? kuwii la dhashay? mise wuu sixray dhamaantood? inleyn shayaadiin buu u yahay ninkaan sxb aad ugu dhow?
Allah alx waladilay ugu danbentiii
Naa guryihiina aada waad qooqdeene
Halkaan markee mareeso hoosha waxligi al shabab 😃😃lawici laha
kaalay reer muduga waa dad caqli badan maxaa loolahaa miyeyna fahmeenin waxaan inaanay diin aheen waa kuwa nacamta gurayee
Subxaanallaah waxnoo dumaraa miyuu galaaftay
Xasbunalah wanicmal wakiil
subxana llaah ninkan maa laga qabto umada
Hadaad iga farxisaan ood ila wada seexataan janadaad galaysaana waakusoo xigtaa waryaa nagahaan kamasuul ah Oo meesha kakaxeeysta intuusan idinka wada fuulin
war gaalkaan
musiiba helahaa
oo nabiga iyo saxaabada maalin kasta caaya
balaayadaan foolxumada badan maxoow ahlu beey ka ogyahy
musiiba alla ku gu rid
soowka naaga qaawan yiri xabiibka ay amaanaayaan
rer gaalkacyo marka waxaan lagu dhex sameeynaayo miyuusan ku jirin qof wax yar oo iimana qalbigiisa ku jiro
away maamulkuu gal mudug iyo wadaad sheekh shaakir
maxaa waxaan loo fiirsanayaaaa
allow xaqa sara yeel.
engineer cibaar114 waxaa loo dhafaayo waa qabiil dartiis.makula tahay in dhulkaas dagaayo?
Wixi loo dhaafo qabiil dartii lsguna difaaco qabyaalad allaah wuxuu usoo diray ciidankiisi kuwaasoo aan qabiil iyo qabyaalad toona aqoon cid hor istaagi kartaana aysan jirin
Allaah wuxuu qadaray in fidnadiisi uu umadda dhaafiyo ragbaa naf iyo. Maal uhuray halka qaar badan ay naf iyo maal kudifaaceen
Lkn allaah awooddiisa waa taa ciddi hor istaagi kartaa qabiil kaliya maahee qaaradahana hadey uheshiiyaan ma joojin karaa wax uu allaah wato
Cashar bey utahay sgsyaadiin badan oo lamid ah ninkii shalay saa uhadlaye maantana hilbihiisi lasoo gurbiyay
aniga waxaan qabaa inoow janada galaa qofkii dilay
Somalida kii uyimadaba kama fiesato miya maxay ukobiyeyan wayabay wlhi xita *su'alo maradiyan jawabo uma helan wax isma barbardhigan* markasaybintaso firqo uqaybsamen
Alshabaab waxaan koi soo diray Baan inta umada soomaaliyeed midkana waxaa loo soo diray baadiyeenta umada
Hada wadankan anigaa ka mausul ah oo cidkale wax laga waydiin maayo maxaa ka dambeeyaay Boom Oo hadana Boom kkkk istaaq furulaah ilaahay meeshaad martay nama marsiiyo
Waxaan oo Dumar ah intuukakeene subaxaanalaah
Kulhaaa Hadaaa Iga Farxisaan oo Qoobabka Iyo Jilbaha Meelkasta Ka Ciyaartan Waad Iga Farxiseen
War yaa islaan ah oo dadka ka qabtah nikaan
Umaduu fasahaadinayay ilaahay baa nakaa dhaafshay 👋bye bye
iniikiya hadey ogoladen aanidin wasana madidayaan saashu wamr
Nagaha madow baadnaa
alx ilahay baa umadi kaso qabtay dadki uu haleeyayn hlaso qabto oo tobada xasda hala tuso
warkan waa shaydaan dawlada galmudug haka qabato umada shaydaanka ilahay caradiisa kugu dhacday
Hhhhhh qoos aan qof u waalan qosol kama dhamaado
Taariikhda isqoraysa
War waxaan yaa naga fariisiya
Sheydaan nacaladi alle ku dhacde