Prank aad u qosol badan oo dadka laga maadsanaayo 🤣🤣 kkk

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 578

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 роки тому +412

    Wllo waa adiga comentigeyga akhrinaya ilaahay baan kugu dhaarshayeH liketa hayla dhaafin wlloH

    • @AliHassan-tv5ht
      @AliHassan-tv5ht 4 роки тому +3

      Hhhhhhh bal wayahay maxay kuu kordhineysaa Wll

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 роки тому +3

      Ala baryo xumaa waar hoo wataase 😅

    • @gaasfaarax8318
      @gaasfaarax8318 4 роки тому

      Alle ayaad igu dharisay wan ku saaray wllo wlo lkn wax faido ku leh wllha ka codso

    • @layanaxmed6011
      @layanaxmed6011 4 роки тому

      maxamed Baashe walal please like maxu tara wa idinkan melkasta tuugsanaye

    • @mohazproduction1498
      @mohazproduction1498 4 роки тому

      Maxaa laga fa idaa talw

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 4 роки тому +185

    Inta jiif kuwanaysa suul like ilmadeerayaal

  • @hannabeegsi2451
    @hannabeegsi2451 4 роки тому +92

    Talo bixin ...
    dadka waawayn ama wayelka
    Haku samaynina prank
    Dhaliyarta kusamee

    • @huda7675
      @huda7675 4 роки тому +3

      Hanna Beegsi intaa ayaan niyada iska lahaa

    • @mohamedsidiiq3742
      @mohamedsidiiq3742 4 роки тому +3

      Hanna beegsi Adiga kawran hdi laGugu zameeyo

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 4 роки тому +3

      Well said wllo

    • @hannabeegsi2451
      @hannabeegsi2451 4 роки тому +3

      Mohamed Sidiiq waa caadi hada laygu sameyo aniga lkn Hooyo ama Aabo inlaga toocsado ma fiicno

    • @mohamedsidiiq3742
      @mohamedsidiiq3742 4 роки тому +1

      @@hannabeegsi2451 Wazida Aad zhegty wllo

  • @faisamohamed2618
    @faisamohamed2618 4 роки тому +116

    Rer burco wa shidan tihin❤ waxi rer burco salmullah

  • @salmaancabdi642
    @salmaancabdi642 4 роки тому +45

    Reer burcoow aad baan idiin jeclahay gob baa tihiin aktayda milgo iyo maamuus baad kuleedihiin waxaan idin ka soo salaamayaa kismaayo Mahadsanidiin....................

  • @abiibakarsadiiq5614
    @abiibakarsadiiq5614 4 роки тому +20

    Zakaria zxp odayaasha waaweyn ka daa zxp waa waa lid ma fahan Sana waa IGA talo zxp guul wacan

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 4 роки тому +30

    *AARYA QUDHACAYGII IYADOO 2 MINT KU JIRTA YTUBE KAGA AYAN KU DAWADE PIN IISAR*
    😂😂

  • @amiirasultan6231
    @amiirasultan6231 4 роки тому +18

    Reer burco jecliya waa xikmad miidhan masha allah 😘😘🤣🤣

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah598 4 роки тому +15

    😂😂Prank FunnY aH
    Qozl iGuma Harin
    Keep going wlaldY❤🙏

  • @enghusseinhaamud6628
    @enghusseinhaamud6628 4 роки тому +25

    First view from Borma Sakariye Jikarta🙏

  • @user-po9ev7pp6i
    @user-po9ev7pp6i 4 роки тому +47

    zakariye jakarta waku taagera from puntland bosaaso 🇸🇱❤👑

  • @muzcapilkacazeh7538
    @muzcapilkacazeh7538 4 роки тому +32

    Intuu.digaag wasaba weydhasha kulaha hhh😂😂😂😂😂😂

  • @kadijo9627
    @kadijo9627 4 роки тому +10

    5:27 wuu waalan yahay e makarafoonka inooga qabo kulaha gabadhas waa iga qoslisay 😂😂😂

  • @asiamohammed7095
    @asiamohammed7095 4 роки тому +55

    Wiilashayadaya soomaliyeed Waan idinku faana dhamaan Allah haygu simo inaan is aragno♥️🤩🙏

    • @faysalaxmed5595
      @faysalaxmed5595 4 роки тому +2

      Asia maxamed xaged jogta marakad imanaso waban yabane kkkkkk

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому +2

      Wllo subscribe isaar adoo mhdsan

    • @asiamohammed7095
      @asiamohammed7095 4 роки тому +3

      Faysal Ahmed# my mother land UNITED KINGDOM ♥️🤩🙏I will come soon Incha Allah the first time aan iman doono somaliland 🙏🤗😋

    • @asiamohammed7095
      @asiamohammed7095 4 роки тому

      @@kungabdhoodkaroon8000 ok sweety

    • @faysalaxmed5595
      @faysalaxmed5595 4 роки тому +1

      @@asiamohammed7095 asia maxmed huno wan ku so dhawaynay lakin isheg ado raliya xaged jogta

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 4 роки тому +5

    Magacaa walalo ( Horaan u sheegay 😅😅😅 Oday ciyaalkii hore ah

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 4 роки тому +34

    13:01 war waxaan baafkaahi muxuu ahaa Dhinac nooga deg garac baa Tahee 😂😂😂😂😂

  • @updirahmanfahmi2415
    @updirahmanfahmi2415 3 роки тому +1

    Uu waalan yahay ee microphoneka inooga qabo😂😂😂inantaasi waa reer burcadi asalka ahayd

  • @saedgambol7906
    @saedgambol7906 4 роки тому +14

    adiga marka lagugu daro 5 like ah isisi bafyohow🤣🤣🤣

  • @shaficiyare5558
    @shaficiyare5558 4 роки тому +3

    Gambalelkun wax qof weyn loo sheko mahan kulahaa war nio sakariye prank gaga wan ka helaa nio waxaan ku leyahay hore usoco msul 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cgf383
    @cgf383 4 роки тому +8

    Jakarta waa kusalaamay Nina taageero👍 Waxan kaso salmin Galkio💯💯🤝

  • @saafaahmed6655
    @saafaahmed6655 4 роки тому +18

    Love you rer burca from rer mogdisho🇮🇹🇸🇴❤💉

  • @abdullahinorhussein5595
    @abdullahinorhussein5595 4 роки тому +13

    First one🙋‍♂️

  • @mushtakaxmed1611
    @mushtakaxmed1611 4 роки тому +3

    Digagadu imisa xabo ayey dhasha nin dhaqa waydii😂😂😂😂😂🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️

  • @amaniabdalla9632
    @amaniabdalla9632 4 роки тому +20

    Ninkan prank ka la samaynayaa waba mid maqiiqan😂😂

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 4 роки тому +34

    HADAAD JECESHAHY KUBADA CAGTA II CIMAMAD WLL 😍 SUBSCRIBE ME 😭
    MHD AKHI & I UKHTI...... 👍👍❤️

  • @gamessjr3228
    @gamessjr3228 4 роки тому +2

    dadka waawayn iyo wayelka haku samayn prank dhalinyarta ku sameee🙌

  • @zhaymaquruxsan7091
    @zhaymaquruxsan7091 4 роки тому +13

    13:08 kan baafkaahi muxuu ahaa warbl dhinacaa nooga dag garac baa thee😂😂 wllhi wn daacd qosly😂😂😂

  • @engr-kingabdirahmanahmed
    @engr-kingabdirahmanahmed 4 роки тому +15

    Hh rer Burco waa wada Sooran iyo Jawan

  • @badarkhumazi8065
    @badarkhumazi8065 4 роки тому +1

    Wlloh sakiriye dadka ha kaxaraapaysan ee caadi uwaydii su.aalah waayeel ilaalin dhalinyaro waydiin

  • @bravetdclever6319
    @bravetdclever6319 3 роки тому +1

    7:27
    Ala maxaa Qoslay
    Intuu Diig Waso Way Dhalaysaa !! kulaaha
    Sidaa u Qoslayey Iliin ayaa iga timid Ruunti
    Waxaan kalo iga Si Qosliyay
    13:00 second
    Aar kan Bafka ah muxuu ahaa !!
    Horta niyow garacba tahee dhinac u joog !!
    😂😂😂😂
    Su'aasha isaga: Digaagadu Imisa baad bay Dhashaa ??
    Jawaabta isaga:
    Adiga marka lagu Geeyo Shan (5) !!
    😂😂😂
    Ala Maxaa Qosol Tihin Insha Allah
    Waan idiin Soo Boqaan doona
    Waan idiin Tageera
    From Djibouti country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Nolaada

  • @saredomohamed5132
    @saredomohamed5132 4 роки тому +3

    zakariya wan ku tageraa from Djibouti 😂😂😂🙈

  • @nazirpiihi7101
    @nazirpiihi7101 4 роки тому +16

    12:42 haanta haamaha ugu yar sufur ku lahaa🤣😂🤣🤣wan raftay wlhi😂😂

  • @abdirisaqaadan8151
    @abdirisaqaadan8151 4 роки тому

    Reer waqoyi ninka ugu shactiro badan ayaad tahay sxb hore usoco

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 4 роки тому +3

    Reer burco sualaha way ku naxsam yihiin🤣😂😁

  • @samiiraaxmed2641
    @samiiraaxmed2641 3 роки тому +1

    Reer burco wllhi waa dad qalbi fican aad iyo aad

  • @hanadofficial8637
    @hanadofficial8637 4 роки тому +2

    Intuu diig wasoba hhhhhh inta ila maqashey like

  • @marcozmusic1593
    @marcozmusic1593 4 роки тому +4

    Ninka zaw irka doonayaa waa ninkii yidhi haday isagah iidiidoh cidii garanaysa like

  • @abdullqaadircabdullaahi8572
    @abdullqaadircabdullaahi8572 4 роки тому +1

    Wlhi 😊sxp gabadhii kowaad waa kahelay😘

  • @mohaahmed8062
    @mohaahmed8062 4 роки тому +1

    Commentiga aan iska dhaafaa wixiiba way ii hormaroyeen kkkkkkk

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +6

    9:46 yarka kle oo qarsoon waa xariif waye runtii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sakariyebashiir9638
    @sakariyebashiir9638 4 роки тому +2

    Nio sakariye waan taagera like saara

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 4 роки тому +6

    Gabadha daqiiqadaha hore hadlaysaa waa nin
    Walee waa naag fariid ah.

  • @nimcoguuto3488
    @nimcoguuto3488 4 роки тому +11

    7:42 xasan c/laahi jaamac wlhi aabahay ilaa magaca sadexaad kasiman yihiin waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому

      Wllo subscribe isaar channel kayga adoo mhdsan

    • @nimcoguuto3488
      @nimcoguuto3488 4 роки тому +1

      @@kungabdhoodkaroon8000 hye abaayo

    • @nimcoguuto3488
      @nimcoguuto3488 4 роки тому

      @@kungabdhoodkaroon8000 wn tixgaliyay codsigaaga abaayo hadana wxn kamid ahay your subscribes

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 4 роки тому

      @@nimcoguuto3488 Wad mhdsnthy wllshy Allah haku sharfo

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 роки тому +1

    War Ninkaas Fanni waaye runtii Waa ku haystaa

  • @burcaawitv8474
    @burcaawitv8474 4 роки тому +3

    Wuu waalan yahe makaraphone ka inooga qabo😂😂 wlhi dad inaga cilmi bdn

  • @aabahakhibradda5806
    @aabahakhibradda5806 3 роки тому +1

    Sagaleey qalbigaa ku salaamay

  • @MADEINBURCO
    @MADEINBURCO 4 роки тому +13

    Waxaan ahay reer burco waxaanan kaaga qoslin karaa 1 daqiiqo
    Ii hiili oo subscribe iigu hiili wll
    Raganimadu haku kiciso wan ogahay reer burco ficilkoodee🥰❤

    • @khaalidcarab2749
      @khaalidcarab2749 4 роки тому +2

      Reer Somaliland inaad Tidhaah baa ka wacnayd Meel Sare ku dhag hadaad meel ku dhagayso

    • @Abdwazac71
      @Abdwazac71 4 роки тому

      *Ma aHi reer Burco LKN RagNiMada ikiczaY*

  • @kooselmi8256
    @kooselmi8256 4 роки тому +1

    "kan baafka ahi muxuu aha warbal dhinacaa udug niyow garacbaa tahay adiguye Joog"😂
    Inankaas yari wuu iga qosliyay wlhi maanta
    Anigu waaban la xanaaqi lahaa

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 роки тому

      Hahahah wlaahi wu iga qosliyay kaa yar
      Kulaha adiga marku lagugu daro 5xabo beed ah bay dhasha

  • @najiibalpha3905
    @najiibalpha3905 4 роки тому

    Ree burco iifasari maxaad isla kabeyneysaa!!!!!
    I like that
    Channelkan luuqada ree burco an kabartaa

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 4 роки тому

      Najiib Alpha maxaad iga Sii heesani ama maxaad idiidi

  • @abdirisakkhadar335
    @abdirisakkhadar335 Рік тому

    InTuu DiiG wasaba Wey dhaleYsaa 🤣🤣🤣

  • @jokargaming203
    @jokargaming203 3 роки тому

    Inta diig waso ayey dhalaysaa kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 роки тому +7

    Intii reer burco ah✊✊😍😍

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 4 роки тому +1

    Sakariye ninkaa Amiir inaad isla howla gashaan waa jeclaay ninka caadi maaha iigu salaam taagera u ahay

  • @samiaabdi7575
    @samiaabdi7575 4 роки тому +1

    Sakariye wllo ma xuma waxd wadid lkn dadka waaweyn haku ciyarin wll dhlinyrada uun wydi wxs

  • @habidihoussein2397
    @habidihoussein2397 4 роки тому +4

    Amiir uu igaa qosliyey masha allah 😂

  • @belahappyabdi2996
    @belahappyabdi2996 4 роки тому

    Wlh rer burco wa dad nasaba wana dad xaraabo badan gawdha sagal la dhaho wa salmaya samidey weyan wlh way ika qosal sisay ❤

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 роки тому +6

    *14:58** ma arko sualaha*
    😂😂😂🏃‍♂️😂🏃‍♂️😂🏃‍♂️😂🔪

  • @inalabdiwahid2351
    @inalabdiwahid2351 4 роки тому +3

    Iam the first like noh

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 4 роки тому +6

    Inanta dalada modow hadlkeeda xooga slow motion ah baa ku jira 😂😂

  • @abdiqaniqarni7738
    @abdiqaniqarni7738 4 роки тому

    Qaracan baaska ah muxuuu ahaaa baaan ku qoslay wlaaahy muxuu ku xasuustay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zaara656
    @Zaara656 4 роки тому +1

    Sakariyaw wiilkan waban ku hystaa anigu 😅xaraabe weeye😆😆

  • @moeainan5342
    @moeainan5342 4 роки тому

    Wuu waln yahee inoga qaad micraphoneka!!!.😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 роки тому

    Maxuu ku waraaamaa haduu war hayaaye dib uga soo jogso kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @haadisharif7417
    @haadisharif7417 4 роки тому +1

    Ani gabadha cijaabka Modow qabtey ayaan kahele please hala iisoraadiyo

  • @jaamacjamaal3946
    @jaamacjamaal3946 4 роки тому

    War sagal maxaad ka baadhi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Yarta codka Nool

  • @cadeabdilahi3572
    @cadeabdilahi3572 4 роки тому

    Farin baan u reebayaa sakariye jakartah :eeg qofkah uguh horeeyah uu yabayaa lkn kuwa kale ma yaabayaan ciladuna wxa weeye isku meel baad ku dubaysaah dadkunah waxa way fahansan yihiino markaa barnaamijkuh xalad ma yeelanayo markaah intaza kuso jedin lahaa wll sakariye👏

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 4 роки тому +1

    Wadankii ugu horeeyay oo sokorta beera ? 🤦🏾‍♂️😭😂 ninkaan hadii dadka laga qaban . Wallee dad badan oo washay waa la arkidoonaa .

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +3

    Alla zxp jakarta wlhi waxaa tahay nin adag reer burco Waa xaraabo miidhan

  • @yuzufyare6910
    @yuzufyare6910 4 роки тому +4

    First Two👊🔥

  • @amiirismail2803
    @amiirismail2803 4 роки тому

    inanta ugu horaysa ee prnk ka lagu sameeyay hadaad aamin san tahay in ladhaho coday like saar hhhhhhhhh

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 4 роки тому

    Reer waqooyigu ma dad muslim ah nin sidan u dhaqmaayo ayay maantoo dhan walaalo dhahayaan. Haddi reer koofur ahaan lahaayen feer ay ku qaban lahaayen dabeecad xumo darteed.😂😂

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 4 роки тому +4

    Subscribe ta igu caawiya mahadsanidiin asxaabta hooyadaa jannadii allaha geeyo in sha allah

  • @abdikarimmohamed1152
    @abdikarimmohamed1152 4 роки тому +5

    Gopolkayga burco liketa

  • @MohamedAli-ho6hv
    @MohamedAli-ho6hv 4 роки тому +2

    digaagadu way dhashaa intuu diig wasayaba
    Hhhhhh
    Reer burco waa imtixaan😸

  • @nemoahmed1443
    @nemoahmed1443 4 роки тому

    Prank ayad dhalinyariyo ciroleba ku ledahy wuxu yahyba dadban garanyn marka afsomali ugu sheg dadka ✋

  • @ayansldahmed8885
    @ayansldahmed8885 4 роки тому

    Marka adi laguu keeyoh 5 weyeh kuma lahoo kaas😝😝 waa garac yar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdishakourAdam
    @AbdishakourAdam 4 роки тому +11

    11:23 marka intaas tahay ufiirso indhihiisa waa funny ninkaasi kulahaa ninkaa udhiib 🤣🤣🤣

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 роки тому

    Jakaarta well done macaamiishaanu nahay subscribta aan loo sheegin. Halka cas tuuji.

  • @awaleaden9836
    @awaleaden9836 3 роки тому

    Reer burco waa wada faqash calankii somalia wada xidganyhn🤭🤭

  • @michaelmo2393
    @michaelmo2393 4 роки тому +1

    Wow sagal mohamed ahmed isku mgc nahay gbdha❤😂

  • @ismaaciilmacaawiye2218
    @ismaaciilmacaawiye2218 4 роки тому

    Kkkkk reer burco gob wlhi qosolkaa iga dhamaaday intuu diigu heee bay dhashaa kulahaa kkk

  • @omarabdihamidomar9581
    @omarabdihamidomar9581 3 роки тому +1

    Dee Adidas markii +5 iskaga beedh

  • @ahmettyouzuph2458
    @ahmettyouzuph2458 4 роки тому +3

    13:52 MarkeY mareyso laakiise jawigaa weynu ubaahan nahay 😂😂😂😂

  • @ahmadferah9566
    @ahmadferah9566 4 роки тому +1

    War sagal isoo Raadiya wllhi saan u qoslay waan dilaaci garay

  • @ibraahimadalofficial1958
    @ibraahimadalofficial1958 4 роки тому +7

    Subascarb iisara intii kuqosashay🤣

  • @hakeemahmed5020
    @hakeemahmed5020 4 роки тому +3

    First comment

  • @burcaawitv8474
    @burcaawitv8474 4 роки тому +3

    Mxuu kuugu warama hadu war hayaaye ka joog kulahaa kaazi😂😂😂

  • @abdiqanimm7518
    @abdiqanimm7518 4 роки тому +2

    13:40 wlhy kaasaa iga qosliyay, adiga marka laguugeeyo 5 beeday dhashaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 4 роки тому +1

    Prankiiba suuli ku dhacay,waxani Prank maaha niow sxb.😂

  • @xasanxariire9000
    @xasanxariire9000 4 роки тому +1

    M.a sakariye jakarta sxb marnamijkaga wa ok horay usoco

  • @Indhocade212
    @Indhocade212 4 роки тому +3

    War kaN BaaFka ahi muxuu aHaa😂😂

  • @dimplesqueen3879
    @dimplesqueen3879 4 роки тому +1

    😂😂😂wlh amazing video👌

  • @zermahdi8817
    @zermahdi8817 4 роки тому +1

    Soo badi kuwan oo kale bro😂😂😂😂😂

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 3 роки тому

    Dadku microphone jecela hhhhh u kaadi waxba nala weydiinaya kulaha

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 4 роки тому

    Dee haaye adigaaba dhinacyada eeg eegaya oo dadku kaa shikiyayaan intaanu wiilkuba iman 😂

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +1

    7:27 HAlKAA YAA MAQLEY NINKAASI WAXA UU KU HADLAYO CEEBEY TACAAL🙈🙈🙈🙈🙈🤣😂🙏

  • @abdirahmaankhadar6395
    @abdirahmaankhadar6395 4 роки тому +3

    wuu waalanyhye mikirifoonka inooga qabo 😂

  • @sakariyemaxamud7270
    @sakariyemaxamud7270 4 роки тому +1

    Saxibayaal like isaara

  • @fatimaomer6700
    @fatimaomer6700 4 роки тому +1

    Adiga marka laguu geeyo shan 😂😂😂😂😂

  • @Beergooye
    @Beergooye 2 роки тому

    Intuu diig waso ba way dhalaysa jawabta iga gadan😂