PRANK ADIGOO QAAWAN AYAA TELEGRAM KA LAGU SOO DHIGEY DADKII CAANKA AHAA OO AAN KA NAXSADEY PART 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  Рік тому +251

    ua-cam.com/video/3l1gaZEzJZw/v-deo.html

  • @xadiis24
    @xadiis24 Рік тому +433

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 Рік тому +184

    go aan waxn ku gaaray inanu kaligy beerku icadannin 10 qof oo friends ah ayaan u share gareeyay 😂😂😂😂😂

  • @hoodoadan3318
    @hoodoadan3318 Рік тому +228

    Prankigi ugu Ruunta baadna wlhi qosol beerka I caasadaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +321

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥☝️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +121

    😂Ahmed Zaki waba niman wax ogayn goorma la iso dhigey kulahaa waa ka dhab Allow niman wax ogayn ha cadaabin kkkk

    • @FaatushAlii
      @FaatushAlii Рік тому +8

      Oo ma qawanaa kulhaaa fananku😄😄😆

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому +2

      😂😂

    • @user-ix7dn8nu7x
      @user-ix7dn8nu7x Рік тому +3

      Ahmad saki waaka dhab wlh suu unaxay 😂😂😂

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 Рік тому +25

    I love Ali Zaki and Sameha's confidence. They are sure of themselves ❤

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Рік тому +75

    I love the confidence in samiixa ❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +86

    Prankskaan qaraaxo waaye wlhi Jackgow umada ishodo amay kugu dhacdaa 😂😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +46

    Dadka caanka ah wllhi cabsibaa wada haysa runtii 😂😂😂

  • @shaaluuchanel702
    @shaaluuchanel702 Рік тому +275

    Dadka caanka waa iney buumo Ku qabeystaan😂😂

  • @Sundus724
    @Sundus724 Рік тому +25

    Gorma la iso dhigay waa gorma ahmed zaki halken taganahay Marka 😂😂😂😂😂

  • @abdirizakmohammed-os8lf
    @abdirizakmohammed-os8lf Рік тому +142

    qurux ku dhiigle is not easy 😂😂😂😂

  • @maariyoshire3292
    @maariyoshire3292 Рік тому +55

    Part 3 kusoo dar wllhi waa funny 😂😂

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Рік тому +66

    Qays qaysar waa funny wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @Abshir_ahmett
    @Abshir_ahmett Рік тому +91

    Prankigii Ugu macquul sana uguna runsana intan pranki dawanayay weye wllh dadka dhan ba ayeyy bay iska sojarayan shoog baba ku wada furmaya dhamantod waxano kala pranki laga dhaha ama walayska dhafa somali maryoleyy♥️🙏🥰😂

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Рік тому +39

    Real Prank hadii aad maqasho waakanaa...

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +30

    Qurux ku dhiigle is another level emotional damage 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedabdirishiidcaaqilka3245
    @maxamedabdirishiidcaaqilka3245 Рік тому +51

    Keep Going😂baro ,lkin Mid Aan Kuu sheegee Hadda Dadka Caanka Ah Kusoo Jeedisay Dadka , Wadaa Bartay in cmera Loo qarin Karro😅😅😅

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Рік тому +16

    Legend ka social media wa adiga sxb jack keep going sxb fikrada kalo badana wanka Sugeyna sxb 👍👍👍👍👍

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Рік тому +44

    Samara wa isku dhexyacday😊😊😊maskiinta sorry samara

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +34

    Qurux ku dhiigle is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Рік тому +18

    Samiixa's Confidence❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +67

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuncawil642
    @fartuncawil642 Рік тому +51

    Dad kaan magtooda yaa bixinaaya quruxkudhiiglow😂😂😂😂😂

  • @UmuuRayyan-cz9ij
    @UmuuRayyan-cz9ij Рік тому +27

    😂😂😂😂😂 Ahmed zaki😂😂😂😂😂 istaghfuruAllah saan uqoslay ilahoow icafi

  • @user-rz5kq4hv2e
    @user-rz5kq4hv2e Рік тому +70

    Ku sali xabiibken muxamed SALALAHU CAYLYH WASALAM ❤❤

  • @guuleedmohamed
    @guuleedmohamed Рік тому +31

    qeysarow haysarka maad dirin libaax ha isku dirin dumarku nacab weeyeee 😂😂😂😂😂😂😂😊

  • @nimahassanhidde6946
    @nimahassanhidde6946 Рік тому +19

    Al qurux ku dhiigle umadena ma ahan adigo sarqansan tagan yahay😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +9

    Allow caan hagi dhigin 😂😂 axmed zaki ayaa igu daran waa daacad koormaa leysoo dhigey ayey kamareesaa😂😂❤❤

  • @bestyoungercr7
    @bestyoungercr7 Рік тому +28

    Another level maa igu qaldaysa😂😂

  • @Qudusonline.
    @Qudusonline. Рік тому +4

    Hadli aad doneyso barashada qur aan ka kariim ka wxa ku diyar ah qudus online kala so Xiriir profile Numbarka saran qof walpo donayo hana gala so xiriiro mahad sanidiin

  • @caaishahassan5830
    @caaishahassan5830 Рік тому +18

    Gabdhow dirac lagu quweesto waa inaan sameysana 😂😂😂

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Рік тому +24

    War qayso labo jeerban kuso wacay kukaha 😂😂 Qays waa Daacad 😂😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Рік тому +13

    😅Wax walbo Ahmed Zaki iigu daran maskiin😢 samara waba isku yacday😭😹😹😹😹 Samiha naag nool🤝💃 Ana malin sas laiga naxsaday Zeyna timahaga qawan lawarejinaya wlhi kama walinee hala sii fafiya dhahay waba ishubaa😹xafdeyda melaa ahen maba isku qawiyo hhhhhh waliba nalkoo dansan😭🏃‍♀️😹😹😹

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +43

    Keep going Qurux Ku dhiigle dadkii waa dhibte qays waa funny Axmed seki😂😂😂😂

    • @NuurAhmed-io1mh
      @NuurAhmed-io1mh 8 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Рік тому +20

    😭😂qeys baa iigu drn alla ba ayeey kulahaa😂😂😂💔

  • @zakimuhamed252-bx5xe
    @zakimuhamed252-bx5xe Рік тому +19

    Cali zaki waa duni kle 😀😀

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST Рік тому +35

    Best youtuber in somali qurux kudhikle ❤❤❤

  • @istahilaragzan3342
    @istahilaragzan3342 Рік тому +8

    Fast person😂❤
    F.v qurux Ku dhiigle😂

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Рік тому +20

    Inta badan waa ka gashatay wllh kalkan caadi maaha 😂😂😂😂😂

  • @saidosmanmohamed1000
    @saidosmanmohamed1000 Рік тому +8

    The best person the most knawledge able is prophet mohamed (scw)❤❤❤

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Рік тому

      Scw

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Рік тому

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😍😍😍😘😘🌷🌷🌷😘😘😘😘😘😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 Рік тому +29

    Prank wanku heysta 😂😂😂😂😂

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Рік тому +13

    UA-camer no 1 part 3 please 😮😂

  • @ugaasadii
    @ugaasadii Рік тому +11

    Alla plz part three rabnaa inabtigay🙏❤❤

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 Рік тому +8

    Alaaaa qays iyo samaara waaa masakiiimiiin ❤❤❤ilhow cebtoooda astur

  • @Sabnaa2
    @Sabnaa2 Рік тому +32

    Zeyn dhib badanaa 😂😂😂

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Рік тому +20

    Dadka caanka armay qabaysan waayan 😂😂jack how

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de Рік тому +17

    Wllhi samaaraa wey isku dhecyaacday war belo ilahow hanoo keenin war soo badi legend 😂😂😂😂😂

  • @cabkajanagale682
    @cabkajanagale682 Рік тому +27

    You are soo funy wllhi i support you my brother keep going ❤

  • @faadumomaxamed6124
    @faadumomaxamed6124 Рік тому +9

    Gorme laiso dhigey kulaha Ali Zaki qosol igu harin😂😂

  • @OmarAli-sg7ih
    @OmarAli-sg7ih Рік тому +25

    Part three laso dhqso salax hanaga ilawin😂😂😂😂😂

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 Рік тому

      Oo sowta hder dawnyah prank😂😂😂 ma aqliga ayey leeyihin

  • @wiziirranaa1725
    @wiziirranaa1725 Рік тому +13

    Samiixa wlhi naag is hubta waya wlhi gacanta utagay🤣

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 Рік тому +19

    Qeys qaysar is not easy boy 😅😅

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas Рік тому +36

    Funny wye prankigan so badi😂

  • @skid-rs2eo
    @skid-rs2eo Рік тому +6

    Samara iyo ahmedzaki waa daacad🤣🤣🤣 he got them so bad walihi

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 Рік тому +21

    war boorsadanaan nagu wareerisay xageed ku tuurty😂😂😂

  • @qamaromar7910
    @qamaromar7910 Рік тому +15

    Abti Liban 2019 a dhihi jiray musqulaha Iska ilaaliya dadka caanka a hoow iso xaduusisay 😂😂😂😂

  • @laylajamal1004
    @laylajamal1004 Рік тому +14

    Qurux ku dhiigle boorsadan aad turayso maxaa ku jiray🤣🤣🤣

  • @wardaabiib1446
    @wardaabiib1446 Рік тому +8

    Hargaisa Qarxis iyo waxas looma baxo nio inamadaydu kalsooni buuxday haystaan ali iyo Qaysar😂😂

  • @apdirahmanmoha
    @apdirahmanmoha Рік тому +46

    Waxan prank maaha waxan waa wadno istaaG😂😂😂

  • @fatuushibra3615
    @fatuushibra3615 Рік тому +16

    😂😂😂qays qeysar ala ba'ay kulha

  • @user-sb4rs9ez2o
    @user-sb4rs9ez2o Рік тому +14

    Alla manooli samaraa is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ka-sheke
    @Ka-sheke Рік тому +5

    Samaara wey isku dar darsanty naxdin🙆‍♀️😂😂😂

  • @hooyomcn8690
    @hooyomcn8690 Рік тому +14

    Walahi waan fuuray 😂😂😂 miyaa qawanagay

  • @MOHAMEDH1430
    @MOHAMEDH1430 Рік тому +17

    Hablaha Somaliyeed aqlaaq bay leeyihiin waana hablo wanaagsan masha Allah❤

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +5

      Wll gabdhuhu waa gabdho somaliyeed naga dhaaf kala saarkan somalia hoos hawga dagiin 🥰🙏🏽

    • @user-hw3jl2rw1d
      @user-hw3jl2rw1d Місяць тому

      🔥🙏🏼👌

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Рік тому +31

    Masha Allah keep going wallky so funny kilyaha ifuray 😂

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 Рік тому +6

    😂😂😂😂Fannaankii weynaa xataa garacu kama xishoon😂😂😂😂

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Рік тому +12

    Qays qaysar nin waalan😂😂😂

  • @xamdimuxumad5597
    @xamdimuxumad5597 Рік тому +11

    Ali zaki isn't easy 😂😂😂

  • @NemoHassan-kf9bq
    @NemoHassan-kf9bq Рік тому +7

    Qurux ku dhiigle ayan dawaday manan qoslin been dheh 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Caaqilka_
    @Caaqilka_ Рік тому +2

    confident is very important ali zaki and qaysqayser

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Рік тому +12

    Qurux ku dhigle caadi mahan😂😂😂

  • @updihamiid1283
    @updihamiid1283 Рік тому +25

    War adeerow gorma la iso dhigay kulahaa 😂😂

  • @ayuubaden6818
    @ayuubaden6818 Рік тому +5

    Qurux kudhiigle replay please first coment

  • @hibaaqcabdiraxmaan-rs5yp
    @hibaaqcabdiraxmaan-rs5yp Рік тому +5

    😂😂😂aala axmad saki. Ku laha man qawanahy😂😂😂😂😂 walhibay iga tahy ku washay miskinku😅😅😅😅

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +4

    Ahmed zaki wuu naxay run run ayuu u qaatay😂

  • @nawalabdirizak2411
    @nawalabdirizak2411 Рік тому +10

    Cawa san u qosley ilhayow no danbi dhaaf ani iyo intii ila mid ah 😂😂

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Рік тому +5

    Dhib badnaa qurux ku dhiigle kulahaa waxa lagu so qoray dirislo oo sakhraansan😂😂😂

  • @Vivacious-jz4fw
    @Vivacious-jz4fw Рік тому +5

    Hada ka dib qof kasto musqusha iska fiirin doonaa 😂😂

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 Рік тому +15

    Really Prank😂😂😂

  • @dalmarsaid264
    @dalmarsaid264 Рік тому +18

    Balbalarka iyo idiriska,cabtaan bara kuu samaay 🤣🤣🤣

  • @xamsexadaari
    @xamsexadaari Рік тому +7

    Qurux ku dhiigle wlh waa anothere level 😂😂

  • @barwakorashid9625
    @barwakorashid9625 Рік тому +4

    Qays qaysar uma malaynayo anoo qaawan inan meelaha aalo 😂😂😂😂

  • @maxamedsomaali4797
    @maxamedsomaali4797 Рік тому +7

    Lii caato soo qapo qurux ku dhiigle libaax😁😁😁

  • @abdulahixuseen2594
    @abdulahixuseen2594 Рік тому +8

    Nio fikrad cusub ayaad la,timaday legend ayaa thy Qurx ku dhiigle🐐🙏💯💯💯

  • @abdisalanqurbo8069
    @abdisalanqurbo8069 Рік тому +5

    Dadka Caan ka ah xata waa iney maryahooda ku qubeystan😂

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Рік тому +7

    qeys wax waalan waxayga ma diro kulahaaa😅😅

  • @deekajicir7855
    @deekajicir7855 Рік тому +8

    😂😂ala beeerkaa dadkii is hubay xata shakiba glayaa aar qarxisaa😂😂dadki wadnhu u galy😂😂

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 Рік тому +15

    😅😅😅😅 sunsburry kulaha supermarket suuligisa lagaga duubay😂

  • @niciimamattan5871
    @niciimamattan5871 Рік тому +9

    Qays qayser nin walan weyaan wllhi 😂😂ala bayobay kulahaa

    • @hafsahassan6406
      @hafsahassan6406 Рік тому

      😂😂 haa alabaayeey😂😂😂 wekudamate isdexe

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +11

    Maanoli wllhi wa furey😂😂

  • @OugbadSaadomarAraksan
    @OugbadSaadomarAraksan Рік тому +7

    Prank run ah waye wlhi😂😂😂

  • @nimconalka477
    @nimconalka477 Рік тому +7

    Kan prank wuu dhaafay nooca keena ama prank beenta iska daaya😂

  • @Anisa-coco
    @Anisa-coco Рік тому +6

    Wallahi manooli qosol iguma harin😂😂😂

  • @muscababdi9722
    @muscababdi9722 Рік тому +9

    Part 3 taliyoow 😂😂😂

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 Рік тому +8

    Hhhhhhhhhhh wlhi qurux kudheglow wa ikayabisay qosol baa igo dhishay🤣🤣🤣😅

  • @A.M_2525
    @A.M_2525 Рік тому +6

    Marish kusoo dar part 3 waa iga codsi❤

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Рік тому +13

    Naag is hubto samiha khaliil mnsha Allaha ayada lee kaa raysay hadaa saas iskugu kalsonayn caan ha noqon❤🥰🤣🤣🤣🤣🤣

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +5

    😂😂😂😂Ala manooli dadka caanka wadnahy farta ku hayaan