Masha Allaah Cabdalla Cumar Mansuur Allahaa cimriga ku barakeyo kaana abaalmariyo dadaalka aad dadkaaga u hurtay sido kale hambalyo Astaan waa barnaamij aad u qurux badan
Ilaahay cimriga ha u dheereeyo Pro Cabdalle Cumar Maansuur, shaqo balaaran ayuu umadda soomaaliyeed u qabtay, qofkana intuu noolyahay ayaa wanaagsan in dadaalkiisi loo sheego loogana mahadceliyo. Astan idinkuna waad ku mahadsantihiin this ducumenry.
Wuxu mudan yahay in la abaal mariyo iyo in lagu xuso majaladaha lagu xuso dadka caanka iyo inuu iftiimiyay Afka somalida iyo suugaantooda.. Allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiroba.
As Barnaamijkani waa mid qiimo leh qasatan proff mansuur oo ah shaqsi aqoonyahan ah oo isku xilsarey naxwaha af somaliga & qaamuus & wax yaalo kalaba sida igu maqala in uu hadda gudoomiye ka yahah ha'adda akadeemiyada somaliyed oo dib loo soo celiyey waxa arin muhiim ah in kaga tariikheyo qof ka waxtarka shacabka u leh wana arin aad ku dhiirateen astaan tv faidana u lrh shacabka somalida qofka qiimaha ku lehna loo soo gudbiyo waxtarkiisa. Waa uu maahdsan yahay proff cabdalla mansuur alaha ka abalmariyo howshii uu shacabkisa & dalkaba u qabto ilah ajar haka siiyo adun & aakhiraba. Sidas si la mid ah astaan tv wad ku amahdsan tihin in aad shacabka la wadagtan dadka mudan & wax qabad kodaba. Well done 🎉
Abdalla cumar maansuur waa ku mahadsan yahay In uu Aqoontiisa, Kartidiisa, Maalkiisa iyo maskaxdiisaba uu ku horumariyey Af-ka ummada Soomaali ay ku abtirsato. Mahadnaq gaara; @Astaan TV Si hufan ayaad ugu guurgasheen in aad Warbaxin Loo bogay aad ka diyaarisiin Pro {Abdalla Cumar Maansuur}. Gobanimo iyo mahad.
Prof. Abdalla taariikh weyn ayuu ku leeyahay ummadda soomaaliyeed wuxuuna mudan yahay in lagu qiimeeyo intuu nool yahay waxa uu qabtay haddii uu ifka ka tagana in la xuso jiilka dambana in la baro dhaxalka uu ka tagaayo. Waxaan leeyahay جزاك الله خيرا في الدنيا والاخره
Astaan shaqo aad u fiican ayaad qabateen. Qofku inta uu noolyahay in la maamuuso ayaa fiican. Prof. Mansuur ilaahay ha ka abaalmariyo shaqada ballaadhan ee uu ummadda Soomaaliyeed u qabtay.
Qoraa abdalla mansuur waa qof qiima badan oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay halyeey kudayasho mudane ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid bahda astaan tv 📺 ♥ 👌 ❤
This makes me cry😢 finally we are appreciating our people while they are alive.
Maasha Allaah. Si qurux badan ayaad u faahfaahiseen waxsoosaarkii prof. Cabdalla Cumar Mansuuur. Waan idiin mahadnaqayaa bahda Astaan TV .
Maashaa allah prof Cabdalla Cumar Mansuur waa aqoon yahan qiimo badan ilaahay ha inoo xafiddo. Waa shaqsi aan ku faano.
Masha Allah prof Cabdlla mansuur cimri dheer iyo Cibaad Suuban alle haka abaal mariyo shaqadda aad umad iso qabatay 🙏🙏
Astaan aad ayaan ugu amaaneynaa sida wanaagsan oo ay u qaabeeyeen muuqaalkaan tayada leh oo casriga ah. Professor Abdalla muumin waa aqoon yahayan weyn oo dhaqan yaqaan ah. Allaha ka ajar siiyo.
Dariskeyga ahna Mu'adinkeena Waa Ahludiin Waa nin aad u qiimo badan Allaah cimrigiisa ha u barakeeyo. ❤
Ninyow nin cubeed mansuur la dhahayi rer diiin soor ahaa meey isla dhashen
Maasha Allah Shaqo fiican baad qabateen,, waan idinku bogaadinayaa sababtoo dadka wax qora Sida Cabdullahi Mansuur aad Bay ugu yaryihiin dadkeena ,,isagu kaba sii daran waa Maktabad Guuraysaa,,Allaha ku xifdiyo Professor Abaalkaaga rabbi baa Gudi kara
Bahda Astaan waad mahadsantihiin. Pro. Cabdalla Cumar Mansuur 🇸🇴 ❤
Mahadsanid adeer Cabdalla. Barnaamijkan way ku mahadsanyihiin bahda Astaan tv, iyo agaasimaha Cumar Seerbiya.
Prof cabdalla Mansuur waa hanti qaran. Ilaahay haku barakeeyo hana kaa abaal mariyo dadaalkaagi. Wacaan ka mid ahay jiilka 90s soo indho qaaday insha Allah tubtaada ayaan sik wadeynaa.
Prof. Cabdalla waa dadka tirada yar ee kujira ummaddeena. Waan jeclahay. Rabiyoow Jannada ku abaalmari. ❤
Masha allh muqalka waxa ka faiday aniga ahan gabayga in leska xarafleyo modi jray waxa i dhacay hader in uu leyhy albab laga galo oo ah miisanka gabayga prof abdalla cumar mansuur mahadsanid❤❤
Masha Allaah Cabdalla Cumar Mansuur Allahaa cimriga ku barakeyo kaana abaalmariyo dadaalka aad dadkaaga u hurtay sido kale hambalyo Astaan waa barnaamij aad u qurux badan
Very high quality document. A classy journalist.🎉
Cabdalla Mansuur Documentary gan aad ka sameyseen team Astaan waad kasoo dhalaasheen. Gobannimo iyo mahad 🙏
Masha Allaah Mahadsanid Astaan waa wax loo baahanyahay inoo badiya barnaamijyada noocan oo kale ah.
Ilaahay cimriga ha u dheereeyo Pro Cabdalle Cumar Maansuur, shaqo balaaran ayuu umadda soomaaliyeed u qabtay, qofkana intuu noolyahay ayaa wanaagsan in dadaalkiisi loo sheego loogana mahadceliyo. Astan idinkuna waad ku mahadsantihiin this ducumenry.
Documentary gaan waad ku farayareesateen 💯 ❤️❤️❤️
Qof bulshadiisa wax badan taray, Alle cimriga iyo caafimaadka ha barakeeyo. Bogaadin baad mudantiin bahda Astaan TV.
Professor Abdalla mansuur, Allah ajar haka siiyo aqoonta bulshada ku so kordhiye rabbi janada haku abaal mariyo cimriga Allah u barley ❤🎉
❤mansha allaah cabdalle mansuur ❤waa hubaall inaad taariikhda somalida baal-dahab ah ka gashay ❤
Allaha kaa ajar siiyo Prof cabdalla cumar mansuur shqada wanaagsan aad uheyso afka soomaliga
Astaan TV idikana aad iyo aad ayad umahadsan tihiin ❤
Mashaa allah guul guul somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤
إبداع ... في قمة الإبداع
شكرا Astan
Masha allaah cimri dheer iyi cibaado suuban ALLA ha siiyo
Astaan waad ku mahadsantihiin soo diyaarinta muuqaalkan qiimaha badan.
Cabdale Mansuuri Allah cimriga u barakeeyo.
Cimri iyo Caafimaad dheer allaha siiyo professor cabdalle cumar mansuur lagama gayaanayo cilmigiisa waxaan kaloo oran karaa waa hanti qaran
Adeer abdalla 5 sano isla daganahay gurigisa roma wa astan qaran wlhi ❤❤
maasha Allah professor cabdalla cumar mansuur nin aan wax badan ka bartay ilaahey ha xifdiyo
Grazie mille Oro Dottore!
Astaan Tv aad baad u mahadsan tihiin waxaad qabateen shaqo weyn, rabbi ha sharfo Proff. Cabdalla.
ALLE ha xafido proff cabdalla cumar mansuur
Mansha Allah waa marki oogu horeesay aan arko documentary saan looga soo shaqeeyay professor kana ajar Allah ka siiyo wixi wanag ah oo umada u qabtay
Muuqaal qurux badan oo laga dheehan karo farshaxan iyo in la galiyay dadaal badan. Mahadsanidiin kooxda muqaal baahiyaha Astaan.
mahadsanid prof abdalla umar mansuur🤍🖤
Masha allah astan soo badiya sheekooyinka horyaalada wadanka waa wax dhalintaan iyo kuwa soo socdaba ay ubaahan yihiin
Mahadsanidiin qofka qiimaha leh in bulshada labaro waa muhiim
Masha Allah, cimri dheer iyo cafimaad
Wuxu mudan yahay in la abaal mariyo iyo in lagu xuso majaladaha lagu xuso dadka caanka iyo inuu iftiimiyay Afka somalida iyo suugaantooda..
Allaha ku xifdiyo aduun iyo aakhiroba.
Xaqiiqdii moduucaan waa isoojiitay ilee heer kudayso profesr c.laahi
Wooow amazing documentary fadlan so badiya documentries ka thanks
Cabdalla cumar cimri dheer iyo cibaada suuban Allah siiyo
Allaha cumriga u barakeeyo prof Cabdalla Cumar Mansuur
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Qoraa Sare ahna Cilmi baare ku xeeldheer sugaanta iyo af-Somaaliga, dhabtii aad ayaan u jeclahay qoraaladiisa iyo barnaamijyada uu qeybta ka yahay Borafeysarka, Alle weyne sxwc. waxaan uga baryayaa in uu siiyo Aqoonyahankaan sharafta iyo qiimaha badan Cimri dheer Caafimaad iyo cibaado suuban, Aamiin 🙏
Allah cimrigaaga ha dheereeyo macalin ku dayasho mudan ayaa tahay
Mansha Allah documentary loo baahna 🎉 Astaan waad ku mahadsantihin
abdalla o. mansur ❤❤
As
Barnaamijkani waa mid qiimo leh qasatan proff mansuur oo ah shaqsi aqoonyahan ah oo isku xilsarey naxwaha af somaliga & qaamuus & wax yaalo kalaba sida igu maqala in uu hadda gudoomiye ka yahah ha'adda akadeemiyada somaliyed oo dib loo soo celiyey waxa arin muhiim ah in kaga tariikheyo qof ka waxtarka shacabka u leh wana arin aad ku dhiirateen astaan tv faidana u lrh shacabka somalida qofka qiimaha ku lehna loo soo gudbiyo waxtarkiisa.
Waa uu maahdsan yahay proff cabdalla mansuur alaha ka abalmariyo howshii uu shacabkisa & dalkaba u qabto ilah ajar haka siiyo adun & aakhiraba.
Sidas si la mid ah astaan tv wad ku amahdsan tihin in aad shacabka la wadagtan dadka mudan & wax qabad kodaba.
Well done 🎉
MaashaaAllah tabaarakallah. Dr. Mansour, Alla Haku barakeeyo. Waad u abaal guday dadkaaga iyo dalkaagaba. Qalinkaagana ayaadna ugu adeegtay. Degmadaada Diinsoorna magaceeda meel sare ayaad gaarsiisay. Anigoo ka mid ah dadka u dhashay degmada Diinsoor, waxaad noo sameysey wax aan ku faani karno oo ah magac iyo maamuus. Afka soomaaliguba waxaad ku soo biirisay waxtar weyn oo aan hortaada la arkin.
Abdulwahab Abdulbaari.
Abdalla cumar maansuur waa ku mahadsan yahay In uu Aqoontiisa, Kartidiisa, Maalkiisa iyo maskaxdiisaba uu ku horumariyey Af-ka ummada Soomaali ay ku abtirsato.
Mahadnaq gaara;
@Astaan TV Si hufan ayaad ugu guurgasheen in aad Warbaxin Loo bogay aad ka diyaarisiin Pro {Abdalla Cumar Maansuur}.
Gobanimo iyo mahad.
barnaamij Arimaha Bulshada ah kii iigu farxad badnaa dhankayga Allah ha barakeeyo Ustaad Abdallah mansuur dhalinta burburka dhalatay oo aan anugu ka mid ahay iyo mustaqbalka uu dhaxal badan uga tagi doono Cimri dheer
Garxajis gaajo Cuqdad low yaal Waligood ba Somaliland Republic Madaxweyne Maba Ka Noqon karaan Viva Super supeer Awal 👍😊😊😊😊😊👍
Xaleena sheekadu kula aaday hadaadan shisheeye isku dire ahayn
Can you link his books in the description box ???
Prof. Abdalla taariikh weyn ayuu ku leeyahay ummadda soomaaliyeed wuxuuna mudan yahay in lagu qiimeeyo intuu nool yahay waxa uu qabtay haddii uu ifka ka tagana in la xuso jiilka dambana in la baro dhaxalka uu ka tagaayo. Waxaan leeyahay جزاك الله خيرا في الدنيا والاخره
Anagana oo dadka somaliyeed nahey waan ku taagisanahey walaal
Keydka af Soomaaliga iigu rid, maskax deggan, Qalin & Buug buu u baahanyahay muuqaalkaniye❤.
Waan ku faraxsanahay in Dr.,Cabdalla isku magaalo aan ka imaanay DIINSOOR inkastoo aan isku jiil ahayn.
Mahadsanidiin bahda Astaan, dhanbtii wax wayn baad kusoo kordhiseen muuqal baahiyaha Soomaalida.
Ugu horayn Cabdalla mansuur wan u mahadinayaa wuuna mutaystay mar labaadna Astaan wad mahdzantihiin Jiilkayaga hada hawada so galayna i.a luqadayada wan ilaashan doona buugaas aadka uqaaligaa eed 20sanno qoritankisa aad wadayna " Taarikhda iyo afka soomalida" cwa ayan bilabaya akhrintiisa
Astaan aad waxan uga Mahad celinaya. Shaqada iyo howl karnimada ay ugu hagar baxayso tariikhda afka iyo hidaha somaliyeed ❤
Runtii wax badan oo sooyaalka Prof:Abdalla Cumar Mansuur baa ka kororsaday, muuqaalkaan
Xaqiiqdii waa kanaal wax kuyaal leh soo badiya haduu illaahay idmo soo yaalka aqoonta
Rabiyoow ajar kaa sii waxaad noo qabatay ,cilmigaagana barakee idam ALLE.
Gracious tanto, no lo nai Vista una documentation come questa, ti piaccio tanto ,arrivederce.
Astaan shaqo aad u fiican ayaad qabateen. Qofku inta uu noolyahay in la maamuuso ayaa fiican. Prof. Mansuur ilaahay ha ka abaalmariyo shaqada ballaadhan ee uu ummadda Soomaaliyeed u qabtay.
Thanks astaan wa u bahaney more high quality documenterys
Bogaadin, asxaabta Astaan iyo saaxiibbadii sababta u ahaa soo saarista waxqabad ee Prof. Cabdalla Mansuur.
waad mahad santihiin bahada Astaan tv waa documentry aad uufiican waxaan rajeenayaa inaad noo soo badisaan documentry gan oo kale
This documentry is a historic documents of somali scholar
Mahadsanidiin Astaan.
Ustaadkna Mansuur ILAHI Madaxaada ha raajiyo
Proff Jawaari Please soyaalkiisa lawadaaga bulshada
Documentary dhaxal agl ah.
Wadmahadsantahey bro waxad sameysey taarikhdii ugu Habion ee somakiyeed
Waa wax lala yaabo aqoon yahan asagoo kale inaan la'aqoonin! Waad ku mahadsan tihiin inaad na barteen.
ALLE CIMRIGA HA UDHEEREEYO CABDALLA MANSUUR MAHADSANIDIIN ASTAAN ❤
Astaan waad mahadsantihiin inaad xasuusateen halyeey dhaqan iyo afyaqaan isagoo nool , sidoo kale waa idinka rajayn inaad documentryada jaadkaan oo kale ah aad soo badisaan.
Aad ba u mahadsantihiin Astan tv so gudbinta baramikan qeymaha bdn
Si kasto oo ay daqiiqadahu u badaneyd hadan waan dhagaystay mahadsanid Astaan
M.a documentga dadkena wax tarka leh noso badiya ,
marke dhintaan ayey somalida dadkeda shegshegta
Astaan 👏👏👏👏
Run ahaanti bulshadeena soomaliyeed waxa aad ugu yar dadka wax aqriyo.dalkaan iyo dadkaan waxa dib u dhigay dagaalo sokeeye oo halyeeygooda iyo wax garadkoodii ay ku wayeen. Kuwa hada joogana ma helaan badankoodu maamuuskooda saxda ahaa sababtana waa dadkeena oo wax aqrisku ku yar yahay. Waxaan u mahd celinaya prof.abdalla cumar oo noo hiiliyay oo i noo keediyay afkeena hooyo mahadsanid❤
Waan bogaadinayaa astaan Tv sida qurux badan ee u diyaariyeen Decomentery ku saabsan Pro Cabdale Omer mansoor
Aad iyo aad baan idiinka mahadcelinaaya bahda astaanTv samaynta iyo soosaarida documentigan dhaxal-reebka ah.
Waaku Mahadsanyahay Tv-ga Astaan Soosaarka Documentary-gan. waxaan rajeynayaa inaad halkaa kasii wadaan shaqada wacan, oo aad labeenta iyo haldoorka kale ee ummada aad wax ka reebtaan.
Prof. Abdalla mansuur waa hanti umadda somalidu leedahay wuxuuna mudanyahay in taallo loo dhiso.
Aqoon yahan ku dayasho mudan weeye laakiin waxaan kula talin lahaa in sawirka noolaha uu iska daayo sababtoo ah diinteena suubani ma banayn
Oday soomaaliyeed❤❤
Waad ku mahadsantihiin sida fal-samida leh ee aad barnaamijkan bilan usoo diyaariseen.
100% amazing documentary, thanks @astaan
Muuqaal qiima leh, iyo taariikh dhaxal gal ah
daltonien iyaa lagu yidha luqada franjiga
Waad mahadsantihiin @Astaan❤
Ilaaha weyn ee na abuuray waxa aan ka rajeynaa in uu profka ku abaal mariyo janadiisa fardowso.
Barnaamij fiican ayaad ka sameyseen Prof Abdalla Mansoor, lakin music tacsida ayaad dul saarteen meelaha qaar.
1988 kii ayaan kula kulmay gahayr markaasoo uu joogaya qaybtii archifiyada ee jaamacdii umadda wuxuu ahaa nin aad uwanaagsan
Astaan mahadsanid
Please add subtitles in English so it is accessible to a wider audience. This is my grand uncle.
Nin qaaliya.