IIDLE YARE IYO NIMCO HAPPY HEESTII: MARWO BY AFLAANTA STUDIO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 694

  • @waxanahaypuntlanderdhigamj3769
    @waxanahaypuntlanderdhigamj3769 6 років тому +19

    Ilaahow soo hanuuni gabadhiyo wiilkaba amiin

  • @abdiyareadan3423
    @abdiyareadan3423 4 роки тому +28

    This guy wallahi he's blessed with one of the sweetest voices that I have heard #idle yare

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 6 років тому +7

    Al fanaan IIDLE YARE
    Adeer Dadka kabarta
    Blhi proh wan ku Taageeraa
    From deutch land

  • @alwahshchanel9056
    @alwahshchanel9056 5 років тому +156

    I'm Eitrean but l Loveeeee Somalia People 😍

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +21

    Yaa ilaadhageysan 2020/3 /10 2020.....😓
    Legend idle yar👑

  • @abdibaadiye4287
    @abdibaadiye4287 6 років тому +9

    Hees aad u macaan laakiin maxaad u jiidi weeyday "intuu uuuu uuuuuuuuuuuuuu marinku...."? Very classic u dheceyso iyo cod aad u macaan. Like it.

    • @omarianip4923
      @omarianip4923 3 місяці тому

      Xafsi Cashaq Chip layesoo dayo isug ka wadaa😅😅

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +6

    Ninkan codkiisu waa cajiib wlhi mashaa allah😍

  • @jerrybakar4114
    @jerrybakar4114 6 років тому +5

    Woooooow walee waad keentay bro iidle yare 👍👍👍💯💯👀🎧🎧🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 6 років тому +4

    IIdle yare caadi maaha,dadoow enjoy the show joojiya negative Energy waxa kaliya oon ku darayo waa in iidle yare joojiyo heesta oo socota DJg ama in uu dad wax u sheego,aduunka oo dhan baan ka daawanaynaa marka inta showga bilaaban dhamee howshaas,nothing but love bruh.

  • @bibosahmed9502
    @bibosahmed9502 5 років тому +5

    Wow alfanana iidle year big brother keep on going nice voice

  • @abdimagiidkaderawaleh2226
    @abdimagiidkaderawaleh2226 6 років тому +5

    iidle ya Salaam proda am so proud to download this amazing video
    I wish better feature you

  • @hikkrzminzzy5946
    @hikkrzminzzy5946 6 років тому +54

    This guy has a nice voice I think we should give him more credit and invite him to sing over here 😘😘😘

  • @fatmaasma5205
    @fatmaasma5205 6 років тому +21

    ax calool sha i xanuun tay runtii heestaan marka maqlay liga maqan yahay aniga na allow aniga iyo intii laga maqan yahay isku keen aamiin 😢😭

  • @hassanabdurahman6190
    @hassanabdurahman6190 7 років тому +6

    waaaaaaaaaaaw heees shidan my idle yare by fanaanad igu qaali nimca happy baashaal wacan

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 Рік тому +1

    Arageena kala maqan muuqena kala dheer mankena wada jiraa xayati❤

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 Рік тому +5

    Still listening 02/01/2023 it will never get old .
    2023 hadad soboqato like ta haila dhafin

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 роки тому +15

    *2020.....*
    *Two years ago, I’m here again*
    *Arageeena kala Maqan*
    *Muuuqeeena kle dheer😰*
    ..............
    😰👆❤️💔👆👈🙏
    Yaa dhagesanya 2020❓❔⁉️❔❗️⁉️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo Diray
    Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

  • @drbiladycali7208
    @drbiladycali7208 6 років тому +13

    Tuuug cod mcn😂😂😂
    Idle yare goood future bro

  • @mohamedkheyre7531
    @mohamedkheyre7531 5 років тому +1

    Iidle al fanan banankiisa ku dhacay
    Ku taager sanhy pro
    Runtii wxa thy qof so nooleyo hees sii hore oo dhinty nice iidle
    Thnx

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 років тому +1

    iidle yare iyo cabduqadirJubbe talow maa walaal marka firiya iidle yare wuxu galin booska cabdiqadir jube wooooooooooow yasalaam fanaan boxo iidle yarewaa nin bulsho badan hada faraxan badan cabdiqadir jubewaa saas mashallah

  • @moshire6645
    @moshire6645 4 роки тому +14

    Haka Baqan Gacmaha Maran Meher Yaanu Kugu Dhicin iska Samir mar uun Tii ilahey Haa Maqan🔥

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 6 років тому +55

    Wixii 12 street Eastleigh daganaan jiray like ta haiga ilaawina 😭

  • @dgsiiyedemariyaabdikadir5739
    @dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 років тому +228

    Qof yar oon jeclhy ayaa igu tidhi markaad commtiga heesaha ka saraayo like laguma saaro zhpoow iga giiji xaliimada quen adna s kale tnx oll

  • @queenalisha8557
    @queenalisha8557 5 років тому +80

    Waligay ma Oran like isiiya lkn heestan darted igu siiya

  • @IbrahimMaxamed-kq3wu
    @IbrahimMaxamed-kq3wu 10 місяців тому +1

    Heestaan mar waliba waan soo booqdaa 24 /12/ 2023 ayaan wali dhageysanayaa

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 5 років тому +13

    Beautiful lady nimca happy
    Markee ayada heeseeso hadii ay sidaan u libisa leheed Yaa gaari lahaa good Somalian girls

  • @hassanabdi4101
    @hassanabdi4101 2 роки тому +1

    One of my favorite song wallahi…and great voice bro but you need a good Director👏🏿👏🏿💯💯❤️❤️

  • @quenifka2473
    @quenifka2473 6 років тому +2

    Mabakadhargo dageysiga heestan keep it up idle ....love it

  • @arbazgamer8615
    @arbazgamer8615 5 років тому +5

    Iidle Meyd maxa udhici weyday looma qabsan doono lkn Waa Fanan Heestu dhaco aanku tuman ee meesheda ayu dhiga haduusan kaba fiicnen kii laga dhacay
    Iidle Yare GOAT 🔥

  • @khalifshiik867
    @khalifshiik867 3 роки тому +3

    IL JEBINTEBA ANOTHER LEVEL AH HEESTA DHAMAADKEDA NICIIMA HAPPY AMAZING WALLHI

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 7 років тому +5

    Ninkaaan waaan tagera idle sxb horay usoco bro 👌👌👌👌👌

  • @ibrahim_Ali131
    @ibrahim_Ali131 5 років тому +5

    Xaliimadaas agtaagan iidle ayaan love ku ahy anigu 🤓

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 6 років тому +1

    Maansha Allah!... Cud buu Allah ku siiyey Idle Yare. Woowwoow

  • @beigelover95
    @beigelover95 7 років тому +6

    Wallahi i love this so mych. Iidle codkiisa codyaashi hore camal waaye. Classic 👌🏽😍💕💕

  • @Maaida-z3j
    @Maaida-z3j 27 днів тому

    2017 dhageysan jiray
    Blse hda iidle wuu xnuunsyhy allaha caafiyo sokor aa jirkiisa cuntay😢 allaha ka cafiyo

  • @adenjama5914
    @adenjama5914 6 років тому

    Horta Idle sxb waan kusalaamey, salaan kadib sxb aad baan kusodhoweynaaya noolayaha fanka iyo Heesaxa

  • @amalsalebanaden4640
    @amalsalebanaden4640 7 років тому +53

    Waxaan la yaaba gabadh fanada oo masrax taagn xanjo calaajineysa iyo nin fanan oo jeebka gacmha kula jira alle maxaa dad magaalo joog xuma buuxa inta ila argty xanjded like ha ly dhafin

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 5 років тому +2

    👏👏👏👏 waad la heshay runtii codkaa❤️❤️❤️

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 5 років тому +9

    *Two years ago, I’m here again*
    *Arageeena kala Maqan*
    *Muuuqeeena kle dheer😰*
    ..............
    😰👆❤️💔👆👈🙏
    Yaa dhagesanya 2019 November end of the year ⁉️❓❔⁉️❔❗️⁉️

  • @abdikadirmohamedmohamud
    @abdikadirmohamedmohamud 6 років тому +2

    Mansha allah abayo nimco hbby sana ku qurxontahy mad sidan iska ahatid ado xuman i arag abayo wan ku damqan ileen isku din aya nahaye

  • @Daahirqoorey-n9h
    @Daahirqoorey-n9h 2 місяці тому +1

    raxesta sxb

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Рік тому +2

    Iidle on top 2023 ya ila dhageysanoyo xarfane🥱

  • @liibanhaybeliiban7411
    @liibanhaybeliiban7411 5 років тому +8

    heestan waxaan ku xasuustaa jaceylkeyga qofkii jaceyl low lik igu qabo

  • @mohamettapdinasir1901
    @mohamettapdinasir1901 7 років тому +10

    heestan waan jeclhya xasuus Ayaan u dhagaystaa💚💚

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 роки тому +4

    Aduun iyo xaalkii!!
    4sano ka hor nimco happy caan meey aheyn oo ineey iidle yare masrax la fuusho aad beey u taabaneysay maantana shanta qaarad ee aduunka laga yaqaana oo iidle yare Milyan jeer ka caansan 😁 2022 Comment iigu horeeyay een yutube ka bixiyo

  • @alidahirgedi1381
    @alidahirgedi1381 5 років тому +4

    Legend iidle yare wanku taageeraaaa 💪👍💯

  • @alexisbrown51
    @alexisbrown51 7 років тому +4

    Nasiibku hadu Ila jirow maruun waan ku arki abshir heestan aniga iyo Abshir xasuus 😩😭😔😞😓

    • @aliizadiamond6003
      @aliizadiamond6003 2 роки тому

      Ma isaragteen hda 4 sano kso waregaty qorlkga hda noshahy iso jwb

  • @ckariimmaxamudsamatar4323
    @ckariimmaxamudsamatar4323 6 років тому +1

    Alla ku jecliya iidle yare heesaha copy ba ha iska ahaadeen sidii laga rabi waa codna alle wuu kugu deeqay maasha allaah ❤️✨🌹❤️

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      Mss mroumah yaa kugu yidhi sidii la rabay buu u qaaday orgigan qalaadinayaa doofaar xun oo bilaa xishooda weeyaan

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 2 роки тому +2

    Gabadhii dunida qabsatay

  • @rootpill
    @rootpill 6 років тому +4

    I love you so much smart man ever 😍😘from tirhas futwi Australia Melbourne and I'm in love with you

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 7 років тому +242

    oo qofkii coment soo qoraaba wuxuu leeyahay like igu qabo aniguna heestaan dhamaystee ciddii ila dhamaystey like igu dhufo

  • @leylalove963
    @leylalove963 6 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk idle yare waxan ku jeladay tuugamimda noolow yaqe👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @karinaali63
    @karinaali63 6 років тому +2

    Good job ilahay hakudayo beautiful voice buatiful Boy

  • @djrooblealliofficail8867
    @djrooblealliofficail8867 6 років тому +4

    axyaa fanaaan legand iidle hore usoco

  • @Bileabdi
    @Bileabdi 7 років тому +4

    Iiidle yare - Fanaan labo maahin - ilaa hada qof lamid ah ma arkin Fanaaniinta cusub

  • @AhmedMohamed-lz7ce
    @AhmedMohamed-lz7ce 5 років тому +1

    Xasan gacan waxaaba kagaleh Iidle yare

  • @princessshukri6035
    @princessshukri6035 6 років тому +9

    This is what we call hees love this song it remains of me my ex boyfriend 😢

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 6 років тому +7

    Wllahi somalida mooye wligy ma arag cid you tube commenti like ii sar leh

  • @sacaddawud524
    @sacaddawud524 2 роки тому +1

    hees kaan gabar aan jeclahay ayaa i bartey mar walba oo aan maqlo ayada ayaa la i hor keenaa

  • @bosslady2989
    @bosslady2989 6 років тому +3

    his sound driving meh crazy I use dis hees as ma ringtone and everywhere

  • @kingcade4405
    @kingcade4405 7 років тому +5

    tllhi afar 4 bil you tube masoo galin like aan rawaaaaa😭😭😭😭😭

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 6 років тому

    war igu salaama nimco hapy she is my love
    inkastay dhalaan yeelatiyo ubad dhawaaqaya
    dhimashada hajoogtee sikale waa udhursugayaaye

    • @abdijacuucdaafacadhexe2782
      @abdijacuucdaafacadhexe2782 4 роки тому

      The first half 9 the www the only way I can do it 1 times more likely that the only way I can do it was the only way I can do

  • @mahrezdepio7848
    @mahrezdepio7848 6 років тому +69

    Horta abgal ma jogan miyu utube like ha ii saraneH tolkeyga☝️☝️

    • @fadumohusseinhassan4217
      @fadumohusseinhassan4217 5 років тому

      @@Msaidgabow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hafsoyasinyasin7901
      @hafsoyasinyasin7901 4 роки тому +3

      Soomaalinimo baa kuugu sry no qabiil

    • @abukarhassan3639
      @abukarhassan3639 4 роки тому

      Hhhhhh wad iga qoslisay anigo rati abgaal kasocda rali gelin ayan wadnaa wana saray like ta ❤❤😛🙏🏻

    • @mahrezdepio7848
      @mahrezdepio7848 2 роки тому

      @@abukarhassan3639 abti rali ban ahay

    • @mahrezdepio7848
      @mahrezdepio7848 2 роки тому

      @@hafsoyasinyasin7901 wax dhamo ma leh somali

  • @Koobanmedia
    @Koobanmedia 3 роки тому +3

    ninkan heesta 2021 daawanaya like haila dhaafin

  • @saeedabdi5697
    @saeedabdi5697 6 років тому

    Idle waan taageeraa habeen habeen baan kutuirtaa ii imow sxb caruurtaada free baan kuugu daweyn Insha Allah

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 6 років тому +3

    Xasan Gacan asagoo joogaa la dheelsiinaa miyaa?

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 років тому +1

    Cadi mahan hestan ya ila dawanaya 2019 nice song www nimco happy

  • @Thegirlgroup_havefun
    @Thegirlgroup_havefun 2 роки тому +4

    Amazing artist ❤❤ ar gabartalee yaa xanjada Katuuro 🤣🤣😫

    • @siciiddeeqsi5947
      @siciiddeeqsi5947 2 роки тому

      🥰🤔😜😳🤣🤣🤣

    • @Waa-ani
      @Waa-ani 2 роки тому

      What difference would it make!

  • @abdullahiboyle5592
    @abdullahiboyle5592 4 роки тому

    ciidle heestan aad bey umacaantahay waa hadaad leedahay aniga ahaan heesahaaga oo dhan waxaan u maleeyaa in hore fanaan kale uqaadey

  • @sayfislam100
    @sayfislam100 4 роки тому

    IIDLE YARE fanaan tol waayey

  • @samiramohamed8236
    @samiramohamed8236 6 років тому +2

    masha allah wllky iidle kugu haysta long live king

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 років тому

    axsan heesta waan ka helay idale yare horay usoc huuno

  • @baqqooqqetaqqooqqe4256
    @baqqooqqetaqqooqqe4256 7 років тому +4

    heesta inanta jaaskeeda sii shiday well done

  • @khaldaanchannel6504
    @khaldaanchannel6504 7 років тому +13

    WallaaHi Waa NinKa Fanaaniita Oo Dhan Ugu Wanaagsan UgU qalbi Furan Ugu NaxaRiis Badan Ugu Cabsi Iyo Taqwo Badan Illaaahay Haku Illaaliyo HnoH
    Wax Khairlwh Oo Shaqadan Kuu Dhaantana alle Haku SiiyO..........Aameen.......Aaameen...........IidLE.YARE WAA NIN AAD U WANAAGSAN WALAAHI NOOLOW SXP QLI KU TAAGWERAA INBADAN

  • @Marishbeutty
    @Marishbeutty 7 років тому +466

    walalayaal heesaha iska daaya mafiicno Fadlan haiga ilaawin like mahadsanid

  • @timajilac5937
    @timajilac5937 7 років тому +4

    jacelkeyga ugu horeyay nimca happy😭😭😭

  • @ahmedabdirahmaanoffishical8046
    @ahmedabdirahmaanoffishical8046 3 роки тому

    Ma aqaan heestan markaan maqlo dareen gaara igu beerta ax xusuus 2017 wakhtigu arod badnaa wllo hadaad akhriso lake hala dhaafin pls mahadsanid

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 6 років тому

    Tiiii Ilaaheey baaa Maqan
    iidka xayi nooloow wllkeey

  • @najiibabshir1584
    @najiibabshir1584 26 днів тому +3

    𝗳𝗿𝗼𝗺 𝘁𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸 𝘆𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵? 𝟮𝟬𝟮𝟰🪫🥺💐

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 6 років тому +3

    Ax heestan macaan wayn we love you IIDLE ,YARE

  • @ismailadan5691
    @ismailadan5691 3 роки тому +6

    A very beautiful song , i always like it

  • @jabirjabir4677
    @jabirjabir4677 6 років тому +11

    Like Radinooyaa Ma isiin kartiiin Mise Waan iska baxaaaa
    Deee Qatarna waan Ahay ogaada isiiya like hadii kle....?

  • @mohamedabdi6443
    @mohamedabdi6443 6 років тому +7

    He needs a great director other than that he is amazing

  • @zulthanmorgan4309
    @zulthanmorgan4309 7 років тому +8

    Nice song kolaY dad padan peY meel tapanYza lkn ani kuma jiRo😂😂😂😂

  • @updibasithajjhassan4141
    @updibasithajjhassan4141 5 років тому +2

    I luv diz song wooooow frm canada

  • @xafsocabdi7512
    @xafsocabdi7512 26 днів тому

    2017 dhegaysan jire jacaylki wagaa ihayey ilaa hada wu ihayaa cid iga ila qaybsatana mahelin😅😢

  • @aliizadiamond6003
    @aliizadiamond6003 3 роки тому

    2021 ayn dawanya waxa iigu danbese 2018 inti 2021 ila dawnysa like ha ila dhafn

  • @ramlaisse266
    @ramlaisse266 7 років тому +49

    Allow kudaa idle yare 😍😍😍😍hestan jaceyl darti wey iga ilmesisay

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 років тому +1

      Ramla Isse *QAL BIKAGA AYAA NADIIF AH ABYO,😍😍*

    • @ramlaisse266
      @ramlaisse266 7 років тому +1

      beyga daalo Ool AbShin thnks abowr

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 років тому

      Ramla Isse *Nin Akuu saran mahane waku baran kahaaa😂😂😂*

    • @ramlaisse266
      @ramlaisse266 7 років тому +1

      beyga daalo Ool AbShin hhhhh wa walalkey

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 років тому

      Ramla Isse FB keyga Hadaa ku shego ma isoo radineee kkkkk

  • @jamalali6104
    @jamalali6104 7 років тому

    Alfanan idle yare fanka codkaga ku joogtaa zxb

  • @muqtaarcumarmuqtaarcumar9414
    @muqtaarcumarmuqtaarcumar9414 4 роки тому +2

    Yaa ila dwanayo 2020 like ii sara wllo igu qali ah

  • @axmedxuseen2178
    @axmedxuseen2178 6 років тому +7

    Iam from Turkey I like somali songs

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 років тому +15

    I listen to this song when I'm not with my crush.

  • @Hurdaaye7
    @Hurdaaye7 7 років тому

    Iidle fanaan dhamestiran waye runtii abwaan heeso fecan u dhiibo a jirin

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      qooqaayey ali fanaan bilaa heeso ah oo dhamaystiran halkeed ku aragtay ilayn reer koonfureedku CAQLIGA waa ka wada eber heeskasta oo uu copy gateeyo wuu ku sii baaba'ayaa waayo heesta Marka la maqlo fanaankii lahaa uunbaa maskaxdaada ku soo dhacaya waligii ha calaashado wuxuu qaado waa Astaan iyo calaamad rag kale tuug qudhmay

  • @cidacadadodagtagabadhoda5263
    @cidacadadodagtagabadhoda5263 6 років тому +2

    idle yare Best fanan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ugaasadabeeshajcylka5425
    @ugaasadabeeshajcylka5425 7 років тому

    Wllhi intaan xasan haysto codkiisa inaana kaaga ku doorsanayn ka soco anaaba kugu dhaama heestaan😫

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 років тому +1

    Wakeenay heesta legend iidle yare

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 6 років тому

    Heestii Xasan Gacan wuu kufsaday waar nin kii qaadi jiray baa nool oo 2014 kii heesta soo saaraye heeso kale soo qaad

    • @Maherbfc
      @Maherbfc 2 роки тому

      Ninka qaaday ILLAHAY ha daysto, lakin ninkii kale oo qaadi karo heesta maxaa ku jaban ku raaxayso sxb heesta 🎶🎶🎶🎶👌

  • @lamechyare4496
    @lamechyare4496 7 років тому +14

    walalyan mashquulka ha daayo idle yare waaaa fannan jiro Allah daayo Ayaan leeyahay

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      lamech Yare faanaan biis canjilaaye tuug bilaa HAYBADA ah

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому

      lamech Yare u sameeya waxaad leedihiin dee waxbayahay

  • @caashoahmed2714
    @caashoahmed2714 6 років тому

    Wlhi hestaaan my lover kuuu hasustaaa xex ilhy haaa ideysto oyiin iqabte runti