QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • ridhwanissack #Tijabijacelka

КОМЕНТАРІ • 551

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +112

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🤞

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Місяць тому +88

    Ilaahey ba ku dhaafiyay gabdhey kan maba caafimad qabo😂😂

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia Місяць тому +70

    Abayo qof nocan see ulasocota😂😂anoo kaseynin aaba xanaaqay😂😂😂

  • @nuurcool
    @nuurcool Місяць тому +76

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤️

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Місяць тому +47

    Sanadkan qof nasiib leh ba dacad lo noqon ilahayow
    qlbiyada no ilali nasibkana no hagaji ya allaaah

  • @AYuush__Vp5
    @AYuush__Vp5 Місяць тому +92

    Gabdhaha somaliYeed mxaa Ka qaldan abayayaal qofka baniaadamka hadba intuu Ku qimeeyo qiimeey sister😢

    • @abdallamahad6098
      @abdallamahad6098 Місяць тому +2

      Kkkkk maxa adiga hablahena kamid matihid miyaa?

    • @AYuush__Vp5
      @AYuush__Vp5 Місяць тому

      @@abdallamahad6098 😂😂 masheege marka

    • @user-zj7tb5kh4s
      @user-zj7tb5kh4s Місяць тому +3

      😂😂😂😂😂😂hye naku haleya 😅😅😅

    • @abdallamahad6098
      @abdallamahad6098 Місяць тому

      @@user-zj7tb5kh4s kkkkk baroortiina ku niyd disanayaa

    • @maxamedcali2889
      @maxamedcali2889 6 днів тому

      Ku saco sister ❤

  • @BisharaMohamed-ry1yq
    @BisharaMohamed-ry1yq Місяць тому +48

    Yaa Allah nin durban tumey cilaaq dalbey midka naqaba hata ma aminsani lug ba bananka italo amin marhore dinteey

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 Місяць тому +2

      Aad iyo aad 😂

    • @user-oj4ti3lf3i
      @user-oj4ti3lf3i Місяць тому +8

      Aad iyo aad xbbti kula midban ahay intana gursan waxan ahay qof is mahina hada onla nolahyna lugba bnnka ital waxkasta wan fisha ilahey dhib nama tuso gabdho qofna ha isku dhibina faraxadiina kujirto naftena an jecelano

    • @anabmohamed6965
      @anabmohamed6965 Місяць тому +1

      Saxiix maxeyba qac kaaga yeree. Naag bilaa aqli ah ayuunba nin isku dhiibto

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 Місяць тому +3

      Farax sidasu ku fican yahy😂 lug bananka hku taalo😂

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 Місяць тому +2

      Laba qof oo aan is aaminsanayn sidee uwada nool yihiin. Noloshu waa is aaminaada❤❤

  • @Tayba283
    @Tayba283 Місяць тому +21

    Nin geesi ah baa mgc sheegya isku kalsoon nin reer baadiye la socoty kan alle ku dhaafiyay waa fulay aqas nin hadlkiisa sidaan ah maba la hadli karo alx dheh salaatulu shukri tuko

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Місяць тому +31

    Naa abaayo alx dheh kaas ilahay baa ku dhaafiyay nin cafimad qaba maha😂😂😂😂😂

  • @NaaniyoNuur-ro4ke
    @NaaniyoNuur-ro4ke Місяць тому +31

    💯 50 raga ayaa wax isdaba marinta iyo khiyanada ku badan dumarow qalpiyada qaful ku xirta

    • @user-vd7kv6yz2v
      @user-vd7kv6yz2v Місяць тому +1

      Ragu isku mid mahaa😑

    • @seed3966
      @seed3966 Місяць тому +1

      @@user-vd7kv6yz2v
      Zaynab axmad waa run raggu isku mid maaha gabdhuhuna isku mid maaha dadkuna isku mid maaha takale qofna calafkiisa waaye maayo 🫵🫵🫵

    • @akeycade703
      @akeycade703 Місяць тому

      Sc

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Місяць тому +1

      Qrxy hayga xiran iifur 😂

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Місяць тому

      😂😂😂😂😂 beenley

  • @habiba9267
    @habiba9267 Місяць тому +14

    Bismillah kan isagaaba shimbira yaa Rabbi
    Gabadheey kan Allah baa kudhaafyay ee hor usoco waaaaaw Ridwaan guuleeyso

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Місяць тому +40

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💕💕

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Місяць тому +21

    Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed 😢

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +15

    War ma yoo yoodii nagu soo celisey salaamta islaamka kahor mari 🫵🫵🫵

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Місяць тому +22

    Ninkan ciilka iga qabtay ish naa iskaga tag gabadheey kani daacad maahin walahi

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Місяць тому +20

    Inay si qoto dheer u jeceshahay waxa ku garanaysaa control ka ayaa ka dhumay markuu jees jeesayay iyadu wey gariiraysay miskiin baayo Alle qalbiga ha kuu adkeeyo, kheyr ku inusan kugu jirin ba laga yaaba, Dumarka hadba ragga kii hadal badal meel waliba program kaga furo bay iska aaminaan Ninkan waxaa laga yabaa af miishaarka ah inay barina Hppih un isa sii dhahaan…

    • @HassanAli-sz3wt
      @HassanAli-sz3wt Місяць тому

      Lakiin wa Sual hadii Eey Jeceshahay ❤meeysaan Caaynii Leheen weey is kaga amusi Leheed ma is dihi karnaa ayada xiita jacaayl ❤dhaab ah uma qabiin illen Naag Niinka Eey Jeceshahay Si kasto U Xumeyoo weey respect xushmad gareeysaa

    • @billionairebuskud4800
      @billionairebuskud4800 Місяць тому +1

      @@HassanAli-sz3wt faraha ibnu adanka ma sino hadaad soo aragtay gabdh xushmeysa wiilka xidhiidhka kala dhaxeeyo waa wakhti ay xaaladu xasiloontahay walal, hada gabadha xanunka ay dareemayso ma ahan mid ay xushmeyntiisa ogaal u leedahay ileen isaga si dhalaanimo ugu jees jeesay qalbigeeda xushmad ma taalo xaaladan oo kle libaax…

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Місяць тому +20

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @MaryanHuseen-dl7ql
    @MaryanHuseen-dl7ql Місяць тому +22

    How did this women deal with this man 😂😂😂😂 hes soo annoying

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 Місяць тому

      The way you deal with your boyfriend 😢

    • @MaryanHuseen-dl7ql
      @MaryanHuseen-dl7ql Місяць тому +1

      @hassanyarrow8959 I don't date people like this jokes on u and I never will

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 Місяць тому

      @@MaryanHuseen-dl7ql you want somebody who's serious like me

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 Місяць тому

      We are all same darling😂😂 don't expect us to be perfect​@@MaryanHuseen-dl7ql

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 Місяць тому

      Be careful you might be one of those he says he loves and gave you a different name.

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Місяць тому +5

    2024 nafteyda hal qof jeceshahay qofkaasna haduu iqiyaano wlh naftiisa qiyaanay waayo qiyaanada wexey dhibtaa qofkii wax qiyaanay. Qofka laqiyaano dhiirigelin iyo aqli ayaa usiyaado. Ama wuulajoogaa ama wuu katagaa

  • @user-amazoonee
    @user-amazoonee Місяць тому +29

    Kan axmaq (doqon ) waye 😂,gabada ilahey akabadbadiyey😢Alhamdulillah hadahtho wlxi

  • @HamdiQurux
    @HamdiQurux Місяць тому +5

    Naa allxamdullillah dheh Kan haduuba kudhaafay😭🏃😂💔

  • @falisa576
    @falisa576 Місяць тому +22

    Ninku ma shinbiraha buu shukaan sada
    Shinbirta ii dhiib ku yeh bilaa
    Akhlaaq weeye dheh wa kuwa gabdhaha ku cayaara sharaftoda
    Ayaduna nin daacad ah guur raba
    Bay mooday war gabdhoow iska ilaaliya raga bahaladaa raba inay
    Gabdhaha banaanka ku cunaan

  • @user-xi3mb9pr7l
    @user-xi3mb9pr7l Місяць тому +12

    Ilahoyooow rajadhaa eee rumiiii 😢

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Місяць тому +11

    😢😢😢😢😢😢 maskiin abayo nadal khayr qaba

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 Місяць тому +15

    Waa axmaq Wale kan

  • @2five9eptembar
    @2five9eptembar Місяць тому +4

    War kan dhib badnaa anooba ika xanaajiyay hadal badnaa naaga 😂😂

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Місяць тому +2

    Abaayo Nin xanuunsan ayaaba la socotee Alx dheh hadu ilahey ku dhaafiyay

  • @nejma551
    @nejma551 Місяць тому +10

    Xee sanadka dhan maxaa lysku akhrinayey hadii sidaa fudud lagu kala tegayo dhalinyaroy is ilaaliya jacayl majiree😢

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому +2

      😂😂😂 illaahayow na illaali

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 Місяць тому +3

      Adow guur diyaar u ahayin xiriir lama bilabo

    • @laaraqurux
      @laaraqurux Місяць тому

      Sax waa kugu raacsanahy😅​@@faysalelmi2091

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому

      @@faysalelmi2091 beentaa maaha waa khalad

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Місяць тому +9

    Wa maxay naagahan bahdilan
    Desperate ka uff

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +3

    😂ninkaan dabaaalka ah maaba 1 sano la soctay subxanallaaah 😂😂😂😂wallee time wuukaa lumay

  • @shariifa1017
    @shariifa1017 Місяць тому +8

    Rithwan sobathi baramishga wanjeclaxay ee tagera said an axay ee

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 4 дні тому

    Farax oo dhan ma xuma wlhi ninkaas naga masuul nagama ahaan ee gabadha qalbiga allah u qaboojiya.

  • @MilkshakeHa
    @MilkshakeHa Місяць тому +1

    Please post longer videos! I love the hour long stories

  • @IbrahimSheikh-g9l
    @IbrahimSheikh-g9l 21 день тому

    100% I agree with Abdi. Always keep your life confidential.

  • @honestchanel1351
    @honestchanel1351 Місяць тому +3

    Ridwan Isack Jihaan Telkeeda luuqa iga sii please anee isoo jiidatay❤😂😢

  • @RuqiyoSaid-wb4cg
    @RuqiyoSaid-wb4cg Місяць тому +2

    Wllee Ridwanow waa lagu helay manta nin ragaa ku hilay

  • @queenhamdamoalimahmed5886
    @queenhamdamoalimahmed5886 Місяць тому +11

    Anigaa caaway igu horeeya

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +11

    Inta #Daacad ah kaliya ayaan Salaamay, haddaa jeceshahay ❤❤❤ barashada #English-ka nagu soo biir

  • @user-og8jc7pb8p
    @user-og8jc7pb8p Місяць тому +6

    Kan walahi Somali Mahan qoti waaye 😂

  • @alimualim22
    @alimualim22 Місяць тому +5

    I think the guy isn't good in Somali, run for your life sister sorry, forget him and move on,

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 Місяць тому +15

    Radwan no soo badi barnamijkaan xiisaha badan leh ❤❤

  • @bing2b989
    @bing2b989 Місяць тому +5

    Nimanka nagaha gubi jiray waakass iska barta 😮

  • @maslaxsharif5766
    @maslaxsharif5766 Місяць тому +7

    Nin dhiman dhiman jcladay 😢

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 27 днів тому +1

    Al dumarku dulqaad badan mid kasta mid baaa niin ahan uu haysta Kan inu walanyahaybaaa mooda 😮😮😮iga tag kani niin maahe waa mid dr 🧑‍⚕️ xababe jiifa 😮

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Місяць тому +1

    Masha Allah he is on the right truck, keep going bro.

  • @QamarMohamed-y8y
    @QamarMohamed-y8y 5 днів тому

    Naa alxamdulilah deh kan Allah ayakudafiye

  • @AbdirashidAbdullahi-fe2oq
    @AbdirashidAbdullahi-fe2oq 5 днів тому

    This guy is a legend

  • @isackmohamod4005
    @isackmohamod4005 Місяць тому +4

    Naagtan ayadaba aqlaaq iyo dhaqan laheynba Acudu billahi

    • @Jihaam-f1z
      @Jihaam-f1z Місяць тому +1

      Adi ma og aqlaqdeda ma qofkey ka shakiso hadey tijabiso iyo aqlaq maxa isku xirey yaaahu

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Місяць тому +6

    Xubi By kulahaa wuxu indha adakaaa😅
    Na hablo ilaahba ina lehe nimankan aad tijaabinaysaan hadaan daysaan seed u aragtan?

  • @HodanApdi-nk7gh
    @HodanApdi-nk7gh Місяць тому +1

    Wlhi rudwan waa iga dulqad badan thy muxu aha qofkan ila meraysadi😂😂

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 Місяць тому +4

    Qofba hdu caytamo rag iyo dumar wuxu rwo bulshada ha kga jiree ka tasho qaasatan qof dumar ah sida tan cml caytanta ama gacan hdl taqaan iyo in ay qof faceed ah go,aan u gaaro deedna ay qaadata intaba ka tasho faaido malahan xaqiiqatan

  • @zakinani1675
    @zakinani1675 Місяць тому +4

    Ani rabo ridwan Ina qof itijabiso inte kala so xirira 😢

  • @maxamed0000
    @maxamed0000 Місяць тому +4

    Best UA-camr🎉🎉🎉🎉❤

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 18 днів тому +1

    Waa gabadh karti leh!

  • @IsmailEgge
    @IsmailEgge 26 днів тому

    Mashalah qeer Allah ha kusiiyo sxb madam dad kala dhumey isku keeneyso

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Місяць тому +1

    Abayo kan mid maahan daacadna maahe mid ka wanaagssn alle hakuu sahlo waaba dhaadhan caadiyee see qofkan ku haysay bisinka

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 Місяць тому +2

    farax khiyaano ma daynayo wligiis yaab xbiibi aaa kuwa khiyanada badan baa saas u hadla alxm 1sano way yarthy kuwo intaa ka badan baa la khiyaama abyo horay usoco ha ujojin

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw Місяць тому +1

    Masha alaah waa wadada saxda ayuu marsiiyay rageedi iga dheh highway qabso dheh daacad ku lahaa qofka markad guursato ayaad lahaan kartaa ko hor waa xur ii tijaabi kulahaa cajiib

    • @Theboqran
      @Theboqran 2 дні тому

      Axmaq kale ayaaa tahay faaraxow

    • @AbdallaAli-ch9nw
      @AbdallaAli-ch9nw 2 дні тому

      @@Theboqran jahil waxuush ah ayaad qofka fikirkiisa lama lihid cawaan waxid

  • @user-ww2yh6oo9f
    @user-ww2yh6oo9f Місяць тому +3

    Waa doqon😊

  • @ahah2751
    @ahah2751 Місяць тому +2

    hh alla hooyoy na nin xanunsan bad shukansan jirtay awelbe carar qof cafimad qaba raadso

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Місяць тому +2

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @khadarsaalim8903
    @khadarsaalim8903 Місяць тому +3

    Abdi is legend 😅

  • @Hanaamiish
    @Hanaamiish Місяць тому +3

    Kaan qayanoole waye bisiinkoow😮

  • @user-pp2iy7mx8l
    @user-pp2iy7mx8l Місяць тому +1

    Alx abayo dheh qofkan xanusan ilhy aya ku dhafiya

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 Місяць тому

      😂waaaba nin xanuunsan😂😂😂😂

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Місяць тому +2

    Asc, NO love before marriage.

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 Місяць тому +1

    Salam aleykum shukaansiga waa sir nolosha waa sir wiil waa saxan yahay gabadha way qaldan tahay hadii asaga sheegi lahaa way xanaaqi laheyd balantii shukaansiga wiilka fuliyeey gabadh yahay raali galin bixi please

  • @katybaguu5986
    @katybaguu5986 Місяць тому +1

    Chafuuu sanaaa be brave yoo

  • @Sheyripher009
    @Sheyripher009 Місяць тому +1

    2024 no running after someone kii an kuqadarinin and he doesn't understand your worthy Move on with your life and Noloshadha hor mar garsii No jiljilec😏🤔

  • @user-kr8lz1dd1b
    @user-kr8lz1dd1b 18 днів тому +1

    Kan waa Al shabaab runtii😅

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Місяць тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nairobi xge ayo kajoga kaan

  • @KeyfAxmad
    @KeyfAxmad Місяць тому +1

    Wlhi nin fcn ayuu ilayahay qofka waa in ay noloshisa prefad utahay 😊

  • @mohamedhusseinbulle3195
    @mohamedhusseinbulle3195 Місяць тому +5

    Wale nocan cml ayaa iska jiraa

  • @LuqmanShariff-qb2dm
    @LuqmanShariff-qb2dm Місяць тому +1

    Wlh Abdi your are real man❤

  • @isninamohamed5316
    @isninamohamed5316 8 днів тому

    Ninkaas
    Warkiisa
    Wuu iga gadmay wllhi
    Ridhwaan
    muslimiinta
    Kadaa Namiim nimada

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k Місяць тому +3

    wll ridhwanow ninkasi isagaa ayaaa kaa saxan boqolkiiba boqol
    Ee akhii fadhlan iska daa isku dirka iyo kala gaynta umada somaliyed ka raadso irsaaqad kale please 🙏

    • @user-hv4mh3ji7k
      @user-hv4mh3ji7k Місяць тому

      Inta igu raacsan mabda eyga farta taaga like tana iisaara

    • @Muktar_Farey
      @Muktar_Farey Місяць тому

      Cid kugu racsan majirto raali ahaw

    • @user-hv4mh3ji7k
      @user-hv4mh3ji7k Місяць тому

      @@Muktar_Fareydulli dayuus ah oo adiga oo kala ah ka hadli meyno inaga yaduusow

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l Місяць тому +1

    Ridwaanow 2 chanel samayso , mid podcast yada iyo mid hawlaha kale

  • @MaliyowG
    @MaliyowG Місяць тому +4

    Foucas man legend 🙏🏽 full respect

  • @NajaxMuxumed-e5u
    @NajaxMuxumed-e5u Місяць тому +1

    Kan illahay ba ku dhaafiyay Alxamdulilah dheh

  • @SaredoAhmed345
    @SaredoAhmed345 Місяць тому +2

    Coming soon 800k😊😊

  • @MunaMuhammad-s4c
    @MunaMuhammad-s4c Місяць тому +4

    Sorry mcny😢😢

  • @najmohirsiabdile1424
    @najmohirsiabdile1424 Місяць тому +2

    Abdi isn't easy 😅

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Місяць тому +1

    Abaayo kan mad nin ahaan u shukansan jirtay 😮 kan ilahay ayaa ku dhafiye u mahad celi🙏

  • @40fartez
    @40fartez Місяць тому +1

    Legend full respect 🫡

  • @mervehersiy1630
    @mervehersiy1630 Місяць тому +2

    😂😂😂😂😂هذا الرجل خطير

  • @ikranfaisal3187
    @ikranfaisal3187 Місяць тому +1

    Ridwan manta waalaga yaabiyay ilameerayso ayaa loogu ritay

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Місяць тому +3

    waxa leesku fahmi layahay gabdhaha waxeey rabaan in loo sheekeeyo ragana sheekada badan kama helaan

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Місяць тому

      😂😂😂 ma kuwo kale baad u sheekaynaysaan maxaa qabataan

  • @Cadnaan4
    @Cadnaan4 Місяць тому +2

    Afdheer ubalamiya sawirkiisa soodir😂

  • @Caaqilcilmi
    @Caaqilcilmi Місяць тому +1

    Nin Afar ba Alle u baneeyay Haduu afar Shukaansado Waa Sharci Alle

  • @noorkeyhanad1620
    @noorkeyhanad1620 Місяць тому +3

    Gabdhaha maxaa kaqaldaan Ridwan gawarle aya utagta nimanka waxbo matiyabian miyah

  • @ayaanhappy7920
    @ayaanhappy7920 Місяць тому +2

    Yaa la aaminaa waa yabeey

  • @maxamwdmuuse9718
    @maxamwdmuuse9718 14 днів тому

    Alow aqli keen ridwaan agtiisa hadda iga sheegiweysid qiyaanola thy

  • @Muktar_Farey
    @Muktar_Farey Місяць тому +1

    Xirow oo reer badiyo ah oo sijuu ah waaye kan. Bisinkiyow

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому +1

    Baraamis waa cajiib Masha Allah

  • @ayaandhool2547
    @ayaandhool2547 Місяць тому +5

    Dulqadka way iga dhameyen hablahan class online ah ayan bila iguso xira hablahan jilicsan naya nin Maxa u tijabinaysan dee hadu kuso waca lahadal hadu ka amusa ka amu naftada waqti laqado respect your self please

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Місяць тому

      Naa legemd bthy wlhi ma ana ku dhaly 😂nftda numbr one waye abyo

  • @user-tx4nt1ql5l
    @user-tx4nt1ql5l Місяць тому +2

    Barnaamijkan waa mashruuc aan innaba shaki kujirin wax abaabulan laga so shaqeeyey ayeyna masraxa la yimadaan war ninkaan bulshada sunta ay gaalada u so dhiibtay iyo kaniisadaha miyey iska qaban wayeen WALLAHI SOMALIDA WAA DAD LAGA DHAX KALUMEYSAN KARO OO SIXRAN WAX WALIBA OO XUMAANA INDHAHA KA EEGANAYA NINKAN WAA HORE AYAN ARKAY WAA BULSHO IN AY SII JIRAAN AAN OGU TALA GALIN HUBAAL WEEYE TAASI

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 Місяць тому +3

    Kan ani hla ii blmiyo xappi beel 😂❤

  • @leylaaadanabuukar
    @leylaaadanabuukar Місяць тому +3

    Scw scw scw scw scw

  • @aragsantaman8231
    @aragsantaman8231 16 днів тому

    Ninkaan wawba xanunsn yahy ridwanow shiirqeer lah ka tiijabise xanunboo qawa😢

  • @user-lo1ir3qd4u
    @user-lo1ir3qd4u Місяць тому +1

    waar dhagaxan iyadaba ka daran markay jaclatay😅❤

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 Місяць тому +1

    Wlh kan maagtii nin ahaaan u heesan rabto dhibee qabtaa wabaa cilaaaj caadi ah