SURINAME Dalka ugu Yaabka Badan Latin America

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 85

  • @arfaannoermahomed3443
    @arfaannoermahomed3443 4 місяці тому +1

    Nice video im a muslim from suriname but im from Indian and Indonesian descent

  • @nurali7680
    @nurali7680 Рік тому +4

    Asc thanks bro sidaan ku wad waa macluumaad fa'iido leh khayr badan

  • @raiefalroman3047
    @raiefalroman3047 Рік тому +10

    Nice video of my lovely country. Mash'Allah ❤️

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Рік тому +1

      Thanks for liking

    • @aliahmed-bo4vk
      @aliahmed-bo4vk Рік тому

      Are you really from there what a lovely country ❤😘

  • @siradkahiye9111
    @siradkahiye9111 Рік тому +5

    ALLAH.AJIAR.IYO.XAASAANAD.HA.INA.SIIYO.
    .WAX.BADAN..OO.FIIICAN.BAAD.NO.SHEEGTEN..

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +5

    Wll kasoo hadal
    Wadanka kyrgyzstan 🇰🇬

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld Рік тому +4

    I like 👍 educational experience. Thanks

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Рік тому +1

    Aad baad u mahad santahay khayr Allahe haku siiyo caafimaad barwaaqo aduun iyo Aakhiroba Inshallahu.

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 Рік тому +4

    UA-cam arka kaliye aan dawado walhi cidi Kuma labayso hore usoco

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому +1

    Masha alh itaal channel waxbadan laga faaidey guuleyso bro 🎉

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Рік тому +11

    Aad baad u mahad san tahay wll wali muqalkaga ma dhaafin ❤dadkenu sharmaboy milion bay gaadhsiyen channel kana waa kana ummad foorarta ayan nahay

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому +2

    Wadankan kahelo dalxiskisa wamadagaskar 👍😎

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 Рік тому +4

    Aweys aar Is the Legend❤️

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +3

    Suriname 🇸🇷

  • @melmi3299
    @melmi3299 Рік тому

    Mahadsanid

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 Рік тому +18

    Ciyaartoyo badan oo kubadda cagta ciyaara iyo qaar ka fadhiistay oo Hollandaise ah baa asal ahaan kasoo jeeda waddankan yar ee Suriname 🇸🇷 waxa kamid ah:
    Virgil van dijk, gini wijnaldum, Ake, depay iyo David oo ka fadhiistay ciyaaraha somalidu wxy u taqaanay David camool waxa uu ku ciyaari jiray ookiyaale
    Mahadsanid ustad ❤

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Рік тому +6

      Thanks, Macluumaad kale oo dheeraad ah ayaad nagu soo kordhisay

    • @csaaqsaleban9357
      @csaaqsaleban9357 Рік тому

      Debay waa ghana sxb

    • @efrans2627
      @efrans2627 Рік тому

      Nigel de Jong and kruvert

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +5

    Kyrgyzstan 🇰🇬 kusoo xeji

  • @mohammedgorod1499
    @mohammedgorod1499 Рік тому +1

    MAASHA ALAAH VERY NICE video

  • @King_hanad20
    @King_hanad20 Рік тому +2

    Next Kuwait 🇰🇼 zxb ❤

  • @saxaneyare6701
    @saxaneyare6701 Рік тому +3

    waligay ma maqlin dalkan

    • @Mohamedbaana272
      @Mohamedbaana272 Рік тому +1

      Hadad ciyaraha daawato virgil van dig mamphes depay nathan ake iyo wijnaldum waa wadanka ee kaso jeedan

  • @lulali8651
    @lulali8651 Рік тому +2

    Naagosomaliyeed oo helin ku nool BAA suanamaku qabaan.

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 Рік тому

    Mahadsanid Sxb

  • @somalia1142
    @somalia1142 Рік тому +3

    Mudane barnaamijku saabsan Antarctica qudbiga koonfured

  • @Maandhoore
    @Maandhoore Рік тому +1

    Music-ga dhextaalka aad u dheer yahay

  • @AaminadanDaahir
    @AaminadanDaahir Рік тому

    Soo BAdi walaal

  • @MohamedIbrahim-yr3re
    @MohamedIbrahim-yr3re Рік тому +1

    Kuwa wali ku dhagan galbeedka ilaahay u qabsanmayo niyadooda iyo camalkooda ayaa ka muhiimsan.

  • @mubarakadem479
    @mubarakadem479 Рік тому +5

    Wllo waxaan ku shegayaa in marka latin america lajoogo in qibladu labada dhinacbaa ka qabanay so sida dhinaca barri iyo galbeed waayo dhulku waa ukun camal oo kale markaa iyaga waxa uuu fican dhinaca ay ka dhawdahay qibladu inay utuktaan markaa hala yaabin dadkan
    Sida anigu aan qabo hadii aad fikir igu darsanayso mahadsanid
    Fikir inaad latimaado ceeb maahan

    • @FarxaanFuture
      @FarxaanFuture Рік тому +1

      Zxb Saan og nahay qibladu sucudi carabiya ayay ku taal oo ah kacbada,latin america marka la joogo sucudigu bari buu soo xigaaye qiblada galbeed ka xigta ay u tukanayan waa midee fadlan ?

    • @waagaberyaymedia5084
      @waagaberyaymedia5084 Рік тому

      Aad iyo aad labada dhinac dhinacuu odhow ayey u tukanayaan

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 Рік тому

    walee wan rabay inad wadankan ka soo diyaariso barnamij Suriname

  • @maajedadem4157
    @maajedadem4157 Рік тому +6

    Ugu horayn mahadsanidiin
    Waxaan ku darsan lahaa in aad kusoo dartaan Warbixinta in dalka loo safri karo iyo waliba passport somali in lagu tagi karo

  • @Kaape
    @Kaape Рік тому +1

    Ceripianka loga hadlaa holandeska surinaam kaliya maha

  • @shuaybmohamedahmed93
    @shuaybmohamedahmed93 Рік тому +1

    Sxb tahriib ahaan baan amari raba E VISA an hesta xog kale noga soo hadal bro shukran

  • @ahmedcabdiyasin3863
    @ahmedcabdiyasin3863 Рік тому +2

    Marka halkas lajogo jahadu barigana wakaxigtaa galbedkana wakaxigtaa wayukaladhowyihin mahine tusale shinaha markadjogtid maraykanka diyaraduhu barigana waugadulan iyagoo basifik oshiyan dulmaraya galbedkana sidokale iyagoo rushka dulmaraya wacaadi iyaga waujirta saladasi

  • @mohamedbashiir8430
    @mohamedbashiir8430 6 днів тому

    Diinta dadka oogu badan aaminsanyiihin muslim maaha

  • @abdilahijabutaawi9055
    @abdilahijabutaawi9055 Рік тому +3

    Sxb Guulayso awes🙏

  • @jibrilcabdala9673
    @jibrilcabdala9673 Рік тому

    Mahad Sanid Wariyaha Qaliga Awees Aar

  • @ahmedshariifsomali8569
    @ahmedshariifsomali8569 Рік тому +1

    Wadankan soomaaliya u egyahey

  • @MoogesomMoogesom
    @MoogesomMoogesom Рік тому

    Afka ama luuqadda looga hadlo waa dutch afka looga hdlo ee ma ahan afka holland oo maba jiro af holland la dhaho oo nederland oo ah sida saxda ah lkn soomaalida u taqaano holland mahadsanid ustaad

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Рік тому +2

    Aan ku saxo afka wadankasi luqada Duchia ee nederland lagaga hadlo ee maaha afka holadiiska

    • @aweyshaji
      @aweyshaji Рік тому

      Holand iyo Nederland isku mid lee waaye, laba dal ma kala aha

    • @patriciablokland4208
      @patriciablokland4208 Рік тому

      The language is Dutch. I am born in Surinam and live in The Netherlands. SO I know this.

    • @patriciablokland4208
      @patriciablokland4208 Рік тому

      @@aweyshaji Holland is a province in The Netherlands.

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 Рік тому +2

    holland ayaa gumeeydataye waa wadan xuna ruuntii

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Рік тому +1

    Itaal media wan ku xiranahay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +1

    Asc War meesha ii sheega inay Somaali joogto aan u guureee waxaan doonayaa inaan London isaga tago e fadlan ii so jawaaba 🤠

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 Рік тому +1

    Visahooda malahela

  • @abdimalikcade8503
    @abdimalikcade8503 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp Рік тому +1

    Holan ba hukuta

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 2 місяці тому

    Uwaysow waxankuwaydiiyay malagayaba raashiya iyo maraykan dagaal in uudhexmaro arinta yugren darted

  • @mrkeyofficial6483
    @mrkeyofficial6483 Рік тому +3

    Cuqubo Maa ku dhacday jiha Kaley u tukadaan aaaa😂😂😂😂

  • @arfaannoermahomed3443
    @arfaannoermahomed3443 4 місяці тому

    Its considered Caribbean not latin American the region is called guiana wich is part of the Continent South America

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Рік тому +5

    Paraguay kuso xeji aweys

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  Рік тому +2

      insha'allah waan soo diyaarin doonnaa, haddana kuwo kale ayaan wadnaa oo soo gelin doonnaa, hadduu alle idmo

    • @liibaanxuusen5572
      @liibaanxuusen5572 Рік тому +1

      @@ITAALMEDIA Mahadsanid bro barnaamijyo xiiso leh bd so gelisan keep going brothers wadna ku mahadsan tihiin waqti ad ku bixisan qancinteena 🙏 Respect

  • @siraajimohamed9848
    @siraajimohamed9848 Рік тому

    🥰🥰

  • @SahroCalimaxamed-v6f
    @SahroCalimaxamed-v6f 15 днів тому

    🇸🇷

  • @XAMSEMaxamud-dp5fq
    @XAMSEMaxamud-dp5fq Рік тому

    Kkkkk Kkkkk

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Рік тому

    Suriname meshan kasoo dagay 😂😂 madaarkeeda waad yaabaysaa walaahy

    • @suudicade2560
      @suudicade2560 Рік тому

      Sxb hadaan Uso socda Airportkeda Muu Foolxunyahay Tlyow😂

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому

      @@suudicade2560 😂😂😂 hada aadan cade heathrow u noqnya allah ha ku nabad keeno lkn waa long journey

    • @suudicade2560
      @suudicade2560 Рік тому

      @@yaasir1936 Amen sxb hargeysa Ayaan Kaso Baxaya Qatar >Brazil To Suriname Sidaas Ayaan Kuso Baxaya isha allah Wllkey

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому

      @@suudicade2560 wado kale ayaad heli kartaa suriname way fogtahy may sxp

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 Рік тому

      your contact please