doorkii dowlada meesha ka maqan wadooyinka dhismayaashooda iyo quruxdooda ayagee masuuliyad ka saarantahay sido kale dadka geedaha jaraayo in ee wax ka qabtaan wa masuuliyad kle o ee dowlada dayacday waxa dalkii ku habsaday kuwa dadka canshuur ka qaado ee aana dadka waxba ugu qaban hadii ee qabanaayaan intii looga baahna ma qabtaan
@dal-xoreeye1030 Dadkaan saraha dhisanaayo geedigii guri walba ku horyaali jiray waa jarooyaan see dhulka u balaariyaan. Berisamaadkii sharci ayaa jiray guri walba ugu yaraan geed talaal ku hor yaalay. Gurigeeda laami saarnaa laamiyeerigiisa shan geed ku yaalay. Maanta laba nool, kuwa xabadihii dilay iyo mid daad qaaday noqdeen. Dowladda waa inay amar soo saartaa, taasoo ah geedkii la jaro waa in ugu yaraan laba la beero oo bulkeeti ilaaliyo ku wareegsan suunan u dhiman.
Macalin dahirkan Cuqdada Qaba Muxuu ahaa war heedhe waa dalkagee Ku farax oo U ducee Dhamaan umada somaliyeed in dagaalada iyo dhibka Alle Ka dul qaado Insha Allah
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
masha allaah quruxbdnaa caasimada somalia illahy ummada somaliyeed qalbiyadooda ha isku furo cadawgana ha jabo
Masha Allah muqdisho nabad Allaha ku seeyo 🎉🎉🎉🎉🎉
Mashaa alaah ilaahow noo ziyaada oo nabad nasii wasoo rafadnayee
Masha Allah
Caasimada ummada somaliyeed maalinba maalinka kadambeysa wey sii qurxonaane Masha Allah
Dabaqyada bad qabkooda halagu dadaalo in shaa ALLAH👍
Umada somaliyeed guul guul guul 🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Waa sax hadalkaas ❤
SOMALIYA Dhismaad ka hadleeysaa Kalarkeenii iyo Hablaheenii Ayaa Qasqas Loo samestay😢😢😢😢
Jidadkiina waa wada wasaq miiran, geedihiina waala gooye. Xamar wey ka geedo badneyd see maanta tahay sanadkii 1990.
doorkii dowlada meesha ka maqan wadooyinka dhismayaashooda iyo quruxdooda ayagee masuuliyad ka saarantahay sido kale dadka geedaha jaraayo in ee wax ka qabtaan wa masuuliyad kle o ee dowlada dayacday waxa dalkii ku habsaday kuwa dadka canshuur ka qaado ee aana dadka waxba ugu qaban hadii ee qabanaayaan intii looga baahna ma qabtaan
@dal-xoreeye1030 Dadkaan saraha dhisanaayo geedigii guri walba ku horyaali jiray waa jarooyaan see dhulka u balaariyaan. Berisamaadkii sharci ayaa jiray guri walba ugu yaraan geed talaal ku hor yaalay. Gurigeeda laami saarnaa laamiyeerigiisa shan geed ku yaalay. Maanta laba nool, kuwa xabadihii dilay iyo mid daad qaaday noqdeen.
Dowladda waa inay amar soo saartaa, taasoo ah geedkii la jaro waa in ugu yaraan laba la beero oo bulkeeti ilaaliyo ku wareegsan suunan u dhiman.
Mashalah ❤
Macalin dahirkan Cuqdada Qaba Muxuu ahaa war heedhe waa dalkagee Ku farax oo U ducee Dhamaan umada somaliyeed in dagaalada iyo dhibka Alle Ka dul qaado Insha Allah
Dowladu waa sidii Danyer Dabadiisa ma arko balse Danyerka kale Dabadiisa ayuu tilmaama Dowladu Daraheeda Madhiseeyso Balse Dhuleey radineysaaa
Mashallah
Doowladu masuul baa ka saaran hubinta dhismu Tayo leh iyo qalab Tayo leh sida birta ,shamiindad iyo jaayga....sidaacada ooysan noqon meel kii laaluush biya la yiraahdo waa sax.sida aan aragnay meelo kale.👀
Masha allah
❤
Waa dhul hawiye oo qeymo malaha hadda ayaa hadana laburburinaa
Oromo yaa nila wasin
Xaanaq xaa waye adiga wxaa tahay ku shegay oromo xon tahay langab kaa tahay
Firi adiga hado abo ku waso maa wey say koley aniga ma jaceli inaa wax waso
Haye kastuumada oromada hdal maa kuu banaan xamar 10 sano gudaheed caasimad inay tahay ajaanibta qireeysa yaa dhistay hawiye yaa keh hawiye waxa kunool somaali oo dhan nin walbo booskisa isaga leh magaalda maamul ahaan ayeey hawiye ugu magacaban yahiin sida garoowe iyo hargeeso ay qabiilo ku magacaaban yahiin muqdisho waxay dheertahay dadka dagan waa dad aqli badan ayaga dumdaday guryahooda ayagaa hdane dhisanayo adiga maxa ka qayli siinayo maseer miyaah sxb dhulkad kunoooshahay hdaad adiga tuulo kadhigatay aniga xama 25 dagmo ayeey mareesah 😂😂😂😂
Hawiye yu ku wasiin
Waar wa xero dhiig tani caasimaad maahe
Xaasid ey ey dhaly Oromo
@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c mxd la ooyaysa ma runtaad diiday meel aan suuqeeda lagu shaahyn karin si nabada o fiidka lakala hoyday
Beautiful ❤❤❤