Sir Weyn oo Faneed : Xiisaha Codadka Sirta ah ee Lagu Dhex Qariyay Muusiga Soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @abdiwaliahmed6863
    @abdiwaliahmed6863 9 місяців тому +3

    Heestaa axmad gacayte horta waaban kula qaatay oo abwaan tuunya isaguna taa afkiisa ka yidhi legend-ow

  • @habibaali5036
    @habibaali5036 Рік тому +6

    Illahay SWT ha u naxariisto Siyaad bare Cid u dhaanta Somali weyday Dulmigii laga galay baana Tafaha ku sidataan Somaliyey

  • @ClaahiyusufXasan
    @ClaahiyusufXasan 4 місяці тому +2

    Waamucjiso aadbbaad umahadsantahay

  • @abdirahiinbashiir1334
    @abdirahiinbashiir1334 2 роки тому +7

    Part two adoo adigu daadihina soo saar please inta igu raavsan like

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    Xasan aadan. Konton dollar kulhaa😂😂

  • @АвшаапС
    @АвшаапС 4 місяці тому

    QARAC SOO CAAN BAXAYA WEEYE waa weceladii Reer-jipouti😢😮😅😊

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому

    codka inta aad hayso
    alxamdulilah waayan
    kalsoonidu waa muhiim

  • @maqalmediatv3468
    @maqalmediatv3468 2 роки тому

    Wixii hore waan kaa dhageysanay balse iminka waad isku xaartay

  • @abaasali4199
    @abaasali4199 2 роки тому +1

    Zxp daqiiqadaha vedioga soo gaabi adoo raaliya waxaan dhan waa lagu caajisayaaaye

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому

    Cabdi good ninkanba galin hore diray

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 роки тому +2

    Kani Waa funny 😃

  • @ahmedmaxamed5890
    @ahmedmaxamed5890 4 місяці тому

    50 dollar waaagas. Oo album cajalada isma keenayso sxb. Cida turjumaada ku siisay noo sheeg hadii kale adiga waxaan tarjumtay. Tan kale dollar ma jirin waaga dalka lacageena qiimo lahyd bangiga kali baa hayay

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому +2

    Dadka wada negative ka ah baan yaabanay ninka wax buu idin fahansiinayaa

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 5 місяців тому

    Walee waad fiiro dheertahay walalo, 50$ igu yaraan 50$ dollar igu yaraan, 😂😂😂😂 lol

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 2 роки тому +3

    Abdiqani aad baan kuu salaamay saaxiib. Waxay ahayd inaad u dhigto qaab comedy ah lakiin waxa ii muuqata inay dhab ba kaa tahay plz bilaash iyo dheel dheel habdhaca muusikadu kumuu imaan. Waxaa ragaasi ku lumiyeen Time and Energy please bro don’t misinterpret what Jiim and the other guy

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 2 роки тому

    Guuleso sxb

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 Рік тому

    Music ereyda heesta u muusiguu dhahaa wali musician waxa sheegeysid sheegay lama arag

  • @deeqaalli8436
    @deeqaalli8436 2 роки тому

    Inosoo badir walaalo

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia 2 роки тому +1

    heesta xambda misigeedu wuxuu leeyahay . shaaha ii kari . shaah ii kari. shaah ii kari

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 2 роки тому

    Afsoomaliga waa sidii laga dhigo tan waa dhiiqaty willow ee barnaamijki faadumo noo keen

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 Рік тому

    Nin comedy sameeyay eryada heesaha sikale dadku umaqlaan waana u egtahay

  • @abdisalaamqayaad2943
    @abdisalaamqayaad2943 Рік тому

    Caadi ma ah, so funny 🤣.

  • @khaalidyassin2685
    @khaalidyassin2685 2 роки тому

    Heesta Degmo music-gu wa A/wahab Antar Naji.

  • @muhiimfaysal5893
    @muhiimfaysal5893 Рік тому

    Ma fahmin

  • @abdilatif701
    @abdilatif701 Рік тому

    Miyuusiga Waa laba nooc
    Marna Laxankaaa La Tumaa
    Mar Forsbari La Dhisay Ayaa Dhaxtaal Looga Dhigaa Halka Laga Gelayo

  • @maxamed6016
    @maxamed6016 2 роки тому +2

    Waar hees muusigu hadlayo waxa ugu caansan heesta xasan aadan ee uu muusihi leeyahy WAA XASAN AADAN WAA INA SAMATAR

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 Рік тому

    Adaa u maleeyeyvsheekhow malhaaga naga iibin miyaa musician ,laxameeyste fanaan hal abuur midnight matihidi jooji

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    waba mucjiso dadki hore musickaga hadalin jiren hada waxad mooda wax iska wada copy ah waxay leeyihiin music gooda lama yaqno

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 Рік тому

    Waa waxad adigu maqashay

  • @abdirahiinbashiir1334
    @abdirahiinbashiir1334 2 роки тому

    Qeyb labaad soo daaya please

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 роки тому

    Heesta waa wadani ka soo hadal

  • @maxamedchicabdi5251
    @maxamedchicabdi5251 2 роки тому +1

    Tani.waa isla heestan oo hadala kugunacay...diiftee

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 2 роки тому +1

    kan wuu iga cabis bdn yahey

  • @mmmm1224.
    @mmmm1224. 2 роки тому

    Sheeko uun baad meesha ku haysaa, wax lagaa qoro sheeg. Balaa balaa uun baad meesha ku haysaa.

  • @AadanHassan-y1r
    @AadanHassan-y1r 5 місяців тому

    Ma taasaaad la timid

  • @mohamedabdikafiahmed4711
    @mohamedabdikafiahmed4711 2 роки тому

    Maxuu waxbartay qaryaan hadalo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 місяців тому

    Wuu soo waalanyaa kani

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 2 роки тому +1

    Hhh Naga Hubi Xaaji Bal
    Waana Ta Kalee Hanoo Macaaney Heeso Iyo Wax Laga Baxay Hada Dadku Diintii Bay Barteen Oo Waxan Maba Xiisaynayaan Ninoow
    Horyaal 24 Tvna Wuu Ku Fashilmay Dhaqadiisii Sababo Badan Aawadii E Alle Ha Idiin Sahlo Bariis Kan Dhaama Kana Macaan Oo Xalaala

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 роки тому

    Wixiisu Marqaan waa dhaafeen, waa jiraceysan yahay.

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 2 роки тому +1

    waar way ku khaldeen sawkuwa afku kuucaseyay sida haweenka

  • @Aqlileey
    @Aqlileey Рік тому

    Siyaad barre ma gaar taan dad xun baa bedelay aan aqoon

  • @abdilahiabdi93
    @abdilahiabdi93 2 роки тому +3

    Cadayn lagu qanco namaadsiin sheekhaw marka laga reebo heeska "abwaan Tuunyo"
    Ma la odhan karaa laxamadii muusigu raacayey ayaad ereyo ku lifaaqday🤔

  • @Cnazirmoha
    @Cnazirmoha 2 роки тому

    Waxii bad na fahansiistay

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому +2

    Waar beerkaa i cadaaday🤣🤣🤣

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 роки тому

    Heestan waxa qaadijira muuse ismaciil lkn adeer xaalku sidaad ufahantay maaha habdhaca erayga uu ka curiyay abwaanku laxankuna siday laxamaysta yaashu u kala yaqaaniin eraygu muxuu sheegaya ma calaacal mise cabasho mise faan faan mise sarbeeb iyo wixii lamida inuu habdhaca eraygu noqdo calaacal laxankuna noqdo faan faan iyo jeesto isma xanbaaran karaan

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому

    Aad buu u mirqaamay ninkani.

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Рік тому

    Waxaan adigaa iskasoo aliftey

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 2 роки тому +1

    Alla muxuu Diin abaahiyey.🤣

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 Рік тому

    Waryee adaa been wada music wuxu dhahayaa balantii aan dhiganana waligaa ha beenen quraafadka joking ninyow

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 роки тому

    Waar waxan mirqaan kabadane ma gaasbaad cabtey.

  • @ahmedbashe3559
    @ahmedbashe3559 2 роки тому +1

    Waar afka ma labis ayaad mariysay

  • @mohamudhassan2974
    @mohamudhassan2974 5 місяців тому

    Been daqalo Laga radinayo

  • @Aqlileey
    @Aqlileey Рік тому

    Faking no one is watching you hadaad dad dhintay aflagaadeysay

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 роки тому

    Waar muusiga ciyaarta kadaa

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 роки тому

    Adeer adoo raaliya heestaa saado iyo maxamed A bal laba bisado lab iyo dhadiga labku damac kujiro bisadun arinkaa markaa kudiidan tahay intaan faro laysla gaadhin dhoolatus ama golaaftan lagujiro codadkooda iyo muusiga heesta isudhegayso