Dr. Daud
Dr. Daud
  • 7
  • 19 249
Xidhiidhka Sidee Loo Wanaajin Karaa?
Xidhiidhka Sidee Loo Wanaajin Karaa?
Diyaariye: Dr.Daud (Clinical Psychology)...
Kala soco barnaamijkan :
Facebook: web. drdaud2018/?epa=SEARCH_BOX
Переглядів: 899

Відео

Maxaa Xumeeya Xidhiidhka?
Переглядів 6875 років тому
XIdhiidhka Maxaa Xumeeya ? Diyaariye: Dr.Daud(Clinical Psychologist) Kala Soco Barnaamijkan: Facebook:web. drdaud2018/?epa=SEARCH_BOX
Dhamaystirane Iyo Xalkiisii.
Переглядів 5635 років тому
Dhamaystirane Iyo Xalkiisa. Diyaariye : Dr. Daud (Clinical Psychologist) Kala soco barnaamijkan: Facebook: web. drdaud2018/
Dhamaystirane Iyo Dhibtiisa (Perfectionism)
Переглядів 6585 років тому
Dhamaystirane Iyo Dhibtiisa Diyaariye : Dr. Daud (Clinical Psychologist) Kala soco barnaamijkan: FACEBOOK: web. drdaud2018/
Tarbiyadaynta Caruurta... Qaybtii 2aad
Переглядів 8035 років тому
Tarbiyadaynta Caruurta... Qaybtii 2aad By: Dr. Daud (Clinical Psychologist)
Tarbiyadaynta caruurta ..Qaybtii 1aad
Переглядів 1,8 тис.5 років тому
Tarbiyadaynta caruurta..Qaybtii 1aad By Dr. Daud (Clinical Psychologist)
Waa Maxay Stress ku?
Переглядів 14 тис.5 років тому
Waa Maxay Stress ku ? By: Dr.daud PHD. Clinical Psychology.

КОМЕНТАРІ

  • @LEK918
    @LEK918 2 місяці тому

    Jazzakallah wll

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 4 місяці тому

    Mahadsanid Dr

  • @hebelhebel8212
    @hebelhebel8212 4 місяці тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @RaafidAbduqaadir
    @RaafidAbduqaadir Рік тому

    Sxb waad wanaagsan tahay lkn su aasha aan ku weeydiinaayo waxay tahay ilaah ayaad kadhawaajisay haduu jiro maxuu ukaafin waayay dadka ilama ahan inaad jawaab iiheli karto

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 10 місяців тому

      Wll mulxid miyaa tahay miyaa ka soo horjeedaa jiritaanka eebe

    • @user-mh8lk3ou9p
      @user-mh8lk3ou9p 3 місяці тому

      Subxanalaah alaah akbar alahu akbar Alahu akbar

  • @salaadguurreeye127
    @salaadguurreeye127 Рік тому

    Mahadsanid Dr

  • @user-ux1kv6wp5q
    @user-ux1kv6wp5q Рік тому

    Asc walaal intee joogtaa

  • @salaadguurreeye127
    @salaadguurreeye127 Рік тому

    Masha llh Dr xaqiiqadan waa casharo aad muhiim u ah. Noosoobadi insha llh. Mahadsanid.

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 Рік тому

    Dr daa uud email kaaga ila wadaag hargaysa si aan kuula kulmo ayaan u imi se dhakhtar kii aad ka halgali jirtay waan kaa waayay ee yacquub

  • @maajidupdy5969
    @maajidupdy5969 Рік тому

    Wr ninkaan wan rabaa xgeh ban ka hela telkisa

  • @calibaba2071
    @calibaba2071 2 роки тому

    Anuu Xanuunkani igu dhacay Mudo 6 sano ah ayaan dadka dhexdooda ka cararayey oo aanan qolkayga kasoo baxayn dadkana indhohooda mafiirin Kari jordin Somaliduna nin waalan bay ii yaqaaneen oo Xataa Caruurta way iga Ilaashan jireen Waxaan lumiyey dhamaan Saaxiibaday dadka oo dhan waxaan moodi jiray inay aniga I Caayayaan oo wax iga wada Sheegayaan taas oo Sababtay in dadkoo dhan aan Cadowgayga u arko. Mana Is lahayn lixdaa Sano Inta Kiniini lagusiiyo baad Walwalkan walbahaarkan iyo murugtan ku daashatay ka Boskonaysaa. Mudo kadib waxaa dhacday in waalidkay ay ii direen Hargaysa Si'aan ula kulmo Sheekh Maxamed Ismaaciil oo Cilaaj ku haysta hargaysa Sheekhii markuu I waraystay Quraana igu Akhriyey wuxuu ii sheegay in wax Jiniya anay ihaynin Xanuunkaygana Phobia lagu magacaabo kadib Tigidh yar buu Isiiyey wuxuuna iyidhi dhakhtarkaa lakulan. Dhakhtarkii markaan lakulmay oo uu iwaraystay Wuxuu isiiyey labo daawo oo kala ah (Proxetine iyo Deprex) 3 Cisho yadoo anay kasoo wareegin ayaan Saamayteedii dareemay Mudo Bil ah markaan wadayna Caafimaad anan waliga arag baan daeeemay Maanta 6 Bilood baan daawada wadaa Noloshaydu Gabi ahanba way is hadashay awel dhimashada ayaan jeclaa hadase nolosha ayaan jeclahay waan Shaqaystaa waxna waan bartaa Alxamdulilaah Mahad oo dhan Ilahay baa iska leh kadibna waxaa Janada ailaahy uga baryi Sheekh Maxamed Ismaaciil iyo Dhakhtarkayga oo aanan magiciisa hayn laakiin ka Hawlgala Cisbitaalka Xabiiibo Xanaan Hargaysa

    • @Kifaax
      @Kifaax 2 роки тому

      Wll ma inoo sheegi kartaa waxa kugu sababay🤔

    • @Muna39660
      @Muna39660 Рік тому

      Alhamdulillah Wll ilahey ka saray ayaa mahad leh

    • @umaymacumar4858
      @umaymacumar4858 Рік тому

      Wllo waxyaabaha aad dareemaysay ma inoo sheegi karta adoo mahadsan

    • @malyuuncali5824
      @malyuuncali5824 Рік тому

      Wll aniga ayey manta I haysata mudo 2bil ah depression weye kayga xal ma leyhy😥

    • @abdinasireissa2502
      @abdinasireissa2502 Рік тому

      ​@@malyuuncali5824 selective serotonin rehab inhibitors ssri

  • @nacimaahmed9503
    @nacimaahmed9503 2 роки тому

    Asc dr daud

  • @hoodocaliibraahim7055
    @hoodocaliibraahim7055 2 роки тому

    Asc wll dr daud wan ku salamay waxan jooga halgaysa waxan raba lambarkaga

  • @adansheikhmohamud2030
    @adansheikhmohamud2030 2 роки тому

    Mashallah. Thanks Dr. Daud. We are really in high need of your lectures. May GOD bless you

  • @adansheikhmohamud2030
    @adansheikhmohamud2030 2 роки тому

    Maashallah. May Allah bless your knowledge .

  • @hadayahasan5604
    @hadayahasan5604 2 роки тому

    Msha allah I am proud you my teacher allaha cilmiga kuu siyaadiyo

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 2 роки тому

    Mahadsanid Dr.

  • @bosteyohassan196
    @bosteyohassan196 2 роки тому

    Masha alah shukran dr okay dr

  • @bozenajencek4548
    @bozenajencek4548 2 роки тому

    A successful day.

  • @lafinha2638
    @lafinha2638 3 роки тому

    Masha alah sifiican usharaxdey wll

  • @ummkhayrkhayr6825
    @ummkhayrkhayr6825 3 роки тому

    Masha allaah walaal noosoo badi casharadan waxbadan baa laga faa iidayaaye insha allaah

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 3 роки тому

    Asc Dr aad ayuu u wanaagsan yahay waxyaabaha aad ka hadlaysid dadka soomaaliyeed aad ayuu angacayaa ee soo badi kana soo hadal personality disorder iyo waxyaabaha kale ee psychology ah

  • @sacdiyaaxmed4199
    @sacdiyaaxmed4199 3 роки тому

    shukran mashlh dr

  • @umudalxa7374
    @umudalxa7374 3 роки тому

    Mansha allh jazakallhu khyr dr daud

  • @zamzamvipchannel3721
    @zamzamvipchannel3721 3 роки тому

    ua-cam.com/video/q-TDwnkwJaE/v-deo.html

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax5819 3 роки тому

    dr.daa.uud aad iyo aadbaad umahadsantahay

  • @suadmohamud4633
    @suadmohamud4633 3 роки тому

    Jisklh qeyr Dr

  • @abyanmiraale1350
    @abyanmiraale1350 3 роки тому

    Mahadsanid Dr abdifitaax

    • @abyanmiraale1350
      @abyanmiraale1350 3 роки тому

      Waxan kacodsanaya mowduucan aad sojedineysid booke aan kahelikarno in aad noshegto

  • @user-md1qv1rd4z
    @user-md1qv1rd4z 3 роки тому

    Masha allah

  • @willhogcabdiwali1518
    @willhogcabdiwali1518 3 роки тому

    Masha allah dr

  • @willhogcabdiwali1518
    @willhogcabdiwali1518 3 роки тому

    Masha allah waku mahadsanthay sida ad aqontada noga fa iideysay

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 4 роки тому

    Kuwana kaasaacidaya in stressku kaayarado hurdofiicana hesho, vitaminada b1 b2 b3 b5 b6 b12 waxaa layskudhaha ( vitamin B complex) farmasiyada waydii, waxa kalood isticmaashaa shaaha looyaqaan (camomile tea ) dukaamada lagugadaa, jimicsi samee, cunto cafimada cun allena bari fikirkaagana hagaaji insha allh

  • @awilahmed5018
    @awilahmed5018 4 роки тому

    mahadsanid Dr waxaan ubaahanhy inaan kulasoo xariiro

  • @hogaamiyeyaxyexabeeb1385
    @hogaamiyeyaxyexabeeb1385 4 роки тому

    Thanks WlloQaali

  • @cabdiraxmaan-casayr
    @cabdiraxmaan-casayr 4 роки тому

    Dr waxaan joogaa burco waxaana u baahanahay psychlogist adiga oo kale ahe sidee ku heli karaa psychlolgist stress ka aan kala tashado sidii aan uga gudbi lahaa?.

  • @youyouviso9618
    @youyouviso9618 4 роки тому

    Aad iyo ad

  • @mohamedabdi-od3nf
    @mohamedabdi-od3nf 4 роки тому

    Walee waan soo maray heer aan aad uadag

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus5567 4 роки тому

    Thanks wll

  • @reet7cffdd999
    @reet7cffdd999 4 роки тому

    Dalkee joogtaa walaal.

    • @hamsearnav1258
      @hamsearnav1258 4 роки тому

      Reet7 Cffdd boorama ayuu Dagan yahay sidan oga hoyadi baan aqaana wll

  • @jaamacciisekadiye5886
    @jaamacciisekadiye5886 4 роки тому

    Turki ayaa joogaa walwal iyo Hurdo la.,aan iyo cabsi

    • @alcaynchannelquran2359
      @alcaynchannelquran2359 4 роки тому

      Sxp stree majiro e waxa samesa ALLAH talo saaaro

    • @hakaquusanguusha5360
      @hakaquusanguusha5360 4 роки тому

      Kuwana kaasaacidaya in stressku kaayarado hurdofiicana hesho, vitaminada b1 b2 b3 b5 b6 b12 waxaa layskudhaha ( vitamin B complex) farmasiyada waydii, waxa kalood isticmaashaa shaaha looyaqaan (camomile tea ) dukaamada lagugadaa, jimicsi samee, cunto cafimada cun allena bari fikirkaagana hagaaji insha allh

    • @cabdicasiisaadan4645
      @cabdicasiisaadan4645 2 роки тому

      Jaamac zxb aniga talo kuuhya

    • @malyuuncali5824
      @malyuuncali5824 Рік тому

      @@cabdicasiisaadan4645 mxa weye ani wn darema mida

  • @kulmismedia4088
    @kulmismedia4088 5 років тому

    Horu usoco walal